Muxaadaro Cusub | Taariikhdii Sheikh Cali Suufi | Sh Cabdirashid Suufi | الشيخ عبد الرشيد صوفي

ANKARA : Sheekh Cabdirashiid Muxaarado u jeediyey Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Ankara, Wuxuuna uga hadlay inta badan Taariikhdii Aabihii AHN SHeekh Cali Suufi

Пікірлер: 287

  • @umucaaisha3370
    @umucaaisha33705 жыл бұрын

    masha allaah ilaahay hawnaxriisto sheekh cali suufi sheekh c.raxmaan

  • @mymesqad9819

    @mymesqad9819

    5 жыл бұрын

    Hadji uu kazoo cararay Xayle salaasi oo Gaal ahaa Maxamed Siyad oo Xabado Roobta uga dhigay Masajidki isna ma Muslim buu ahaa?

  • @qadromahmuud783

    @qadromahmuud783

    5 жыл бұрын

    M a jazaka alhu kher sheekh

  • @sabriyeabdi2828

    @sabriyeabdi2828

    4 жыл бұрын

    Mansha allah mansha allah shiqa allah xafido

  • @safiyoabdirahim9699

    @safiyoabdirahim9699

    4 жыл бұрын

    Janada alaha ku geyay

  • @safiyoabdirahim9699

    @safiyoabdirahim9699

    4 жыл бұрын

    @@mymesqad9819 aniga waxan rabna sheekadii sey uskudagaalen siyad baro iyo heylusalasa

  • @yasmiinbarre6540
    @yasmiinbarre65403 жыл бұрын

    Masha allah allaha ku dhowro shiikh c/rashiid shiikh cali suufi shiikh c/raxman

  • @barlinosmaan545
    @barlinosmaan5455 жыл бұрын

    Mashallah Sheekh cabdirashiid sheekh cali suufi adigaa iyo abahaba jaanaatul fardoows illahayoow idinkeey.

  • @naxwoibraahim5858
    @naxwoibraahim58583 жыл бұрын

    سيخ عبد الرشيد شيخ علي شيخ عبد الرحمن صوفي Masha Allah Shiikha waa dhal culumo Ilaah ha xafido

  • @cabdiqanialcadala9307
    @cabdiqanialcadala93075 жыл бұрын

    Masha ALLAH sheikh Abdirashiid cali sufi ALLAH dartiis u jeclahay 💖 xafiduHULLAH

  • @bashirmalele7537
    @bashirmalele75375 жыл бұрын

    MashaAllah aheikhow Allaha ku xifdiyo aakhiro iyo adun Aabaha sheikh cali sufina Allaha unaxriato

  • @mohamedabdi683
    @mohamedabdi6834 жыл бұрын

    Allahayow inoo ilaaali culumadeena Somaliyed. Ya Rabbi sii cumri dheer iyo cafimaad taam ah.

  • @saidboss7491

    @saidboss7491

    3 жыл бұрын

    Muxaadaro qiimo badan shiekh Abdirashid shiekh Ali Suufi.

  • @xayaat7716
    @xayaat77164 жыл бұрын

    ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خيرا في ألف آلف آلف

  • @maxamadmaxamadxasan5283
    @maxamadmaxamadxasan52835 жыл бұрын

    Sheeq c.rashiid aad ayan kujeclahay m.z ❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatumofatmai513

    @fatumofatmai513

    4 жыл бұрын

    ماشاء الله شيخنان الفاضل

  • @abdihamidabdirahman8559
    @abdihamidabdirahman85595 жыл бұрын

    Maasha allaah tabaarakallaah sheikh tawaaduca rabbi haku ziyaadiyo, waalidka rabbii abaalkiisa haka dhigo مع الصفرة كرام بررة.. مع الذين أنعم الله عليهم من النبيين والصديقين والشهداء والصالحين وحسن أولئك رفيقا

