Nebigii Shiinayska mise...?! | Faylasoofkii Confocius.

Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan:
KZread: / @sahanka97
Podcast: / @sahanpodcast97
Facebook Page:
profile.php?...
X (Twitter): AadanSahan?t=ctff
Instagram: / aadan_sahan
Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sa...
TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_...
Buugteenna soo baxday:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
3- Loollan.
4- Faca koraya.
5- casariye.
6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
7- Waayaha Daanyeerta.
8- Ismalure.
Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
3- Hadhkii Madoobaa.
4- الإسلام بين الشرق والغرب
5- بروتوكولات حكماء الصهيون
6- المؤامرة الكبرى
7- الشيطان يحكم
8- اعترافات عشاق
9- إسرائيل البداية والنهاية

Пікірлер: 71

  • @xasansalad7014
    @xasansalad70143 ай бұрын

    Wa kutageraa pro wax bdan kaa faide muqalada noo so badi mhdsanid

  • @ahmetsaed4580
    @ahmetsaed45803 ай бұрын

    رسالة إلى شباب الأمة. Book u qorey Dr. Rageb Al-Sargany ee ka hdlay dhalinayarad uga soo waran jiilka hada jooga walal. ✌️

  • @user-rp3fr9tv1x
    @user-rp3fr9tv1x3 ай бұрын

    Maanta waa maalin jimcee nabigeena muxamad Ku saliaya ❤

  • @AhmedHassan-oc7oi

    @AhmedHassan-oc7oi

    2 ай бұрын

    Scw

  • @nimcoabdikariin
    @nimcoabdikariin3 ай бұрын

    Wlhi Wan ku jeclahay adan khadar cali ❤❤️‍🔥❤️‍🩹💯

  • @colaadcumar9744
    @colaadcumar97443 ай бұрын

    CodkA background hore kuceli Best ahaan lahayd❤❤

  • @colaadcumar9744

    @colaadcumar9744

    3 ай бұрын

    Background music gii hore

  • @ibraahimcraxmaan9629
    @ibraahimcraxmaan96293 ай бұрын

    Zxp m.a allah ku xafid

  • @saidqabile2250
    @saidqabile22503 ай бұрын

    Aadan sxb qoraal kayga hadad aragto Video nooga soo samee yuhuuda iyo shiicda xidhidhka hoose ee ka dhaxeya Ee umada suniga ugu heshiyeen ado mahadsan

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid20013 ай бұрын

    Mahadsanid macalin

  • @abdigaiye715
    @abdigaiye7153 ай бұрын

    Nebi kadanbeeya Xabiibkeena Muhammed majiro ee katowbad keen walaal hadii khalad kadhacay tahay.

  • @user-ep6ic7qx8f
    @user-ep6ic7qx8f3 ай бұрын

    Adan sahan meel.sare bro adiga iyo anigaba ❤❤❤❤❤😊

  • @user-gw8pj2qw9t
    @user-gw8pj2qw9t3 ай бұрын

    Ciid mubaarak zxb soo badi muuqaaladan

  • @user-ot2ji3og4l
    @user-ot2ji3og4l2 ай бұрын

    Keep going

  • @kiimow1
    @kiimow13 ай бұрын

    waad khaldantahay wll magaca nebi waa inaad ilaalisaa

  • @SAMBOSJR.
    @SAMBOSJR.3 ай бұрын

    Eid Mubarak adan sahan zpx ki yaranti

  • @ccasiis9214
    @ccasiis92143 ай бұрын

    Zxb waxa aad tahay aqoon yahan soomaliyeed insha gaar hadafkaaga❤

  • @nuradinibrahim1975
    @nuradinibrahim19753 ай бұрын

    Maa nabi bu aha halkas maa fahmin

  • @user-ue6jw3xl8j
    @user-ue6jw3xl8j3 ай бұрын

    Waamahad santahay🎉🎉ustaadii🎉🎉

  • @MohamedDeeq-hu3yk
    @MohamedDeeq-hu3yk3 ай бұрын

    Waa muuhiim xikmab shiinees waa xikmad aad wax kafahmi

  • @Huda.999
    @Huda.9992 ай бұрын

    Xikmadihiisu caqligal leh

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam13373 ай бұрын

    First one today❤🎉

  • @user-lo1cb2ol3y
    @user-lo1cb2ol3y3 ай бұрын

    Nabiyadu way tirsanyihiin

  • @maxamedcabdiraxman8825
    @maxamedcabdiraxman88253 ай бұрын

    Nabiyada ilahey soo direy ee aan quraanka lagu sheegin tariikh ahaan ma loo hayaa qaar kamida

