NOLOSHA IYO TAARIIKHDA NORWAY PART 2

www.universalsomalitv.net

Пікірлер: 34

  • @ducaalexajicali9468
    @ducaalexajicali94687 жыл бұрын

    waa barnamij xiiso leh waa mahadsantaihiin hereri iyo bahda universal

  • @khadarhassan74
    @khadarhassan747 жыл бұрын

    21/8/1982 ayuu norwey soo galey odeygaan waqti dheer ayu joogaa wadanka norwey

  • @somalilandgovernment8938
    @somalilandgovernment89386 жыл бұрын

    Masha allah cabdi salaan hereri warbixin buxda ayad naga sisay wadanka Norwey mahad sanid

  • @cqadirkeita2116
    @cqadirkeita21167 жыл бұрын

    Abdi salaan hereri waa wariye tusaale ah barnaamij yadan oo kale soo badiya waa tusaale lagu daydo hereri

  • @muktarmaalim68

    @muktarmaalim68

    7 жыл бұрын

    agreed

  • @Abdirisaq
    @Abdirisaq7 жыл бұрын

    odaygi KFC iyo odaygan maxaa isu galay

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad80277 жыл бұрын

    Odeygaan wuxuu u eg yahay Odeyga KFC

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed8546 жыл бұрын

    0ctober 2015 ayaan soo galay dalkan Norway 🇳🇴

  • @mohaa10

    @mohaa10

    5 жыл бұрын

    ana september 17 2014 maalin talaada soo galay sxb

  • @soomahmaxamed3358

    @soomahmaxamed3358

    5 жыл бұрын

    Miya TaGataye brother

  • @naaziftech

    @naaziftech

    3 жыл бұрын

    Wll qali wali email kagu ma shaqaynaa

  • @khaliifxirsi4322

    @khaliifxirsi4322

    3 жыл бұрын

    @@naaziftech may sxb mcn

  • @abdulahiibrahin

    @abdulahiibrahin

    Жыл бұрын

    ​@@khaliifxirsi4322 xage jokta adi

  • @abdiasisabdullahi6796
    @abdiasisabdullahi67966 жыл бұрын

    Maalin kaasi waa maalinta Norwey soo galay 14 october 2016

  • @isxaaqmaxamed854

    @isxaaqmaxamed854

    6 жыл бұрын

    abdi aziiz waad ku cusubtahay wali ku soo dhawoow Guul ban ku rajaynaya hadafkaaga ka gaadho

  • @cabdirahmanaxmed5889

    @cabdirahmanaxmed5889

    5 жыл бұрын

    Zhp warbixin IGA soo sii inaan imaado rabaaye

  • @naaziftech

    @naaziftech

    3 жыл бұрын

    Video hada ayaan dawanayaa wadankan hadda ayaan jeclahay imaan waxbarasho u aado

  • @abdulahiibrahin

    @abdulahiibrahin

    Жыл бұрын

    ​@@naaziftech ma joogta hda

  • @mustafexirsi
    @mustafexirsi6 жыл бұрын

    Bari iyo galbeed in magaaladu u qaybsan tahay markuu sheegay laba magaalo ayaa maskaxdayda ku soo dhacay. Waa Burco iyo Gaalkacayo. Lol

  • @hazzantheking4624
    @hazzantheking46247 жыл бұрын

    hhhhh Cabdi salaan hereri waan qoslay ......maxaad shaadh ka adigu ugu maydhan wayday musqusha kkkkkk

  • @ahmedismailsalan4898
    @ahmedismailsalan48986 жыл бұрын

    Abdi Salan herari waa wariye Ku daysho leh ama mudan

  • @suberyare8645
    @suberyare86457 жыл бұрын

    isaaqa ha la celiyo. harari wuxuu waraysanyaa isaaq kaliya. somalia hadii ay diideen magaca ha uga baxeen

  • @mustafeali6807

    @mustafeali6807

    7 жыл бұрын

    subeer xuseen laxay isaaqa Norway waxa jira kuwa isku dhiibay qabiilkooda iyo deegaankooda ,kuwaa ma ayaydaa baa celin karta😅😅

  • @isxaaqmaxamed854

    @isxaaqmaxamed854

    6 жыл бұрын

    Mustafe Ali anigan kula hadlaya ka mida bro waxba ma oga ka yari wuu iska neefsanaya reer xamar meel walba way ku dulmanyihiin

  • @kambalmedia
    @kambalmedia5 жыл бұрын

    Hadaan u socdaaa 2019

  • @naaziftech

    @naaziftech

    3 жыл бұрын

    Hhh ma tagtay

  • @naaziftech

    @naaziftech

    3 жыл бұрын

    Waaba hadii uu kuu shaqaynayao Gmail kaga

  • @viralthings4379

    @viralthings4379

    2 жыл бұрын

    @@naaziftech hhhhh 🤣🤣🤣

  • @viralthings4379

    @viralthings4379

    2 жыл бұрын

    Waraa ma tagtay 🤣🤣

  • @faysalfaroole8185
    @faysalfaroole81852 жыл бұрын

    asc abdi salaan hereri ayaa salamayaa

  • @abdulahiibrahin

    @abdulahiibrahin

    Жыл бұрын

    Norwey maa joogta

  • @muhanadahmed7341
    @muhanadahmed73415 жыл бұрын

    oslo layga shekeyn maayo noloshyda inta badan iyada ku noola waxaay tahay iyo waxaay guudaba wan aqanaaaa

  • @nastabbe140

    @nastabbe140

    3 жыл бұрын

    Abowe nolosheda iga wrn inaan imado baan raba mardhaw

  • @abdulahiibrahin

    @abdulahiibrahin

    Жыл бұрын

    ​@@nastabbe140 ma joogta hada