nolosha qaadka

nagala soo xidhiidh: cabdimaalig3@hotmail.com, sindibaad, 00252634431955 ama 0025279300984 burco

Пікірлер: 203

  • @AbdikadirOsman241
    @AbdikadirOsman2414 жыл бұрын

    Cabdi maalik muuse coldoon Allah ha ka soo daayo xabsiga. In Sha Allah.

  • @samiirabdi9015

    @samiirabdi9015

    4 жыл бұрын

    Aaaamin aaaaaamin wll waa dhibanyhy ninkaaas wlhi😢😢

  • @halahmeed6106

    @halahmeed6106

    4 жыл бұрын

    Amin Amin Amin

  • @fuadhussein3750

    @fuadhussein3750

    2 жыл бұрын

    Waa laxiray markale

  • @maxamedaxmed710

    @maxamedaxmed710

    2 жыл бұрын

    @@fuadhussein3750 waa wax kale

  • @OmarAhmed-bi2lj

    @OmarAhmed-bi2lj

    2 жыл бұрын

    Aamiin, yaa rabi

  • @kaamilcabdidhaga-caleen5887
    @kaamilcabdidhaga-caleen58874 жыл бұрын

    2013 kii iyo burco waa video xasuus ku duugantahy Burco magalo aan uxiisay😍

  • @dabiyobiyo9880
    @dabiyobiyo98804 жыл бұрын

    C.malik sxp Xuriyad baan ku rajeyna inshalah alle Haka so Daayo Dadka Aad ka Dhalatay e ku xiray balse Qadiyad Xumo Dishay Somali o dhan ba ku jecel ❣

  • @abdihassan3836
    @abdihassan38365 жыл бұрын

    Abdi Malik film Cajiib ah ayaad soo bandhigtay. Waa dhibaatada Somalida ka haysata qaadka

  • @deeqdarajo3520
    @deeqdarajo35204 жыл бұрын

    2020 like isaar

  • @cilmigadunida5942

    @cilmigadunida5942

    4 жыл бұрын

    2019 dheh waxyar ayaa hadhey

  • @indhakafiya5802
    @indhakafiya58024 жыл бұрын

    Heesta cabdi jibaar khaliiji ayaa qaada fanaankeena weyne fanaanti hore wabari aduun baa n daraada daliyada habeenkii

  • @wafdi_alqa6986
    @wafdi_alqa69864 жыл бұрын

    Aniga cegaag Filimki wacdi baan ku bartay kadib baan arkay qooto qooto ilen 6sana kahor bu jilaa ahaa Masha allah 13 December 2019

  • @jibriilsiciidjabro3320

    @jibriilsiciidjabro3320

    4 жыл бұрын

    Hargaysa ayaad ku aragtay intuu ku jilayay hargaysa walahay habeen uu xiimayay ama xuuraan ku jiray ayuu tukaan iigu yimi kuyee zxp geedihaan waa halkee markaasaan ugeeyay inantii uu doonayay

  • @sabriyeaadan3537
    @sabriyeaadan35374 жыл бұрын

    waa maalin soon ah.ilaahay waxaan uga baryayaa in uu xabsiga ka soo daayo.aamiin

  • @AbdulkadirKasim
    @AbdulkadirKasim10 жыл бұрын

    waa film wacan balse waxa dilay codka muusikada oon miisaan lahayn! shaqo wacan ayaad qabatay oo dacwada bulshada wax wax weyn u qabanaysa.

  • @hibomohamed4167
    @hibomohamed41674 жыл бұрын

    Nin marduuf helay Naago meherkood Wuu ka maarmaa😂😂😂😂😂

  • @abdulwahabaden2116

    @abdulwahabaden2116

    4 жыл бұрын

    Wa run anigaa sidaas ah maalintaan helo kkkk

  • @abdisalammascoud3993
    @abdisalammascoud39936 жыл бұрын

    reer burco dhan ka helapa anu afsomali wa looga hdhy

  • @hamsikahmet620
    @hamsikahmet6204 жыл бұрын

    Intii 2020 dawanayza like

  • @mohamoudsomali9126

    @mohamoudsomali9126

    4 жыл бұрын

    Waad degdegaysaa

  • @sharifgeyre330
    @sharifgeyre3303 жыл бұрын

    Yuusuf ceegaag inuu caan noqdey hada yaa ila arka😂😂2020

  • @dangerman1613
    @dangerman16134 жыл бұрын

    Cabdimalig alle haku soodaayo

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics10 жыл бұрын

    they are really good actors, way ku cusubyihiin jilida laakiin next time way kasii fiicnaan karaan. well done guys aadbaad u mahadsantihiin inaad naga qoslisaan isla markaana bulshada u sawirtaan nolsoha qariban ee qaadka.

