"Muusow Gafuurkaad Cirka u taagayso Cawa hoos u soo noqoy"Abwaan Saleebaan Boqor

Пікірлер: 18

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz2 ай бұрын

    Mashsalaah abwaa afkukumago. Muusejudan habaar qabaha waxalaguyaqaan haybta uuyahay. Juudanhayahow nahelay jaahilbaadtahaye. Janadaba ilaahay udiid jimankaqaarkood. Joogimaysid jagadee jeelkuunbaadgeli. Waa inyar oo juudaan aan udiray. Judaan jeerlabad jaawuun baan odhan.

  • @fotballontop
    @fotballontop8 ай бұрын

    Maashaa Allah. Gabayaa qiimo badan oo dhallinyaro ah.

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r8 ай бұрын

    Wuxuu muuse Afka utaaga waa in saaaqa oduriyada halaashan oo subeer awal weliba sacad muuse taajiriintii ilbaxdii somali oo dhan jirda xuseen ibraahin dheere baxsane oomaar geeljire dadkii taajir iyo kumanaan kale dadkii baayacal bushtar idoor loogu bixiyay muuse geesi sawir kiisan ayaa walaahi ugu jeclahay sawirkan ayaaba dad badan ka oohiyay isaga daayoo mashaallah caawri la

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud9758 ай бұрын

    Caqli allh haku barakeeyo oo dhib hakaa ilaaliyo

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue8 ай бұрын

    Qof damiir iyo dadnimo leh ayaa dabuubtu gashaa ee muuse damiin aan dadnimo lahayn

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    8 ай бұрын

    muuse cidna dhibkuma hayo waageesi halyeeya

  • @MustafaY-dm3cg
    @MustafaY-dm3cg8 ай бұрын

    Ninkani waa abwaandii ka arki jiray, erayada uu ka gabyayo ayaa laga garanayaa

  • @ismailhagisarrdabdi6923
    @ismailhagisarrdabdi69238 ай бұрын

    Nacas nooc badanaa bal dhegeysta garacan lasoo kiraystay

  • @ahashi7828
    @ahashi78288 ай бұрын

    Maasha Allah waa gabay qiimo badan oo xaqiiq ah

  • @Iphone20249
    @Iphone202498 ай бұрын

    Tuucaleeg huwan kabo qaad anaga shicibka ah oo jecel uraaye qashin la soo diray doqonkan lagu soo buuxiyay madaxwaynaha yaadhalay maha isaaq waa sheegato war bax ayow

  • @batulasmail8261
    @batulasmail82618 ай бұрын

    Muuse iyo inta la midka ah umada Allaha kaqabto

  • @rodaahmed198
    @rodaahmed1988 ай бұрын

    Acdubillah calaamu ka iifday abaha iyo qabiilaysdahad tahayba was duli biila dhaqaan ah oo meel xuun ka soo jeeda waad hiido xuumo gabaydaye suug raaba kula jooga wadanke ciil qabe wale dhiig sookeye ayaad uu xiisdaye waad ka dhargi doonta waaliba halki xaadka ku ahayd waad ku ekan doonta cadradaha aad sheegayso anagu maanu arage kuwi suuqa iyo meelxun joogta aha ayaad no sheegaya

  • @Iphone20249
    @Iphone202498 ай бұрын

    War hus istubidhyow bila akhlaaqda ah madax waynahayaga afkaaga kajeedi huwanyay qashinka ah ya kugusoo shubtay afarayda aad soo urursatay uraaye istubidh afkaaga soocaday muuuse oo batlood ah magaadhaysid reer vadite

  • @ibrahimkahiye1736
    @ibrahimkahiye17368 ай бұрын

    Allahu akbar maxaa umuuqataa. Soomaali asal ah Runsheege ah ❤🇦🇪🇦🇪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇹🇷🇹🇷

  • @ashanor8035
    @ashanor80358 ай бұрын

    Afku kumago Alaaha hakuxiftiyo aamiiin aamiiin yaarabi

  • @hassanbashe9769
    @hassanbashe97698 ай бұрын

    Waar gabaygaa waa habaar soconaya.... Sowtaad dhabarka kaga dhuftay....

  • @Iphone20249
    @Iphone202498 ай бұрын

    Balayomadow ya kugu soobuuxiyay mhuwanba kugusoo shubaray laaluush kuu ka xidhay baad ku haysata qudhunyow dabaylyay kola humanta ah kola somaliland laba canleete inkari kugudhacday

Келесі