NASRA OO ILINTA CESHAN WESAY INTEY SAN BIXIN WAQTI QURUX BADAN IYO ISKU DIYARIN SAFARKEEDA🥹

Ойын-сауық

Пікірлер: 182

  • @CawoCadey
    @CawoCadey2 күн бұрын

    Adna nasro wey jeceshahay🥹🤍 Allaha isku kiin deysto abaayo yaal Nasra ayadana Allaha nabad geeyo🤍 waxad tihiin hooyoyin iyo marwoyin sharaf leh oo an Alle darti u jeclahay yaa xabiibaati🥹🫂♥️

  • @ugasohassan5973

    @ugasohassan5973

    2 күн бұрын

    Illaahay hakujeclaado abayo qofkii qof ilaahay datiis ujeclaado allaha wuujecelyahay

  • @IKRANADENMUHAMED
    @IKRANADENMUHAMED2 күн бұрын

    Ann ku salino nabigeena Mohammad scw hadaad tahay baqiil iska dhaaf Hadaad iimaan leedahay ku sali

  • @ahlamabdiwahab
    @ahlamabdiwahab2 күн бұрын

    Ay anaa u horeeyo inta iga dambeyso like isaara😅 Safar salaama nasra nabad tag

  • @ConfusedCamperVan-mu4ot

    @ConfusedCamperVan-mu4ot

    2 күн бұрын

    😊😊😊😊😊

  • @Salina892

    @Salina892

    2 күн бұрын

    @@ConfusedCamperVan-mu4ot 13:16

  • @KOKOBULLE6616
    @KOKOBULLE66162 күн бұрын

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Baden Nabi Muxamed SCWﷺﷺ😭❤

  • @marwojanno6316
    @marwojanno63162 күн бұрын

    Wlh adna waa sharaftay Nasra say u ilaalinayso Adna sxb laga dhigta oo kale Masha allah❤❤

  • @NaruraMohamed
    @NaruraMohamed2 күн бұрын

    Kusaliga xabibken mohamed scw

  • @Amiira252
    @Amiira2522 күн бұрын

    Igula Sali xabiibgeena Mohamed scw 🫶🏻❤

  • @aminanur103

    @aminanur103

    2 күн бұрын

  • @salmoburhaan881

    @salmoburhaan881

    2 күн бұрын

    صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-lw4uu7zd9e
    @user-lw4uu7zd9e2 күн бұрын

    Adna qof gob ah oo sharaf leh waaye runtii. Mahadsanid walaal qiimo badan ayaa tahay sida aad Nasra Abtidoon u soortay❤❤

  • @Samia12-c7z
    @Samia12-c7z2 күн бұрын

    Allaha is one❤

  • @salmoburhaan881

    @salmoburhaan881

    2 күн бұрын

    سبحان الله وتعالى ❤❤❤❤❤❤

  • @user-ug6iu1tg4k
    @user-ug6iu1tg4k2 күн бұрын

    Isku soo noqda nasra iyo adna manshallah safar nabad qabaa wan rajeenaaya mar kale jamacada,markay dhamayso inshallah❤

  • @user-zx1gy9wg2l
    @user-zx1gy9wg2l2 күн бұрын

    Nasro alle haku nabad geeyo adno iyo nasro dib alle ha ukulmiyo ayagoo caafimaad qaba aniga agtiina joogin daremayaa alle qalbiga haidiin qaboojiyo 😢❤😢

  • @Iman-321
    @Iman-3212 күн бұрын

    Nasro maskiin waye wlhi guuleyso adna sida quruxda badan nasro uso dhaweyse waa ku mahadsan tahay

  • @SukaynaSuleiman
    @SukaynaSuleiman2 күн бұрын

    Kusali xabiib keena صلى الله عليه وسلم ❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre34312 күн бұрын

    Team Nasra One Like 🤲👍

  • @zesi23
    @zesi232 күн бұрын

    Nazro Hada Managa TagTay Safar Salaama I Mizz You Wlhi😭

  • @Ruyahaahh
    @Ruyahaahh2 күн бұрын

    Nasra abtidon Congratulations 🎊 io safar salama ❤😊 adoo nabada aqwan team adna one like ❤😂🎉

  • @Fans_sunmriko
    @Fans_sunmriko2 күн бұрын

    Team Adna iyo nasro one like 👍

  • @AyaaanOmaar
    @AyaaanOmaar2 күн бұрын

    Ar adno waliged saxaf kama soo dhaxin nasro see wax yeshay mashallh adno waa gabar qalbi fican