  • @AadiyoAadChannelabdiaziz
    @AadiyoAadChannelabdiaziz5 жыл бұрын

    masha allah allah unaxariisto shiiq cali suufi iyo culumada somaliyeed

  • @caashomaxamud6583

    @caashomaxamud6583

    4 жыл бұрын

    Masha allaah shiiq cabdi Rashid shiiq calisuufi

  • @ahmedduale7495
    @ahmedduale74955 жыл бұрын

    Mashallah sheikh cabdirashiid sheikh ali suufi cod macaanaa 💙💙💙

  • @dhageysiquraan6340
    @dhageysiquraan63405 жыл бұрын

    Mashallaah alle inuu baraakee sheekheenaa❤❤❤

  • @yahyeomer6595
    @yahyeomer65955 жыл бұрын

    mashallaah sheekha bishii Ramadaan ayaan Doha la joogay oo personal trainer u ahaa maashallaah everyday about 5-8km arinkan uu ka dhawaajiyay wali intaan la joogay sheekha evryday isaga oo xanaaqay maalinkaas ayaa iigu horeysay arinka ka xanaajiyayna wuxuu ahaa qof soo wacay oo dhahay sheikh cabdirashiid cali suufi arinkaas sheekhu ma jecla marka qofwalba sheikh cali suufi waaye ee sidaas ula socda

  • @mahdiiman

    @mahdiiman

    5 жыл бұрын

    Yahye Omer ma fahmin wll abdirashiid miyuu didan yahay shekhu

  • @yahyeomer6595

    @yahyeomer6595

    5 жыл бұрын

    @@mahdiiman maya akhii wuxuu diidaa in isaga sheekh la dhaho lkn aabihiis RAXIMAHULLAAH laga boodo ama sheekhnimada aabihiis laga tago cabdhirashiid sheekh cali suufi i dheh ama sheekh cabdirashiid sheekh cali suufi waalidkii heerkan nasoo gaadhsiiyay ayaa titleka sheekhnimada iska leh ama igaga haboon ayuu dhahay

  • @adamyare9554

    @adamyare9554

    4 жыл бұрын

    Sxbow markii labaad ee aan reply kaabixiyo anaga oo ku kulmayna muuqaal kaleeto. Taasu waxay kutusaysaa jaceelka aan sheekha u qabo. Sxbow sheekha waligiis nairobi muu imaan. Sudan ayuu u badanyahay. Soomali badan baa kunool nairobi. Culimada somalida ugu waaween ayakana nairobi bay joogaan. Sxbow sheekha codsigayga gaadhsii in nairobi uu mar soobooqdo. Masjika abubakr sidiiq ee eastleigh ee sheikh umal iimaamka kayahay. Barakalah

  • @bukariismailbukari9140
    @bukariismailbukari91402 жыл бұрын

    ماشا الله جزاك الخير الصدق كلمات

  • @xaawoxusen5837
    @xaawoxusen58375 жыл бұрын

    Alaha unaxariisto sheeq calisuufi alahana xifdiyo sheeh cabdi rashiid shiiq calisuufi

  • @abplayz2498

    @abplayz2498

    4 жыл бұрын

    No Vu çim bu Cg mim CCTV

  • @idman-bt3tf
    @idman-bt3tf5 жыл бұрын

    Maasha Allaah sh c/rashiid sh cali suufi Ilaahay ha ku xafido

  • @abdiy.mohamed7489
    @abdiy.mohamed74895 жыл бұрын

    Ilaahayow culimada wanaagsan ee soomaaliyeed nooxafid ..aamiin Aamiin Aamiin

  • @najiibabdi5716

    @najiibabdi5716

    4 жыл бұрын

    Manshllh allaha unaxariisto culimada islaamka oo dhan

  • @mohamudnor8086
    @mohamudnor80865 жыл бұрын

    Ilaahey naxariistii janno hasiiyo Shiikh Cali Suufi, wuxuu ahaa qof ku dayasho mudan.

