Muuqaal kii iigu qosolka badna Abid 😂 || Dhamayso video ga Qosolkana isku xeji 😂😂

Fadlan sii share garee
Ugu yaraan whats app
Status kaaga 😇🙏
Video gana like 👍 saar
MAHADSANID WALALO
/ @hamseabdirahmantaajir
waa channel ka hud hud
fadlan subscribe saar

Пікірлер: 747

  • @suhayb_saanjo
    @suhayb_saanjo3 жыл бұрын

    Fadlan sii share garee Ugu yaraan whats app Status kaaga 😇🙏 Video gana like 👍 saar MAHADSANID WALALO

  • @fapioofficial

    @fapioofficial

    3 жыл бұрын

    Zhp waxaan donaya inaan vedio idin la sameeyo waxan joga borame

  • @maymuunaxmed7011

    @maymuunaxmed7011

    3 жыл бұрын

    Suhayb iyo naasir waan idin salaamay

  • @abokorlixle8685

    @abokorlixle8685

    3 жыл бұрын

    My pro zaanjo oromo 😅😅😅

  • @ugbadyusuf4965

    @ugbadyusuf4965

    3 жыл бұрын

    Love WloQali 😭😭😭🤍🤍🤍❤❤🤲🤲🥀❣

  • @lakiiahmed6748

    @lakiiahmed6748

    3 жыл бұрын

    Dar alle u qoslay🤣🤣🤣

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed3 жыл бұрын

    Ifka lagu yahay walal😭 Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 1k i gaadhsiiya bes😭😭👏👏

  • @apdifatahmolit1333

    @apdifatahmolit1333

    3 жыл бұрын

    Oki LaaL0H

  • @xafsaeid1591

    @xafsaeid1591

    3 жыл бұрын

    Wllo waan kuu saaray hore usoco

  • @ubaxali1993

    @ubaxali1993

    3 жыл бұрын

    Huduhud aya 1 kagalya

  • @deeqamaxamed57
    @deeqamaxamed573 жыл бұрын

    Wllahi aadban ugu qoslay mrku duufka kasiiminayo intii ku qososhay like isaar

  • @hamdaabdi9013

    @hamdaabdi9013

    3 жыл бұрын

    Manooli foodku waa bilaayo😁😁😅😅🤣🤣

  • @hothanciiltira7763

    @hothanciiltira7763

    3 жыл бұрын

    Waxan ku waydiyay prnki ku sameya food😁😁

  • @rahmancabdillahi8594
    @rahmancabdillahi85943 жыл бұрын

    Suhayb and hud hud wllhi qaybta Qoslku inay Shaqyso ina ila Argtay like dhac ha la igu siyo🤣🤣🤣

  • @suhayb_saanjo

    @suhayb_saanjo

    3 жыл бұрын

    🤗😇

  • @ahmedmaxamed6450

    @ahmedmaxamed6450

    3 жыл бұрын

    @@suhayb_saanjo sxp ka caashaqa

  • @abdirisakhassan7082
    @abdirisakhassan70823 жыл бұрын

    🤣🤣🤣 wlhi cwa qosol iguma harin eng hud hud dartii ayaan hargeysa u imanaya zhp 🙏

  • @suhayb_saanjo

    @suhayb_saanjo

    3 жыл бұрын

    Isha Allah zxb

  • @najaahomar2190
    @najaahomar21903 жыл бұрын

    Alla hud hud0w kugu xiintaY wllhi peer cadaad igU ridEh😅😅😅😂😂🤣

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen48833 жыл бұрын

    Hud Hud baa Faaisey..Ama he is the 😂😂😂😂😂Winner Masha Allah

  • @mabrukcali1648
    @mabrukcali16483 жыл бұрын

    3:24 marka ay marayso intii si daacada u qosozhay like hayla dhaafin 🤣🤣

  • @suhayb_saanjo

    @suhayb_saanjo

    3 жыл бұрын

    Makugu yedha halaga biiyo adiganee hhhh

  • @mabrukcali1648

    @mabrukcali1648

    3 жыл бұрын

    @@suhayb_saanjo laba alifle wali igamay gaadhine😂

  • @farahduulduul4734

    @farahduulduul4734

    3 жыл бұрын

    Walhi Markey meesha maraysay waxan ku sigtey wadnuhu inu i istaago qosolka igaso baxay awgiiii

  • @xikmadaysane6927
    @xikmadaysane69273 жыл бұрын

    💕💕😀😀😁😁mash alllh wllky hud hud ...kk qosliye wayn..

