NINKEEDII SANAD KAHOR DHINTAY AYAA SARIIRTA HOOSTEEDA UGA SOOBAXAY HABEENKII KOWAD EE AQAL GALKEEDA😭

Ойын-сауық

#ayaangobdoon #qisooyinka #caalamka #

Пікірлер: 161

  • @zamzamyuusuf4158
    @zamzamyuusuf415811 ай бұрын

    inta jecel xabiib keenii🙄meeday igula saliya❤scw scw

  • @maxamedabdifitah5650

    @maxamedabdifitah5650

    Ай бұрын

    Scw😢

  • @kamalali79
    @kamalali7911 ай бұрын

    Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon

  • @aminacabdi8937
    @aminacabdi893711 ай бұрын

    Ayaaney abayo shekoyinka cabsi cabsida noso Badi pls waa uxisny walhi😅❤

  • @SurtaInamaxamad

    @SurtaInamaxamad

    11 ай бұрын

    Kugu racsanahy wale lakin mama da marke kaso shekeyso qeyb xanun ah hadey ku jirto ama cabsatahe quruxey ani dadka marke dhageystan cabsada ahy mugo

  • @KhadraCabdirisaq
    @KhadraCabdirisaq7 ай бұрын

    Mansha allha ayaan gobdon wan ka hely qisoyinkaag hory u soco xabiibti ❤

  • @nadifaosman9389
    @nadifaosman938911 ай бұрын

    Subaxaanallah meel walb qisooyin layaab leh aya ka dhaca wlhi aduunka oo dhan reer Xamar o kaliya ayanan lagu nabin muqdisho waa caasima qof kasataab dago anigub muqdisho cadey ayan dagan hay hadan waqooyi ayan ka Soo jeeda muqdisho bilan imika wan la qabasdeyb dadka muqdisho waxa kale ka aaminsan ama waxa walb dusha ka saaray waxa odhan lahaa is dajiya muqdisho saad moodeyso maahe soomaali weyn odhan yaab joogath daganan

  • @fatumaabdikadir5637
    @fatumaabdikadir563711 ай бұрын

    Alaahuakbar❤abaayoreermuqdishowaadadlahiigsado one soomaali ooguwanaagsan ugunesoomaalisanqabiilnaqiimo oogufadhin abaayonasooxanso❤walaahay namataqaanid❤

  • @tufaaxburhaan620
    @tufaaxburhaan62011 ай бұрын

    Wcs habo qaali habeen wanagsan dhirigalintadi u xiisay ❤️🥺

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    11 ай бұрын

    Idinkaa iga jiifateen lkn inshaa allaah waan soo galinaa dhiira galinta

  • @tufaaxburhaan620

    @tufaaxburhaan620

    11 ай бұрын

    @@ayaangobdoon3254 wan dadalayna anaga habo ❤️🫂

  • @falishassan528
    @falishassan52811 ай бұрын

    Ayaanay aniga aqoon kuuma libi lkn runtii waana garanaa qabiilkada ❤❤❤❤

  • @nawaalyuusuf7408
    @nawaalyuusuf740811 ай бұрын

    Nayaa ayaan indho weyn se tahay xbbti

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    11 ай бұрын

    Indha yarey waan faayaa

  • @user-wf7ie2uq3h
    @user-wf7ie2uq3h10 ай бұрын

    Dulqaadka umlihi qisa aanayaan tabineynin. Kujecliya. Abyoh ❤❤❤❤ keep going

  • @sadiaaliomar4260
    @sadiaaliomar426011 ай бұрын

    Ayaan mcnto cwa qofka u horeya ahay really iso gal pls aad ku jclj😢😊❤

  • @nasracalimaxamed7980
    @nasracalimaxamed798011 ай бұрын

    Markaa qisada noola soo dhaqsatit ❤❤🎉

  • @haybaabdi

    @haybaabdi

    11 ай бұрын

    .ofzffuel

  • @user-ue7qh4ec5i

    @user-ue7qh4ec5i

    11 ай бұрын

    Warkaagjsdanoolasdhagsdttl❤️❤️❤️😍🎉🤣

  • @maryamamohammed5048
    @maryamamohammed504811 ай бұрын

    Ileen sheekada waa daqon jacaylku indha tiray. Iyo dayuuskii gabadha iibsaday. Yaa ka wanagsan nin intaas u sameeyay ay guursatay oo xalaasheeda noqday may dayuuskii ka dooratay ayadaa aqasad ah. يالها من رجل عفيف

