new video |digniin kusocoto qofwalba oo masar usoo guuraayo video dhamayso

Пікірлер: 16

  • @AyanAli-mx4sb
    @AyanAli-mx4sb2 жыл бұрын

    Asc wll fardousa Aad ayn ku salamaya wxn kmd ahy dadka aad ka uxiseya vidyokasta ood galsidba wll ado mahdsn msheylikara WhatsApp kaga wxn raba inaan sikhasa ku laxiriro wa walasha Allah darti kujeceeyl

  • @fardowsoiskufillan

    @fardowsoiskufillan

    2 жыл бұрын

    Wcs walal ilaahay aad dartiis iijeceshahay haku jeclaado lambarkaan igala sooxariir 002093958589

  • @khadijasharif9190
    @khadijasharif91902 жыл бұрын

    Digniinta aad ayaa ugu mahadsan tahay. Daacadnimo way yartahay. Inshallah Allaha ku xafido abaayo

  • @saynabali6244
    @saynabali62442 жыл бұрын

    Maansha alaah tabarakalah walashey alaah ha ucalfo gabsdhaas

  • @-KaylaCrownOfRaurels-
    @-KaylaCrownOfRaurels-2 жыл бұрын

    Masha Allah , baraka Allahu feeki

  • @nastehaaden3634
    @nastehaaden36342 жыл бұрын

    Jezakallah qer mcnto ♥️♥️🌹😘🌹

  • @nasramuhudin5591
    @nasramuhudin55912 жыл бұрын

    Asc maasha allaah xabibti ilaahay ha kaa ajir siyo saad nogu faah faahiso Ma noso duubi kartaa electric masar qiima hiisa

  • @umsidramahad8620
    @umsidramahad8620 Жыл бұрын

    Abaayo armajo la.aanta maxaa guryaha maser majiran miyaa guryo leh armajo

  • @fardowsoiskufillan

    @fardowsoiskufillan

    Жыл бұрын

    Sida badan armaajo malahan adigaa ugadanaayo

  • @AyanAli-mx4sb
    @AyanAli-mx4sb2 жыл бұрын

    Shugrn wll qali jazakah Allahu khaira jazah

  • @AyanAli-mx4sb
    @AyanAli-mx4sb2 жыл бұрын

    Asc wll qali wn qortey tlfnkagi lkn wll WhatsApp uu igadidy inuukudobaxo aniguna ecn ubahnah WhatsApp kaga ukhti qali

  • @fardowsoiskufillan

    @fardowsoiskufillan

    2 жыл бұрын

    Wcs walal wuu leeyahay what's up

  • @zakariyamohamed7317
    @zakariyamohamed73172 жыл бұрын

    Asc lacagta dollar manoogu sheegi kartaa.

  • @fardowsoiskufillan

    @fardowsoiskufillan

    2 жыл бұрын

    Wcs Haa

  • @taloiyotoosin6462
    @taloiyotoosin64622 жыл бұрын

    Abayo codkada aad ayuu u gaban yahay

  • @fardowsoiskufillan

    @fardowsoiskufillan

    2 жыл бұрын

    Sorry abayo

Келесі