  • @somalilander1
    @somalilander110 жыл бұрын

    waleee waa rageegi way dhigeen mesheediii

  • @ahmedbedri9660
    @ahmedbedri96604 жыл бұрын

    Curigu qadka muhayne kada odayga 2019 👆

  • @AbdiCasiis-gz4qk
    @AbdiCasiis-gz4qk7 ай бұрын

    Wlhi bari hore baan daawdy Riwaaydn 2017😢😊🎉❤

  • @ibraahimmahamed5334
    @ibraahimmahamed53344 жыл бұрын

    December is 5 year is 2019 the last month of 2019

  • @nejlamohamed1595
    @nejlamohamed15959 жыл бұрын

    Gabadhi yaraayid inab cadi maahayon way iga qosliiyen ruunti sooran iyo jaawan qaar am k dhiicin aya so bxay

  • @cabadalayarecabdalayare9150
    @cabadalayarecabdalayare91508 жыл бұрын

    Wacadale waan qoslay alow nacafi

  • @farhanyousuf5766
    @farhanyousuf57662 жыл бұрын

    Ale ha kaa soo furto dhibaatada xabsiga

  • @xiniiyacadde.
    @xiniiyacadde.4 жыл бұрын

    Ninkazi ma pizhpa😁 Zamafale c/malik sh muuse coldoon ilhy xpziga hakaz0 furto dawade2020

  • @xidigfarsamofilims6462
    @xidigfarsamofilims64625 жыл бұрын

    adiga uun ba daraadaa dariyada habenkii dugsi kama fariistee dibadaha wareegaa adna aqal dugsoon baa dawadii nfteydaay iga daawataayoo hadba dooc iga eegtaa

  • @abdikaniali6720
    @abdikaniali67206 жыл бұрын

    2018 😍

  • @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
    @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY6 жыл бұрын

    Kapadhka qadka labaqow Shukaansiga DEERO HOTEL kuuliga. FOOQA MASARIDA HOSPITAL AFDEYL AGTISA

  • @abukarbb6082

    @abukarbb6082

    4 жыл бұрын

    Allaha xuruyadiisa siiyo Abdimalik muse coldoon

  • @isxaaqbadri7046
    @isxaaqbadri70466 жыл бұрын

    kkkkkkkkkk sallaamaad min juli aafaad

  • @abdisalam3418
    @abdisalam341810 жыл бұрын

    ahahaha waa funny dhalinyaradii way iga qosliyeen alla maxay wax arkeen kkk

  • @ubaxabdimohamed2269
    @ubaxabdimohamed226910 жыл бұрын

    Oh my good

  • @cabdirisaqsulayman221
    @cabdirisaqsulayman2214 жыл бұрын

    Ruwaayada maalinti kabadhaka ku yaala afgooye lagu duubayey waan taagna weliba casar dheer ayey ahayd

  • @mustapherayale7390
    @mustapherayale73906 жыл бұрын

    Wlhi reere burco waa nasap

  • @munaabdi4469

    @munaabdi4469

    4 жыл бұрын

    Reere buro wa nasap

  • @mohamoudabdi4452
    @mohamoudabdi445210 жыл бұрын

    Dhalin yaradan waa actor xogay training yey u bahan yihin . waa inay koox sameyan riwaayado lo sameeyo

  • @AbdiazizSaidAhmed

    @AbdiazizSaidAhmed

    4 жыл бұрын

    Waa runtaa sidaad u sheegtay ninkaas Yuusuf Ceegaag hibuu u leeyahay dhinaca xataa codkarnimada, sidaas aad u qiyaastayna ohadda waaba gaaray oo wuxuu ka tirsan yahay koox riwaaayado cajiiba jishay oo Ramadaankii labaad ka socda Universal TV. Ila fiirso wax yar clipka socda hadda daqiiqada 5:24aad kzread.info/dash/bejne/dnWum7qgpquek9I.html

