NIMCO HAPPY OO SIXUN U KARBAASHTAY MOHAMED BUSKUT

Пікірлер: 199

  • @MohamedBuskutOfficial
    @MohamedBuskutOfficial17 күн бұрын

    ikatbaasha waa markiina Aniga idinma dhaafi dooni😂😂 like saar

  • @Kiki-r3j

    @Kiki-r3j

    17 күн бұрын

    Maxa kawada wan yabne ado lagu kar bashayo ma views ka galay

  • @shairabdi

    @shairabdi

    17 күн бұрын

    Ceeb waa tanoo kale Oo hadana aad sii share gareeneysaa 😂😂😂

  • @shairabdi

    @shairabdi

    17 күн бұрын

    ​@@Kiki-r3j 😂😂😂

  • @maahirkee3656

    @maahirkee3656

    17 күн бұрын

    Mohamed buskud waad naga waashay jafawgaaga maa dhageysanee

  • @sumayaaxmed6445

    @sumayaaxmed6445

    17 күн бұрын

    @@maahirkee3656😂

  • @zu7729
    @zu772917 күн бұрын

    Ceebaha dadka markaa shaqo ka dhigato ceebahaada banaanka imanaaya mr gaajo gumow 🍖🌭

  • @fadumoashkir2111
    @fadumoashkir211117 күн бұрын

    SubxaanAllah war Allah ka xishooda dumaroow

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe562917 күн бұрын

    Waryaa Buskut waxaan views raadiska ah warkooda ha u bixin

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi870117 күн бұрын

    Ninka kaliya social media soomaali video ka soo samaysay isna ku raaxaysanaya 😂😂😂

  • @a-auslim-girl-from-yemen.
    @a-auslim-girl-from-yemen.17 күн бұрын

    am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 4 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis amongs, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967716649494 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~««............>

  • @shukrisharaf
    @shukrisharaf17 күн бұрын

    Ceydeyda iyo xanteyda ayaan lacag kasii sameynaa ayuuba taaganyahay indho adkaa😂😂😂

  • @FiskaFiska-me7fr
    @FiskaFiska-me7fr17 күн бұрын

    Naagtaas Naag bahan uma eka naag baahi dishay saas uma weynato malintee imaneysay lafbey eheed furinka kulelka kakenay naag saas nolosha gurogeda uga hadashayna naag mhn naagdanbo iney damcin bey go.an kugaartay hush

  • @chailatecookies7341
    @chailatecookies734117 күн бұрын

    ilmahaa af Somaliga ku adag kulaha 😂😂😂😂 ma naagta weyn ba ilmaa ah . ilen naagta wexey ugu hadasho siida dhadhamiinta waa saas Kkkkkkkk

  • @xawowadaadofficial2014
    @xawowadaadofficial201416 күн бұрын

    Sheeko naagoood. Subxaanalaah beenbadanaa ma cunto dhan oo lakariyey baa halqof liqikaraa daqiiqado😂😂😂

  • @mohamedisak4827
    @mohamedisak482717 күн бұрын

    Buskut Ninka kaliya asago la karbaashayo soo qaata No Face

  • @deeqaabdullahi5777

    @deeqaabdullahi5777

    17 күн бұрын

    Views uu ka raadsana Ilaahey haku soo hanuuniyo

  • @HH-lo1kn

    @HH-lo1kn

    17 күн бұрын

    Wa nacas nimo lagu daray iiman xumo

  • @dhuubo.....

    @dhuubo.....

    17 күн бұрын

    Kkkkk Waa been maa ay kasiro cunto badan oo haday ogtahay in uu ka dhamaysanayo may qayb qarsato

  • @dhuubo.....

    @dhuubo.....

    17 күн бұрын

    Dariska busku waxa ay ii xaqiijiyeeyn in uu u roonaa oo ay qurxanaatay baahina aysan ka muuqan markasta ay Isla adeegi jireen

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre343116 күн бұрын

    سُبْحَانَ اللَّهِ وَبِحَمْدِهِ، سُبْحَانَ اللَّهِ الْعَظِيمِ🤲سُبْحَانَ اللَّهِ، وَالحَمْدُ لِلَّهِ، وَلَا إِلَهَ إِلَّا اللَّهُ، وَاللَّهُ أَكْبَرُ🤲لَا حَوْلَ وَلَا قُوَّةَ إِلَّا بِاللَّهِ🤲🤲🤲🤲🤲

