My Morning Routine iyo magalada alab aros kadonane ila socda

Пікірлер: 158

  • @anababdi5307
    @anababdi5307 Жыл бұрын

    masha Allah abayo

  • @khadijahali4837
    @khadijahali4837 Жыл бұрын

    Maa shaa Allah

  • @abdirahimsalman8699
    @abdirahimsalman8699 Жыл бұрын

    MASHAA ALLAH BARAKALLAH ABAYO 💯

  • @nasromaxamed5281
    @nasromaxamed5281 Жыл бұрын

    Mashaalah cdy

  • @sarayusuf5081
    @sarayusuf5081 Жыл бұрын

    Mashallah mashallah

  • @umuzahra3864
    @umuzahra386411 ай бұрын

    MashaAllah Abayo ❤❤❤❤

  • @khadrahappychannel
    @khadrahappychannel Жыл бұрын

    Masha Allah abayo horay usoco

  • @malyuunyusuf214
    @malyuunyusuf214 Жыл бұрын

    Maasha Allah my queen sis

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    🥰🥰🥰

  • @fardusahussein3150
    @fardusahussein3150 Жыл бұрын

    Abayo sariir taadu way qurux badan tahay waa cashaqayba masha Allha

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    Thnk u qali

  • @nasrakiin4187
    @nasrakiin4187 Жыл бұрын

    Masha alaah😍😍😍😍😍

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said Жыл бұрын

    Hooyo Karti Badan❤

  • @aminamohamed672
    @aminamohamed672 Жыл бұрын

    Mashallha

  • @meymunaali7850
    @meymunaali7850 Жыл бұрын

    Ma sha Allah I hope you will share with us next vedio 6 month old baby food

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    Insha allah dear

  • @zaynabali2712

    @zaynabali2712

    Жыл бұрын

    family abayo misaaskaas yaryar xageen kahelaa

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    Abyo coffer tablekaaa

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    Abyo coffer tableka

  • @aaminacabdiraxmaan1997
    @aaminacabdiraxmaan1997 Жыл бұрын

    ماشالله

  • @sacdiyocabdi8615
    @sacdiyocabdi8615 Жыл бұрын

    Masha alalh abayo nasro wan kugu cusbahay manta igu ka horeso wan kahelay rotinkada horay usoco anagana dhira galin ayad notahay xawibti wan kula socona hada kadib 🥰🥰🥰🥰

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    I a qali Thnk u so much

  • @ayaancadey1660

    @ayaancadey1660

    Жыл бұрын

    @@Nasrohani Masha alah abaayo alaha kubarakeyo

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    Amin Amin qali

  • @geediyogeedi8904

    @geediyogeedi8904

    Жыл бұрын

    @@Nasrohani Abyoy cawa wallhi iigu ka horeyso qali Aptimilc waxan sisan jiray wil wuu ii qurux bana hada dhabar 7 bil jirta siya kandamilc aan sin jiray wan wayay ayakana usoo qaday shir eey leyhin canugtina wax maku siyadan ee quruxey fega sey u yalin wali ma fahmin ee igu caawa abyo

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    Midka doliga kuu sawiran aa ficn abyo kas radi

  • @nastehojama9456
    @nastehojama9456 Жыл бұрын

    Masha Allah wan ka helay wllo ilmaha 6da bill so gali 24hr insha allah

  • @neimaabdullahi5787
    @neimaabdullahi5787 Жыл бұрын

    Maansha allaah abaayo waanka helay muqaalkaga illahay haku barakeeyo waankugu cusbahay from ismahan baanka sooc daaa ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    Masha allah qali sodawoow 😘😘😘

  • @idiljama4969
    @idiljama4969 Жыл бұрын

    Amizing

  • @laylaabdi7264
    @laylaabdi7264 Жыл бұрын

    Mashalah abayo alaha ku barakeeyo

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    Amin Amin qali

  • @fadumoyassin9694
    @fadumoyassin9694 Жыл бұрын

    Mashaa alaah horay usoco cadeey

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    Thnk u mcny

  • @umuhanaan496
    @umuhanaan496 Жыл бұрын

    masha allaah

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza2 ай бұрын

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤

  • @farxiyoibrahimali7475
    @farxiyoibrahimali7475 Жыл бұрын

    Mansha allaah hadan kugu sobiray wll

  • @randomly6636
    @randomly6636 Жыл бұрын

    Walaal naagtayda iyo naagta waa yara foolxuntee magaceeda ugu wacan, it’s part of ixtiraam

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    Hy qali

  • @salwaxasan2594
    @salwaxasan2594 Жыл бұрын

    Nasro abaayo go, sariir baati ayan ku soo dhibaa inshaa alaah somalia jogaa muqdisho isli maa dagan tahay