  • @farayareali8712
    @farayareali87123 жыл бұрын

    ilahay hakubarakeyo sheikh cabdirashiid cali alle dartiis ayaan kujeclahay

  • @fadumomohamed7323
    @fadumomohamed73233 жыл бұрын

    Allah ha unaxaristo sheikh cali sufi sh abdirahman janatul firdowsul acla rabi ha geyo maca nabiyina wasidiqina washuhada wasalixin anagana halka rabi hanagu kulmiyo yarabi

  • @bukariismailbukari9140
    @bukariismailbukari91402 жыл бұрын

    Masha alh alow ku xifdi janatul firdowsane kugali alahuma amiin

  • @sarardawa1409
    @sarardawa14095 жыл бұрын

    Mansh allah sh abdirashid sh cali sh cabdirahman

  • @nasroadan1861
    @nasroadan18615 жыл бұрын

    Masha allah sheikh cabdi rashiid sheikh cali suufi allah yaxhfabak ❤💖

  • @xalimaosman3502

    @xalimaosman3502

    5 жыл бұрын

    Masha allaah

  • @umusuhaib7686
    @umusuhaib76864 жыл бұрын

    فداك نفسي يا شيخنا الفاضل جزيت خيراً

  • @bethechageyouyouwanttosee1871
    @bethechageyouyouwanttosee18715 жыл бұрын

    My Emaan is on the highest peak, while I'm listening this I feel excited and happy, may Allah give sheekh cali suufi janah fardowsa ameen.

  • @ismailismail510
    @ismailismail5105 жыл бұрын

    Masha Allah ilaahay ha idin xifdiyo usro wanaagsan oo barakaysan ilaahay hanoo badiyo qoyskaan oo kale

  • @kotharkarim
    @kotharkarim5 жыл бұрын

    MashAllah beautiful view all Somali people they make me happy

  • @maryamodaahir8820
    @maryamodaahir88205 жыл бұрын

    Msha Allah ilahay sheekha haa unaxariisto wxii wng ah u hormarsaday allaha ka abaal mariyo anaga ilahay nama fidneyo aamiin ya rabi

  • @xaawosaleeban5479

    @xaawosaleeban5479

    4 жыл бұрын

    MashaAllah

  • @hajjiyasin4255

    @hajjiyasin4255

    3 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @aishahassan4539
    @aishahassan45395 жыл бұрын

    Maasha.aĺaah.khayr.ayuu.shaqaystay.ilaahayhaunaxariisto

  • @bisharoardon8254
    @bisharoardon82544 жыл бұрын

    Sheikh abdi rashiid cali suufi xafidulah alah yarax mak shekh cali suufi ✅❤️❤️😍

  • @abdinasirabdullahiahmed1705
    @abdinasirabdullahiahmed17055 жыл бұрын

    Mashaa Allah kulan wanaagsan oo kheyr badan ayuu ahaa waanka qeyb galay waana lakulanay sheikha waliba waxaa ku faraxsanahay Salaada ugu horeystay aanla tukado sheikh Abdirashiid sh. Salaada maghrib ayaa kuwada tukanay Magaalada Ankara Alxamdulillah illahay ha xafido aamin

  • @fatmaabdirizak6026
    @fatmaabdirizak60265 жыл бұрын

    Masha allah ilaahay ha u naxariisto diintaan wuu uso halgamay meel fiican ayuu so gaarsiiyay

  • @abdukadirmohamed6049
    @abdukadirmohamed60494 жыл бұрын

    الله يرحمه ويرحم والدينا جميعا

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed17715 жыл бұрын

    جزاك الله خيرا بارك الله فيكم شيخنا الفاضل شيخ عبدالرشيد شيخ علي صوفي اللهم احفظ علماء المسلمين يا رب العالمين اللهم صلي على سيدنا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين

