Muxuu Ku arkay Sh Abdirashid Sh Ali Sufi waagii uu imanayay Hargeisa 1993

Don Bosco and Boqol Soon High Schools
Under Ansaaru Sunna Trust School - Nairobi

Пікірлер: 31

  • @HabiHabi-il5zd
    @HabiHabi-il5zd2 жыл бұрын

    Yaa allah nabada iyo nimco dhamn ted ba noziyadi inta an haysan na sii yaa allaaah aaaamiin allah yaxfadak yashekh

  • @sudawaabqurux423
    @sudawaabqurux4232 жыл бұрын

    Sheikh Abdrashid, Sheikh kaliya ma aha ee waana Mujaahid Xaqa aan ka gaban.. Alle swt ha ino Xifdiyo Aamin.

  • @salmomahad1834
    @salmomahad18342 жыл бұрын

    Amiin intii xanuunsan ilahoow caafi rabiyoow🤲🤲🤲

  • @cusmanmaxaad9011
    @cusmanmaxaad90112 жыл бұрын

    M.a sheeq aan jeclhy allaha hakusharfo sheqeyga wanagsan

  • @saynabhussein1746
    @saynabhussein17462 жыл бұрын

    waa runtiisa guri dhisani ma jirin maantana waa nimco illaahay waataa wada dhisan Allhamdullillah Rabil caalamiin

  • @asmacabdi2263
    @asmacabdi22632 жыл бұрын

    الله أكبر ماشاء الله

  • @asmacabdi2263
    @asmacabdi22632 жыл бұрын

    الحمد لله والحمد لله والحمد لله

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah39042 жыл бұрын

    Maasha alaahu shayuuqdeena alaha ka aqbalo ducada liibaan aduun iyo aaqiro alaha idin siiyo ana waxaa ku darsanaa ar hargeysa haleey geeyo maasha alaahu alaha qalbi yada saafi haka dhigo aaaamiiin aaamiiin aaamiiin yaarabi

  • @asmacabdi2263
    @asmacabdi22632 жыл бұрын

    آامين يالله

  • @x-umo8629
    @x-umo86292 жыл бұрын

    masha Allah Alx

  • @cabdicazizog2001
    @cabdicazizog20012 жыл бұрын

    Somalia wa cadow. Until yoom al qiyama !! They did what they did & now are belieng it !! Cadow for ever.

  • @asmacabdi2263
    @asmacabdi22632 жыл бұрын

    اللهم اشفهم إخواننا

  • @mustafeindho1388
    @mustafeindho13882 жыл бұрын

    Masha alla masha allah alle ciimiriga ha uu dhereyo shikha amin amin

  • @khadramohamed9849
    @khadramohamed98492 жыл бұрын

    Maasha Allaah Soomaalilland guul

  • @engadam7274
    @engadam72742 жыл бұрын

    Mansha allah allow dhawr qaranka somaliland.

  • @halimoabdi8789

    @halimoabdi8789

    2 жыл бұрын

    p0⁰

  • @engadam7274

    @engadam7274

    2 жыл бұрын

    @@halimoabdi8789 what's this......

  • @mariamohamud3124
    @mariamohamud31242 жыл бұрын

    اللهم امين 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @cusmanaadan4649
    @cusmanaadan46492 жыл бұрын

    آمين

  • @salmaansomali5789
    @salmaansomali57892 жыл бұрын

    Mansha allah

  • @nafisamursal1932
    @nafisamursal19322 жыл бұрын

    Aamiin

  • @fardsodeck7323
    @fardsodeck73232 жыл бұрын

    Waagi hore sheeqan suufi ayaan umaleyn jiray markan ku ag arko culimada kale waxan niyada kadhihi jiray qoladan goormey heshiiyen🤔maalin marku neyrobi uu kasheegayay sida aabihis ay oogu baxday suufi aay fahmay haaaaaaa😅ileen wadadka suufi maba aha🤣🤣🤣🤣

  • @zakiali4591

    @zakiali4591

    2 жыл бұрын

    suufi reer xamar qofka maskiinka ah ayeey ugu wacaan saas ay ugu baxdey

  • @muxamad8022

    @muxamad8022

    2 жыл бұрын

    Hadalkaan mid baan ku soo xasuustay, Muddo aan ku qiyaasayo in 10 sano laga joogo xiligaasoo aan malcaamada dhigan jiray waxaan dhageysan jiray oo aan aad u jeclaa sheekhaan qiraa'adiisa, Maalin maalmaha kamid ah anigoo dhageysanaayo ayaa Waxaa ii yimid mid iga weynaa oo aan ilmo adeernahay Waxuu igu yiri war ninyahoow sheekhaan codka macaan ee aad maalin kaste dhageysataa waa ayo, Saan iri sheekh cabdirashiid Cali suufi, Inta uu xanaaqay buu yiri war Naga tag ma anigaa suufiya dhageysanaayo 🤣🤣🤣

  • @Abdirisak_Sharif

    @Abdirisak_Sharif

    2 жыл бұрын

    @@muxamad8022 hhh subxanalaah yaan lakala fogeyn culimado, waxii caqiida ah waa gooni lakin muslim ayeynu wadanahay taa u'ogaada.

  • @fardsodeck7323

    @fardsodeck7323

    2 жыл бұрын

    @@Abdirisak_Sharif wll iyadon kalafogeyn jirin hadana cid walba og iney heshiis aheyn sheekh mustafe cali caanod kutusaale qaado

  • @muxamad8022

    @muxamad8022

    2 жыл бұрын

    @@Abdirisak_Sharif aad iyo aad aragtida ah in aanan muslimiinta lakala fogeyn iyadoo waxii khaldana la iska saxayo waa mid aan waligeey aaminsanaa

  • @faisaahmed9301
    @faisaahmed93012 жыл бұрын

    Kkkkkkkk

  • @khadramohamed9849
    @khadramohamed98492 жыл бұрын

    Kkkkk