  • @user-db8gs1qh9x

    @user-db8gs1qh9x

    3 ай бұрын

    Qayb waa lahayaa inta badan laakiin lama hayo

  • @calicabditokiyo9692

    @calicabditokiyo9692

    3 ай бұрын

    Maya

  • @sayidka6911

    @sayidka6911

    3 ай бұрын

    Xitaa Geeska afrika nabiyo in loo soo diray ayaa dad badani qabaan marka la eego diimihii hore islaamka kahor oo lahaa raadad samaawi ah.

  • @Sooyalka
    @Sooyalka3 ай бұрын

    Nala soo gaadh xig madihiisas ina lkhadar caloow 🎉

  • @ayaanlemaxamuud5116
    @ayaanlemaxamuud51163 ай бұрын

    Salaalaahu calyh😊im wasalam

  • @ZakariaAbdulaahi-yx8dn
    @ZakariaAbdulaahi-yx8dn3 ай бұрын

    Sahanka waan ku taagera zhp ee noo sobadi muuqalada ka hadlaya dalkeena in Kitaabka lagu dhaqo mahadsanid 😊

  • @hormuudmedia1
    @hormuudmedia13 ай бұрын

    wr nio zxp backgroundki hore ee اهات ka ahn jiry kuso celi muqalkaba kasa macanyn jire😊

  • @BOOYAAXPRODUCTIONCHANNEL
    @BOOYAAXPRODUCTIONCHANNEL3 ай бұрын

    Maxaad uga soo hadli la dahay mashruuca ladagaalanka nuurka iyo badalida Diimaha ee ka socota Dhulkii soomaaliyeed iyo Christian maynta loola kacayo ubadkii soomaaliyeed Kumee aadan jaamahaye booskaase

  • @AmiinJama-cz2if
    @AmiinJama-cz2if3 ай бұрын

    Pro waxaan jecelhay siyaasada markaa maxaa dadku siyasada qaabqalada ugu aamin sayihiin

  • @abdigaiye715
    @abdigaiye7153 ай бұрын

    Siduu Nabi ku imaankaraa 551 miiladi anaga oo og in Nabigeena Mohamed SCW Lagusoo khatimay Nabiyadii io rasuuladii Alle SW soo diraayay.

  • @nasriali5751
    @nasriali57513 ай бұрын

    wallal ciwankaga aad so qorty dib usax waa qalad sharci ahaan sida hadalka aad u cabirty hadalka sida ayaga u dhaheen ha udhihin lkin wxad utiraahda sida adiga aad aaminsan tahay mabd ,a ahan oo ah inuu san jirin nabi shiines ah ka saar shakiga hadalkaga Aalah haku sharfo waxd tahay qof xogtiisa lagu kalsoon yhy si hagagasana uso diyaariyo

  • @promahamedaxmed1274

    @promahamedaxmed1274

    3 ай бұрын

    Yaa hupa in aan u jirin nabbing shayniis ah sow Allah unmad kasta Allah nabbi uma dirin carab iyo cajaba .

  • @Ahmed_alta

    @Ahmed_alta

    3 ай бұрын

    Yaa yiri ma jiro nabi shiinees ah?