  • @mohameddawan4381

    @mohameddawan4381

    5 жыл бұрын

    Masha allh allh haunaxariisto

  • @sumayocabdikarim5883

    @sumayocabdikarim5883

    4 жыл бұрын

    illahy cadabta ha idin kabad badiyo c/rashiiid adi iyo shiq cali suufi

  • @muasasadaiqraeebarbaarinta1698

    @muasasadaiqraeebarbaarinta1698

    4 жыл бұрын

    Aamin

  • @user-pm8zf2ei5p

    @user-pm8zf2ei5p

    4 жыл бұрын

    Deeqo Ahmed اللهم امين يارب

  • @cabdicaziizismaciil7750
    @cabdicaziizismaciil77503 жыл бұрын

    MANSHA ALLH ALLE HA KAA ABAAL MARIY0 SHEEKH C/ RSSHIID

  • @cm4221
    @cm42214 жыл бұрын

    Walaalayaal aankudadaalno saanu unoqon lahayn Annaga iyo awlaaddeenuba sheikh c/rashiid iyo aabihiis shiekh cali okale . hanwayn ayaa lala yimaadaa , allaahna subxaanahuwatacaalaa waalatala saartaa .

  • @omernajib8491
    @omernajib84915 жыл бұрын

    Mzha allah Adero allah hano kaa barakeyo

  • @osmanabdi420

    @osmanabdi420

    3 жыл бұрын

    Allaahu agbar

  • @zeinabmohamed9734
    @zeinabmohamed97344 жыл бұрын

    Mashaa Alaah ilaahayoow noobarakee sheekheena Aamiin

  • @abdinuurmuuse3172
    @abdinuurmuuse3172 Жыл бұрын

    Alle ha unaxariisto shiikh cali suufi

  • @Ahmedozo8637
    @Ahmedozo86375 жыл бұрын

    Aad baa ku jeclahay sheekh cabdi Rashid allh dartisa ayaa ku jeclahay

  • @zakariahollac7446
    @zakariahollac74464 жыл бұрын

    Mansha allh sh cali suufi

  • @maxamadmaxamadxasan5283
    @maxamadmaxamadxasan52835 жыл бұрын

    Allaha unaxaristo sheeq cali suufi alha inoo xafido sheq c.rashid

  • @malikiyawacan3368
    @malikiyawacan33684 жыл бұрын

    Mashallah beautiful story

  • @maryanahmed479
    @maryanahmed479 Жыл бұрын

    Manshaallah sh abdirashid ali sufi

  • @najadahmed9193
    @najadahmed91935 жыл бұрын

    ilahay dartes ayan u jeclahay lahay sheeq Abdirashid cali sufi

  • @footballlife-vk4fx

    @footballlife-vk4fx

    4 жыл бұрын

    ilahay dartes ayan u jeclahay lahay sheeq Adbirashid cali sufi

  • @hidaayoadam5525

    @hidaayoadam5525

    4 жыл бұрын

    1

  • @fadumosuldan1321
    @fadumosuldan13215 жыл бұрын

    Mansha allah Sh Abdirashid ilaahay ha xafido dar ilaahay baan u jecelahay shiekhan

  • @foolaadmedia5669
    @foolaadmedia56694 жыл бұрын

    masha allah ilaahow noo barakee sheekhayaga oo cimrigiissa barakee

  • @osmanosoble6867
    @osmanosoble68675 жыл бұрын

    masha Allah Allow unaxariiso sh cali suufi

  • @baastisheikhmiyow4401

    @baastisheikhmiyow4401

    2 жыл бұрын

    Uv

  • @anwarmahamed5777
    @anwarmahamed57775 жыл бұрын

    allh unaxariisto dhamaan culimada soomaaliyeed kuwooda dhintay inta noolna allh xafido

  • @umumuasif8471
    @umumuasif84714 жыл бұрын

    Amin yarabi

  • @mustafeaxmed8807
    @mustafeaxmed88075 жыл бұрын

    Maanshalaah shakhsi Lagu faano

  • @nafisasalaad591
    @nafisasalaad5912 жыл бұрын

    Allow u naxariiso shiiqena iyo shiiqyadena oo dhan

  • @gedi73
    @gedi735 жыл бұрын

    RAXIMu aLLAH sheikh CALI Sufi AAMIIN

  • @ahmeddahir8184
    @ahmeddahir81844 жыл бұрын

    Allaw xafid shekhan oo barakee

  • @haajarahaajara6058
    @haajarahaajara60585 жыл бұрын

    جزاك الله شيخ واحسن الله اليك اللهم امين يارب. ما أشرف وما احسن سيرة شيخ علي صوفي والله فيه عجائب الله يرحمه يا رب يسر لي القرآن