  • @abumusa1
    @abumusa110 жыл бұрын

    ممتع جداً

  • @aminosman9904

    @aminosman9904

    4 жыл бұрын

    Abuu Muusa akhiiiiiii

  • @alidikkie1
    @alidikkie110 жыл бұрын

    very funny lakin gabadhan yar ee la matalaysaa cadi maha sxb mashallah wana gabadh qurxoon weyi dowlooooooooooooooooo dheh

  • @dalmarinho_09
    @dalmarinho_09 Жыл бұрын

    OLD IS GOLD 8 SANO KA DIB AYAAN MAR KALE DAAWADAY 😅👌

  • @rooblemohamuud9470
    @rooblemohamuud94706 жыл бұрын

    sawirka kabadhadu maanu dhamaaneynba horta

  • @ahmed-bs9l
    @ahmed-bs9l2 жыл бұрын

    Wll allah cadwga hakaa soo daayo

  • @ihatepeople9408
    @ihatepeople94086 жыл бұрын

    Ahhh nio dee dhiigkar ba thy 🤣🤣

  • @saymynamebbe4431
    @saymynamebbe44318 жыл бұрын

    fadlan fadlan igu caawi qofkii yaqaanow gabadha wiilku jeclanayo

  • @hadalzamezkfilms9920

    @hadalzamezkfilms9920

    5 жыл бұрын

    Markan

  • @mohmoartanov6713

    @mohmoartanov6713

    5 жыл бұрын

    Lamparkedu waa 6492165

  • @maacaneeyeyuusuf2993

    @maacaneeyeyuusuf2993

    5 жыл бұрын

    Wooooow

  • @ibrahimabdihassan5914

    @ibrahimabdihassan5914

    5 жыл бұрын

    Anaa qapa imika wll

  • @mohamedabdio1510

    @mohamedabdio1510

    4 жыл бұрын

    Ma buuraad Rabtaa inay kugu tuftoo 2k13 bay sea ahayde 2020 mxd u malayn😂😂

  • @RajKumar-dm9dx
    @RajKumar-dm9dx6 жыл бұрын

    Abwaan heelo sxb waxaan ahay taageerahaaga koowaad nooloow bro

  • @nibraasabdi9077
    @nibraasabdi90776 жыл бұрын

    waa nuuci layiri guursaday😂😂😂😂😂

  • @mukhtarduakeh4266
    @mukhtarduakeh42664 жыл бұрын

    Dhilo

  • @abdirahmanabdi5718
    @abdirahmanabdi571810 жыл бұрын

    Cadi mahan

  • @aduunikhatal6599
    @aduunikhatal65994 жыл бұрын

    Waanka xumahay in Qof waxtar leh lagu haysto maxaa wax ufahantay uun oo dadka u baraarujin

  • @mohamedabdullahiyusuf224
    @mohamedabdullahiyusuf2246 жыл бұрын

    Wuu u soo qayilay walaahi hhhh 😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 Жыл бұрын

    Yusuf Ceegaag cadi mahan waa funny

  • @boyintheblackhood9495
    @boyintheblackhood949510 жыл бұрын

    kkkkkkkkkkkk alla waa kii mel wabta tagnaan jirey hhhhhhhhhhh gabigayagaba siigadii dhacaysaa indhaha naga gshay '' intaaas ayaa ku hel iyo xaaji mirqaan oo heeso badan alifay * ji´ra oo jooga dhalinyar reer burco viva burco

  • @cshakurkhalif5670
    @cshakurkhalif56704 жыл бұрын

    C.maalik muse coldoon ka raali ahaw xulafada handaraab insha alaah waad soo bixi doontaa daacada eebaa arka

  • @ilyaasgeelle6054
    @ilyaasgeelle60544 жыл бұрын

    Ha loo duceeyo wllken Sama fale Abdimalik Mussa Coldon oo meel aan haboonayn loo xannibay