  • @quenziman79
    @quenziman7911 ай бұрын

    xamar waa casimadeeni wana jecelnhy yaan nalaka caayin❤ somali meelkata ay jogto qudbo siro iyo sixirba wa la is ticmaala eee magalda halaga fuqo❤ from puntland🇸🇱🇸🇱❤

  • @saara3724

    @saara3724

    8 ай бұрын

    ❤❤queen ❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan73311 ай бұрын

    Wcs walaashey igu qaaliya ayaan cadeey aadbaan kuu salaamay inbadan

  • @deeqabilan506
    @deeqabilan50611 ай бұрын

    Mahad sanid sidaad codsiga u tixgalisay❤❤❤❤❤

  • @azmaahmed2103
    @azmaahmed210311 ай бұрын

    Ayaan indho wayn waanku salaamay ❤❤

  • @Amuuna40
    @Amuuna4011 ай бұрын

    ay ayaanteena seithy mcney na hedhe magaca kubaxsatey waa igu lalabanoya mafahante inaaba kuweheshado oo hoosha ila qabato ma ogid miyaa kun karoone jazakallah alle hanoo kaadeyste 😅❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @halista3994
    @halista39948 ай бұрын

    Abaayo qabil anigu ma daneyo ee ogow wll qali Allah Aya qalbigeyga kugu beray jacayl Iyo wanag kugu abuuray wll qali 🥰

  • @ismahaanm5192
    @ismahaanm519211 ай бұрын

    Ayan xbbtii aad bad umahadsantahay sidaad nogu soo gudbinaysid illaahay subxanahu watacala ajar hakaasiyo adiga iyo usradaada hare usoco xbbtii❤

  • @naimacadeyfilmschannel1168
    @naimacadeyfilmschannel116811 ай бұрын

    Mashallah proud to you sister🎉❤

  • @asmadaahiramare2639
    @asmadaahiramare263911 ай бұрын

    Ayaan gopdoon alle ha ku xafido❤

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud961511 ай бұрын

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @nasteexocabsulqaadir8381
    @nasteexocabsulqaadir838111 ай бұрын

    Asc naayaa indho yar waaku salaamay xbbt

  • @umalcabdi1056
    @umalcabdi105611 ай бұрын

    ayaaney wiil kaygu wuxu ku yaqna inad eyeeyo u tahay markasta o uu ku arko wuxu yidha ayeeyo noo gee❤❤❤

  • @quruxsancabdulkhaadir4876
    @quruxsancabdulkhaadir487611 ай бұрын

    Ayaan qurux wan ku salaamay abyo❤❤❤

  • @mudanchannel1578
    @mudanchannel157811 ай бұрын

    Boqran ayaan gobdoon❤

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    11 ай бұрын

    Xbbt alpii❤️😘

  • @xamdayusuf2531
    @xamdayusuf253111 ай бұрын

    Qabyaalad maad aqoone waaba lagula soo aaday hore usoco qaali❤❤❤❤

  • @zamiira.abdi.
    @zamiira.abdi.11 ай бұрын

    Ayan cdy sethy😊

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    11 ай бұрын

    Fcn xbbt

  • @amrannuuribrahim4588
    @amrannuuribrahim458811 ай бұрын

    Ayan qurux bdn xbbti❤❤

  • @saynabmohamedali5579
    @saynabmohamedali557911 ай бұрын

    Ayaaney aniga oon ujeedin qabiil walaahay dadka qudasira isku guulsadaa muqdhisgo ayey ubanaan jireen lkn in muda ah waan ka maqnaa wadanka oo malasocdo wii dhaa imika😂

  • @liibaanrashka4314
    @liibaanrashka431411 ай бұрын

    Habayar aa iitahay

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    11 ай бұрын

    ❤️😘

  • @suleqamohamed4473
    @suleqamohamed447310 ай бұрын

    Ayaney. Somalia is kadih❤ abayo❤❤

  • @CaishaCuud-is8vz
    @CaishaCuud-is8vz11 ай бұрын

    Mel aan lgu dhahyn qbiilke tahy bsaso iyo muqdisha jiry lkn gobolda iyo mgalloyinka kle waba afka hore ayaaney