  • @faizafilzan
    @faizafilzan2 күн бұрын

    Nasro ilinteeda wlhi ma u adkesan kari Allah murug ma tusee❤😢

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre34312 күн бұрын

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz2 күн бұрын

    Mashaallah Adna iyo saxaaf walalo qalbi wanagasan waaye ❤❤ Abayo Nasra Allah ha ku nabad geeyo aamiin yaraabii 🤲🤲❤️❤️

  • @Kalthuuma
    @Kalthuuma2 күн бұрын

    صلوا معي علي الحبيب عليه افضل الصلاة والسلام ❤️

  • @Rayaan277
    @Rayaan2772 күн бұрын

    Walhi anaba iga ooysisay nasra waa calol jilicsantahay ani camal xppti ilahey haku nabad geeyo amiin yarabi❤❤❤

  • @SundusSuleiman
    @SundusSuleiman2 күн бұрын

    First one boqrad adna❤️

  • @shukrishaandhe3773
    @shukrishaandhe37732 күн бұрын

    Inta kaxun in aybaxado like😢😢

  • @sahroahmed7148
    @sahroahmed71482 күн бұрын

    Team nasra Abtidon one like 👍 ❤😊

  • @rumaneyy9802
    @rumaneyy98022 күн бұрын

    Adna nasra way jeceshhy Allah niso Ku kiinbdaayo❤

  • @abdijama1984
    @abdijama19842 күн бұрын

    Waa ooye walaahi guuleesta maashaa allaah❤❤❤❤

  • @user-ex6jv5eh7m
    @user-ex6jv5eh7m2 күн бұрын

    Ar nasra wa mucjiso adna waxey ledahay wax yar ansexana iyadane way ushekenosa kkkk ❤ funny

  • @Adnamohed1234
    @Adnamohed12342 күн бұрын

    First one like ❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre34312 күн бұрын

    Hambalyo 🎉Hambalyo 🎉Hambalyo 🎉 For Saaxibtaaa Nasra ❤❤❤🎉🎉🎉🎉 Masha"Allah My Sis Adna❤❤❤❤❤🤲 Keep Going 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar40102 күн бұрын

    Masha allaa nasro quruxey alle hakunawad geyo xabiibti insha allaa🤲❤❤❤❤

  • @user-zf1qv6hs8v
    @user-zf1qv6hs8v2 күн бұрын

    sorry nasra❤😂🎉😂❤

  • @m.baariyow27
    @m.baariyow272 күн бұрын

    Nasra respect 🎉1m Come

  • @QueenIxsaan
    @QueenIxsaan2 күн бұрын

    Mansha allah safar wacan❤🎉

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali2 күн бұрын

    MAASHA ALAAH SAFAR SALAAMA. NASRA. ABAAYO❤❤

  • @fihimaissa7932
    @fihimaissa79322 күн бұрын

    Sxbo is jecel ManshaAllah ❤ Ilahayaw best friend fiican I sii

  • @ayaanmoh6846
    @ayaanmoh68462 күн бұрын

    Alla adnay xppti thank you sacada mrkd shegaysin sas noguso fasira so kasta wan idinku daalee❤😂

  • @user-el3ss3kj8u
    @user-el3ss3kj8u2 күн бұрын

    Safar salama abayo ❤

  • @aaminoibraahim1679
    @aaminoibraahim16792 күн бұрын

    Nasrooy xabiibti mabaxdey safar salaamo macaanto allaah kunawadgeeyo quruxeey ❤❤❤

  • @-ikraam5872
    @-ikraam58722 күн бұрын

    Wixii ooyin no haay kulha nasra funny ba tahe walee😂😂😂

  • @Kalthuuma
    @Kalthuuma2 күн бұрын

    Allah nabad geyo yarabi 🤲❤

  • @Maqdis-fy2he
    @Maqdis-fy2he2 күн бұрын

    M.a Adnoy illahey hakubarakeyo❤️❤️❤️🥀

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan28982 күн бұрын

    By bye bye 👋 Nasrayyyy 😢 team Adnaheena 😢

  • @user-ic9kv2ke9x
    @user-ic9kv2ke9x2 күн бұрын

    Masha allaah xbbti adana iyo nasro waa gabdho fiican

  • @Amiira96
    @Amiira962 күн бұрын

    Allow isha cadawga idinka haaay Allah ha idin jeclaado sidaa isku jeceshihiin m.a Adna suprise ugu tag adna 1m Markey gaarto waa hubaa 2m dhaqso aad gaaree I.a

