Najmo Cudoon- Naftu Raaxo jecela

Xasuusti saado Cali Warsame❤️
plz subscribe like and share asxabta

Пікірлер: 129

  • @user-rj9dr4rw6h
    @user-rj9dr4rw6hАй бұрын

    La perfection total j vous felicite et encourage depuis djibouti waa saxdii alloy hambalyo ma soeur horey usoco waliga

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari7 күн бұрын

    Waxaa cajiib ah sida farshaxanimada leh ee Abwaanka midhaha sameeyey uu u falkiyey erayada heeskan midna ogoow ruux kastaa hees wa uu samayn karaa balse waxaa lagu kala tegayaa waa sida xarragada leh ee midhaha laysku sudho si ruuxa markaas dhegaysanaya ay xasuus gooniya maankiisa ugu reebto, waxaan qiyaasayaa in midhaha heeskan uu leeyahay Allaha janeeye, Abwaan Maxamed Cali Kaariye oo kamid ahaa ragga looga haray suugaan samaynta Inkasta oo codka gabadha heeska qaadaysaana ay bishay oo galkeedii iyo meel ka sarraysaba ay gaadhsiisey, sidoo kale laxanka qudhiisa oo aan ka dhicin isna waxaa ku ladhay Siciid Maxamed Cali (Xarawo). Aun, Saado Cali Warsame waxa ay heeskani ku luuqeysay 16/08/1976.

  • @seithtaariikh

    @seithtaariikh

    2 күн бұрын

    Good

  • @xamiimofficial3818
    @xamiimofficial3818 Жыл бұрын

    Gar iyo gardaraba waan wataa cudoonteyna Anigu jiliinkeeda aadbaan uga helaa gabdhaan Waana qofta Kaliya aan kataageero dumar hadey fanan ahaan laheeyd iyo hadii tiktokers iyo KZreadrs ba

  • @abdirazak2229
    @abdirazak2229 Жыл бұрын

    Gabadhaan kalsoonideeda wax loo dhigo leheen🎉🎉

  • @abdinurseefka
    @abdinurseefka Жыл бұрын

    Saado cali wax dhaama la waa ilaahoow kuu naxariiso garguurte dilay

  • @dumarkudhancali6927

    @dumarkudhancali6927

    Жыл бұрын

    Really 😢

  • @AhmedAhmed-tx6dj

    @AhmedAhmed-tx6dj

    5 ай бұрын

    Ogow gabadhu way cod fiican tahay heestuna waa heesaha ugu laxamada fiican ee dance ga ah .just say thanks but no complain.

  • @mahadabdi4795
    @mahadabdi4795 Жыл бұрын

    woow quel belle voix🎤 najmo cudoon😘

  • @abeg2026
    @abeg2026 Жыл бұрын

    Waa sax Naftu raaxa wey jeceshay. Runta naceeyb wey necebtahay. RUNTU WAA . DAGAAL OO NOOLOW

  • @muuseadan2294
    @muuseadan2294 Жыл бұрын

    Ibaaxad najma codoon Eesh calaa fanaanad iyo badh

  • @faysash.abdilahi18
    @faysash.abdilahi1810 ай бұрын

    ❤man..Sha allah

  • @Ff3.m
    @Ff3.m Жыл бұрын

    Heesta meshi lagu talagalay kentay ❤

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it Жыл бұрын

    najma sing honestly really thanks for keeping fan

  • @sacadhusseinyousuf7214
    @sacadhusseinyousuf7214 Жыл бұрын

    what a song , the way she act what the song tells us . congratulation najma.

