No video

NIKAAXA MASAAFADA WAA ASAXAYAA MAYA WAA BAADIL

Пікірлер: 63

  • @shaacirkulmiye2933
    @shaacirkulmiye2933Ай бұрын

    Asc shekha suufiyo maanat oo dhan wado ilaahay haka cabsado nikaax aabo jogo ma banaano

  • @rashkaff3242
    @rashkaff32424 ай бұрын

    Sheekh abuukar xasan maalin caalimka wayn ❤❤😊😊

  • @ibnubaazofficial9330
    @ibnubaazofficial933016 күн бұрын

    Shekh khudbasiro mabanay hadalka si fiican u dhagesta nikax dadla laga qarinayo waliga dhalay Maha shekha sifican u dhagesta

  • @Hasanali-kt2xh

    @Hasanali-kt2xh

    15 күн бұрын

    Dadkeenu wax ma hubsadaan

  • @user-ef9hr4iz4m
    @user-ef9hr4iz4mАй бұрын

    Hoyada wase sh salax iyo sh abukar halasimin ciyalkan qashin ban u arkaa

  • @NoorAli-qp5ux
    @NoorAli-qp5ux2 ай бұрын

    Wa asaxayaa

  • @user-bt6vb6fr9c
    @user-bt6vb6fr9c8 ай бұрын

    Suufiyo allahu akbar ❤❤❤❤❤ waa taajul islaam

  • @CabdulaahiXaaji-kt6pt
    @CabdulaahiXaaji-kt6pt Жыл бұрын

    Ahlu suno waa taajul islaam

  • @ibnubaazofficial9330
    @ibnubaazofficial933016 күн бұрын

    Shekh saalax allaah caafiyo

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8tАй бұрын

    Wax la qariyo qurunaa Ku jira ,qofka waqtigaan Ku dhiranaya masaafo Waa qof xaraan Ku talo galay shaki maleh , Gabar lagusoo daalay lasokorsaday waalidkeed caqli u yahay oo haddi aad xuntahay iyo hadda ficanyahay ukala shegi laha waxa loogala dhumanayo maxay tahay oon sheydaan nimo ahayn iyo in aad xuntahay ood caqliga ka xadeyso yaahuu .

  • @user-ie6zt4wk6o
    @user-ie6zt4wk6oАй бұрын

    Hauuyahay muqaalifo muxaramka gawadhina ninki rabto oo ninkasto eey keensato laga ceeriyo sideeloogu fududeenkaraa weligii waa muqaalif sheeq umui

  • @user-jp4mf9hd1n
    @user-jp4mf9hd1n29 күн бұрын

    Maa allaaah

  • @Ahmed-d6b3b
    @Ahmed-d6b3b21 күн бұрын

    ❤❤ Guulayso Sh saalax

  • @shaacirkulmiye2933
    @shaacirkulmiye2933Ай бұрын

    Arinta isu xalleenata wa qaali ee yaan lagu cayaarin lahay halaga baqo yaana cadaab ala naga ilaaliya

  • @user-ug9xl2iu7i
    @user-ug9xl2iu7i4 ай бұрын

    Gabadha waxa guuriyo aabaheed hadiilawaayo awowgeed aabaheed Dhalay.hadiilawaayo wallalkeed😮😮😮😮😮

  • @MaxamedFaarax-jw8gy
    @MaxamedFaarax-jw8gy24 күн бұрын

    Sh abuukar x maalin iyo sh salax saxiix

  • @MaxamuudSiciid-vi3vw
    @MaxamuudSiciid-vi3vwАй бұрын

    Maa shaa allaaah❤

  • @aliedan5548

    @aliedan5548

    25 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤ 1:57

  • @RashidMuse-fo3fx
    @RashidMuse-fo3fxАй бұрын

    In reer la xado diin sheegaysaa ma jirto waayo waa baadil

  • @user-to8uj8ju9n
    @user-to8uj8ju9nАй бұрын

    Gabadha meherkeeda loo masaafeeyey hadayan mehersamayn tan la gadayo ma mehersamaysaa

  • @Shamsa-p3e
    @Shamsa-p3e19 күн бұрын

    Ninba cilmigiisu hadla lkn in qiil la raadsado yaan caruur xaraan la dhalib

  • @Khaaliddaauudyusuf
    @Khaaliddaauudyusuf2 ай бұрын

    Khaalid daauud 1:04

  • @sheikhabdiladifabdikarimma532
    @sheikhabdiladifabdikarimma532 Жыл бұрын

    Sufiyadu. Islaam maahan Galo gesa wawen waye

  • @abdirahmanali1329

    @abdirahmanali1329

    2 ай бұрын

    Furaha gaalnimo adiga maahayo duli

  • @maden7818

    @maden7818

    Ай бұрын

    Awoowayaashaadii aad kasoo farcantay suufiyaal ayay ahaayeene ee gaalo miyay ahaayeen??

