NAGKALE MA JIIRTA MISE ANIGA WALLAN?? SHAY MUXUU UU OOYAY??

Ойын-сауық

Asha iyo Shay naagkale majiirata?

Пікірлер: 516

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303Ай бұрын

    Quruxeey sodohdaa waa boqorad,ninkaaguna waa boqore, dantaada aqood reerkaaga si fiican udhaqo,rabina hakuu barakeeyee,Aamiin yaa Rabi, wasala-Allaahu calaa nabiyinaa Muxammadin wacalaa aalihii wasaxbihii wasalam ❤❤❤❤❤❤❤.

  • @Garqaad

    @Garqaad

    Ай бұрын

    Qofna qofkisa ma Helo qof dhib badan iyo qof maskina isku so aado

  • @ayaanbillan8634

    @ayaanbillan8634

    Ай бұрын

    @@Garqaadayada ani Balayo İla ah Dhib Badan ninkah Waa Nin Miskinah

  • @AshraqatDaahir

    @AshraqatDaahir

    Ай бұрын

    @@ayaanbillan8634naagta ninkii hore ubuktaa ma arkin miyaa doraad waxa ay dhahaysay😢

  • @khadradiriye9412

    @khadradiriye9412

    Ай бұрын

    True

  • @sagalhussein47
    @sagalhussein47Ай бұрын

    Shar iyo shaydan allaha idinka hayo abayo guriga quran kushid malinwalbo soo gado samecadaha quranka waxaa lagugada karamel allaha kuxifdiyo aamiin

  • @TsehayneshTesfaye-su2jh
    @TsehayneshTesfaye-su2jhАй бұрын

    SHAY WAN LA OOYAAY MASKIIN😢😢😢😢😢😢

  • @AshraqatDaahir

    @AshraqatDaahir

    Ай бұрын

    Anba sido kale wllhi wan la oyay miskiin Shay waa Adeerkee cml miskiin naagta ma rabto ninkaan intee dhibi lahayd nabsina ay ka gali lahayd runta inay usheegtaa fcn nagtan ilmaha Aabahood ay rabtaa markaan ufiirsaday waa daalimad ninka chance ee ku buriso ayay la,dahay waayo kii hore na inu Rabo iyo inkale ma oga saas darteed ninkan miskiinka ayay qasee kolna ka oohinee kolna burinee

  • @user-lx4nx2wp9d

    @user-lx4nx2wp9d

    Ай бұрын

    Xogaa wuu dhiman yahay ninka

  • @AshraqatDaahir

    @AshraqatDaahir

    Ай бұрын

    @@user-lx4nx2wp9d Caadi mad utaqaanaa mise dhaqan Aad hada aragtay uun bad ka qiyaastay kkkkk wllhi anigaba markaan daawanayay ban is idhahay maxaa waye ninku mu dhimanyhy horta hadana nagtan base Xun na see ugu buuqaysay Nocaa ka dhigtay iyo waa xanaaqa iyo niyad Jabka ayan isdhahay o ninku Asago madluunsan ayuu meelaha socsocdaa cml

  • @R-dy9zs
    @R-dy9zsАй бұрын

    Abaayo waxaan kugulatalinayaa buuqa inu kaa dhamaado hadad rabto salaada subax iyo salaada maqrib ka dib waxaad aqrisa wasamai idatal baruj ilaa iyo birabi naas tijaabi adaa arki done fa idada a helaysid oky

  • @nuuraalinoor3630
    @nuuraalinoor3630Ай бұрын

    I am very happy for you both, please my sister , stop fighting all the time, and say Alhamdulillahi Rabbilcalamin.

