No video

Muxaadaro Caqlaaniyada & Qatarteeda || sh Maxamud Maxamed Shibli

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia / @salafmedia

Пікірлер: 60

  • @naseebabdalle4631
    @naseebabdalle46313 ай бұрын

    Alle cilmiga iyo caafimaadkaba hakuu barakeeyo sheekh ❤

  • @axmedmaxamuud4882
    @axmedmaxamuud48826 жыл бұрын

    ماشاء الله شيخنا العلامة الفقيه الفهامة محمود محمد شبلى اللهم احفظه في الدنيا والآخرة

  • @ismahanbiintufarah2067

    @ismahanbiintufarah2067

    3 жыл бұрын

    اللهم امين امين

  • @umukhairmahmod9085
    @umukhairmahmod90857 жыл бұрын

    Illahayow culimada iyo muslimiinta oo dhan nooxifdi shayaadiinta shartoodana nagaqabo yaa Rabi Raxmaan

  • @nuurnaasir6404
    @nuurnaasir64047 жыл бұрын

    Mansha Allah xafidulaah may Allah protect all of our preachers

  • @DalmarDiinlawe

    @DalmarDiinlawe

    7 жыл бұрын

    nuur naasir . Really. ma kaa dhabaa oo waad u riyaaqday beentaaas. fadlan soo akhri Booga Introduction to Psychology qaybta maskaxda.

  • @nuurnaasir6404

    @nuurnaasir6404

    7 жыл бұрын

    Send me the link or tell me anywhere I can find those books 📚 thanks. Asc.

  • @umukhairmahmod9085

    @umukhairmahmod9085

    7 жыл бұрын

    +Dalmar Sh. moa ma gaalkii ayaa channel sameystay !!!! shaydaan

  • @ismaaciiljabad5434
    @ismaaciiljabad54342 жыл бұрын

    Muxaadaro kulansatay xikmad aduun iyo aakhiro, masha allah, jizaakalaahu kheyran

  • @mohamoudyare9057
    @mohamoudyare90577 жыл бұрын

    masha Allah sheekh jazakallaahu khayr

  • @polka9280
    @polka92807 жыл бұрын

    Asalamou Aleikoum shekh moud shibli ilahai xoumanta ha ka xafido cilmiga iyo cimriga allah ha ku barakeyo dar illahai ban ku jeclahai

  • @asmahoney5377

    @asmahoney5377

    5 жыл бұрын

    Jasaka Alahukhayr

  • @xamseaadam1954
    @xamseaadam19543 ай бұрын

    Sh. Shibli Ilahy aya cilmi syey ilahy danbigag hadhafo

  • @umu.xamza.binta.dulal.488
    @umu.xamza.binta.dulal.4887 жыл бұрын

    jaza klahu qeyra sh shible.

  • @goljanogsm
    @goljanogsm7 жыл бұрын

    MAASHAA ALLAAH SH SHIBLE ALLA WAYNE JANADA HA INAGU KULMIYO, FITANKANA ALLAAH HA INAGA BADBAADIYO KHAATUMADANA HA INAGU SUGO

  • @abdifatahalfa
    @abdifatahalfa6 жыл бұрын

    Maashaa allah sh shibli ilahay ajar hakaa siiyo

  • @yousufabib2275
    @yousufabib22757 жыл бұрын

    Jazkallh khyr sh.shipli

  • @howtolearn.....8672
    @howtolearn.....86726 жыл бұрын

    May allah bless you and all our ulama'

  • @cabdinasirkaysa9542
    @cabdinasirkaysa95427 жыл бұрын

    jazaaka ladan

  • @malikiyasaeda6299
    @malikiyasaeda62997 жыл бұрын

    ma sha Allah

  • @shakt4232
    @shakt42327 жыл бұрын

    ilaahay ha ku xifdiyo sheekh

  • @abdullahirashid8004
    @abdullahirashid80047 жыл бұрын

    Jazaaka.llaah

  • @caishamohamedu7833
    @caishamohamedu78337 жыл бұрын

    masha allah shiikhunaa baraka allah

  • @sheikhahmed9637
    @sheikhahmed96376 жыл бұрын

    Caqliga ha guuleysto wixii caqliga cadow ku ah guuldarro ayaan idiin rajeeyay 😐

  • @DalmarDiinlawe
    @DalmarDiinlawe7 жыл бұрын

    halkaa ka daalaco sxb. Quraanka dad Jaahiliin ah oo aah cimi badan lahayn baaa qoray.

  • @nuradinmohamed9608
    @nuradinmohamed96087 жыл бұрын

    Dalmar you don't have right to have discussion with these people. You are gaal; out of Islam

  • @DalmarDiinlawe
    @DalmarDiinlawe7 жыл бұрын

    kkkkkkkk. Ma biyaha raga dhabarka ka yimada? ma ukunta dumarkaa kalxamaha ka timaada? kkkkk Aqoon la' aan waa iftiin laaan. Waan ka xumahay in adoo qarnigaan nool aad khurafadkaas aaminto oo aad inkirto aqoonta meel kasta taala. oo aad arki karto.