  • @user-to2kr7vz8j
    @user-to2kr7vz8j17 күн бұрын

    Subxaanalaah amaansiiya wiilka ilaahey ka xishooda maanta waa aduun berina waa aakhiro teena u baqa

  • @MUNAA888
    @MUNAA88817 күн бұрын

    Marba hadii la iga hadlayo I don’t care buu taagan yahay..Narcissistic 😂

  • @munir69420
    @munir6942017 күн бұрын

    Man you are so funny those women they talking about you and. You showing us this is crazy walaahi 😮😮😮😮

  • @mustafaibrahim5048

    @mustafaibrahim5048

    17 күн бұрын

    He trying to get money from views

  • @yasminmahamud9346
    @yasminmahamud934617 күн бұрын

    Waxani waa Falanqoo buskutow is celceli waa markoodiye 😂😂😂

  • @Candyg14

    @Candyg14

    15 күн бұрын

    😂😂😂😂😂

  • @NaaniYusuf
    @NaaniYusuf17 күн бұрын

    Nagahan walan wilka Ka hadhaa yaa idhaaa bisinka wllhi anigu wan yabay halkan ku yabay Ayan fadhiyaa wali familyadaa Ka hadhaa Hoy gabadhan run iyo Ben wax ay sheegayso war kama haysanee umadaa Ka fadhiistaa uf 👊👊👊👊👊

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre343116 күн бұрын

    أَسْتَغْفِرُ اللَّهَ وَأَتُوبُ إِلَيْهِ🤲🤲🤲

  • @Umusamsam24
    @Umusamsam2417 күн бұрын

    😂😂😂 feylantee ma diraah Mohamed 😂

  • @Nin.xaasle.wa.wllkey.
    @Nin.xaasle.wa.wllkey.17 күн бұрын

    Waxan la yabi jiray dadka aniga is dawado le lkn wa tan ido saxa ah nin asiga is dawanayo cajib 😂

  • @abdallaahmed9105
    @abdallaahmed910517 күн бұрын

    Kana waa doqon waxkasta views buu karadiyaa.

  • @sumayaaxmed6445

    @sumayaaxmed6445

    17 күн бұрын

    😂😂😂

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre343116 күн бұрын

    اللَّهُمَّ اغْفِرِ لِي، وَارْحَمْنِي، وَاهْدِنِي، وَعَافِنِي وَارْزُقْنِي❤❤❤🤲🇸🇴

  • @user-gg2kx7zh4r
    @user-gg2kx7zh4r17 күн бұрын

    Naago waalan igadheh😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @boqoradacadar
    @boqoradacadar17 күн бұрын

    Buskud dhiiq ma xishoode kkkkkkk

  • @sumayaaxmed6445

    @sumayaaxmed6445

    17 күн бұрын

    😂😂😂

  • @sabrinaborrows1728
    @sabrinaborrows172817 күн бұрын

    Allah nagahna illaahye kama baqna Subaxanallah waye kaa fogayiihina allahyahadiga

  • @Usern134-h4g
    @Usern134-h4g17 күн бұрын

    Boraan hadimo ha qodin ku dhici donta moye ddka view's ka kuradsan jirtey cebohoda lagashidaya mantana aday kuhaysata wxnku dhi laha tobadken ilahay unoqo

  • @Suheybamohamed674_
    @Suheybamohamed674_17 күн бұрын

    Maxamed buskud. Ma Rajaad ka leedihiin. Ma idin diidey. Afkiina uraayo naga. Daboola marki horey maxay u hadli weysey 😊

  • @SafiaMohamed-pg7rs
    @SafiaMohamed-pg7rs17 күн бұрын

    Illaahey ka Cabsada qabri iyo xisaab ba danbeeso

  • @Aniga-qn9iv
    @Aniga-qn9iv17 күн бұрын

    SubhanAllah Allow ceeb astur walahi wax baa helay maxamed iska daa waxan ha soo dhigin dumarkan iska daa

  • @MariamHassanomar-ql8ho
    @MariamHassanomar-ql8ho17 күн бұрын

    eelaay weeq gabadha baahi ku dishay maxaa usoo tuugsan weesay shaqadaada maa ilawday

  • @user-wx2sm5vs9m
    @user-wx2sm5vs9m17 күн бұрын

    Subxaanalah

  • @Hamdi-Xarago
    @Hamdi-Xarago17 күн бұрын

    The only advice aan ku siinayo is manta ayad noshahay intan oo u mad ah adoo nolol kugu marqaati fureyso Wlhi cafis Ka dalbo still waxan aminsanahay inuu illahy wlai ju jecel yahay waayo bal adoo malinta aad dhimaato hadii sidas kugu marqaati furi lahaayeen subxanallah 🙏