  • @rorobano6907

    @rorobano6907

    Ай бұрын

    Waaa been waxaan viewa Waa masiiwo quftan kkkkk

  • @ashaabdullahi4659

    @ashaabdullahi4659

    Ай бұрын

    @@rorobano6907 wax aanad ogayn ha xukumin

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8vАй бұрын

    M.A ASHA NINKAAGA BAARI UNOQO WALHY WA NIN DEGAN ISKA DAA KULEYLKA SAIDKA AH WAN IDIN SALAAMAYA DHAMANTÌN❤❤❤❤

  • @daimondumuanas8622
    @daimondumuanas8622Ай бұрын

    Caa,isha iska illow dagaal ninka xumaantiisa waxaadku hilmaamta waxii wanaga ku sameeyay Adigoo xanaqsan isku day inaad udhola cadeyso buuq iska hilmaam 5caruura haysta isku filaansho ma gaarin intaas yar aad haysato dadaa haysan Masha allaah duceyso allaah inuu hayin kaga dhigo ninka ajnabi haduu yahay haduu Islam yahay kaa badan inta ajnabi qabo naagta ugu nin wanaagsan muuqaal ahaan adna ma qaawnid inbadan kheir ah qarso allaah hakula garab Gallo ha iswaalin isdeji hooskada ku jur nicmamadada Iska dhuuq cadey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FatumoAbdullahi-ln2jz
    @FatumoAbdullahi-ln2jzАй бұрын

    Ilaahey kumawalo macaney shay maskiin waye adna waxa anisamenlaha ayaad sameysey guuulleyso❤❤❤

  • @FarhiyaGele
    @FarhiyaGeleАй бұрын

    Naa awalba maaluu kaa jiray malahane idaga uunbaa waslanaayey ee heyso ninkaaga gabaray ❤❤❤❤❤

  • @anisohaashi9730
    @anisohaashi9730Ай бұрын

    You did greet job my Allaah bless you and your family dear sister

  • @rukioadow6509
    @rukioadow6509Ай бұрын

    Qaladkaaga yareey, ninkaaga u jilicsanoow. Maskiinkaan ha dhibin waa runtiis haddii uur jira isagaa Xaq u lel in uu hort ogaado ❤

  • @nassykim3090
    @nassykim3090Ай бұрын

    Omg im so happy for you i was so excited to wait your next video❤😊may Allah bless you and your family love you yall❤

  • @ashaelmi7863
    @ashaelmi7863Ай бұрын

    Sister You're Brilliant And Wonderful. Keep You're Family Together.

  • @maidaaweis2173
    @maidaaweis2173Ай бұрын

    Masha Allah my sister keep going ilahey hako xafido ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ big love my sister

  • @user-bs5gk2nl3l
    @user-bs5gk2nl3lАй бұрын

    Masha allah ayaa kaweyn xasab iyo cayuunbo Say every time masha allah alxmd Xasad allaha kaa haayo abaayo crrtana quran ka iyo tarbiyada wanagsan ku anqari

  • @NimoMohamed-yc8gi
    @NimoMohamed-yc8giАй бұрын

    Mashallah am happy 2nigh to see this may you stay happy life in de rest of ur life inshallah nd may Allah protect evil eyes

  • @user-hx7cb9mm4y
    @user-hx7cb9mm4yАй бұрын

    Masha Allah inad heshisaan wan ku farxay runtii casho apayo rer kaga Allah haku barakeyo❤😊

  • @rahaabdullahi9796
    @rahaabdullahi9796Ай бұрын

    Wow well done Asho aamiin beautiful ❤❤

  • @xaliimoaxmed4882
    @xaliimoaxmed4882Ай бұрын

    M.a abaayo isku day inaa sheydaanka iska rajiimisa allaha idin xafido wllshy mcn

  • @AfiifoAhmed
    @AfiifoAhmedАй бұрын

    Marshall Allah abyo reerkaga alleha Daniel

  • @sadiaabdi7511
    @sadiaabdi7511Ай бұрын

    Maasha Allaah Tabaarakallaah markad faraxsantahay anagana wanku farxeynaa wadajirka family ga waa quruxda dunida❤❤❤❤❤

  • @user-uc5mn5oh1w
    @user-uc5mn5oh1wАй бұрын

    Walaal adiga saaxiibo qaas kuu ah ayaa lasameestaa oo dhinac waliba talo kaa siin Karo siiba kuwa diinta U saaxiibka ah meediyaha haku dhumin run kuuma sheegayaa bello