  • @KeynaanMohamud-qy8tp
    @KeynaanMohamud-qy8tp2 күн бұрын

    Wcs maamada xafada maa mooyinka Salan sare mac salamo maca saruuro

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing30662 күн бұрын

    Masha Allah ❤❤🤲🤲🤲🤲

  • @user-ui7zp6zo4z
    @user-ui7zp6zo4z2 күн бұрын

    Safar salaama nasro abayo❤❤❤❤❤

  • @LubnaIbrahim-cs4nt
    @LubnaIbrahim-cs4nt2 күн бұрын

    Team adna iso duceeya 😢😢

  • @KingAkwadani-fu4pq
    @KingAkwadani-fu4pq2 күн бұрын

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️

  • @Suzyuser-gs9cm2vx2i
    @Suzyuser-gs9cm2vx2i2 күн бұрын

    Safar salama❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre34312 күн бұрын

    Walasheeen Nasra Safafka Diyaarintiisa Allaha U Fududeeyo 🤲 Ya'rabb🤲 ❤❤❤ & Intii Summer Kaan Safar Ah Dalka Gudahiisa Iyo Dibadiisaba Alloow U Saqir E U Fududeey🤲🤲🤲 Ya'rabb 🤲🤲🤲 Anagane Amuiraheena Noo Fududeey🤲🤲🤲 YAAAA ALLAH🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴

  • @user-wl2kh5cq7h
    @user-wl2kh5cq7h2 күн бұрын

    Adna janaal❤❤❤❤

  • @user-ex6jv5eh7m
    @user-ex6jv5eh7m2 күн бұрын

    Mansh Allah nasra abtidon safar salama ❤my sister

  • @aliyamustafa8466
    @aliyamustafa84662 күн бұрын

    Safar salaam 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @Sirdoonka1234
    @Sirdoonka12342 күн бұрын

    FROM COUNTRY OF OGADENIA ❤🎉 FROM COUNTRY OF OGADENIA ❤🎉

  • @haldoordumar6770
    @haldoordumar67702 күн бұрын

    Walalo is jecel 🎉❤

  • @ConfusedFurryCat-tl4jk
    @ConfusedFurryCat-tl4jk2 күн бұрын

    ilaahay nabad ❤❤❤Haku geeyo nasro cabdi don❤❤❤❤

  • @Nimco_qurux
    @Nimco_qurux2 күн бұрын

    Qof ki ugu horeyay

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic30132 күн бұрын

    Alle hakunabad geeyo nasro aptidoon ❤🎉

  • @LajecleyDunida
    @LajecleyDunida2 күн бұрын

    SAFAR SALAAMA ALLAH kunabadgeyo wlshey nasra😢❤👋👋

  • @user-pd8gk7qv7d
    @user-pd8gk7qv7d2 күн бұрын

    Saxiibo isfahmay hore usocda

  • @naimadahir519
    @naimadahir519Күн бұрын

    Laba xariif is heshay oo jilinka ku wanagsan Suray beerka noka karacen😂😭

  • @ismailmahamedjogow5525
    @ismailmahamedjogow55252 күн бұрын

    Nasraay safar salaam abaayo qeyr iyo nabad Allah ha kugu dhigo safarkaaga

  • @user-ox6xz5ux7q
    @user-ox6xz5ux7q2 күн бұрын

    Ma.aqwaana❤❤❤

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed56122 күн бұрын

    Sfar slma leyhy wlashy nasra illhy dip ha idin kulmiyo idinko nbad ah i.a illhy ha nbad geyo ❤🤲🏻

  • @user-lo5ht1gq2y
    @user-lo5ht1gq2y2 күн бұрын

    Nasra aaway lens waxay muraayadu ❤

  • @samiirasiciid8-sh5qb
    @samiirasiciid8-sh5qb2 күн бұрын

    Nasro ani Mey iga tageysaa wllhi qalbi ga I hureyy😢❤

  • @user-kx7nl9st1v
    @user-kx7nl9st1vКүн бұрын

    Masha Allah ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @user-rx6nz3wb3z
    @user-rx6nz3wb3z2 күн бұрын