  • @lulmohamed4076
    @lulmohamed407617 күн бұрын

    He is on KZread to do a reaction, Sorry Nimco Happy, you need to GROW UP

  • @AyanYoussouf-ft6ed
    @AyanYoussouf-ft6ed17 күн бұрын

    War wa duqonn dhagaysanasayaa doqonkuuu ceebtisaaaaa😂😂😂😂😂

  • @user-gj8qt5vk8v
    @user-gj8qt5vk8v17 күн бұрын

    Ruumi ma kujirta misa ana mooday

  • @user-sb5ou5qk2q
    @user-sb5ou5qk2q17 күн бұрын

    Waa run ka hari waysee way ku haysada maxamed lacagdii baa meelo xun xun kaa gashay

  • @marshalbruxel
    @marshalbruxel17 күн бұрын

    poliska ninkan halagu dacweeyo wa nin xun inchallah poliska swedan wa in ninkan la taaxilo amin amin amin

  • @Khaalidcade01

    @Khaalidcade01

    16 күн бұрын

    waabay isku laabteen kuwa dhahayaan daawanayay bn umalaynayaybba😂

  • @marshalbruxel

    @marshalbruxel

    16 күн бұрын

    @@Khaalidcade01 wax isku laabtay ma jirto waayo marki hooraba isma qaabin ee way is la nolaayeen ninkan iyo naabtan wa labo doqmo

  • @zamzamadam4811

    @zamzamadam4811

    16 күн бұрын

    Marshaal maa adigu kuxumeyeey

  • @marshalbruxel

    @marshalbruxel

    16 күн бұрын

    @@zamzamadam4811 aniga ma doqonkan baa i xumayn kara kan wa daaciif dumarka doqmaha raadsada marka anigu isaga baan nagaysan hadu agtayda imaado

  • @fabu2526
    @fabu252617 күн бұрын

    maxamed buskut nin adag.waa lagugu goobtay maa caleysh. nacnacda na dhaafi.

  • @Umo580
    @Umo58017 күн бұрын

    SUBXAANLAA NAA ILAAHAY KABAQA NAAGAYOW TAN WAALAGA TEGAYAA

  • @amnoali8348
    @amnoali834817 күн бұрын

    استغفرالله العظيم

  • @MariamAbdoulleh
    @MariamAbdoulleh17 күн бұрын

    Gabadhuhu fiicanaa

  • @marshalbruxel
    @marshalbruxel17 күн бұрын

    qof doqonka sida buskut waxa laga garta caydiisa iyo ceebtisi oo laga hadlaayo bu raba in u youtubkisa ku kla kicsado wa bila daamir lacag u yaqaana xita cuntaadiisa lacag bu sinaani kaaan 🤣😅😂

  • @salmasalma-hx3tm
    @salmasalma-hx3tm16 күн бұрын

    intu cunayay xage egaysay iyadu na dulmiga iskadaaya ilhy ka cabsada waxasi wax dad lala horyimado ma ahe 😊

  • @honeyfarah9534
    @honeyfarah953417 күн бұрын

    This ladies are wrong mind your business people

  • @marwoabdirahman2826
    @marwoabdirahman282617 күн бұрын

    😂😂😂😂😂illahow somali ha no jabin

  • @fahimaabdi4694
    @fahimaabdi469417 күн бұрын

    Kkkkkkk ninkaan waaba ka yaabay

  • @maxamed7258
    @maxamed725817 күн бұрын

    Lacag buba Ka samayna karbashkiisa 😂😂😂

  • @AyanYoussouf-ft6ed
    @AyanYoussouf-ft6ed17 күн бұрын

    Viens karabaa wajii malere😂😂😂

  • @jawaahircabdi3936
    @jawaahircabdi393616 күн бұрын

    Maxamed buskud waa wiil qurux badan nimco happy adiga ayado adunka dhan ad can ka noqotay maxad bananka la timid nin bukan u eg horta ha hadlin adiga bonta marexan aa tahay adigaba maxa kka qoslee bukankas markaa la timid hal mar aysumcadada hoos u dhacday dabato nin ah markad kentay oo sagaradii,u ekaday udabanayey yahuu afkan weyn meel lafariiso urto