  • @user-sn5yz7vg8v

    @user-sn5yz7vg8v

    Ай бұрын

    Waa runtaa laakiin sow anaguba uma joogno

  • @gamer5Real
    @gamer5RealАй бұрын

    Masha Allah qaali qurux ❤❤❤❤ ilaheey haku xifdiyo

  • @A380ABDIRAHMAN
    @A380ABDIRAHMANАй бұрын

    Cashoy alxmdulilah dheh qeylada iyo buiqa badan joji dulmiga daa ilmaha korso dhocil hada sobaxeyso matihidee nin ku jecel lama helo aduun hada jiro ee Allah u mahad celi

  • @bilanbabdulahi8442
    @bilanbabdulahi8442Ай бұрын

    Mansha'allah, I am happy 4 you sister ❤❤❤❤❤

  • @sagalahmedcade834
    @sagalahmedcade834Ай бұрын

    Naa ninka iska daa balayo ku qaaday xumidaa niyowt😢😢😢😢😢😢

  • @halimoshide4883
    @halimoshide4883Ай бұрын

    Ilaahay ugu cabso nabsina iska ilaali

  • @sahraahmed4810
    @sahraahmed4810Ай бұрын

    Maashaa allaah farxadiina ha waarto sheydaan baa guri dumiya alaha idinka haayo farxadiina nusqaan ma yeelato shar oo dhan alaha idinka xijaabo gabadhan waa qof qalbi fiican leh maashaa allaah midooba farxadiina waa farxadeena adigana xaajiga banooniga dhulka u dhig haka bad badin caradaada laq inta badan sheydaan ka iska naar guri waa gabar inta badan laq caradaada labo rakco tuko istaaqfaarta adkaarta badso tusbaxa farta soo gado waxaan kuu sheegay nuur iyo naruuro inaa dareentid iyo farxad joogto ah in shaa allaah we love ❤️ you always albaqarana guriga ku shid maalin walba qeyr baa idiin dhaafay bogiina burcad alaha isku mariyo iyo reer walba oo muslin ah oo qilaaf ka taagan yahay Aamin Aamin Aamin 🌺🎈🌹

  • @user-ds3jk8oi6g
    @user-ds3jk8oi6gАй бұрын

    Masha Allah dear keep going ❤

  • @Aericulaaaa0
    @Aericulaaaa0Ай бұрын

    Abaayo qaylo mafiicna qofka miladamka ahi waa adookale adna qaylo majeclid marka jooji buuqa midakale hadalka fiican waxba kamahaleeyo❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-gw7qi2ex8w
    @user-gw7qi2ex8wАй бұрын

    Hambalyo xabiibti aad ayaan ugu farxay in oowsoolaabto ilmahaaga aabahood waayee adne usabar.gabar quruxbadan ayaa tahay naagne kaama qaadikarto.iskuwaara ubadkane allaha idiin xafido aamiin Aamiin

  • @magoolomar1424
    @magoolomar1424Ай бұрын

    Masha allah sis may allah protect your marriage

  • @Ayeeyokorishenna
    @AyeeyokorishennaАй бұрын

    Masha allah allaha iskukiin barake kher bankurajeynaa abyo

  • @RuweydamuhamudRuwish
    @RuweydamuhamudRuwishАй бұрын

    My favourite girl ❤❤keep going abyo mcnto

  • @NaimaMohamedAli
    @NaimaMohamedAliАй бұрын

    Shay raali gali maskiinka❤❤❤❤

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tgАй бұрын

    Caashoy adiga iyo ninkaaga Alla ha i sukidaayo Sharta iyo jeydaanka Alla ha idikaqabto Xanaaqa badan iskada abaayo kacawdubileysu Alla ha iskukinmaslaxeyo aamiin aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️🤲♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🤲

  • @farhiafarhan9730
    @farhiafarhan9730Ай бұрын

    Manshaa allha xayaati mabruuk illhay ha is ku kiin qeyro❤

  • @sahramohamud9741
    @sahramohamud9741Ай бұрын

    Buuga jooji sis odaygaada meeshaan ha uga hadlin dad xun iyo dad fiican waa lee yihiin guraan agriso❤ asc