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    Haaaa abyo

  • @Asma-Axmed
    @Asma-Axmed5 ай бұрын

    Masha alaah alle haku barakeyo noloshada ee ana iisoo boqo wllo ifka lagu yahaye wllo

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    5 ай бұрын

    Amin Amin hy qali

  • @bayaanjama629
    @bayaanjama629 Жыл бұрын

    Wow masha allah war gabaryahay wad ii arkontahay insha allah markan Kenya imado design Kaga aanba kahelay abaayo illahey haku barakeyo gurigaga quruxda badan tel malaga hilikara Ankala so xariiro Xbbt mcnto

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    Thnk u qali snpka @Nasrohny igala sohirir

  • @aliyahashkir453
    @aliyahashkir4534 ай бұрын

    Masha’Allah Abyo. Inaba Caadi maaha Xagee laga helaa . Abyo Aniga Meelkasta ii kalayaalaan.

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    4 ай бұрын

    Snapka igala soo hiri

  • @samirasheik2135
    @samirasheik2135 Жыл бұрын

    Mashalh qli manta igu ka horeysa routinkaga kheley mashalh hppti

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    Thnk u qali

  • @laylaalimaxamad

    @laylaalimaxamad

    Жыл бұрын

    masha Allah wll qaali ❤

  • @maqsuudchannel4888
    @maqsuudchannel4888 Жыл бұрын

    Mashalah abayo cawa ayaan kugu soo biray Nairobi xagee ka dagantahy Mashalah gurigaga waweyn alaha ku xifdiyo abayo🥰🥰

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    Amin Amin qali sodowoow Easly

  • @luulali7316

    @luulali7316

    Жыл бұрын

    @@Nasrohani abyo frame ka intee kaso iibsaty xbbty ❤

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    Niin south c agtisa jogo nomberkisa woo iga bahy waku soradina qali

  • @mkafamily6700
    @mkafamily6700 Жыл бұрын

    MashaAllah TabarakaAllah noo soo badi this kind of routine Abaayo ❤

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    I a qali

  • @fathiabdiabdi6514
    @fathiabdiabdi6514 Жыл бұрын

    roogaga weey kuhalaabaan bacda sis

  • @hodanafjar6486
    @hodanafjar6486 Жыл бұрын

    Warp Paper

  • @sahraibrahim5601
    @sahraibrahim5601 Жыл бұрын

    Abayo waan ku salamay xagee kalasoxiriraa

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    Snpka igal soo herer. Qali @ Nasrohny

  • @amal7147
    @amal71478 ай бұрын

    Mansha allah wll iska ilaali naagaha adoonta ah Waa tuug si badanow

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    7 ай бұрын

    Haaa said inasha allah qali

  • @libanmohamed3065
    @libanmohamed3065 Жыл бұрын

    M.a

  • @falismaxamuud9459
    @falismaxamuud9459 Жыл бұрын

    M.a wan ku wataa kaftankagana wan ku hesanaa mcney keep going sisy

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    Thnk u qali

  • @drrayaanducaysanchanel7243
    @drrayaanducaysanchanel7243 Жыл бұрын

    Masha ala nasro ilhy haku xafido abyo waxan ahy hoyo danyara hadana waxbarty balse janis waydy hal mid ayan ka codsana walashy shere aut isamey youtube ayan samesty

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    I a hoyo qali waku samena

  • @drrayaanducaysanchanel7243

    @drrayaanducaysanchanel7243

    Жыл бұрын

    @@Nasrohani shugran gobanimo wan kugu ogahy qali

  • @hanifarhanabokor7477
    @hanifarhanabokor7477 Жыл бұрын

    Abyo caanahaas xagee ka soo iibsatay kuwo kale oo uk ahayn ayaan isticmalaa wiilkeygana maku cayilna

  • @_bebe_suu8963
    @_bebe_suu8963 Жыл бұрын

    Hulbo it’s not Recomended until 1years old siz

  • @papillonrose5460

    @papillonrose5460

    Жыл бұрын

    I saw someone giving newborn with formula milk

  • @nihaalAb7273
    @nihaalAb7273 Жыл бұрын

    M.a isku magac aa nahy sis🥰 nasro

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    My samideda

  • @ramloxasan799
    @ramloxasan799 Жыл бұрын

    Abayoy basha dhalada ku tir tiresay iska tuur waa calanka qanisinta ana hada kahor ku qaldamy anoo aqoon kadiba la ii shegay

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    Hy qali

  • @ikranabdi586
    @ikranabdi586 Жыл бұрын

    abayo caanaha aptamilka original xage kaheshay?