  • @halimoadan1777

    @halimoadan1777

    5 жыл бұрын

    Amiin ilaah ah u Naxriisto jamaican Muslim waa muminaan

  • @laylaahmed777
    @laylaahmed7774 жыл бұрын

    Mshallah Allah ha kubarakeyo sheekh

  • @user-kb1nt1wq3z
    @user-kb1nt1wq3z5 жыл бұрын

    جزاك الله خيرا

  • @kaysesilfa184
    @kaysesilfa1844 жыл бұрын

    Sheekh cabdi rashiid cali suufe

  • @isxaqbinuosman.8267
    @isxaqbinuosman.82675 жыл бұрын

    ماشا ء الله اللهم زدله وجعلنا كمثله انشالله

  • @safiyoabdirahim9699
    @safiyoabdirahim96994 жыл бұрын

    حفظ ك الله

  • @nastehonageye9210
    @nastehonageye92105 жыл бұрын

    Masha allah. Jazakalah kheyr sheekhanaa

  • @ayaancusman2020
    @ayaancusman20203 жыл бұрын

    Masha allah allah ku xafido sh

  • @abukids2176
    @abukids21765 жыл бұрын

    Maasha Allah Xafiduhu Allah Baarakalaah.

  • @najmamukhtar7469
    @najmamukhtar74695 жыл бұрын

    ماشاءالله حفظ الله في دنيا والاخره

  • @aishoilkaca340
    @aishoilkaca3404 жыл бұрын

    Mash allaah cajiiiiiiiib

  • @Ahmedozo8637
    @Ahmedozo86375 жыл бұрын

    Masha allh. Allh Haku xifdiyo

  • @safiyaabdule7364
    @safiyaabdule73644 жыл бұрын

    Masha Allah Allah ha u naxariisto culumada

  • @lilsus3258
    @lilsus32585 жыл бұрын

    Ma aha allah sheikh cabdirashiid sheikh Candirisaaq janadda ha galiyo.sheikh waxaan kaacodsanayaa inaad quraanka Nabarto ee madarasad furtid somaliya

  • @hassanabdihassanabdi393
    @hassanabdihassanabdi3934 жыл бұрын

    Illahoow Jana gali sheikh Ali Sufi

  • @omarmungani7989
    @omarmungani79895 жыл бұрын

    Shiiq c.rashiid Sh a Cali Suufi xafidu laah aamiin

  • @footballlife-vk4fx

    @footballlife-vk4fx

    4 жыл бұрын

    Shiiq c. RASHIID SH A CALI SUUFI XAFIDU LAAH AAMIIN

  • @yacinadaweh4896
    @yacinadaweh48965 жыл бұрын

    Masha allah sheikh Abdirachid Ali suufi

  • @roobiyorays8398
    @roobiyorays83985 жыл бұрын

    Mashaa alaah Allaha Ku xafitho Akii

  • @djhakim5041
    @djhakim50414 жыл бұрын

    Raximahu Laah sheikh cali suufi

  • @user-yb1gd2xn7w
    @user-yb1gd2xn7w4 жыл бұрын

    Mashallah 💕🌙

  • @kaligiiduulofficialmedia583
    @kaligiiduulofficialmedia5834 жыл бұрын

    Halganka diinteena macaan laga Soo marey iyo Sida kooxaha kala ah Ahlu Sunna waliimo iyo Alshayaadiin ugu ciyaarayaan bal eega.