  • @Nemitoh3145
    @Nemitoh3145Ай бұрын

    M.Allh abaayo ninkaga Qaylada ka dayso oo u jilicsanow Oo Dareensii dhaqankeena iyo Naxariisteena si aad Dabeecda iyo dhaqanba isku soo dhawatan

  • @Nasteho-ds7go

    @Nasteho-ds7go

    Ай бұрын

    W❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @najmaraage2760
    @najmaraage2760Ай бұрын

    Masha allaha tabaraka allaha Allaha xafido lkn wad iwashay habeenadan waxan kuwashay ilahow asho shey uso celi almuhiim hambalyo buqabadana iska ilali ragu majele Somali ama ajnabi marka isdeje isna quran sar

  • @firdowsmohammed4419
    @firdowsmohammed4419Ай бұрын

    Wallahi I am happy for you abayo 🎉🎉🎉 congratulations

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle8270Ай бұрын

    Congratulations, keep your family sis

  • @umushuwaq
    @umushuwaqАй бұрын

    Xabiibtii❤ farxad kuwaar inshaa allaah

  • @saidyussuf3679
    @saidyussuf3679Ай бұрын

    Alle ha idin barakeeyo guulesta🎉🎉❤

  • @s.hunter9956
    @s.hunter9956Ай бұрын

    Sister please nincada ilaahey kusiiyey qarso ilxaasid ilaahey hadinka xihaabo dunida sidii hore ma aha quriwa baa jiro ilba jirto xasid. Please protect your wonderful family Lots of love for you and your family

  • @user-kf4pz6pn6w
    @user-kf4pz6pn6wАй бұрын

    allah ku barakeyo abyo adign buqa dhaf nin wangasn wa hesta ee cashia daa dhabka ❤❤❤

  • @farhiyo-ro9gt
    @farhiyo-ro9gtАй бұрын

    Mashaa Allah ❤ wllhi wan farxay markaan arko idinkoo isku faraxsan❤❤❤❤❤❤

  • @maxamuudcade9865
    @maxamuudcade9865Ай бұрын

    First person ❤

  • @Ashaandshay

    @Ashaandshay

    Ай бұрын

    ❤❤

  • @nurtoalasow7862
    @nurtoalasow7862Ай бұрын

    Masha Alaha waa sax qaali ilaha ha ku xafido qaali ❤

  • @bushromuxamed8432
    @bushromuxamed8432Ай бұрын

    Masha allha zizter guulayso Insh allh ilahay talo saro ❤

  • @saidyussuf3679
    @saidyussuf3679Ай бұрын

    Nice family 🎉❤

  • @fatimaabdi6128
    @fatimaabdi6128Ай бұрын

    Masha Allah caruurta dugsi gee sis

  • @umufiican5075
    @umufiican5075Ай бұрын

    Mansha allah Asho waxa tahay hooyo karti leh rerkaga allah Haku barakeyo tan kale shay waa maskin waan laqirode Asho unaxariso waa Rayan iyo Ramlo abohod xabibti iskuwara abidkin Isha cadowga allah haniga qabto guuleysta waligin farxad kunolada abid guriga Baqro kushid habeen iyo subax

  • @aragsan2962
    @aragsan2962Ай бұрын

    Mnsha Allah wll ilahay ha isku kiin dawo shaydanks iska naar rerkaga dhaqo❤

  • @sakiamino1261
    @sakiamino1261Ай бұрын

    This man happy I think looks good man habo aniga waan ka wenahat qeeko maficano happy iskadhig kaamirada dadka haska tusin

  • @sihaemhussein883
    @sihaemhussein883Ай бұрын

    Masha'allah farxad ku nolada adigane is daji oo buuqa badan ka daaya❤❤❤

  • @adaarahmad2538
    @adaarahmad2538Ай бұрын

    Al😂ahamdu lilaah sister we hapy alahuma barik

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894Ай бұрын

    Mnsh allah happy keeping ❤😊 sister

  • @ismahaancabdi8470
    @ismahaancabdi8470Ай бұрын

    a. s. c. Aisha abaaayo🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤ guuleeyso abaayo ninkaada raaliya u noqo abaayo aduunkaan waa laga tagaaa wax naaf ah malaha aduunyada dhiib ka iska dhaaf ninkaada wuu ku jeceel yahaye ilaasho allaha idiin xiifdiiyo. abaayo dhiib ka ka dhaaf ninkaada ama jaceel kaada sister ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-to2bv4qy5o
    @user-to2bv4qy5oАй бұрын