  • @esmaomar3074
    @esmaomar30743 жыл бұрын

    Wlhi Suhayb io Eng Hud hud Way iaga qosliyeen 🤣😂😂😂 Keep going

  • @suhayb_saanjo

    @suhayb_saanjo

    3 жыл бұрын

    😇🤗

  • @munichaxmedey3467
    @munichaxmedey34673 жыл бұрын

    C raxman cirro Kkkkk wr qosol naguma hadhin wn idin salaamy

  • @suhayb_saanjo

    @suhayb_saanjo

    3 жыл бұрын

    Kaa qadnay sister

  • @nasraapikadir849
    @nasraapikadir8493 жыл бұрын

    Suhaybow wll hud hud waxni ma ka dhabaa u sameeynayaa wlh talent ayuu leeyahy keep goin😂❤❤❤

  • @yazenofficial1156
    @yazenofficial11563 жыл бұрын

    Inta ila aragty suhayb markuu qoslayo inuu afka gacanta saaro ama la heesto like ii saara 🤣🤣👍👍

  • @nasarosmaan2723
    @nasarosmaan27233 жыл бұрын

    😅😅😅😅😅 hud hud ku haysta wlhi qozol igumu hadhin keep going

  • @faadumacabfirashiid7728
    @faadumacabfirashiid77283 жыл бұрын

    Walhi qosol darti madaxa ixanuunay laa ilaaha ila laah😂😂😂😅😅😅

  • @apdizhakuryuzuf9021
    @apdizhakuryuzuf90213 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂 Hore usocda wllday

  • @salmahasan3415
    @salmahasan34153 жыл бұрын

    Eng hud hud waa jogosbeer weeye walahi 👍👍

  • @xamsebile4833
    @xamsebile48333 жыл бұрын

    *Wlhi inta cirro dhawr jeer ku cesh ceshteY alla beerka😁😁*

  • @suhayb_saanjo

    @suhayb_saanjo

    3 жыл бұрын

    😅😅

  • @hoodonimcaan57

    @hoodonimcaan57

    3 жыл бұрын

    Wlhi wadihiba igaracay san u qoslaye

  • @bahjabiihi2569
    @bahjabiihi25693 жыл бұрын

    Papjii Les go way Ino Tahay Hada Hudhudow🤣🤣

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan82503 жыл бұрын

    Waa Ciro🤣🤣

  • @yasinyaash565
    @yasinyaash5653 жыл бұрын

    Eng qosol igu dilay 😂😂

  • @ducoqapeofficial4829
    @ducoqapeofficial48293 жыл бұрын

    12:36 Waa CraHman Ciro😂😂😂😂😂😂😂

  • @najaxcaynab6237
    @najaxcaynab62373 жыл бұрын

    Wad naga qosliseen keep going akhyaarey

  • @jamacyusuuf3048
    @jamacyusuuf30483 жыл бұрын

    Hud hud waa qosol aad ayaan uqoslay wlhi

  • @nacimaduriyada9829
    @nacimaduriyada98293 жыл бұрын

    Wlhi dacad baan uu qoslay fodow kkkkk sidu leyahay eng hudhud😂😂😂😂😂😂😂😂zaanjo❤❤waan iden salamay

  • @suhayb_saanjo

    @suhayb_saanjo

    3 жыл бұрын

    Nicima kaa qadnay wllo

  • @ridwaanfarxishka6108
    @ridwaanfarxishka61083 жыл бұрын

    Wlhi Suhayb Waa Nin Rageed Cidkale Ma Sheegin Inta Ila Aragta Liketa Dhac Dhac

  • @suhayb_saanjo

    @suhayb_saanjo

    3 жыл бұрын

    Wllky alle haku dhawro

  • @ahmeddayib2491
    @ahmeddayib24913 жыл бұрын

    Aar hud hud PUPGkii ayuu kudhereyaye waydii wax uu gu odhan 100 boqolan yahay😂

  • @xafsamaxamed2653
    @xafsamaxamed26533 жыл бұрын

    Walaahay wllo Zaanjoy waad iga qosliseeen berkaa ixanuunay hudhud waan wataaa noooolaada saddexdiinupa😄😄😄😄

  • @fardusmohamed5499
    @fardusmohamed54993 жыл бұрын

    Hhhhh hud hud wata ani wllhi waa uu naga qosliyey sanjo iyo food ragan wllhi wan tagera❤👍🤚

  • @dheman1418
    @dheman14183 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣wlhi sidaan uqoslaayay waan daallay noolaada walaaladay💞💞💞

