Muuse Suudi "Anagaa ayay magaalada noo kala xirnaan jirtay waana laga soo gudbay "

Senator Muuse Suudi Yalaxow "Anagaa ayay magaalada noo kala xirnaan jirtay waana laga soo gudbay dadkaan qeylinaayo juuq ma dhihi jirin'aan xisbiyo aadno"

Пікірлер: 37

  • @user-wr4hc4wg1n
    @user-wr4hc4wg1n3 ай бұрын

    Ayadoo soon ah lugu jiro inaad qof Muslim ah qabiilkisa aad neceb tahay dartiisa yaan lo aflagadeen aduunka waa laba bari soonki la so dhaafay dadki nala soomay mantay qaarkood ma noola qof walbo Iyo camalkiisa waa inu shaqeytaa insha allah

  • @libanofficialmedia5552
    @libanofficialmedia55523 ай бұрын

    Ruun ayoo sheegay adeer muuse 🇸🇴✌️🇸🇴🇸🇴✌️🇸🇴sax adeer muusee Suudi

  • @walalka5
    @walalka52 ай бұрын

    Xaaji Muuse Suudi Ma kaftamaayo Waa Runsheeg

  • @husseinaden7560
    @husseinaden75603 ай бұрын

    Ceeb waaye waa oday wayn oo somaaliyeed, xaaladihii hore ka gudba mucaaradka lkn cayda shaqsiga ah ama waalidka ah ka daaya

  • @abdullahiomarali5241

    @abdullahiomarali5241

    3 ай бұрын

    Waa runtiisa magaalada isagey ayaa badh dhan u xidhnaa nabad buu qaatey Cid ciidankiisii jabisey ma jiron Farmajo markii cabada so try markeyn ku gabanaayey haduu rabaa in uu noqdo muuse yalaxow cusub wuu waninayaa Farmajo waxuu leetahey nabad iyo akhlaaq ku joog wadanka waxba na saneyn kartidee

  • @ahmednur9383
    @ahmednur93833 ай бұрын

    Guul mashallah Abti

  • @maslahmohumed2373
    @maslahmohumed23733 ай бұрын

    baaba Xaaji cimri dheer iyo caafimaad

  • @mohamedabdikadir6939
    @mohamedabdikadir69393 ай бұрын

    Laan dheere abgaal ah

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e3 ай бұрын

    Xoog ayee la .yihiin ee caay kuma sinaan lahayn vivo sanatar muuse suudi yalaxo

  • @user-lh1jl1bq7p
    @user-lh1jl1bq7p3 ай бұрын

    Thx Grandpa information ❤❤

  • @husseinaden7560
    @husseinaden75603 ай бұрын

    Xaaji muuse waa daacad warkiisana waa cadyahay

  • @aishaabdi2397

    @aishaabdi2397

    3 ай бұрын

    Ma waxaasa sax muxuu bililiqo iyo dad xolahood meel ku gaaray war neo dadka masakinta ah jarerta iyo raxan waynta ilaahy uga cabsadaH

  • @OmSamar-iy7cj
    @OmSamar-iy7cj3 ай бұрын

    guuleso halyey soomaaliyed

  • @user-tr7pk5qe3r
    @user-tr7pk5qe3r3 ай бұрын

    Allahu Wale wakaaas. Sas uhadlaya. Weyeeeel Somaliyed. Somali kalama landheresna kalama badna eee way kala tugsanyihin xaran kala Cun badanyihin. Eee hadiii Wadnkan losinaneayo waleee. Ethopiyaaan Gacanta ugalineynaaa.

  • @hatethatiloveyou7939
    @hatethatiloveyou79393 ай бұрын

    Xaaji Mahadsanid

  • @maxamedcnuur1597
    @maxamedcnuur15973 ай бұрын

    Iyaa

  • @wellcomtozanzibarcoronafre4101
    @wellcomtozanzibarcoronafre41013 ай бұрын

    Inafolduur ❤

  • @hoobalkiicaankaahaa8636
    @hoobalkiicaankaahaa86363 ай бұрын

    Mxuu sheege hada yahuu

  • @SaleebanAli-rw2fp
    @SaleebanAli-rw2fp3 ай бұрын

    Dawlad nimo garan mysaan mouse suudow tuugsi gii iyo tuugo nimo di ku noqda

  • @iqbaalNuur
    @iqbaalNuur3 ай бұрын

    Mouse xoolo❤

  • @OmSamar-iy7cj

    @OmSamar-iy7cj

    3 ай бұрын

    yaab hada maxaakuceysay odga qaladmuukuhadlay

  • @aishaabdi2397

    @aishaabdi2397

    3 ай бұрын

    @@OmSamar-iy7cjhee xaq mu ku hadlaY soo isaga dadka leh qabiilkaga hadu langab yahy wa hare 😂😂

  • @sahramuscrowhassaan5083
    @sahramuscrowhassaan50833 ай бұрын

    .ESHAN WAXA LA RABA IN MIQDIAHO JARER U TALIYO AMAM RER XAMAR HADI AD RALI KU NOQON DINTAN

  • @user-jj9gl5yd1w
    @user-jj9gl5yd1w3 ай бұрын

    Tuug Tuug dhalay

  • @user-ge1wt7rk2w
    @user-ge1wt7rk2w3 ай бұрын

    Odaye kajiifo Magaalada times up two is okay

  • @sahramuscrowhassaan5083
    @sahramuscrowhassaan50833 ай бұрын

    ARINTAN WAXA DABDA KA RIXAYO AYAGA

  • @Shaba818
    @Shaba8183 ай бұрын

    Musaslaka labaxasle qeybtisa 3aad noso daya

  • @kingdom.958
    @kingdom.9583 ай бұрын

    Tuugada Abgaal wey is cadeeyeen 😅😅😅 waa tuugo tuugo dhashey 😅😅

  • @shamisali4599

    @shamisali4599

    3 ай бұрын

    Abgal hado tuug yahay Somalia dhana tuugo oo is qarisa 😂 Masoo mayahow ilahey ka furtay

  • @rihaanciid5958

    @rihaanciid5958

    3 ай бұрын

    Cid aan tuugo ahayn majirto somaali oo dhan ayaa tuuga ah waxa dhibka ku hayana waa tuuganimada

  • @tygacadde8139
    @tygacadde81393 ай бұрын

    Odeygii cooska dameerada la cuni jiray fiiri bala kugu dhcday

  • @calasowcalas6583
    @calasowcalas65833 ай бұрын

    Farmaajo haka aamusiyo, hana lagu qaarijiyo hab-dhaqankiisi o kaliya

  • @bicirbiciryare4
    @bicirbiciryare43 ай бұрын

    War iska aamus ninyahow

  • @sahramuscrowhassaan5083
    @sahramuscrowhassaan50833 ай бұрын

    OBAMA.IYO KENYA UGAMDA BRUNDI A.EICA ALSHABB PRESIDENT RUTO UHURU KINYATA RAILA UDINGA KUKUYU MASAY MAJALWO HINDIA MULUYA

  • @amorevalogs
    @amorevalogs3 ай бұрын

    Gaaalo maad tihiin irida naga fura

  • @deqawarsame-nd9yd
    @deqawarsame-nd9yd3 ай бұрын

    Senetor muse sudi waruntis dadkan qaqda kuhaya juq ma dhihi karin

  • @Barre371

    @Barre371

    3 ай бұрын

    😂😂😂

Келесі