    Masha Allah samidey Asha ayaa sidas samenkarta ❤

  • @deeqoxashi6114
    @deeqoxashi6114Ай бұрын

    Asc casho wan ku tagera lakin walalo wax kasto familkaga ku sabsan haso dhigin keep going abayo

  • @munadegan1625
    @munadegan1625Ай бұрын

    Masha Allah Rabbi haisukiin barakeeyo Wanidinku farxay🎉❤

  • @IdilXassan-lw4fe
    @IdilXassan-lw4feАй бұрын

    Masha alaah alaah ha isku kiin barakeeyo

  • @shucaybjigar1691
    @shucaybjigar1691Ай бұрын

    Hi how are you aunt 🎉first I hope you are doing well ❤

  • @Ashaandshay

    @Ashaandshay

    Ай бұрын

    Habo mcn fcn long time

  • @shucaybjigar1691

    @shucaybjigar1691

    Ай бұрын

    Absolutely long time alx if you are fine aunt l was sick I will talk privately keep moving forward.🎉

  • @fatxiyaosmanbarry3996

    @fatxiyaosmanbarry3996

    Ай бұрын

    ​@@Ashaandshay macha Allah walahi Ashay waan farxay dee inader sedigey daa miskiin weyaan farxadadu waa tena

  • @user-bg5jw3sg5v
    @user-bg5jw3sg5vАй бұрын

    Www nice couple mshllh am intrested ur story its like serial i like it may allh protecte ur fmly

  • @JamiiloAbdi-p6y
    @JamiiloAbdi-p6y21 күн бұрын

    Masha Allah gabar qurux badan ayaad tahay laguma gaaro EE hooray I soco

  • @kamarhassan6027
    @kamarhassan6027Ай бұрын

    MashAllah so happy for you abaayo. May Allah bless your marriage.......Aamiin Aamiin Aamiin

  • @FatushDheyman
    @FatushDheymanАй бұрын

    Na walaley buuqa iska daa tan kale ninkaada ixtiraam oo dadka hortooda ha kaga oysiin xogaa ku buuq lakiin sharafkiisa ilaali xppti sharafkiiso dhoowrte waa sharafta ilmahaada ood ilaaliso isku waara abid🥰❤

  • @AshraqatDaahir

    @AshraqatDaahir

    Ай бұрын

    Waa pastarad aan damiir lahayn nin dulaysto ayay rabtaa ninkii hore malaha wuu dili jiray wixii bahdil loso gaystay bay ayadana kan ku sameynosaa

  • @hodanm9799
    @hodanm9799Ай бұрын

    Masha Allah wll sidan rabay ayad samaysay fariid

  • @umuraashidhassan6973
    @umuraashidhassan6973Ай бұрын

    Congratulations 🎉🎉 abayo look after yourself, your husband and your kids.

  • @TsehayneshTesfaye-su2jh
    @TsehayneshTesfaye-su2jhАй бұрын

    MASHA ALLAH ASHO❤❤❤❤❤❤❤

  • @dahaboahmed1440
    @dahaboahmed1440Ай бұрын

    Mashallah waa farid

  • @MohammednourHussein
    @MohammednourHusseinАй бұрын

    ❤❤❤❤masha allah sis macano

  • @Starcabduu96Starcabduu96
    @Starcabduu96Starcabduu96Ай бұрын

    allaah haidin barakeeyo abaayo subaxdii guriga qur aan kushido Sameecad kushido suratol albaqra guriga subaxdii hadii albaqra lagu shido sheydhan masogalaayo allaah haidin xafido❤❤❤