  • @nasralaki2778
    @nasralaki27783 жыл бұрын

    Taageero buuxda dhamantiin keep going ayan idin leeyahy

  • @suhayb_saanjo

    @suhayb_saanjo

    3 жыл бұрын

    Nasra 🤗😇

  • @hiboibrahim5103
    @hiboibrahim51033 жыл бұрын

    Qosol igu moo hadhin hhhhhhhhhh hud hud masiibo wllo

  • @hamdamuhumad3094
    @hamdamuhumad30943 жыл бұрын

    HUD hud Waaantageraaaah wllhi pilaaahi

  • @hamdakayseahmed7109
    @hamdakayseahmed71093 жыл бұрын

    Masha aallllh dad qiimo leh hore uzucod wlllo

  • @asiyasaleh1493
    @asiyasaleh14933 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂 wlhy qosol weeye hud hud hore usoco

  • @sadamcabdi2995
    @sadamcabdi29953 жыл бұрын

    Hhhhh alll beerka injireen hud hud inaar xata xolaha agshankodi halka dhigay waliba argiga hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh horay usoco wll

  • @zakariazhapcan8124
    @zakariazhapcan81243 жыл бұрын

    Wllhy DaacaD qozlay wllday keep going idin leeyahay😅😂

  • @zagalmoztaphezagal4952
    @zagalmoztaphezagal49523 жыл бұрын

    Hhhhhhh wlhy qozol iguma hadhin hud_hud gacanban utaagan wx walba wuu samen karaa hore uzoco wll mcn

  • @najaxaxmedabdi7105
    @najaxaxmedabdi71053 жыл бұрын

    Hud hudow kugu xiintay wllhi qozol daraadii dhulkan Isla dhacay😂😂😂😂😂

  • @muxtoo390
    @muxtoo3903 жыл бұрын

    Qosl ikuma hadhin 😂😂

  • @cdnanxareedofficial4158
    @cdnanxareedofficial41583 жыл бұрын

    Real iyo madrid teeba badisey madrid inta ku qososheY like ii saara💯😁

  • @sumayaqueen9068
    @sumayaqueen90683 жыл бұрын

    Wlhi waa suhayb waa niin rageed jiira noloow intay nolalii jirto wlhi jiilaga kaliya ee aan xiseeyo weeye😍😍😍😍😍😍

  • @najaxkhayre1432
    @najaxkhayre14323 жыл бұрын

    Suhayb iyo hud-hud waax Tihin dada sificn isku Faahmay Ruunti Waax Quurxbaadna Waada noso Guudbisan Walayal Wan idnku xidhaanahy maara Walba

  • @argsankayse2272
    @argsankayse22723 жыл бұрын

    Hhhhh EnG Hud Hud QosoL iGuma hadlin wlhi 🤣🤣

  • @xamdanuura8083
    @xamdanuura80833 жыл бұрын

    C/raxmaan ciro kkkkkk qosolkii aduunka

  • @amiiramaxamedjano9763
    @amiiramaxamedjano97633 жыл бұрын

    hud hud 😗😂😂ugu haysta

  • @faraxcali9761
    @faraxcali97613 жыл бұрын

    Taageero culus ayaan kuu ahay Hore zaanjo wl qali❤ hud hud nin iga cilmi badan 🤣 halaygu salaamo iyo wiilka kale

  • @khalidismail3832
    @khalidismail38323 жыл бұрын

    8:36😂😂😂Hud hudoow

  • @Burjifilms247
    @Burjifilms2473 жыл бұрын

    Hhhhh war qosol iGuma HaDhin manTa😂😂😂

  • @zaliimofficial6855
    @zaliimofficial68553 жыл бұрын

    Wr Hud hudku wa orgi cadiya wlhi😅🤣🤣🤣

  • @nasmajama687
    @nasmajama6873 жыл бұрын

    Mnsha allah mnshallh alle haydin shrfo wallaha hud hud and zaanjo guntu hayska joogtee gabtu waxay idin leeydahy guulaysta waligiin I LOVE ZXPYAL 🙏🙏🙏

  • @ayaanbadan8782
    @ayaanbadan87823 жыл бұрын

    Hud hud waligii buu orgiyada iyo riyaha markhati ka ahaan jiray 😂😂😂😂😂

  • @suhayb_saanjo

    @suhayb_saanjo

    3 жыл бұрын

    🤣🤣🤣

  • @hal-abuurrayaanboss1460
    @hal-abuurrayaanboss14603 жыл бұрын

    wlhy beerka icasaday keep going😍

  • @jookarhanadcaska5953
    @jookarhanadcaska59533 жыл бұрын

    Zxp suheyb saanjo keep going yaa ali reer burco oo kuleh waan Kula soconaaa

  • @cawosakatari7438
    @cawosakatari74383 жыл бұрын

    kkkkkkkkkkkkkkkkkk walahay hudud iyo saaxib kii Cali ooromo waay iga qoos liyeen kkkkkkkkkk xaraba weeye kkk