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    0727 944 492 nombrkan kadalboo qali

  • @shshss1192
    @shshss1192 Жыл бұрын

    Rer nairobi idinka marka dhulka tirtireysiin qasab miyaa sidi waagi hore inaa loo tirtiro 😂😂 aaway usha dhulka lagu tirtiro see cml💔🥲

  • @ilhaanyariisey6168

    @ilhaanyariisey6168

    Жыл бұрын

    Nagaha shaqalaha ma jeclo is iskobaha dherka ah weba didayan😂😂

  • @suudiartan2528
    @suudiartan2528 Жыл бұрын

    Hey girl that kisomali wacha tu

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    Ime ku uwaaa

  • @xanaanahmed1489
    @xanaanahmed1489 Жыл бұрын

    Walal fadhiga lacagtiiisa noosheeg intee kenya laga siyaaaa

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    Fade walbo qimahesa qal badanna 150kun kama badna kuwa yara macqulka ah

  • @xanaanahmed1489

    @xanaanahmed1489

    Жыл бұрын

    @@Nasrohani mahdsanid walal

  • @jamalabdi1339
    @jamalabdi1339 Жыл бұрын

    Aduun howli kama dhamaato waaye

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    Soma ah

  • @aaseditz6667
    @aaseditz6667 Жыл бұрын

    Kuraastan culeys saaid waayo soo maha xbbti Anaga kuwa noocana ah ayaa noo yaala dhabar xanuun waaye🤣

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    Qali Said maa ah kuwan

  • @razamualas7845
    @razamualas7845 Жыл бұрын

    cling film dear

  • @istahilismail4771
    @istahilismail4771 Жыл бұрын

    Bahasha aad busta ku nadiifisid hadad heli karto kalarkale way fiicnaan lahayd sababtoo ah waa khaniisiinta kalarkaasi..

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    Hy qali

  • @istahilismail4771

    @istahilismail4771

    Жыл бұрын

    @@Nasrohani shukran walashay Qaali

  • @fahmaali4106
    @fahmaali4106 Жыл бұрын

    Nasroy abyo Nairobi miyad jogtaa

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    Haaa qali

  • @ifraaxabdullahi4589
    @ifraaxabdullahi4589 Жыл бұрын

    M.a waka helay wax badan ayaa ka fa ii day

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    Thnk u mcnto Ana waku farahsa nahy

  • @xafsahilkas951
    @xafsahilkas951 Жыл бұрын

    Alabta jiifka meeqaa ka bixisy wllshy waan so gadan rabaye

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    0722150540 igala soo hadal abyo

  • @xafsahilkas951

    @xafsahilkas951

    Жыл бұрын

    @@Nasrohaninaa soco numbar ben oo whatsp lahen dadka sine balo ku dafte 😡😏

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    0722150540 bal iga soo wac hada an kaa qawanii wayeeee

  • @najaxabdi854
    @najaxabdi854 Жыл бұрын

    Abyo canaha intee ka soo gadatay aniga fiiga ayan arkay lee

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    0727 944 492 abyo nomberkas kaso qado

  • @user-bb8hb7yg5k
    @user-bb8hb7yg5k8 ай бұрын

    Wadankee joogtaa

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    8 ай бұрын

    Nairobi

  • @halimohurbe
    @halimohurbe Жыл бұрын

    Abayo caanahaan ilmaha waan siista mana garanayo fake ama original midka ay yihiin Dhooli maxaad ka wada

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    Muqalkega sifcn udawo am snapka igala sohirir waku sosawira

  • @daganaadanbeautytips3761
    @daganaadanbeautytips3761 Жыл бұрын

    Abyo New born baby canahee siiya

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    Aptamil qali kas an siya am sms

  • @sacdiyomaxamud3990
    @sacdiyomaxamud3990 Жыл бұрын

    wn cusbahay xabibti

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    Sodawow qali qalbi furan

  • @sacdiyomaxamud3990

    @sacdiyomaxamud3990

    Жыл бұрын

    @@Nasrohani wn dhawahay qaali

  • @rowdamohamed8872
    @rowdamohamed8872 Жыл бұрын

    Abayo xgee kasoo gadatay caanaha 2 aptimol uk ah

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    0719464845 nomberkas kaa dalbo abyo

  • @f.m.a1164
    @f.m.a1164 Жыл бұрын

    Back land miYaad deegntaahy quruuxeey 🥰

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    Maya qali easly

  • @nasrinasr6407
    @nasrinasr6407 Жыл бұрын

    Samidy wnkusalme qurxy inolw

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    Waka qade qalideda

  • @fardosamohamed8217
    @fardosamohamed8217 Жыл бұрын

    Abayo birta cajerada intekasokaday

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    Abyo galmat supermarket waka hele iyo carwada dan qali