  • @SoumayaElmiAhmed
    @SoumayaElmiAhmedАй бұрын

    Love you sister ❤

  • @safiyaabdiaziz1829
    @safiyaabdiaziz1829Ай бұрын

    Masha allah waa faraxnay haduu heerkii heshiiyay guul weeye isku waara❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782Ай бұрын

    MaanshaAllah Asha Beutiful ❣️🌹🌹🌹🌹🌹👏👏👍🏽🌸

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535Ай бұрын

    Masha allaha my sister beautiful

  • @qumanhassan7812
    @qumanhassan7812Ай бұрын

    Masha Allah wan sugayey farxadas Allah kusiyaadsho abaayo ninkaaga ilaasho maanta meel kukalatagtan majoogtid kii 6xad wadaa dantaada hadaa ka aragto farxadada waa farxadeyna🎉❤

  • @foosdjama8266
    @foosdjama8266Ай бұрын

    Is look like all acting war qoftaan Waa soo shaqo tagtay 😅

  • @Ummacooking2023
    @Ummacooking2023Ай бұрын

    I m so hppy to see family kaan oo faraxsan abaayo aisha plz nin fcn heysataaye yaan shadaan ku qaadin ninkaa mar waliba suduuu kugu fcn yahay oo gu fiicnow❤❤❤❤❤

  • @fauziamohamed7185
    @fauziamohamed7185Ай бұрын

    Mansha Allaaha good job beautiful family ❤❤❤❤

  • @Shukricabdilahi-rm5im
    @Shukricabdilahi-rm5imАй бұрын

    Wllshay wan kudawada qof qalbi ficn ayad tahy lkn waxam talo kusiin lahaa ninka camarada kadaa ad la dabo socoto markad buuq dareento istiqfaarta badso

  • @user-vv4dp7uv2v
    @user-vv4dp7uv2vАй бұрын

    Wow m.a 👌 👏 😍 👍 🥰 ☺️ ❤❤❤❤

  • @user-pj4hs5ew5y
    @user-pj4hs5ew5yАй бұрын

    Now everything is ok pray 2 rakah

  • @faizojamac7961
    @faizojamac7961Ай бұрын

    Masha allaah xabiibti

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066Ай бұрын

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @deqasheikh5396
    @deqasheikh5396Ай бұрын

    I'm so happy my sister

  • @HalimoIbrahim-ok2oh
    @HalimoIbrahim-ok2ohАй бұрын

    asc Asha walaahi waadka badisaye guriga nagtana jasoosaar hadiikale way la waragysaa wanaaguune

  • @samiiroxuseen6044
    @samiiroxuseen6044Ай бұрын

    Dhrka ugu horeyo qurxon m.a❤

  • @user-kq4vg5dn7w
    @user-kq4vg5dn7wАй бұрын

    Masha aalah walshay mcn 🥰🌹

  • @user-cd1yu3vv7q
    @user-cd1yu3vv7qАй бұрын

    Mashaa allaah I'm family qurux badan , farxada ha idin badato.❤❤❤

  • @FadumoMaxamed-fg3ek
    @FadumoMaxamed-fg3ekАй бұрын

    Masha Allah alle haydin barakeeyo 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahabАй бұрын

    Waaaaaw mash allah abayo horay usoco

  • @XasanYare-qt4kg
    @XasanYare-qt4kgАй бұрын

    Mashalah abayo macn ❤❤❤❤

  • @leilamuhumed7753
    @leilamuhumed7753Ай бұрын

    Masha Allah I'm ur new subscriber please sister take care of ur husband so much ok ❤️❤️❤️

  • @RuweydamuhamudRuwish
    @RuweydamuhamudRuwishАй бұрын

    Say alhamdulilah for everything ❤❤❤

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935Ай бұрын

    Waaaww inathy Somali selku karta mashallh lkin sorry dumshiyow rali noqo dhahena kkkkkk kululeso abyo Marna qaboji inshallah ❤❤❤❤❤❤

  • @halimayusuf1477
    @halimayusuf1477Ай бұрын

    Asc aisha aad kugu farxay maashaa alaah sidaas jeceshahay markasta alaha kuu yeelo

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303Ай бұрын

    ❤Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah ❤.

Келесі