  • @bashman345
    @bashman3457 ай бұрын

    Erayadii abwann Maxamed Cali Kaariye AHUN

  • @AhmedMohamed-wl7tr
    @AhmedMohamed-wl7tr9 ай бұрын

    yaasalam axya cod iga dheh hore usoco wll ❤💙💚

  • @tueneykafii5587
    @tueneykafii55872 жыл бұрын

    Najmoy cadih matihid wlley

  • @AthumaChamay-zz2gp
    @AthumaChamay-zz2gp9 ай бұрын

    Wow amazing❤❤

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe10 ай бұрын

    Yaaawaaaye

  • @husein_mohamuth
    @husein_mohamuth Жыл бұрын

    Boqorada codka najma cudoon sister horay usoco 💯❤️🫀

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe10 ай бұрын

    BalyaawaayE familibaanaheye

  • @sahalhusseinsahal6957
    @sahalhusseinsahal69572 жыл бұрын

    ANIIGA. .SAHAL. DJIBOUTI 🇩🇯. NAJMAA.CUDOON SALAAN SAREE AYAAN. KU.TAGEEY

  • @aliinacsmn1497
    @aliinacsmn14972 жыл бұрын

    Walahi cadi ma ahan nuunkeda ayaa kacayo

  • @YOONKA-BUULADATV
    @YOONKA-BUULADATV Жыл бұрын

    Heesta sifiican u qaaday balse ayadoo fasiix eh soo qaad buuq ku furneen ee gadaashada koox band eh kula jiibinaayaan sidaanoo kale.

  • @abdirashidmahamud7987
    @abdirashidmahamud7987 Жыл бұрын

    Incredible voice

  • @richboy4695
    @richboy46952 жыл бұрын

    😎🎹Waxaan Ogaa galkacyo oo fiidka laga seexdo nabadu waa Harka Dhalinta✅❣

  • @walalmahrez6397

    @walalmahrez6397

    Жыл бұрын

    Galkacyo mahn waa garoowe

  • @user-nv4zm9xz7q

    @user-nv4zm9xz7q

    10 ай бұрын

    D🎉iri4😢said 🎉 2:35 6 and

  • @mohamedguled4835
    @mohamedguled48352 жыл бұрын

    Cod iyo jaanba ✅✅✅

  • @Mabduly
    @Mabduly Жыл бұрын

    The lady knows how to dance 💃 and she is very beautiful Mashaa Allah

  • @m-deeq6043
    @m-deeq60433 ай бұрын

    I love the way she moves Najma cudoon,good energy sis,big love to u.

  • @user-ke6vc7no7q
    @user-ke6vc7no7q8 ай бұрын

    Waba ayada ti lgu talaglay hesta nlow najmaay ❤❤

  • @ahmedabdiwali7690
    @ahmedabdiwali76903 ай бұрын

    Allah hanaxariisto saado cali wax cod ku gaara ilaa hadda mahayo

  • @TheRickstrick
    @TheRickstrick3 ай бұрын

    Ku laandheere❤ ina ader

  • @walaalkhaan-ch8ft
    @walaalkhaan-ch8ft2 ай бұрын

    Najmo cudon wa kabaxsaty ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahalhusseinsahal6957
    @sahalhusseinsahal69572 жыл бұрын

    NAJMA..FANAN.QAALI AH

  • @jarsog6555
    @jarsog65559 ай бұрын

    I wish one day I meet them

  • @kassimbourhan9565
    @kassimbourhan9565 Жыл бұрын

    Najma you are so happy and beautiful

  • @mohamedadensaid1822
    @mohamedadensaid1822 Жыл бұрын

    Qoftan ninka agtaan u ekaa jimy foxx hhhhh

  • @jarsog6555
    @jarsog65559 ай бұрын

    She's very beautiful and she have best voice thanks keep it up sister

  • @abdisamed5054
    @abdisamed5054 Жыл бұрын

    Qurux iyo cod macaan

  • @JAMBALALAnaguibahmed-ih4hh
    @JAMBALALAnaguibahmed-ih4hh10 ай бұрын

    formidable nima cudon

  • @abdijabarmohamedsheikh8735
    @abdijabarmohamedsheikh87352 жыл бұрын

    Ilike her energy

  • @sacdiyoclqaadirxirsi6714
    @sacdiyoclqaadirxirsi6714 Жыл бұрын

    Woow

  • @asmasiyaad3500
    @asmasiyaad3500 Жыл бұрын

    😊🤘

  • @MaxamedKoodwayn-sj5yo
    @MaxamedKoodwayn-sj5yo Жыл бұрын

    Ragow meydka intaan nala ka canshuurin.noosoo.qaada

  • @mohmoudabdi3552
    @mohmoudabdi3552 Жыл бұрын

    Gabdha majeeeerten suurahan ku jeclahay

  • @aminahussein9309
    @aminahussein9309 Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @hanigure2945
    @hanigure294510 ай бұрын