  • @rothamohamett1631
    @rothamohamett16313 жыл бұрын

    Eng HUD hud wan ku wataa wcdlh😂😂😂

  • @fadumohasan6157

    @fadumohasan6157

    3 жыл бұрын

    Eng hud hud,😁😁😁😁😁😁😁😁

  • @deeqaabdi3091
    @deeqaabdi30913 жыл бұрын

    Suhayp iyo hudhud allah haykiin sharfo maxaba aad isu qaptaanbaa inig muuqatee ALAH haysu kiin dhaafoH

  • @sahrabarwaqomohamud5916
    @sahrabarwaqomohamud59163 жыл бұрын

    Mansha Allah wilashayadii illahay hanokiin daado waad naga qoslisan illahay haydinka farxiyo marwalba walahy waan idin jecelahay long life❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❣❣❣❣🥰🥰🥰🥰🥰😍😍😍😍🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️👑👑👑👑

  • @rayaaanmohamed5409
    @rayaaanmohamed54093 жыл бұрын

    Sanduuqyo madhan baa 🤣🤣🤣🤣🤣 waaa ciro

  • @nimcodaahir1757
    @nimcodaahir17573 жыл бұрын

    😁😁😁😁😁😁😁😁😁wlhi qosol iga dhamaa walalhy aanjeclhy haray usocda

  • @hodanali8219
    @hodanali82193 жыл бұрын

    Hud hud waa orqac caadiya 🤣🤣🤣🤣

  • @kaysarabdi1465
    @kaysarabdi14653 жыл бұрын

    Saanjo waxaan jeclahay oo kaliya marka uu hudhud ku jiro vedio ga funny wlhi hudhud

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet3 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣❤hud hud garac

  • @abdikadarahmed2942
    @abdikadarahmed29423 жыл бұрын

    Kkkkkkk aniga waan ku qoslaa eng hud hud beerka ayaa icasaaday

  • @Hamda888
    @Hamda8883 жыл бұрын

    Halka hoose ayaa xanuun kulule ku dhaji kulahaa Hud Hud😂😂😂😂

  • @cawedofficiall8294
    @cawedofficiall82943 жыл бұрын

    Wlhi caawa qosol iguma hadhin Eng hud hud keepgoin shp

  • @maryammustafe5802
    @maryammustafe58023 жыл бұрын

    Wlllhy waad naga qosliseen 😂😂😂😂

  • @najaxaxmedabdi7105
    @najaxaxmedabdi71053 жыл бұрын

    Wlky hud hud iyo wlky zuhayp zanjo iyo ninka kaliyee isku gobolka nahy viva gabiley food hore usocda walaladay🥰❤

  • @sacdiyonuura9139
    @sacdiyonuura91393 жыл бұрын

    Zaanjo & hud hud👑

  • @asiacise1671
    @asiacise16713 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂Dad dhinnta code yay Inta fahanzane is mujiya😅

  • @quruxdaafirca2945
    @quruxdaafirca29453 жыл бұрын

    😂hud hud melu joogo layma wayo waa funny wllo aliyow time ka edanka dhacayo jooji muqalka Soo tukada kadibana halka Kasi wada edanka ixtraama wllo qli dad muslim nahay 🙏❤️

  • @hanijibril
    @hanijibril3 жыл бұрын

    Zanjo keep goin pro

  • @Rakia-xq5ec
    @Rakia-xq5ec3 жыл бұрын

    Bikir canbe defends samlike thah xubi tired dhaash hhhh😂😂😂😂alaa beerka😂😂😂😂😂😂keep gowin pro😂😂😂😂😂

  • @suhayb_saanjo

    @suhayb_saanjo

    3 жыл бұрын

    Hhhhh

  • @suhayb_saanjo

    @suhayb_saanjo

    3 жыл бұрын

    Ma runtyiba wllo

  • @rahmarouhi3023

    @rahmarouhi3023

    3 жыл бұрын

    @@suhayb_saanjo hhhh wryahe zaanjo🤣🤣🤣

  • @salmiitohussein936
    @salmiitohussein9363 жыл бұрын

    Hhhhh qosol iguma harin wlhi vediogaan mid Ka qosol badan majiro

  • @suhayb_saanjo

    @suhayb_saanjo

    3 жыл бұрын

    Hhh

  • @naimaapdirashit6419
    @naimaapdirashit64193 жыл бұрын

    Hud hudow wllo manoli iga qoslizey😅😂

  • @iqramohamet1532
    @iqramohamet15323 жыл бұрын

    Eng hud huD waaliH maryoH xidHan waaD zalaamaN taHay adiyoH zuhayP zaanjoH io fu aaD qozoL naguma hadhinE keep going protherz😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣

