Nin Ganacsade Taajir Ah Oo Hurdada Loogu Yimid | Qiso Cajiib Ah | Sheikh Xaaji Mahad

Ойын-сауық

Nin Ganacsade Taajir Ah Oo Hurdada Loogu Yimid | Qiso Cajiib Ah | Sheikh Xaaji Mahad
#tisqaad

Пікірлер: 30

  • @munaosman6860
    @munaosman6860 Жыл бұрын

    Manshallah macalin qiimo leh xaji mahad ibraahim Alle haku xidiyo

  • @xaliimoibrahim1936
    @xaliimoibrahim1936 Жыл бұрын

    Allahu akhbar😭😭😭😭😭

  • @faadumoali5054
    @faadumoali5054 Жыл бұрын

    Mashaa Allah

  • @duvyaosman8065
    @duvyaosman8065 Жыл бұрын

    الحمد لله على نعمة الإسلام والله هذا صحيح نعمة بالله جزاك الله خير يا شيخنا الفاضل وصلى الله على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين 😍✌

  • @fayzalxaamud488
    @fayzalxaamud488 Жыл бұрын

    Masha alaah

  • @mahamuuudabdulahi4563
    @mahamuuudabdulahi45633 ай бұрын

    Masha Allah

  • @badriyaxiis3479
    @badriyaxiis3479 Жыл бұрын

    Maashaa alah waa kheyr soo raadsaday

  • @SaadaqcusmaailMacalin
    @SaadaqcusmaailMacalin29 күн бұрын

    M,a

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Жыл бұрын

    Baraka Allah Tabaaraka Allah

  • @fahadmuhudiin6790
    @fahadmuhudiin6790 Жыл бұрын

    Thanks

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 Жыл бұрын

    Maashaa Allaah maamullahayga iskuulkayga Nooradadiin

  • @sundusyuusuf9706

    @sundusyuusuf9706

    Жыл бұрын

    puntland miyaa

  • @cabdalaaxmedcabdullahi2303

    @cabdalaaxmedcabdullahi2303

    Жыл бұрын

    @@sundusyuusuf9706 waa bossaso baan is iri mar hadii layidhi nouradiin

  • @ismacilabdirashid3243
    @ismacilabdirashid3243 Жыл бұрын

    Alahu akbar

  • @fartunhappy1850

    @fartunhappy1850

    Жыл бұрын

    Wayo ma sheikh baa taqaan

  • @cabdalaaxmedcabdullahi2303

    @cabdalaaxmedcabdullahi2303

    Жыл бұрын

    @@fartunhappy1850 takbiirtu u ku dhawaaqey baad ku nici oo leedhay waayo

  • @osmandiranehkawrah8478
    @osmandiranehkawrah8478 Жыл бұрын

    Alhamdoulilah 🙏 ya Rahman❤😭

  • @gobeyluul1122
    @gobeyluul1122 Жыл бұрын

    Masha Allah tabaraka Allah sheikh jezaka Allah kheyran 💓💓💓

  • @abdirizackmohamed2657

    @abdirizackmohamed2657

    Жыл бұрын

    Manshalla

  • @kaissasgaas695
    @kaissasgaas695 Жыл бұрын

    Waa Been abuur waayo waqtigii muhamed lacag jasiirada carabta lagamaba isticmaali jirin badeeco ayaa wax LAGU kla bedelan jirey

  • @mohamedmohamoud7775
    @mohamedmohamoud7775 Жыл бұрын

    Mahad Baaha baahaale , sheekooyinka aad sheegayso horta adigu ku dhaqan.

  • @amoulaosman9052

    @amoulaosman9052

    Жыл бұрын

    Pooooooopppp

  • @xamdaqali2777
    @xamdaqali2777 Жыл бұрын

    Mahadoo adigu sadaqada baxso intii schools dadka ku dhiig miirtee waxba kaa qorimyno

  • @cabdalaaxmedcabdullahi2303

    @cabdalaaxmedcabdullahi2303

    Жыл бұрын

    Miyaad u ciil qabtaa ninka

  • @cabdalaaxmedcabdullahi2303

    @cabdalaaxmedcabdullahi2303

    Жыл бұрын

    Xisho adigu ha sugin inuu kheyr ahaqeeyo ee haduu wax kheyra kuu sheegay walow sheydaan ha noqdee la qaado waxaa ugu xun qofka xun haddana dadka kheyr la jecleen

  • @archialleli6516
    @archialleli6516 Жыл бұрын

    Somali ayuun ba laga hela shekh aan qaraabada xidhidhin hadana ku qudbeeya qaraabada hala xidhidhiyo Waxad arkaysa siyaasi jaanis u helay inuu maamulo xukumado somaliyed hadana ku fashilmay Hadana ku leh sidaasa lo.haga umadaha lona dhisa dalalka Waxaad arkaysa nin ama naag reerkodi burburiyay ama burburisay oo kuleh sidaasa aya reerka loo dhaqda Waxaad arkaysa nin ganacsade ah oo hanti leh lona shaqeyo oo shaqaalihi dhibay mushaharkodana ku silciya hadana ku leh sidaas aya sadaqo lo bixiyay ama lo bixiya Subxanalah

  • @cabdalaaxmedcabdullahi2303

    @cabdalaaxmedcabdullahi2303

    Жыл бұрын

    Lkn maxaa kaa galay mar haduu dayacay adigu kula talin si aaad u sameen sidiisa oo kle

  • @archialleli6516

    @archialleli6516

    Жыл бұрын

    @@cabdalaaxmedcabdullahi2303 waa runtayo qofka cilmigiisa qaado aya lagu yidhi ee camalkiisa ha qaadan

  • @cabdiqadir9882
    @cabdiqadir9882 Жыл бұрын

    Komimo Im.kmm jummm

  • @munaosman6860
    @munaosman6860 Жыл бұрын

    Please dadka garanaya mobile number kii so ii so sheega please

Келесі