    ❤️❤️❤️

  • @jabirmohamed5410
    @jabirmohamed5410 Жыл бұрын

    She’s beautiful and she knows how to dance especially from 3:20. I have a crush on her. Is she single? From Minnesota

  • @AmiinDeAlberto23

    @AmiinDeAlberto23

    Жыл бұрын

    Mya 😀😄😄

  • @Mabduly

    @Mabduly

    Жыл бұрын

    And check from 2:20 😅 she will never get old 😅

  • @abdullahabdinur9302

    @abdullahabdinur9302

    Жыл бұрын

    She is married.

  • @mohamedkadiye4915

    @mohamedkadiye4915

    9 ай бұрын

    😂😂 men of culture. We are always together

  • @kinglaash8369

    @kinglaash8369

    8 ай бұрын

    Yes, but to me❤😂

  • @AhmedMohamed-ju9jr
    @AhmedMohamed-ju9jr Жыл бұрын

  • @sahalhusseinsahal6957
    @sahalhusseinsahal69572 жыл бұрын

    AAFKA AAFKA AYAA. IDIILEEY

  • @Muna_Dalac
    @Muna_Dalac Жыл бұрын

    Wow! Her voice is incredible for Real. We need more of Najmo cudoon in somali music industry, not these fossils full of make up when energetic and young star like this one is everywhere.❤

  • @user-my5hr9do3x

    @user-my5hr9do3x

    10 ай бұрын

  • @user-my5hr9do3x

    @user-my5hr9do3x

    10 ай бұрын

  • @shakiibwali1553

    @shakiibwali1553

    10 ай бұрын

    😊😊1

  • @qalaanjofy

    @qalaanjofy

    10 ай бұрын

    @Muna_Dalac my namesake walal that’s mean.

  • @cawelcabdi
    @cawelcabdi2 ай бұрын

    Heesti wad kabxsaty😮

  • @HopeofaHijbai
    @HopeofaHijbai8 ай бұрын

    She played with the song. Naga amuus

  • @abdikariim2482
    @abdikariim2482 Жыл бұрын

    Laandheera cismaan maxamuuda

  • @axmednuraxmednur1968
    @axmednuraxmednur196810 ай бұрын

    sado cali 2

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe10 ай бұрын

    As yartaanaa tanaaa gabadha qatreeeyqaraneeyqiimobadaneey dumaroo AishEeeylagufarxeeey qaasatan hablaha facyaashay waanba uwataa dhamaystiran

  • @ahmedfaraah4754
    @ahmedfaraah4754 Жыл бұрын

    Walhi qoftan heesta qosol bay ba uga bax day way kuu raxaysata kkk

  • @cismaanshawaali4423
    @cismaanshawaali4423 Жыл бұрын

    Adkaatay malaha Hilib geel ayy soo cuntay naagtasi afka maxay ka guraysaaa😮😮😮

  • @sahalhusseinsahal6957
    @sahalhusseinsahal69572 жыл бұрын

    AAFKA AAFKA.IYO.GACAAN TA AYAA..IDIILEEY

  • @jarsog6555
    @jarsog6555Ай бұрын

    Akways when i see this song vedio i always want to meet the lady with red hijab she is very beauty full i pray for you my mirror

  • @pestipstricksandupdatesfor459
    @pestipstricksandupdatesfor45910 ай бұрын

    Just leave a like so that i always comeback for 3:20

  • @cabdiqaadirxaaji9236
    @cabdiqaadirxaaji92368 ай бұрын

    Waxani WAA.bilaa dhaqan.hablaha.dhex boodaaya.bal dadkan eega ma sakhraamiinbaa Ma dhaqan celisbaa.wuxuun.ku.sheega Iyo Sharaftii.fanaaniinteenii.hore

  • @jarsog6555
    @jarsog6555Ай бұрын

    Najmo good voice and so energetic and next my mirror hijab lady dont for get hajj is time for pilgrimage hajj