  • @hawoaxmed4696
    @hawoaxmed46963 жыл бұрын

    Wllhi zxp hudhud uu iga qosliyay wllhi

  • @armaandoomar2840
    @armaandoomar28403 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂 qosol iguma hadhin

  • @sadaammuuse3138
    @sadaammuuse31383 жыл бұрын

    Keep gonig pro wllhi anigoo iska murgoonaaya paad qosol kaadida idhaafisay waan kuwataa lixaabyada legegan

  • @safiaxigmochannel3229
    @safiaxigmochannel32293 жыл бұрын

    Hhhhh qosolka iga dhamaday hudhud

  • @shacbaancumar8767
    @shacbaancumar87673 жыл бұрын

    Hhhhhhhhh walhi intaad qoslay kabna waan xidhanay kabna ma xidhni wlhi

  • @suhayb_saanjo

    @suhayb_saanjo

    3 жыл бұрын

    Hhhhh

  • @umalkhyejamac9982
    @umalkhyejamac99823 жыл бұрын

    Keep going wllky qli suheyb saanjo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @suhayb_saanjo

    @suhayb_saanjo

    3 жыл бұрын

    Umalkhayr jamac Alle haku xifdiyo wllshy qli

  • @kingmaskaxwi3804
    @kingmaskaxwi38043 жыл бұрын

    Libaax hore uu soco pro

  • @dawloarts4271
    @dawloarts42713 жыл бұрын

    kkkkkkkkkkkkk eng hud hud 😀😀😀😀😀😀😀

  • @juujuulechanel2468
    @juujuulechanel24683 жыл бұрын

    Hud hud wan tagera zxp

  • @user-cf4tt1zi6m
    @user-cf4tt1zi6m11 ай бұрын

    Eng hud hud waan ku salaamay dhaamaantiin

  • @nimcocabdiqadi6807
    @nimcocabdiqadi68073 жыл бұрын

    hhhhh hud hud wllhi waa qosol

  • @nimcocali7322
    @nimcocali73223 жыл бұрын

    Hud hud wa xarabo hore u soco

  • @queenpuntland6833
    @queenpuntland68333 жыл бұрын

    War dee huud huud hala so baro waayo qof cadi ah maba ahan kkkkk wlhi qosool wan dhiman garay waa orgi iyo damer iyo 😂😂😂😂

  • @abdiazizhassan8997
    @abdiazizhassan89973 жыл бұрын

    13:27 can be defined garacsanaaa😅😅😅😅😂😂😂

  • @nasrinmaxamed1470
    @nasrinmaxamed14703 жыл бұрын

    Alaa wa naga qoosliseen wlaih aad iyo aad mash aalaah

  • @abdikadarahmed2942
    @abdikadarahmed29423 жыл бұрын

    Mash allaah fiidyow wacan

  • @sahrayusuf3229
    @sahrayusuf32293 жыл бұрын

    Aztaqfurullah 😂😂😂😂qabtaa quruf kulahaa 😂zaanjo nikakliye izfahman hud hud

  • @suhayb_saanjo

    @suhayb_saanjo

    3 жыл бұрын

    Hasshey 😇👍

  • @bahjabiihi2569
    @bahjabiihi25693 жыл бұрын

    Ma Nooli 🤣🤣🤣Hud hudow

  • @xamdamuhipo4462
    @xamdamuhipo44623 жыл бұрын

    Zaanjo io hud hud raG naga cilmi baDan😁💖

  • @rayaanmohamed3018
    @rayaanmohamed30183 жыл бұрын

    Waarya hudhudow gudoomiyhgii kamaad xishoon Dr apdirhm cirro😂😂

  • @bisharoabdilahi9540
    @bisharoabdilahi95403 жыл бұрын

    Wllky suhayb zaanjo keep going 🥰

  • @xafsaibraahim8362
    @xafsaibraahim83623 жыл бұрын

    Mshlaah walkay saanjo ale haku shafo dad aan tageero hud hud waa kutageeraa

  • @zadiiqfrazyofficials4112
    @zadiiqfrazyofficials41123 жыл бұрын

    Frist time in this CHANNEL zaanjo TV zhp waligapa waa nigu xidhnaanaYaa

  • @sagalsiman5496
    @sagalsiman54963 жыл бұрын

    Keep going pro wall qaali

Келесі