  • @Yusufxasann

    @Yusufxasann

    Ай бұрын

    DAD WAA DADKII HORE CULIMO WAA CULIMADII HORE IYO ARDAYDOODII. CULIMADA DADKA WAREERIYEY WAA KUWA SIYAASADA SUCUUDIGA KU SHAQEEYA EE WAX WALBA KA HOR MARIYA DANAHA SUCUUDIGA TAAS WAXA KALIYA EE KU KHASBAYA WAA DHAQAALO IYO MASHAARIIC. WADAADKA ASHCARIYADA AMA SUUFIGA AH EE BAAHAN AYAA DIINTIISU SAX TAHAY WAANA CULIMADA SAXDA AH EE GANACSI IYO HANTI AAN KA FEKERIN. UFIIRSO WADAADADA SUCUUDIGA KU XIRAN WAXAA MANHAJ U AH(( NIN AAN HANTI LAHEYN DIIN MA FAAFIN KARO)) TAAS AYAA KA DHIGTAY IN LA WAAYO CID KA AFLAXDAY OO LA DHEGEYSTO. TOBANKII QOF EE UGU HOREYSEY EE QANDARAASKA KEENAY AYAA WELI UMADDA HORTAAGAN

  • @maxamedxudeefa5729
    @maxamedxudeefa5729Ай бұрын

    Hadalka fahan culimadu wa iskuwadaqowl hadiilamasafeeyo wuxukawada uulabaxsado kadibna inanti waligeedibixiyo marnaba sh salad iyo shiokh abubakar may odhan 80 laalasocdo eedadka hawalin meherku wuxuku ansaxa wali iyo shaahidayn labadina kamay tagin

  • @AnisoAnisoahmed
    @AnisoAnisoahmedАй бұрын

    Qudba siro waliga lama ogeeysiiyo shiiqoow caga dhigo

  • @MaxamedBishaar-i2v
    @MaxamedBishaar-i2vАй бұрын

    Masha allaha❤

  • @user-es6dr9ch8o
    @user-es6dr9ch8oАй бұрын

    Horta Yaa qaba nikaaxa ah in Gabdha aabeheed lagala dhuunto Bal car hal sheekh oo wayn oo qaba

  • @abdi-azisabdirahman4787
    @abdi-azisabdirahman47872 ай бұрын

    Shiishow adna dalaail cad maada keenin, biyo kacsan ayaa sii qastay

  • @user-ug9xl2iu7i
    @user-ug9xl2iu7i4 ай бұрын

    Benlaw maqabo mahabharata shaaficiyada wahaabiyada Ayaa.qabo.ehlusunawaljameecamaqaban😮😮😮😮

  • @ahmedabdirashiid983
    @ahmedabdirashiid9836 ай бұрын

    Cajiiib.😅

  • @daciabdirizacqyariisow8098
    @daciabdirizacqyariisow8098 Жыл бұрын

    Suufiyo miyaa lakaraaa hee Allah umada ka qabto😊

  • @anabfarah1178

    @anabfarah1178

    10 күн бұрын

    Ghjj

  • @anabfarah1178

    @anabfarah1178

    10 күн бұрын

    Kkkkkkjjjjj

  • @user-ub1qu3cb9t
    @user-ub1qu3cb9t29 күн бұрын

    dailil

  • @user-ub1qu3cb9t
    @user-ub1qu3cb9t29 күн бұрын

    Ibnuteymiyana joji ahnu suna Saxah

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rcАй бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @GurhanIbrahim
    @GurhanIbrahim2 ай бұрын

    Khudba siradu waa saxiix surwaal gaab waxba sheegi maayo

  • @Hasanali-kt2xh

    @Hasanali-kt2xh

    15 күн бұрын

    Marka wadaadka suufiga qudbasirada uu ka hadlay iyo sida aad adiga u qaatatay isma ...wadaadka wuxu gabadha abaheed iyo labo qof haday joogaan waa meter xalaal ah . Adiga waxad umalayn in laga hadlayo gabar lala baxsaday taa waa xaaraan . Sarwaalka gaabana waa xadiis sugar, lakiin maxa ka taqaan axadiista sugan.

