Nebi Muxamed SCW Siduu U Khilaafi Jiray Gaalada~Sh. Xassaan Xuseen Xafidahullaah

Тәжірибелік нұсқаулар және стиль

BOOQO #daarulxadiith​​​​.com Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah...
Kusoo Biir Channelkeena Telegram​ Si Aad Uga Faa'iidaysato... Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada...Ku Dhufo Halkaan 👉t.me/Daarul_Xadiith​​​​​

Пікірлер: 17

  • @gelleofficial6603
    @gelleofficial66032 жыл бұрын

    Jasaa kumu allahu kheyr jasaa sheekh xasan xuseen xafida hulaah waracaahu

  • @abdiladiifmohamud3272
    @abdiladiifmohamud32722 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @amalaralle2407
    @amalaralle24072 жыл бұрын

    Xafidakallaahu yaashey khanaal faadil

  • @warfadayur1301
    @warfadayur13015 жыл бұрын

    Jazaka Allahu Kheyr

  • @amalaralle2407
    @amalaralle24072 жыл бұрын

    Daarul xadiith daarul jihaad wattamkiin bi idnillaahi

  • @saharladaamey1558
    @saharladaamey15583 жыл бұрын

    manshaallah sh Allah kubarakayo

  • @pakistani176
    @pakistani1766 жыл бұрын

    اللهم بارك فى عمرك يا شيخ حسان حسين والله قد استفدك منك كثير سمعة كتاب ابي شجاع من بداية إلى نهاية وكذا كتاب صفة الصلاة وادب مفرد

  • @gelleofficial6603
    @gelleofficial66038 жыл бұрын

    A.s.c jasaa kumu allahu qeyr jasaa sheekh xasan xuseen xafida hulaah

  • @hoooyoaabo4224
    @hoooyoaabo42248 жыл бұрын

    ilahey qeer hakusiyo shiqoow cadaw kuma arko ilahey haku gargaro shiqoow . xaq bad kutagan tahay walahi .

  • @qojeliban8975

    @qojeliban8975

    6 жыл бұрын

    hoooyo aabo miyaadan ilaahay ka yaabayn!,maxaad sheekha mujrimnjnada ugu xukuntay mise mujrimkaanad aqoon

  • @ajah1503
    @ajah15034 жыл бұрын

    Asalaamu Aleikum waxaan rabba ina weydiiyo Sheikh Xasaan jilbaha kow lama dhigo karaa miya dhulka marki la sujudaayo? Hada kahor waxaan dhageystay Sheikh asago dahaayo hala jilba gabsado marki sujuuda la sujudaayo hadana ma fahmin qutbadan hala IGA jaahil bixiyo waayo aniga jilbaha dhiga dhulka kow Jazaka Allah Qeera

  • @DAACIMEDIA19

    @DAACIMEDIA19

    4 жыл бұрын

    Markaad sujuuda u socoto gacmaha hormarsii kadibna jilbaha sidaasi ayuu nabiga u tukan jiray Ka fiiri kutubka sifatu salaatu nabiyi

  • @abdiaziz2517

    @abdiaziz2517

    Жыл бұрын

    walal culimada wey isku khilAFTEY WXNA kujiro sidex qowl 1. inaad gacmaha hormariso 2. inaad jilbaha hormariso 3. culima qarna wxy qabaaan lawadhuba wey banaan tahay

  • @abdullahciise3545
    @abdullahciise35455 жыл бұрын

    Ninkaan ceynaayo sheikha muxuuku noqday mujrin nosheeg

  • @nimcohasan7900
    @nimcohasan79006 жыл бұрын

    maxay tahay jahishan

  • @fadumocalifaarax6438
    @fadumocalifaarax64388 жыл бұрын

    kee xaq ku taagan warya adna mujrim ayaad tahy iisna waa mujrim

Келесі