  • @maysaainaahmed8083
    @maysaainaahmed808317 күн бұрын

    Indhaha suu ka siiyo dey views isn't easy😂

  • @sumayaaxmed6445

    @sumayaaxmed6445

    17 күн бұрын

    😂😂😂

  • @faizamohammed7706

    @faizamohammed7706

    16 күн бұрын

    😂😂😂😂

  • @amaladen9403
    @amaladen940317 күн бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @amaalaxmed8552
    @amaalaxmed855217 күн бұрын

    😂😂😂 anigu isagaan la yaabanahy kani waji maleh😂

  • @NaimaMohamedAli-k6k

    @NaimaMohamedAli-k6k

    17 күн бұрын

    Yaabay ani xataa lkn aaqiro ayuu arki umadii dhan buu eber ka dhigay 😢

  • @sahroabdi
    @sahroabdi17 күн бұрын

    War 2dan qofkooda mxd ka ogtihiin iygaa wda noolaaye rbi ka baqa ha ku dambaabina iyga iyo rabi baa is oge.

  • @HaaniAden
    @HaaniAden17 күн бұрын

    Asc astaaqfurulaah ilaah ka cabsada waxaa jirta maalin aadan awood lahaayn aakhiraa idinka danbeeysa danbiga haiskugu taageerina walalaalayaal

  • @somalistar8261
    @somalistar826117 күн бұрын

    Naagta qoslaaysaay ilmihii waa niilaga gutted ogaada saa u dhaqmaaysaan si ilaahaay ka fogaasha waaye

  • @FatumDahir
    @FatumDahir17 күн бұрын

    Manoli enjoy 😂😂😂

  • @fartunjama4040
    @fartunjama404017 күн бұрын

    Lacag la’aantii aaba run ah qof xantiisa keenaya views owgii😂😂

  • @user-ss9zy4ps2z
    @user-ss9zy4ps2z16 күн бұрын

    Walaal,noolo❤❤❤🎉

  • @user-tv7ym3vd6x
    @user-tv7ym3vd6x17 күн бұрын

    Yahuuu nagahan wlan ha ujojinin wa bila .aqlaq uuf munira sey u qurux baadneyd wala oga korkeda laga subkana wlhi aniga albadinabo midna ima xiga lakin waxan arkan shga

  • @user-gv5dx6cj4v
    @user-gv5dx6cj4v17 күн бұрын

    Aduunkay ka dhcdaa maxmed u dulqaado wlo weligedy nin io naagtiis kala tegi jireen uguma aydaan horeyn idinku wxii hadlyba ha iska hadleen bro

  • @maryanfarah9678
    @maryanfarah967816 күн бұрын

    Ale kabaqa waxba ma ogidin gabadhan bahi kama muqanin ishu waa macalin

  • @aminoalli-o1j
    @aminoalli-o1j17 күн бұрын

    Wllhi kan waa iga qosliyey😂

  • @xayaadali8655
    @xayaadali865517 күн бұрын

    Xayawaan umulqadiye inan gumeed

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman374617 күн бұрын

    Maxamed cadaw badan baad samaysatay iska dulqaado maal mahaan adigay kaa shidan tahay

  • @Xalimo421
    @Xalimo42117 күн бұрын

    Maxamadoow Cadow bdn wd ldhye Farxad ka qaad caaydooda.ShartoidaIlaahey ka magan gal.

  • @Kowsarbashiirgurhan
    @Kowsarbashiirgurhan17 күн бұрын

    Mr gaajo ileen gajadu reeking baa utahy..acuudu😂😂😂

  • @hamdihassan1703
    @hamdihassan170317 күн бұрын

    Buskut ur funny 😢😢

  • @halimamukhtar8791
    @halimamukhtar879117 күн бұрын

    Nagahaan shaqo la aan aya hayso Subxanallah

  • @HodanAhmed-hs1we
    @HodanAhmed-hs1we17 күн бұрын

    Kan weji male isgaba soo gashtay

  • @Nimcoali-yv5qm
    @Nimcoali-yv5qm17 күн бұрын

    Subxanallha Subxanallha

  • @hanahassanali9108
    @hanahassanali910817 күн бұрын

    Wll maxaa caydaada u dhegaysan miyaanad dhiig lahayn

  • @sumayaaxmed6445

    @sumayaaxmed6445

    17 күн бұрын

    😂😂😂

  • @mulkimahdi9385
    @mulkimahdi938517 күн бұрын

    Way miirsatay haday baraarugtay

  • @user-pm8zf2ei5p
    @user-pm8zf2ei5p17 күн бұрын

    Bal Ninkan eega ceebtiisa dhagaysanaya yaarabi

  • @shamsomuxudiin6080
    @shamsomuxudiin608015 күн бұрын

    Maxamed inaa saan dhanta umaleynayey lakiin eber ayaa tahay

  • @siradbarre6788
    @siradbarre678817 күн бұрын

    Ilaahay ka baqa oo Beenta iska dhaafa Sweden baahi ma Taalo ee shaqo yeesha oo camal kale yeesha.