  • @Suldaani777

    @Suldaani777

    3 ай бұрын

    Horta marka hore muqalka dhamayso ,mida labad nabi shines ah ujiray iyo umad walba 1000 nabi ka badnayen 25 bes quranka lagu shegay wax so badh wllo ado mahadsan

  • @AliDahir-ob7iy

    @AliDahir-ob7iy

    3 ай бұрын

    Shb adan sahan wuu saxan yhay nabi kastana meel ba laga soo sraay oo lagu tiriya Nabi Muhammed Scw wuxu aha nabi carbeed mrka wuu jiri kara nabi shiines qaladna maha illahayna umadkasta carab iyo cajab wuxu udiray Nabi xaqa ugu yeera

  • @dalmardalnuurshe9132

    @dalmardalnuurshe9132

    3 ай бұрын

    A​@@AliDahir-ob7iyaan kusaxe sxb nabi muxamad waxa losodiray calamkoo idil halka nabiyadi hore qoom qoom oo loogudirijiray

  • @mohamedalpha1644
    @mohamedalpha16443 ай бұрын

    Waxatahy mufakir 😊

  • @maanrizakofficial150
    @maanrizakofficial1503 ай бұрын

    Investment crypto currency kasoo hadal ustaad❤

  • @Sooyalka
    @Sooyalka3 ай бұрын

    Calamkaneenani waxa uu uqaybsan yahay laba waaxood oo kala ah 1=ruuxi iyo maadi Ruuxi waaka ay ku tiirsan yihiin wuxuuna dhigaya xeerar in uu qof ku dadka caawiyo wax sadaqadaysto 2= Maadi, inuu qofku dantiisa unoolado kaliya aynu danteena ka fakarno 🤔

  • @Kingston12370
    @Kingston123703 ай бұрын

    Ali ise begovich buugiis اسلام بين شرق والقرب ma turjumanyhy ?

  • @user-pm5hj8ke9m
    @user-pm5hj8ke9m3 ай бұрын

    Adanow Buddhism ninka ay aminsanyihin wa sidan o kale e baritan kuso samee isagana

  • @Jamila-zs1dt
    @Jamila-zs1dt3 ай бұрын

    Ustat managadabagesit iran shekadhet😂😂😂

  • @yahyeburhan
    @yahyeburhan3 ай бұрын

    cid walba oo akhrinaysa qoraalkayga waxaan ka codsanayaa inay ilaahay noo waydiiso salaad walba dawlad islaami ah oo christainka naga dhicisa yahuudana falasdiin ka saarta iyo madax caadiliin ah oo gaalada ku adag mu'miniintana u naxariista qof walba wuu lasocdaa halkuu maanta xaalku marayo meel walba oo muslimku joogo sida loogu ciqaabo iyo dhibaatada lagu hayo marka waan ku baryayaa salaad walba intaa ilaahay inoo waydiiya hadaynu soomaali nahay ku dhawaad 30 sano baynu dagaallo iyo isqabqabsi siyaasadeed ka bixi la'nahay taasna waxaa ugu wacan dimuqraadiyada dhaan daba gaallaha ah iyo horay aynu shuuciyada u soo tijaabinay dalkan dhibta haysata waa la ogyahay in dhibtaa la daweeyana looma baahna ee waxaa larabaa hadba shacabkan miskiinka ah in dhinac loo jeediyo.

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim36193 ай бұрын

    Ereyga nabi quraalka kamasax

  • @HodanJamac-wy8sh
    @HodanJamac-wy8sh3 ай бұрын

    number one😅😊❤

  • @mohamedalpha1644
    @mohamedalpha16443 ай бұрын

    Waxaan augnaaba waa murtiyihiisa wayadiisa o xikamfihi dhaxalka aha ee laga hyo inaad noso gudbiso

  • @user-rk9sh9jx4p
    @user-rk9sh9jx4p3 ай бұрын

    Aden sahan waadmahadsantahay walaal baahinta cilmiga iyo igaalka Waxaan kaacodsanayaa inaadno soobaadho logic iyo arguments macnahooda🎉🎉❤ thanks

  • @user-wl8bu6rr7p
    @user-wl8bu6rr7p3 ай бұрын

    Wllo halke igula talinyasaan in laga dhagaysto taarikhda saxda ah ee wadan walba oo adunka ku yaala youtuper carab ama somali ah

  • @cambaro124

    @cambaro124

    3 ай бұрын

    Tanaad, KZreadr somaali ah kana hadla wadamada, dadka iyo geographyada soo walal

  • @promahamedaxmed1274

    @promahamedaxmed1274

    3 ай бұрын

    Tanaad .

