Nolosha Soomaalida Dagan Magaalada Lyon ee Dalka Franca

Пікірлер: 18

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Жыл бұрын

    Masha-allah Isku Xirnaada Weligiin Somali Meel Kasta Ee Joogtana Waa Inee Is Wehe-shadaan Insha allah Guul Somali Oo Dhan .

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Жыл бұрын

    Somalis in Lyon France Keep going 👍👍

  • @MohamedHassan-hl3pp
    @MohamedHassan-hl3pp Жыл бұрын

    Maasha alaah aad iyo aadban usodhaweynayaa dhallinyro iyo odayaashoda reer lion iskuxidhnantoda hambalyo ,aad uga fogaada (QABYAALADDA) anigoo idinkaso salamaya Spain madrid Hambayo

  • @goodabdi6708
    @goodabdi67089 ай бұрын

    Masha Allah Ahmed ducaale Ina feedha geelle asal reer borama ❤❤

  • @korkore4819
    @korkore4819 Жыл бұрын

    Marseille ayaa ah caasimada labaad ee wadanka.

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Жыл бұрын

    Masha allah

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272Ай бұрын

    Kubadda yaa idiin dirsanaya luga baasto ah lahayde

  • @samatarismail1718
    @samatarismail1718 Жыл бұрын

    France meel maaha wa wadanka ugu liita yurub kaliya sharciga dadka somalida u fududeeyan qof dantu qasabtay unba ku nool

  • @samatarismail1718

    @samatarismail1718

    6 ай бұрын

    @shamisaxmed2414 wll faransiiska miya information uga bahantay ina imata rabta

  • @zakariyeomarmohamed1618
    @zakariyeomarmohamed1618 Жыл бұрын

    Msh Allh France mrkii hore waa laga carari jiray blse imnka ayada hormud nqonaysa

  • @bukhom

    @bukhom

    Жыл бұрын

    😂😂sharciga le loo joogo

  • @issadihre2066

    @issadihre2066

    Жыл бұрын

    Waxaa meesha Ku Shire y oo hadlaayo waa Somaalileen marka waxa fcn o ey dhahaan somaaliland jaaliyada

  • @issadihre2066
    @issadihre2066 Жыл бұрын

    Dadka ha qaldanina Lyon II France bo wax ma Yaa loin ana ku nool

  • @abdulahiibrahin

    @abdulahiibrahin

    Жыл бұрын

    Ma shaqo la aan baa ka jirto

  • @issadihre2066

    @issadihre2066

    Жыл бұрын

    @@abdulahiibrahin kuwaití meesha ka hadlaayo Waan wada garanaya

  • @abdulahiibrahin

    @abdulahiibrahin

    Жыл бұрын

    @@issadihre2066 maku fahmin wll. France maa wax yaalin. Yacni dhanka shaqada mee Ku xun thy

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272Ай бұрын

    Futo geele miyuu yiri kan restaurant ka haystaa

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272Ай бұрын

    Waar shaqo lahayninee iskaga taga faransiiska kudaatada ahee qadhmuunka ah