Noloshaada Badal

noloshaada waa inaad badashaa sida aad shalay ahayd waayo waqtiga waa oo socdaa waxaa lagaa rabaa inaad ku dadaasho saad u guulaysan lahayd, majiro qof dhib la,aan ah, lkn waxaa lagu kala duwan yahay sida qof walba oo u xaliyo waxaan idinku bogaadinaayaa inaad dulqaad yeelataan aad fadhiga ka kacdaan saad u guulaysataan.

Пікірлер