  • @liibaanrashka4314
    @liibaanrashka431411 ай бұрын

    From asd xajiyo tim 27 as kasoojeedaa

  • @user-pe6sh5ey9v
    @user-pe6sh5ey9v11 ай бұрын

    Ayaan qurux❤❤❤

  • @nimcoali-sl3rt
    @nimcoali-sl3rt11 ай бұрын

    وعليكم السلام ورحمه وبركاته 👑

  • @liibaanrashka4314
    @liibaanrashka431411 ай бұрын

    Wallo wiil

  • @user-lt8to2ku6g
    @user-lt8to2ku6g11 ай бұрын

    Masha allah

  • @ilahancumar8146
    @ilahancumar814611 ай бұрын

    Ayan gobdon gbr isku kalsoon

  • @saaafishAhmed
    @saaafishAhmed11 ай бұрын

    Abyo ayana aad baad u mahadsantahy love u ❤❤ Mid bn kugu darsan lahaa qisada markaad nosoo warineyso meesha ay ka dhacday gab ka dheh tusale gobol gobalada somaliya ka mida bey ka dhacday ama magaalo Markaa meel la ceebeynayo maleh abyo magaaalo walba wanaag iyo xumo wey leedahay ilahay hana ilaaliyo

  • @HudaMukhtar-gy1pz
    @HudaMukhtar-gy1pz11 ай бұрын

    Ayaane wlhi waxa nolo bad tahay wll waxan is laha gobalad soomliland waxaba uu ma soo diran miya wlhi wan yaban lkn ii fican ayad yeshay wll alle kartidad iyo caligag🥰🥰🥰 haku dayo wlhi hada soo lama joogo hargeisa dhaxadeda dad ba ii hos merasadad

  • @raxmadeheeyewarsame4297
    @raxmadeheeyewarsame429711 ай бұрын

    Wanku salaamay ayaaneey abaayo magacaa wadla yaabtaybee😂😂😂 ibtihaal gabadheena yar oo walshy dhashay ayaa la dhahaaba hada magacaas soomalidu wayba la baxdaa e

  • @user-wn6vf2od4c
    @user-wn6vf2od4c11 ай бұрын

    Wcs wbr habo qli❤️❤️

  • @Masnamunira2356
    @Masnamunira235611 ай бұрын

    Asc ayaan goobdoon runtii muddo ayaan idinka maqnaa maanta waykan ❤alx Waan idiin xiisay😊

  • @amiiramuhyadin8206
    @amiiramuhyadin820611 ай бұрын

    Ayaan goobdoonayee horay usoco abaayo❤🙏

  • @housseinmachallaharte2441
    @housseinmachallaharte244111 ай бұрын

    Ayann gabdonn

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif950911 ай бұрын

    Wcs xabiibti qalbi ❤🥰🥰🥰🥰🥰

  • @RujkaDagan-dg6fy
    @RujkaDagan-dg6fy11 ай бұрын

    Ayaney shekoyinka cabsi cabsidaa noso Badi xbbti 😂👸🏻🥰

  • @SurtaInamaxamad
    @SurtaInamaxamad11 ай бұрын

    Gabara qarabo nahy aye ibtihal ugu qoran feecbook mar ka waxaba is dhay mama ayan manta gabadhas me qiso kaken tay mar ki dan ba fahmay iney carab tahy gabadha magacas carabta la baxdo miya m.a guuleyso habo

  • @NimuzhhuseiN-ii5qg
    @NimuzhhuseiN-ii5qg11 ай бұрын

    Ayaaneey lasoo carar Alaab kgu dhaqaN rapaaaye😁🥰🥰

  • @user-uk3kc5ji8v
    @user-uk3kc5ji8v11 ай бұрын

    Ayaaney sheekadii markii cabcabsi noqotay waan ka baxay guriga iniga iyo ilmo yaryar oo hurdan ahay manta u soo noqday fulaynimo kalkaas Bay maraysaa

  • @hamdaabdi699
    @hamdaabdi69911 ай бұрын

    Asc walashey ayan

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah75811 ай бұрын

    Hayeey acuudubilaah😮😂qisadan beri lee daawanaa ano😂ama kuwa hore daawanaa 😅

  • @fatima-faryat3774
    @fatima-faryat377411 ай бұрын

    Ayaaney walaaley awalba raysul wasaare hamze la yaabaneyn adna ma tan baa keentay😮