    Qofka Uhoreeyp 💕

  • @MaryamoMohamud-wp3lj
    @MaryamoMohamud-wp3lj2 күн бұрын

    Safar salaama nasro abtidoon nabad ku tag ilaah haku amaansado 😢😢❤❤

  • @Fariihachannel1
    @Fariihachannel12 күн бұрын

    Please somaliyey iso boqda halmar gacanta isara allah dartiisa plz ha idhafin jazakallah ❤❤❤ thank you 😍😍😍 plz 🎉🎉🎉🎉

  • @Hushmo
    @Hushmo2 күн бұрын

    Adna wa laguso martinkara m.a 🎉🎉

  • @HaniCarab-km2ez
    @HaniCarab-km2ez2 күн бұрын

    allah ha nabad geeyo aamiin yarabi🤲🤲🤲

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed13672 күн бұрын

    Came back to here July 28ka inshllh 😊😊Goaaankii aaan qaatay

  • @SacdiyoIbrahim-ni4zm
    @SacdiyoIbrahim-ni4zm2 күн бұрын

    Adna cadeey ❤❤❤

  • @kng-yaziid-official
    @kng-yaziid-official2 күн бұрын

    Team adna and nasra one like ❤❤

  • @KhadraC.qadir9746
    @KhadraC.qadir97462 күн бұрын

    Adna Hooyo sharf leh ❤❤❤

  • @user-pr2iw1pp2t
    @user-pr2iw1pp2t2 күн бұрын

    Mashallah❤❤🙏

  • @munocismaan496
    @munocismaan4962 күн бұрын

    Safar wacn o wanaagsan walshy nasra ❤

  • @MaidoAbdullahi-rf4jy
    @MaidoAbdullahi-rf4jy2 күн бұрын

    Safar salama

  • @FatiyaMohamed-ty4ww
    @FatiyaMohamed-ty4ww2 күн бұрын

    Mnsh allah wlshyi nasro allah kunabd geeyo

  • @filmshop1954
    @filmshop19542 күн бұрын

    team nasra on funs

  • @najmamanshaallahabdirahman8768
    @najmamanshaallahabdirahman87682 күн бұрын

    Alla ani qof markuu Naga tagayo ilinta maba ceshan karo😢

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho37422 күн бұрын

    Safar salaamo Nasra👋

  • @Liiiiyaan
    @Liiiiyaan2 күн бұрын

    Adna gobanimadii oo qof ah❤❤

  • @QueenSiman-lq7vs
    @QueenSiman-lq7vs2 күн бұрын

    Nasra bye 👋 🙂 😢

  • @user-ly9qm1hg3k
    @user-ly9qm1hg3k2 күн бұрын

    Team nasra safar salaama

  • @user-vf5bm7yh8w
    @user-vf5bm7yh8w2 күн бұрын

    Nasro ma baxde hada 😢

  • @XafsoDini
    @XafsoDini2 күн бұрын

    Sorry 😢😢😢

  • @safamaxamuud-vu9cd
    @safamaxamuud-vu9cd2 күн бұрын

    Illahay haa ku nabad geeyo abyo nasra 😢❤

  • @khadiijaabdqadir
    @khadiijaabdqadir2 күн бұрын

    Nasra no nabad imaw xamar i.a❤❤❤

  • @HadiyaReermagaal
    @HadiyaReermagaal2 күн бұрын

    Rabi nabd markale haisku ken keeno wallo isjecel❤

  • @AbdiladhiifIshaan
    @AbdiladhiifIshaan2 күн бұрын

    Team adno one like 👍

  • @Nastexo-kh3pm
    @Nastexo-kh3pm2 күн бұрын

    Bay bay nasro waan islajoognaa🎉🎉

  • @princessbinty499
    @princessbinty4992 күн бұрын

    Save trip nasray

  • @SafaAli-je5yq
    @SafaAli-je5yq2 күн бұрын

    Alla Adana gobsanaa😢😂❤

  • @Cabdalesharifmacalin
    @Cabdalesharifmacalin2 күн бұрын

    I miss you nasra 💃🖐♥️

  • @ameenabubakar2514
    @ameenabubakar25142 күн бұрын

    يا شيخ خلاص انت احلى قاعد نبكي معاكم والله والله انا من النوع ايش لانه ما قاعد اشوف احد يبكي ما اقدر احد يبكي اشوفه والله وانا كمان قاعده ابكي معاكم😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

Келесі