  • @shukriahmed1387
    @shukriahmed13874 жыл бұрын

    MAAnSha Allaah

  • @daru-attawfiqmedia
    @daru-attawfiqmedia4 жыл бұрын

    Mashaalah ilaahey hakuhafido

  • @fadumamohamed548
    @fadumamohamed5485 жыл бұрын

    Masha Allah tabarakal sheekh

  • @abukids2176
    @abukids21765 жыл бұрын

    Amiin

  • @Diidnay
    @Diidnay5 жыл бұрын

    jazaka allah sheekh abdi rashid sheekh ali

  • @saynabsheikh8797
    @saynabsheikh87974 жыл бұрын

    Shekh cabdi rashid shikh cabdirahman

  • @dhilawe
    @dhilawe4 жыл бұрын

    Jasaka Allah kheyr tarikhda sheeqa intaas way ka badan tahey ee sheekheygiyow noo aruuri

  • @ruqiyojimcaale7810
    @ruqiyojimcaale78104 жыл бұрын

    Maasha Allah Sheik abdirashid ali sufi n ilaahey jannada hakugaliyo

  • @safiyoabdirahim9699
    @safiyoabdirahim96994 жыл бұрын

    بارك الله لك

  • @munonurali6484
    @munonurali64845 жыл бұрын

    aamin aamin aamin yaa rabiiii

  • @jaabirOficial
    @jaabirOficial5 жыл бұрын

    M.a sh cali Sufi

  • @warfaaskar7548
    @warfaaskar75485 жыл бұрын

    Mashallah sheekh suufi

  • @xayaat7716
    @xayaat77164 жыл бұрын

    امييبن رحمة الله عليه

  • @abdiabdilahi6623
    @abdiabdilahi66234 жыл бұрын

    Masha Allaahu

  • @kaltumhassan7692
    @kaltumhassan76925 жыл бұрын

    Maasha alaah baarakalaah alaahuma axfidak ilaah cilmigaags hakuu ziyaadiyo anagana kuwii idinku dayda oo idin raaca ilaah hanaga dhigo ilaah haidinka ajar siiyo adiga iyo waalidkaaga qeerka aad May fareysaan ilaah haidinka abaalmariyo janatul fardowzal culiyaa alaahuma aamiin. Ilaah shanta soomaali ha isku keeno

  • @safiyoabdirahim9699
    @safiyoabdirahim96994 жыл бұрын

    ilaahay carabkaga ha kuxifdiyo

  • @ibraahimmaxamuddhaqane3583
    @ibraahimmaxamuddhaqane35834 жыл бұрын

    Maashaa alàah

  • @cabdirashiidmacalin5721
    @cabdirashiidmacalin57215 жыл бұрын

    Layaab cawa ii gu horaysa mashiq cali suufi ayuu kuxukumay dil xayla salaase

  • @sacdiyodiyo3507

    @sacdiyodiyo3507

    5 жыл бұрын

    Allaahu akbar maasha allaah

  • @asmaismail6196
    @asmaismail61963 жыл бұрын

    Mansha allaah

  • @farhiyaabdi5196
    @farhiyaabdi51965 жыл бұрын

    Masha alah tabarakalah jazakalah khayr sheikh ilahay janada ha inagu ku lansiyo

  • @ismaciilcumar5544
    @ismaciilcumar55445 жыл бұрын

    ilaah ha u naxariisto sh ali sufi sh abdiraxman!

  • @mariamohammed6621
    @mariamohammed66215 жыл бұрын

    Masha allah sh allah haku xafido sh cabdirashiid

  • @anisaali9776

    @anisaali9776

    4 жыл бұрын

    Masha Allah sh , allah aka xafido sh, Cabdirashiid, 😗😗😙😎😎😎

  • @anisaali9776

    @anisaali9776

    4 жыл бұрын

    MAIR , mohammed, 9 months ago .

  • @fartunjamaali7173
    @fartunjamaali71735 жыл бұрын

    Masha Allah jazakallah khayran

  • @footballlife-vk4fx

    @footballlife-vk4fx

    4 жыл бұрын

    Masha Allah jazakallaj khayran

  • @craxmankoronto7710
    @craxmankoronto77105 жыл бұрын

    Alle ha barakeeyo dhaman usrada sh.Cali suufi

Келесі