  • @somalistar8261
    @somalistar826117 күн бұрын

    Nasgyaan aan xishoonaayn orda guriga xaaqda oo ilmaha u qubeeya

  • @suaadmursal6673
    @suaadmursal667317 күн бұрын

    Ilaahay ka cabsada dumurow reerkan faraha ka qaada ha ku dambaabina itaqilaah

  • @bluerain3282
    @bluerain328217 күн бұрын

    Naya Happy bila akhalaq baatahay. Soo tii Adiga baa lacagtii lagu arooriyey ku guursatay nin?😂

  • @mulkimahdi9385
    @mulkimahdi938517 күн бұрын

    Subxanalaa ilahay kacabsada iyakaa iskakiin xiga baribay heshiinayaan

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman122817 күн бұрын

    Buskud cadowga adiga samsytey afkayso markada 😅😂 karbaashka waa dhereed

  • @SacadiyaMaxamed
    @SacadiyaMaxamed17 күн бұрын

    😂😂😂😂😂

  • @halimaabdirahman7888
    @halimaabdirahman788817 күн бұрын

    War howg wixii jiro alaa og wiilkan iyo gabadhan haku akhiro belina

  • @user-yk3wb7uu5s
    @user-yk3wb7uu5s17 күн бұрын

    Waaba naga sharmuutoyin ah dhilo magac ma adigaa leh wataa nin xunoo nafta ka dhici rabto ku iibsatey lacagtii aad ka heshey yuotubkee

  • @safaaa94
    @safaaa9417 күн бұрын

    Nagahoow waxaan ka bakhaa in ay khac idinka yeeryo ee wax hubsada laba is khaba ha dhex galina wa habaran tihin acudi bileysta shekadan buuf buf waye

  • @ladanhagi33
    @ladanhagi3317 күн бұрын

    Xantada dhageyso adunyo wa ta 😂

  • @nacimagulled
    @nacimagulled16 күн бұрын

    illaahow noo danbi dhaaf hadaa soomali nahay

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen96116 күн бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @nouranouae
    @nouranouae17 күн бұрын

    🙏🙏🙏😭😭😭💔💔💔

  • @sagalabdi2332
    @sagalabdi233217 күн бұрын

    Xanta jojiya Subxanallah

  • @rukiamohamud9495
    @rukiamohamud949517 күн бұрын

    Waa istaahiyaa

  • @HH-lo1kn
    @HH-lo1kn17 күн бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan613 күн бұрын

    Waryaa maxaa ceebaha gabdhaha ujeceshahay

  • @rukiamohamud9495
    @rukiamohamud949517 күн бұрын

    Waa runtaa

  • @farhioismail4880
    @farhioismail488017 күн бұрын

    Maxamadow ti i heshey ba ku heshey ha u bixin wa dad masersan

  • @naimabarre7088
    @naimabarre708817 күн бұрын

    WAR ILAAHEY KA BAQA WIILKA AMAANSIIYA HABRYAHOW CABTOYDA AH MUNIRA IYADAA WAALNEYD WAANA BEENLEEY NINKANA WEY JECSHAY HADANA WAYSOO LAABANEE OGAADA

  • @MohamedMohamed-eb6nt
    @MohamedMohamed-eb6nt17 күн бұрын

    Uf Allah maxad foolxumo iyo gaayo isku darsatay mida kale waxad waxan u sameyneyso waa lacag jacel uf

  • @MadinaMahmoud-gt5hg
    @MadinaMahmoud-gt5hg17 күн бұрын

    Lahola wal qow dadkan sedeyi maxa karldan dib ka adaha ku farxa . Walal qurbaha wa laku jabay allah na mageyo .ada allah ku gargaro

  • @farduuscabdilaahi1690
    @farduuscabdilaahi169017 күн бұрын

    Waxa baaday tadambuu gursado

  • @HibaSiyat
    @HibaSiyat16 күн бұрын

    Waji malaha ninkaaan views kiisa udaran 😂😂😂😂

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xj17 күн бұрын

    Ninyow way kugu dhacdayee aritan istares inay kugu noqota ka baqaa 😂😂😂😂 adkeyso