Nabi Suleiman: Malag La Yaaban Ninkii Nafta Kaga Soo Qaad India La Yidhi | Sh Cabdiraxmaan Bashiir

Nabi Suleiman: Malag La Yaaban Ninkii Nafta Kaga Soo Qaad India La Yidhi | Sh Cabdiraxmaan Bashiir
Muxaadiro aad u qiimo badan Iyo Qisooyin Xiiso Badan Iyo Sh Cabdiraxmaan Basshiir
✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔ شكرا
--------------
Speaker: Sh Cabdiraxman Bashiir
--------------------------------
Attribution: Images Used In Thumbnails ©vecteezy
Fair Use Disclaimer
Copyright disclaimer under section 107 of the Copyright Act 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, commenting, news reporting, teaching, scholarship, and research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing. Non-profit, educational, or personal use tips the balance in favor of fair use.
1. This video has no negative impact on the original works.
2. The video is intended for educational and awareness purposes
3. The video is transformative.
4. Video content is always in demand from our community
All Images and footage used in our videos are royalty free and licensed to the channel.
-----------------------------------------
Tools I use to edit my channel:
Video Editing: Premiere Pro and After Effects-
Graphic Design: PhotoShop and Illustrator
Footage & Images Sources: Dreamstime/Envato Elments/Pexels.com/Pixabay.com/Unsplash.com

Пікірлер: 22

  • @user-mt9nk2rk4e
    @user-mt9nk2rk4eАй бұрын

    Allaahu akbar

  • @UmalkhayrMuuse-vl2eg
    @UmalkhayrMuuse-vl2egАй бұрын

    Jazakh allah khayr.

  • @XusenMaxamad-je6uq
    @XusenMaxamad-je6uqАй бұрын

    masha alah

  • @maxamedaadanaxmed1626
    @maxamedaadanaxmed1626Ай бұрын

    Sh cabdiraxman bashiir waa caalim somaliyeed ilaahay cilmigiisa ha inagu anfaco salaan qiimo badan ayaan hargaysa uga dirayaa macalinka

  • @endoftimescomingsoon
    @endoftimescomingsoonАй бұрын

    Masha Allah sheekh cabdiraxman Bashiir caalim modern ah

  • @xigmaawi13

    @xigmaawi13

    Ай бұрын

    😊

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zyАй бұрын

    لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم واتوب إليه 😢❤

  • @shijo2055
    @shijo2055Ай бұрын

    اللهم ألف بين قلوبنا وأصلح حالنا 🤲🤲🤲🤲🫂🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫂

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269Ай бұрын

    Masha Allah

  • @raju5499
    @raju5499Ай бұрын

    Inna download samaano noo gadhig

  • @SuldaanMedia

    @SuldaanMedia

    Ай бұрын

    Waa futanyahy wll

  • @abdullahiahmed119
    @abdullahiahmed119Ай бұрын

    Daraasad la sameeyay,hadday hooyadu dhagaysato heeso,ama muusig markay ilmo caloosha ku sido. Markuu dhasho, haddii hooyadu lagasoo gasho dukaamada muusigu kabaxayo wuu qoslaa, cagaha iyo gacmaha ayuu ka ciyaarsiiyaa. Sheekha waa runtiis.

  • @Naisa641

    @Naisa641

    Ай бұрын

    Cajiib

  • @Curispodcast.
    @Curispodcast.Ай бұрын

    KZreadkan waa iib qofkii ubaahan luuqa

  • @Cadanishow

    @Cadanishow

    Ай бұрын

    Soo sheeg email kaga

  • @AwaleBoy
    @AwaleBoy12 күн бұрын

    Nabi Ayub csw kamay taKin xaskisu Ee way uso shaqayn jirtay

  • @mohammedwaise495
    @mohammedwaise495Ай бұрын

    Sheekha alle raali ha noqdee suaashan ii weydiiya qofkii ku dhow aw suaashu waa nebi muuse imisa saladood buu tukan jirey ?

  • @AbukarAbdi-ns5vs

    @AbukarAbdi-ns5vs

    Ай бұрын

    Suasha waa in cilmi iyo cibaado kaga xiran tahay Hadeyse suaal lee kanoqoto waa wax laga fiican yahay Wayo kutub dhamaystiran iyo sunnah nabbi s.c.w waan haysannaa Taa Ayaa nagu filan inaan kugabsanana inoo haboon رضيت بالله ربًا وبالإسلام دينًا وبمحمد رسولًا عليه الصلاة والسلام

  • @abdullahimohamed5432

    @abdullahimohamed5432

    Ай бұрын

    Laba salaadood taasi waxaa daliil u ah markii nabiga lagu waajibiyay 50 salaadood marwalba wuxuu dhahaayay ilaah weydiiso in uu kaa yareeyo ilaa uu ka yiraahdo shan salaadood way kugu badan tahay ee u noqo ilaahey in uu kaa sii yareeyo taasina waxay ku tuseysaa in nabi muuse uu tukan jiray wax ka yar shan salaadood

  • @mohammedwaise495
    @mohammedwaise495Ай бұрын

    Nebi ciise imisa salaadood baa lagu waajib yeelay immisa diinood buu se haystey towreed iyo injiil miyaa?sheekh cabdirahman ii weydiiya fadlan?

  • @Bekind-ve8vu

    @Bekind-ve8vu

    Ай бұрын

    Walaal, Laga soo bilaabo nabi Aadam(calayhi salaam) illaaa nabi muxammed ﷺ laga soo gaadho, dhammaan anbiyasa iyo rusushu, wada muslimiin ayay ahaayeen ee waxa kala duwanaa sharaa'icda. Nabi ciise(calayhi salaam) injiil ayaa ilaahay kusoo dejiyey; halka nabi Muhammedna ﷺ furqaan/quraanka uu kusoo dejiyey. Sharaa'icdaa kala duwan, waxay isu nasakhaan sidey ukala dambeeyeen. Nabi ciise ﷺ kolkuu soo dego sharci cusub lama imanayo, ee wuxuu raacayaa kuna dhaqmayaa sharcigii nabi muxammed ﷺ ilaahay kusoo dejiyey.

  • @SuldaanMedia

    @SuldaanMedia

    Ай бұрын

    Sidaa walaalku kuu sheegay baa sax ah ilaahay fariinta nabiyada u soo dhiibay isku mid bay ahyd waxayna ahyd in isaga la. Caabudo kaliyaa.. sababta nabiyada badan loo soo diray waa inay dadka ku toosiyaan jidka toosan mar walba

Келесі