  • @user-ec1xm6zt2v
    @user-ec1xm6zt2v4 ай бұрын

    2014 dawaday hdana kuceshanayaaa2024

  • @AbooSaif94
    @AbooSaif9410 жыл бұрын

    Ahaha hahahahahahhahaha too funny

  • @asmaabdirahman3683
    @asmaabdirahman36836 жыл бұрын

    Hhhhhhhhhhh hhhhhhhhhhh dadkaygii

  • @raaiblaabaas2889
    @raaiblaabaas28894 жыл бұрын

    C Malik janalkisi wan jeclahay illaahaay hakasoodayo jelka

  • @adeeghayemarket
    @adeeghayemarket4 жыл бұрын

    Wali ma xidhanyahay halyaygii abdimalik

  • @realwaryaaa7929
    @realwaryaaa79294 жыл бұрын

    War nagtu Adkaaa😂😂😂

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada4 жыл бұрын

    hhhhh Reer Burco caadi maaha Af Somali meel baa les ka dhigy wada j ba la adegsanya

  • @amiishahasan3936
    @amiishahasan39364 жыл бұрын

    15 nov 2019😋

  • @haldoormidia866

    @haldoormidia866

    4 жыл бұрын

    Me two at 12:17;pm

  • @faysayusuf3427

    @faysayusuf3427

    4 жыл бұрын

    16/11/2019

  • @apdouladif8529
    @apdouladif85294 жыл бұрын

    Jacayl aan laga hoos qaadayn ilayn mirqanka dhaaama 😂😂😂

  • @cumarqalinle1485
    @cumarqalinle14856 жыл бұрын

    Gabadha reediya

  • @omarali7115
    @omarali71158 жыл бұрын

    waa shukaasigii mala bayihii hore jaahilsana dhagaxbay iska dhigaysaa

  • @maxamuudjaamac9108
    @maxamuudjaamac91084 жыл бұрын

    Halkedad dhigteen

  • @abdifatahbirik7263
    @abdifatahbirik72632 жыл бұрын

    Keep going,

  • @kaydkaxogaha6844
    @kaydkaxogaha68446 жыл бұрын

    Magni weeye saako maskiin wa ka xaaraan kkkk

  • @mohamedjoke9966
    @mohamedjoke99667 жыл бұрын

    Heesta ka helay ugu horsysa

  • @ahmedgaraad8421
    @ahmedgaraad84214 жыл бұрын

    Coldoon ilaahay hkasoo says xabsiga heego

  • @mohammedlike5136
    @mohammedlike51369 жыл бұрын

    Waa filim fiican

  • @buraalecade2255
    @buraalecade22556 жыл бұрын

    Sheeko 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @jowhartv9015
    @jowhartv90157 жыл бұрын

    KKkkkkkk

  • @mohamedabdullahiyusuf224
    @mohamedabdullahiyusuf2246 жыл бұрын

    Hhhhhhh waryaa nabar naga dhicin waxa kan 😂😂😂😂

  • @mascamo3772
    @mascamo37724 жыл бұрын

    Oo maxaad ii jeclaan ma hooyadaaba idhashay

  • @abdulkarimahmed6574
    @abdulkarimahmed65744 жыл бұрын

    hhhh cabdimalk saaxiibkii,ma xerta ayuu ku biiray

  • @muniiribnowihiipsaed6247
    @muniiribnowihiipsaed62474 жыл бұрын

    2020ka ayaa dawanyana

  • @mohadaacad7200
    @mohadaacad72006 жыл бұрын

    Hahahaha mesha ma macmacaan Laa kafudhan

  • @nuursaleban6434
    @nuursaleban64344 жыл бұрын

    Yaa daawanaya 8 December 2019 9:15pm

  • @iskudayinaadwaxfahanto1055

    @iskudayinaadwaxfahanto1055

    4 жыл бұрын

    aniga ayaa daawaday 5:30 pm

  • @mohamedabdio1510

    @mohamedabdio1510

    4 жыл бұрын

    Nah its 2nd may 2020

  • @abwaanxayo9599
    @abwaanxayo95994 жыл бұрын

    Xayaakumullaaah

  • @mohamedyasiin9680
    @mohamedyasiin96806 жыл бұрын

    hhhhhhhhhhhhh waani maxaya waxan kashaqanay adiga

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint10228 жыл бұрын

    Reer barigu waa qosol walaahi.