  • @dullahiayoub2432
    @dullahiayoub2432 Жыл бұрын

    Fartun balbalaarka caydii ay Caaysay ayay ku soo gashay Sozial media 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @jarsog6555
    @jarsog65559 ай бұрын

    2:59

  • @mansalahbilyser5184
    @mansalahbilyser518410 ай бұрын

    Mashallah

  • @sarahmuli1630
    @sarahmuli1630 Жыл бұрын

    😭😭😭

  • @moha23ibro74
    @moha23ibro74 Жыл бұрын

    Laandheerad Cumar mxamuda

  • @hodanabdi8346

    @hodanabdi8346

    Жыл бұрын

    gesiyadi rer bicidyahan wayo

  • @nasraabdidahir2497

    @nasraabdidahir2497

    Жыл бұрын

    Cumar maaah gabdhan waa RB

  • @qalpinuura9091

    @qalpinuura9091

    Жыл бұрын

    War reerka sharafta leh ha u gafin qoftan waa reerki salhada ku noolaaye

  • @shukrinoah3987

    @shukrinoah3987

    5 ай бұрын

    Cismaan maxamud markii la yiri Waba lama soo qorin Hadii cumar maxamud lagu sheegey waa soo wada cararteen why? Midna maahee Way ka sareysaa waa RB . Najma ❤fr Qardho baye

  • @MurayadJr

    @MurayadJr

    4 ай бұрын

    Ciilan naagtan ilaahey baa karaameyey o laandhere RB kadhigey cumar cafaayad hadey ahan lehed sasba uma raaxeysaten@@qalpinuura9091

  • @ana2604
    @ana26048 ай бұрын

    Naagta kali aroskayga uga yeeranayo jah

  • @Mabduly
    @Mabduly Жыл бұрын

    I want to sponsor this lady to a trip of her choice to the world let her tell me when she’s ready

  • @moh4127

    @moh4127

    Жыл бұрын

    😄😄😄😄

  • @Darkdesires946

    @Darkdesires946

    Жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣👋💀

  • @Gstarxpress

    @Gstarxpress

    Жыл бұрын

    U funny man 😂😂 somalia xagee ka joogtaa Sxb?

  • @Maryan-ob2jr

    @Maryan-ob2jr

    Жыл бұрын

    😂😂😂😂😂 waaa wada tripkaaz

  • @user-ym3jz8ro7g

    @user-ym3jz8ro7g

    Жыл бұрын

    Sponsor your mother 😂

  • @rayaancabdi6542
    @rayaancabdi65423 ай бұрын

    Reer magaale caashaqay ila hada ma fahmi

  • @jarsog6555
    @jarsog65559 ай бұрын

    Lady with red gabosor she is very beautiful and best dance mashallah that is best sellection

  • @user-km6ri9ht8t

    @user-km6ri9ht8t

    3 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @shukriiidow3938
    @shukriiidow3938 Жыл бұрын

    Tasina waxay ehed najmo oo heesti sada cali hurgufaysa🤭

  • @maymuunabdulahiwarsame8198

    @maymuunabdulahiwarsame8198

    Жыл бұрын

    🤣🤣🤣

  • @promahamedaxmed1274

    @promahamedaxmed1274

    Жыл бұрын

    Wlhi way hurguftay .

  • @yaasiincabdulqadir4735

    @yaasiincabdulqadir4735

    Жыл бұрын

    🙆‍♂️😂🎼

  • @gabarbarichannel9804

    @gabarbarichannel9804

    Жыл бұрын

    😂😂😂😂😂

  • @myboy8242
    @myboy82429 ай бұрын

    s

  • @CaanoLidokawte
    @CaanoLidokawte13 сағат бұрын

    No

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh78229 ай бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂 kuwaan ciyaalka xaafadda miyaa?

  • @cabdicadow1472
    @cabdicadow147211 ай бұрын

    Waa iska sidan markaad wax aadan aqoon ulaheyn dhex dabaalato makaroofanka sida loo qabto ugu yaraan waxey ahayd inaad fanaaniinti hore kasoo daawato ku laabo af xumadi taasaad taqaanaaye