  • @housseinmachallaharte2441
    @housseinmachallaharte244111 ай бұрын

    Sixur hawiya

  • @Bilan_nura
    @Bilan_nura11 ай бұрын

    ayaan qruxeey ❤❤❤

  • @liibaanrashka4314
    @liibaanrashka431411 ай бұрын

    Asc wallo horay usoco

  • @suhaylaaliabdi8346
    @suhaylaaliabdi834611 ай бұрын

    intadhiri galintii u xiistay baryahan

  • @Amuun293
    @Amuun29311 ай бұрын

    Wa baxy Ayaanye ani like ku saray ma dhag san karo cabsi cabsi😢

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali762811 ай бұрын

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @maryamadaud8856

    @maryamadaud8856

    11 ай бұрын

    Xuriyi aan kula kaftame fucada anaga xaq uma lihin miya ma noduceysid muslimina la yahay wajiba ka saran musliminta fucada jamac ka dhig anaga la anteena ayaaay gobdoon ma baran laheen Marka dadki sababta ulahay uducey bisinka Laga yabe ayado samada furan tahay iney ku so adee

  • @SurtaInamaxamad

    @SurtaInamaxamad

    11 ай бұрын

    @@maryamadaud8856 alle haidin jeclado dhaman asxabta ayan gobdoon gob aya tihin alle haidiin barakeyo hana idin siyo ximri dher iyo cibada suban

  • @yukinasan3431

    @yukinasan3431

    11 ай бұрын

    Warun ta 😂😢❤

  • @maryamadaud8856

    @maryamadaud8856

    11 ай бұрын

    @@yukinasan3431 hhh adneh in lagu duceyo marabtaa

  • @yukinasan3431

    @yukinasan3431

    11 ай бұрын

    @@maryamadaud8856 hade quruxey kisto duco ah rabey lkn wa yabi jirey

  • @user-tk6up4hr5s
    @user-tk6up4hr5s11 ай бұрын

    M.a alh❤❤❤❤❤

  • @AishaSharif-eb5el
    @AishaSharif-eb5el11 ай бұрын

    Asc ayaanry

  • @amranabdirahman7060
    @amranabdirahman706011 ай бұрын

    Dadku mashqul badanaaa meshan dhirigalin baan u imaneeey eee maxaa Waxaaas galiyey bisinka iyo saligaaaa ❤

  • @Haniabdiraxman-vl6ij
    @Haniabdiraxman-vl6ij11 ай бұрын

    Meeel fcn ngu jarty walaaley❤😂 lsoo dhqso qeybta labad

  • @user-eh6fs3lq9y
    @user-eh6fs3lq9y11 ай бұрын

    اسلام عليكم ❤مرحبا ❤الله يبارك فيك ❤يارب ❤دايما 🧡 احب ان ارى وجهك الجميل ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ummuabooth347
    @ummuabooth34711 ай бұрын

    wcs abaayo ayaan iiwarn adiga iyo caruurtada ❤❤❤❤❤❤❤❤😍😍🥰🥰🤩🤩🤩🤩❤❤🌹🌹🌹🌹🌷🌷🌷🌷

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    11 ай бұрын

    Alx llh dhamaan fcn xbbt

  • @ruweydocraxman6092
    @ruweydocraxman609211 ай бұрын

    Aniga xitaa reemuqdisho ahay aqli xumaa muqdisho miyaaa balaayoodhan joogtaa aniga wadan kaa joogaa dad ka idha haan reer xamariyada waayo looqaday kadareemaan

  • @apdihassan1424
    @apdihassan142411 ай бұрын

    Asc ayaan ❤❤❤ Reer hargaysa Maxuma ee waa shakh siqudha Weeye❤🤍💚

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc11 ай бұрын

    Ayane ayamahan waa sodhqasata m.a ❤😘

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    11 ай бұрын

    Naag nool iska dhigay

  • @ismahaanm5192
    @ismahaanm519211 ай бұрын

    Ayan salan sare inta kadib horta qofkasto waxa.lagu fahmaa qulada ku hadlo anig xamar caday ban ku dhashay wana jaclahay hadan a qanilkayka gobolgale ban ka soojeda hadana moqdisho waa dhulka aan ad ujaclahay