  • @DalmarDiinlawe

    @DalmarDiinlawe

    7 жыл бұрын

    Biyaha raga xininyaha ayaa lagu sameeyaa oo ay ka yimaadaan. Waxaa la yiri ma ahan ee waa wax aad arki karto. Sciencekaa mahad leh gumaysiga naga koriyay. Fahad gdl.

  • @mohamedabdilahi4040

    @mohamedabdilahi4040

    5 жыл бұрын

    خُلِقَ مِن مَّاءٍ دَافِقٍ ﴿٦﴾يَخْرُجُ مِن بَيْنِ الصُّلْبِ وَالتَّرَائِبِ ﴿٧﴾ Ee dadku ha fiiriyo waxa laga abuuray (5) waxa laga abuuray biyo booda (6) kana soo baxa dhabarka iyo feedhaha dhexdood (7) [86 At-tariq 5-7] Sida aqoonta bani aadamku maanta gaadhsiisantahay, waxay ogaadeen in bilowga xubnaha taranka ee ilmaha uu ku yaalo meel udhow kalyaha, gaarahaan lafta dhabarka iyo meesha u dhaxaysa feedha 11 iyo ta 12 aad. Kadibna markuu ilmuhu ku koro uurka hooyada ayey xubnahaas soo dagaan. Xubita taranka ee gabadhu waa ugxanta oo kusoo hoobata miskaha gabadha, halka xubinta taranka ee ninkuna uu yahay xiniinyaha oo ayaguna kasoo dagaan kanaalka ayagoo gala dahaadhka sare. Xitaa markay soo dagaan kadib waxay neerfahoodu ku xidhanyihiin goobtii ay ka yimaadeen, sidoo kale xidida dhiiga kasoo qaada wadnaha (artery) iy kuwa geeya (veins) waxay sii maraan soona maraan goobtii ay asal ahaan labadaas xubnood ku yaaleen.

  • @sgutube1000
    @sgutube10007 жыл бұрын

    KAN TAARIIKHDA CAALMKA WAXBA KAMA OGA, MUSTASHRIQIIN WAX UU U YAQAANA DAWLAD KUMA SHAQA LAHEEYN EE WAXEE AHAAYEEN AKAADEMICS JAMACADAHA YURUB UGU WAAWEEYN , HORENA U DIIDAYA DOODIIHIII KANASIDAHA KIRISHTANKA, FAHMAY IN WADDAAAD KASTA DIIN KASTA HA HEEYSTEE INUU STUPID YAHAY

  • @xassanabadir5597

    @xassanabadir5597

    6 жыл бұрын

    SG Mohamed SG maxa laga soo gaabiye bro?

  • @DalmarDiinlawe
    @DalmarDiinlawe7 жыл бұрын

    waxaan maqli jiray wax aadan aqoon u lahayn hadaad isku gasho ceeb ayaa kaa soo raacayso. aad baan ugu qoslay ninkaaan beenta uu rabo in uu dadka ka dhaadhiciyo. Waan hubaa in qof Psychology soo bartay in uu ku qosli doono.

  • @LibanMAmin

    @LibanMAmin

    7 жыл бұрын

    Sxb Psychology ga aad sheegi niman ayaa qoray sax iyo beenba way ka buuxdaa oo sanad kasta research yada cusub ee la sameeyo aqoon hor leh ayay keentaa wax badena way badeshaa oo loo haystay inay sax ahayd, markaa sxb adigu iska wado Psychology gaaga hadii uu khiyaamada ilaahay agtiisa wax kaaga tari doono.

  • @DalmarDiinlawe

    @DalmarDiinlawe

    7 жыл бұрын

    Liban Mohammed. Sxb Cilmiga wax layska qoro ama layska sheegto ma ahan. waa shay laysku raacay oo Malayiin qof ka daba sameeyeen. in wax cusub la keeno xumaan ma ahan waa waxa aduunku u hore maray. Marka ma waxa aduunka oo dhan isku raaceen baad beeninaysaa oo waxaad raacaysaa Sh. Shibli oo Dugsi hoose xataa aan dhigan. kkkkk. Sxb aqliga ka shaqaysiii

  • @LibanMAmin

    @LibanMAmin

    7 жыл бұрын

    Sxb kolay sida aan kuu sheegay cilmigan la yidhaa social science iyo kan la yidhaa natural science ka saar. Psychology wuxuu ka mid social science ga waana cilmiga ugu beenta baden sababtoo ah waxaa ku buuxda afkaaro la iska mala'awaalay oo aanan xitaa xaqiiq loo hayn (empirical evidence) ama researches sidaas darteed waa wada theory of some or something, wax la yidhaa fact of someone ama something. Theory and fact waa laba shay oo kal duwan inaad fahmi ayaan u malayn. Sh. Shibli wuu khaldimi karaa waa qof laakiin hanoo sheegin psychology inuu yahay wax dhamaanteeba fact ah ama aduunka oo dhan ay ka qabaan hal fikir. Ninka oo qora oo sheegta psychologist waxbuu gaar u aaminsan yahay sababtoo ah natural science ama law ayuusan ahayn.