  • @user-jq7xb1ec2n
    @user-jq7xb1ec2n3 ай бұрын

    Hayska dambaabin wll Nabi shiinaha lo so direy ma jirte

  • @user-th7zj8yk1q

    @user-th7zj8yk1q

    3 ай бұрын

    Ma ada og ina laso dirin

  • @AliDahir-ob7iy

    @AliDahir-ob7iy

    3 ай бұрын

    War adigu ha iska hadliin umadkasta nabi ba loso diray carab iyo cajab ah 25 kliya quranka lagu shegay 100k oo nabi ba laso diray oo wxa kamid ah nabi khadar oo lagu husiin quranka oo nabi muse dhex martay qiso dheer badan mrka shekadas hadda wa dhertahy lkn wxa kgu so qatay umad kasta in loso diray nabi xaqqa ugu yeera marka wuu jiri kara nabi shinaha loso diray aanan quranka lagu shegin shekeda khadar iyo nabi muse dhex martayna wxa kaso dawan karta Abdihalim ali

  • @user-wl8bu6rr7p
    @user-wl8bu6rr7p3 ай бұрын

    Wllo halke igu la talinasa barashada taarikjda dalalka youtuper carab ah

  • @buunkahasancade-fe3yr

    @buunkahasancade-fe3yr

    3 ай бұрын

    Tariikhda falsafada baro

  • @user-wl8bu6rr7p

    @user-wl8bu6rr7p

    3 ай бұрын

    @@buunkahasancade-fe3yrhalke laga bartane

  • @bilalcali2060
    @bilalcali20603 ай бұрын

    Ma nabi ahaa lagama jawaabi karo.kalmadaas aad tidhi waa danbi wayn

  • @Ahmed_alta

    @Ahmed_alta

    3 ай бұрын

    Sidee?

  • @Axmedzarqawi
    @Axmedzarqawi3 ай бұрын

    Hort maraykanka iyaga Faylasuuf quman oo sidaan oo kale ah kamuusan jirin miyaa?

  • @AliDahir-ob7iy

    @AliDahir-ob7iy

    3 ай бұрын

    Ha wayjiran philosophy oo american wxa kamid ah Charles sanders peirce, William James iyo John dewey wana soo bari karta mid kasta xogtisa

  • @CabdicasiisBa-vq8gi
    @CabdicasiisBa-vq8gi3 ай бұрын

    Wey kaa qladantee wuxu dhashey ka hor milaadiga 551 Ee muusan soo bixin 551 3 kun oo sano ayey ku dhawdey Nabina muu aheyn Ee Wuxu ahaa agoon isagoo 3 sano Aysan u buuxsamin Aabihi Dhintey Nolol adag soo merey Dabeed falsafad la yimi Shuruudaha loo Eego Diin muu buuxin kama hadasho Nolasha aduunyo Waxan aheyn Akhlaaq iyo talo aduun Weye Laakin iiman iyo aakhirko iyo Ruux kama hadasho Sida hinduuska oo kale Marka buuda Nabi Noqon Waayey siduu ku noqonaya asagu Dib ugu Noqo

  • @sayidka6911
    @sayidka69113 ай бұрын

    Budhaa, isna kasoo waran, inuu nabi ahaa ayey dadka qaar qabaan.

  • @user-ep6ic7qx8f
    @user-ep6ic7qx8f3 ай бұрын

    Adan sahan meel.sare bro adiga iyo anigaba ❤❤❤❤❤😊

  • @user-ep6ic7qx8f
    @user-ep6ic7qx8f3 ай бұрын

    Adan sahan meel.sare bro adiga iyo anigaba ❤❤❤❤❤😊

  • @user-ep6ic7qx8f
    @user-ep6ic7qx8f3 ай бұрын

    Adan sahan meel.sare bro adiga iyo anigaba ❤❤❤❤❤😊

  • @user-ep6ic7qx8f
    @user-ep6ic7qx8f3 ай бұрын

    Adan sahan meel.sare bro adiga iyo anigaba ❤❤❤❤❤😊

  • @user-ep6ic7qx8f
    @user-ep6ic7qx8f3 ай бұрын

    Adan sahan meel.sare bro adiga iyo anigaba ❤❤❤❤❤😊

Келесі