  • @nasteexocabsulqaadir8381
    @nasteexocabsulqaadir838111 ай бұрын

    Ayaaney qisadaan 11:00 bn dhegaysan cabsi cabsi bn dareemi xbbt

  • @fartuunxasanjaamac9313
    @fartuunxasanjaamac931311 ай бұрын

    Thanks byo

  • @fatumahassan8924
    @fatumahassan892411 ай бұрын

    Habo

  • @SurtaInamaxamad
    @SurtaInamaxamad11 ай бұрын

    Walahi nin naxayo maha nin ka maskin doqon aye jeclatay wax kasta wala arka inta adun la jogo wa ka sugey na qeyb ta kale. Habo samo nogu so labo

  • @jhg5545
    @jhg554511 ай бұрын

    Salam xbbti walahi wa saxan tahay quf xun Mel walibow joga Mel walibo ba waxun wey ka dhacan quf ki ilahey tosiya tosayo abayanah haba ka gosato xita yeye la hadalin nag Kar tileh.ha noqoto Allah naxafit

  • @fatumahassan8924
    @fatumahassan892411 ай бұрын

    Ayuu hadĺaa

  • @user-kb6zd3ez8u
    @user-kb6zd3ez8u11 ай бұрын

    ❤❤

  • @falishassan528
    @falishassan52811 ай бұрын

    Macnaha wanku qiyaasi karaa

  • @layloqurux1895
    @layloqurux189511 ай бұрын

    meel xasaasi ah markay mareyso ayaa nagu jartey sheekada

  • @HafsaMohameth-rp3yd
    @HafsaMohameth-rp3yd11 ай бұрын

    Allh abaayo mahadsanid qisooyinka cabsidaa aad baan ujeclahay noosoobadi abayo🥺🙏

  • @umusumaya6865
    @umusumaya686511 ай бұрын

    ❤❤❤

  • @user-wf3md2kj8l
    @user-wf3md2kj8l6 ай бұрын

  • @iqracabdi8755
    @iqracabdi875511 ай бұрын

    Ayaneey abyo Gopalkee ka so jeeda

  • @kaahoxajiyusuf3611
    @kaahoxajiyusuf361111 ай бұрын

    Kkkk ayaan reer xamar waxa lo yaqaanaa wa cadcadka ama shaanshida e ma aha sad ufahantay san filayo

  • @zeitunibrahim9000
    @zeitunibrahim900011 ай бұрын

    Haa walai ano Somalia xita wiligey arkin gabdhaha marki lagashekeyo ana iskumaleyna walaii😭😭...what happened to your sister same thing might happen to you ilehy nagaqabte kuligenee... Inti dibatey sana ilehy hakadulqado🤲

  • @zeinabshariff5606
    @zeinabshariff560611 ай бұрын

    Bisin ka cabsi walah

  • @najmaahmed4139
    @najmaahmed413911 ай бұрын

    Wcs

  • @iqroduran4208
    @iqroduran420811 ай бұрын

    Anaa uheraya rpl pls❤

  • @jawahirirad7520
    @jawahirirad752011 ай бұрын

    muqdisho ayadoo caasimadii yhy hdana reerka ubadan waalagaranayaa ayaaney e inoo wad sheekada xbbtii

  • @apdihassan1424
    @apdihassan142411 ай бұрын

    Asc

  • @iqracabdi8755
    @iqracabdi875511 ай бұрын

    Melkasta waa lagu YaQana sixirka walhi😢

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali762811 ай бұрын

    Ku saliya NNK SCW SCW

  • @fadumoabdikadir928
    @fadumoabdikadir92811 ай бұрын

    Ayaaney fanaaax yeelaaty😂

  • @AaishoAxmed-sl7hj
    @AaishoAxmed-sl7hj11 ай бұрын

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @adnamohammed666
    @adnamohammed66611 ай бұрын

    Marka azxaapta qaar yey oran wixii xun ba xamar ba leH meel walbo wey jogan

  • @FaadumoAbdisamed-sn8vl
    @FaadumoAbdisamed-sn8vl11 ай бұрын

    Ayaaney qisadiiba kalabadh sheekaa ku dhamaysaye nagadaa warka oo qisada gudagal Nayaaa indhaweyn🤣🤣

  • @pilanabdi1999
    @pilanabdi199911 ай бұрын

    Amaa uhoreeeye ani😂😢

  • @hafsasaidmohamoud5423
    @hafsasaidmohamoud542311 ай бұрын

    Ayaan qrux

  • @isaqhilowle8800
    @isaqhilowle880011 ай бұрын

    Asc ayaney mar dhow comedi ma soo qorin kln shekadada aadbn ujeclahy

Келесі