  • @DalmarDiinlawe

    @DalmarDiinlawe

    7 жыл бұрын

    Theory macnihiisa si fiican u fahan walaal. Scienceka Theory macnihiisa waa shay laysku wada raacay. Waana darajada ugu saraysa. Tusaale theory of Gravity. Qof muran ka qaba miyaa jira in cuf jiidad uusan jirin. Ani kuma lihi wax kasta waa sax ee waxaan ku leeyahay maskaxda ka shaqaysii. Propabilitiga fiira. Tijaabi oo wixii khaldana sheeg. Taas ayuu cilmigu ku hore maray. Wadaad aan Dugsi hoose xataa dhigan oo iska hadlay. Beena hore loogu yaqaanay warkiisa ha qaadan uun bay iga ahayd. Critical thinking ayuu aduunku maanta ku hore maray iyo in laga fogaado logical falacies.

  • @LibanMAmin

    @LibanMAmin

    7 жыл бұрын

    Sxb Anigu sheekha ma difaacin ee waxaan diidanahay inaad ka dhigto wax ala wixii ku qoran psychology ga inuu yahay "Absolute Truth". Mida kale Natural Science kuma weydiin anigu walaalow ee waxaan usoo qaatay tusaale ahaan. Waxaan ka hadlayno waa Pschology waana Social Science. Mida kale erayga khaldan ee aad isticmaalayso ee ah "cid walba ayaa isku raacday" jooji maxaa yeelay social science ga, khaasatan Pyshcology ga, wax la isku wada raacay gabi ahaantii majiro oo meelo baden aya la isku raacsanayn, haduu jiro meesha ay psychologistiyadu isku raaceen ee codka loogu qaaday noo sheeg walaal? Mida kale Theory in Social and Natural science are not the same, sababtuna waxa weeyaan sida loo test gareeyo ayaaba kala duwan. Mida kale waxa ugu sareeya Science ga waa Law/Principle ee ma aha Theory. Theory waa odhaah qof yidhi oo marka la test gareeyo la badeli karo ama been noqon karta ee ma aha meesha ugu saraysa walaal. Hal sixitaan, Newton's Law of Gravity ee ma aha Theory of Gravity. Thanks for the discussion bro.

  • @DalmarDiinlawe
    @DalmarDiinlawe7 жыл бұрын

    Mohamed Adam. ma adigoo qarniga 21aad joogo ayaad qaadatay Caqli baa wadnaha ku Jira? kkkkkkk Walee Muslimku waxay la dib dhaceen Caqligaa meel xun ka galay. Dad waalan oo in ay sax sanyihiin isku maleeyo waa nasiib daro.

  • @mohamedadam1276

    @mohamedadam1276

    7 жыл бұрын

    waxa tiri muslimka wexe ladib dheceen caqliga wadnaha kagalay adi muslim matihid miyaa??? tan kale maskaxda iyo qalbiga labadaba in laga fakaro madiidantahay? hadeeba suurta gal tahay in lagafakarana caqli wa loo tiirin karaa.

  • @DalmarDiinlawe

    @DalmarDiinlawe

    7 жыл бұрын

    Caqligu maskaxda ayuu ku jiraaa. Maantana waxaan awood u leenahay in aan aragno. Technology ayaa jirta oo qofka lagu xiraayo oo la fiirinaayo sida uu u fakiraayo wax u xalinaayo. Caqligu waa la korin karaa oo aqoonta ayaa korisa. Qofba qofka uu ka aqoon badan yahay wuu ka caqli badan yahay wuuna ka xalin ogyahay.

  • @DalmarDiinlawe

    @DalmarDiinlawe

    7 жыл бұрын

    Caqli wadno ku jira waxaa laga helaaa Muslimka. Waa kuwa maanta raba in ay xoog wax ku xaliyaaan. 20 jir bomb isku xiraayo kkkkk. Kaas caqligii wadnuhuu ka galay waleeee.

  • @mohamedadam1276

    @mohamedadam1276

    7 жыл бұрын

    dadka aaladahaas soosaaray isla aaladooda ee ku ogaadeen in qalbiga fakaro xog keediyo halmar pagekaan soo aqri kaheel7.com/eng/index.php/picture-a-verse/958-heart-thinks

  • @DalmarDiinlawe

    @DalmarDiinlawe

    7 жыл бұрын

    Mohamed Adam. Cilmigu wax layska sheegto ma ahan. Waxaana jira qaab wax laysugu gudbiyo walaaal. Sciencetist baa yiri lama yiraahdee qofkii yiri iyo meeshuu ku yiri baa la sheegaaa. Hadii aad ahaan lahayd qof school iyo jamicad soo dhigtay dabinkaas ma lagugu gaadeen. Waxaa la yiri ka gudub oo u gudub i tus oo i taabsiii.