  • @user-mk5vk7fv5n
    @user-mk5vk7fv5n9 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiazizrabi8941
    @abdiazizrabi8941Ай бұрын

    Waliga maxaa loo shardhiyaa Kajawaab ?

  • @user-gm7zk4cg5p
    @user-gm7zk4cg5p17 күн бұрын

    Walig waamaxayna😮😅

  • @MohamedKassim-ol6fi

    @MohamedKassim-ol6fi

    9 күн бұрын

    wan kan masuulka kaa eh abahaa ugu horeeyo

  • @user-ub1qu3cb9t
    @user-ub1qu3cb9t29 күн бұрын

    Shekh.salxa.lohaya wahibiya

  • @user-ub1qu3cb9t
    @user-ub1qu3cb9t29 күн бұрын

    Wahabiyada,worked,. Marabno

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHANАй бұрын

    CAQLIGAAN BAL I FIIRSADA. Ninka ceesaanta kaa xada waa tuug. Lkn Gabadhaada ninka xada waa caadi. Qudbo siro fitnadeeda SUUFI waa aragtay waa rag iska celis waxooda

  • @IssaFalir
    @IssaFalirАй бұрын

    😮😮

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111Ай бұрын

    Ma idin la ficn tahy gabar la dalya la korstay waxa la baray in liskala cararo waxa ficn mah sharaftad kum jirto waxa ficn guur lo ducayo o la wada jogo

  • @AbwanMusseAli-gi6kq
    @AbwanMusseAli-gi6kqАй бұрын

    Ma mehersanto

  • @anabfarah1178
    @anabfarah117810 күн бұрын

    J

  • @user-ub1qu3cb9t
    @user-ub1qu3cb9t29 күн бұрын

    Laimow

  • @clraxmanbashiir
    @clraxmanbashiir28 күн бұрын

    Beenaale umal kaatib aha

  • @anabfarah1178
    @anabfarah117810 күн бұрын

    Gyyyyyyyy

  • @aydarusabumaida657
    @aydarusabumaida657 Жыл бұрын

    Labada dhinacba wey saxan yihin kaliya afaomliga aya dhibaato idinka heysato

  • @MunoAwesy

    @MunoAwesy

    4 ай бұрын

    Maxaranba hada

  • @abdirahmansiat6

    @abdirahmansiat6

    3 ай бұрын

    ​@@MunoAwesyhaa waa xaaraan qudbo siro

  • @Yusufxasann

    @Yusufxasann

    Ай бұрын

    CULIMO WAA CULIMADII HORE IYO ARDAYDOODII. CULIMADA DADKA WAREERIYEY WAA KUWA SIYAASADA SUCUUDIGA KU SHAQEEYA EE WAX WALBA KA HOR MARIYA DANAHA SUCUUDIGA TAAS WAXA KALIYA EE KU KHASBAYA WAA DHAQAALO IYO MASHAARIIC. WADAADKA ASHCARIYADA AMA SUUFIGA AH EE BAAHAN AYAA DIINTIISU SAX TAHAY WAANA CULIMADA SAXDA AH EE GANACSI IYO HANTI AAN KA FEKERIN. UFIIRSO WADAADADA SUCUUDIGA KU XIRAN WAXAA MANHAJ U AH(( NIN AAN HANTI LAHEYN DIIN MA FAAFIN KARO)) TAAS AYAA KA DHIGTAY IN LA WAAYO CID KA AFLAXDAY OO LA DHEGEYSTO. TOBANKII QOF EE UGU HOREYSEY EE QANDARAASKA KEENAY AYAA WELI UMADDA HORTAAGAN

  • @CabdiMacalon
    @CabdiMacalonАй бұрын

    𝘪𝘭𝘢𝘩𝘢𝘺𝘰𝘸 𝘯𝘰𝘰 𝘤𝘢𝘢𝘧𝘪 𝘴𝘩𝘦𝘦𝘬𝘩 𝘴𝘢𝘭𝘹