  • @asmrfoods8275
    @asmrfoods8275 Жыл бұрын

    Wanjeclhy canjerada lkin ma karsano wayo waqti ban jirin

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    Marekan maa jogtaa

  • @asmrfoods8275

    @asmrfoods8275

    Жыл бұрын

    May istanbul wll

  • @ladansharifofficial8145
    @ladansharifofficial8145 Жыл бұрын

    Abayo fadhiga 250 doller miyaa pleas iso jwb mcnto

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    Qali badala 200kun iyo wece kabadan

  • @umuxudayfa1945
    @umuxudayfa1945 Жыл бұрын

    Kuwas cano maha EGA wad Gabadhayda miisankeda markan Ku bilabayay 5kiilo ay aheed kartoon dhan oo lix xabo ah aan kudhameeyay ilaa hada waa 5.2 kiilo yaab Maba la imaqashiiyo canahas

  • @sadiaadam3922

    @sadiaadam3922

    Жыл бұрын

    Abayo lkn waxyabo kale ku ficanyhiin miisaan ma kordhinayan waa runtaa lkn fitaminada kle ku jira si kale u cawinayaan aniga gabdheyda 6bil sinayay aad ban uga helay

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    Abyo Aniga 2 ilmod ayan sister Masha allah wax badan kadareme ilmaha naa isku mid naa ah cunug walbo cano aya lashaqeyo Lkn cano cunug hada rabtid canahan no one waye Masha alla

  • @hamdiali451

    @hamdiali451

    Жыл бұрын

    Msha Allah Abayo Alle gurigaaga hakuu barakeeyo Ani waa idinku cusbahay shalay idinku soo biiray🥰

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    Sodawo qali

  • @sahrahassan3053
    @sahrahassan3053 Жыл бұрын

    Gurigayga canjero malaga yaqano

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    Hhhh ani hada igaa baroo dear

  • @simanmaxamed1434
    @simanmaxamed1434 Жыл бұрын

    Abyo intee joogtaa

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    Nairobi abyo

  • @umuhannah2023
    @umuhannah2023 Жыл бұрын

    Abaayo beerta cinjerada xagee kahelaa

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    Abyo melaha carwada supermarket laga hela qali

  • @maimunamohamed1479

    @maimunamohamed1479

    Жыл бұрын

    Abayo inte kadagan tahay nairobi

  • @luqmaan1441

    @luqmaan1441

    Жыл бұрын

    ​@@maimunamohamed1479

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    Easly qali

  • @maimunamohamed1479

    @maimunamohamed1479

    Жыл бұрын

    family masha Allah

  • @Umusamsam24
    @Umusamsam24 Жыл бұрын

    Adi fadhikaga meqa kaso bixisay wa ka hele

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    180k abyo

  • @queendm1317
    @queendm1317 Жыл бұрын

    Kenya map malaahn miyaa 🙄 maxeeytahy maraada dhulka lagu tirtirayo

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    Waqabna Lkn marada sifcn unadifiso

  • @queendm1317

    @queendm1317

    Жыл бұрын

    @@Nasrohani abayo number kaaga ayaan rabay

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    0722150540

  • @queendm1317

    @queendm1317

    Жыл бұрын

    @@Nasrohani abayo what's up kaaga mashaqeynayo

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    0722150540 woo shaqena abyo

  • @mariyakulane4324
    @mariyakulane4324 Жыл бұрын

    Naagteeda waaa ceeb 🤣🤣🤣 Adi maaqabo 🤣🤣🤣

  • @ayaan8877
    @ayaan8877 Жыл бұрын

    Islaanta yar iyo naagtaan waa foolxumo. Ruux dhan weeye magaceeda ku wac 😢

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    Adiga lkn nagta shaqalada ayad ugu wacda

  • @fahmaali4106
    @fahmaali4106 Жыл бұрын

    Aniga gawdh aros ahy marka waxbad iga cawin lahyd aboyo Nairobi kula jogaa sis eso jawb wan kahilay gawdh ree magal tahy

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    Hy qali snpka igala soo hiri @nasrohny am nomberkega 0722150540

  • @iidocabdulahi3192
    @iidocabdulahi3192 Жыл бұрын

    Abayo sariirtada ma 5 by 6 mise 6 by 6 IGA raali noqo 😳

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    6 by 6 qali dib mlh sual waa iwedinkarta

  • @nimasaid7309
    @nimasaid7309 Жыл бұрын

    ASC abyo Nasro Setahaay isku school Ayan diqaan jirnaaye Najma awaay

  • @Nasrohani

    @Nasrohani

    Жыл бұрын

    Wcs qali Fcn alx wee jogta abyo