  • @mawlidhussein36
    @mawlidhussein364 жыл бұрын

    Wr qayila intaan laydin qaban

  • @abdinoorkulmiye7775
    @abdinoorkulmiye77754 жыл бұрын

    Viva ceegaag

  • @cabdifataaxaxmed5886
    @cabdifataaxaxmed58866 жыл бұрын

    Yc

  • @zamofficial4896
    @zamofficial48964 жыл бұрын

    Darbaan xasuustay iyo afbali😂😂😂

  • @rooblemohamuud9470
    @rooblemohamuud94706 жыл бұрын

    ma aadbay kuusii jeclaatey

  • @abdirisaaqiscovlogs3418
    @abdirisaaqiscovlogs34182 жыл бұрын

    2021/8/26

  • @khaldaanchannel6504
    @khaldaanchannel65047 жыл бұрын

    Kulahaa Filinkiina Meel wcn Ayaabuu ku dhmaadee mid xumoo feedha waaweynaa oo faadiya ka dhmaan waayeyna Yaxyaa feedh ku bilaabay oo frmsigaa loo qaaday

  • @mawlidhussein36
    @mawlidhussein364 жыл бұрын

    Wr ta yari waa ciyaal jilinka fahmi mayso

  • @mouktarzerkah7638
    @mouktarzerkah76384 жыл бұрын

    RaG zamRey ceGaaG heLLoH😎😎

  • @leabantwin7480
    @leabantwin74806 жыл бұрын

    ninyahow kanu waa xaraabaad

  • @ayuubtalaabo5987
    @ayuubtalaabo59874 жыл бұрын

    Bilawgii waayihii ceegaag kkk 2014

  • @RajKumar-dm9dx
    @RajKumar-dm9dx6 жыл бұрын

    Yuusuf ceegaag isna waxaan leeyahay cidi jilida kugu gaadhi mayso

  • @sayidkootokiito1814
    @sayidkootokiito18144 жыл бұрын

    kaah ilaahay ayaad moodaa kulahaa

  • @xamsedaacad8343
    @xamsedaacad83434 жыл бұрын

    Qoftaan ikraaan miaa😂😂😂😂

  • @abdishakurmohamed7265
    @abdishakurmohamed72654 жыл бұрын

    4 sano kahorban dawaday kamana daalo

  • @wiilkahargeysajecel8748
    @wiilkahargeysajecel87484 жыл бұрын

    Naagtan Yari Wey Caytameysaa

  • @duncarbeedmedia824
    @duncarbeedmedia8246 жыл бұрын

    Hhh

  • @drnaaam6761
    @drnaaam67616 жыл бұрын

    Heesta ka helay tolhi 😢😢😢

  • @abdullahiomar8044

    @abdullahiomar8044

    6 жыл бұрын

    Ďř æđñã æáđăm xasuustii abdijabar al khaliji heestaas waqti hore ayaan dhageysan jiray

  • @mahamuodapdy65

    @mahamuodapdy65

    4 жыл бұрын

    Ana adigaan Kaa HeLay 🤣

  • @abdikariimmohamed9604

    @abdikariimmohamed9604

    4 жыл бұрын

    makugu heesa aniga haye laxankiye

  • @yousufilka_case4701
    @yousufilka_case47016 жыл бұрын

    maxa mu qaylin meesha isugu yimi

  • @fjknaan7482
    @fjknaan74826 жыл бұрын

    *_Jacayl and luuq_* kkk

  • @fuadmohamed23
    @fuadmohamed238 жыл бұрын

    hhh bartina fadhiyo allahinakubariyalkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @faysalabdilaahi9790

    @faysalabdilaahi9790

    8 жыл бұрын

    kaqayala magaalada

  • @abdisalamchannel7904

    @abdisalamchannel7904

    6 жыл бұрын

    Hhhh na falay ee na foorariyay

  • @reallyg5969
    @reallyg59698 жыл бұрын

    hhhhhjh

  • @massmass8300
    @massmass83004 жыл бұрын

    Kkkkkkkkkkokkkkkkkkk Wale wxnka qoray naafada Qaadka war ilayn dadkaanu Fahmi waynay wa naafada Qaadka iminkaan diro koobsamayn