No video

Muslim Cute ah 😊 | xagjir & qunyarsocod | Muslinka mala'awaalka ku nool.

Muslinka korkaxaadiska ah ee aan jeclayn in arrimaha bulshada iyo dhibaatooyinka ina aafeeyay hoos loogubdhaadhaco ayaa la yidhaahda qunyarsocod, ama sida aynnu ugu yeedhnay Muslim Cute ah.

Пікірлер: 391

  • @sahalduale7531
    @sahalduale75313 жыл бұрын

    Muslim Geesi ah OO Soomaliyeed ba tahay ..... aadanow💞💞♥️♥️ 💕 💕💕

  • @hungergamer6973

    @hungergamer6973

    3 жыл бұрын

    dar il;ahay igu waci adunka wa malmo yaar subscribe u sar wad mahadsan thy kzread.info/dash/bejne/oqZ3wcdwgcuohso.html

  • @24hours10
    @24hours103 жыл бұрын

    Muslimiinta meel kastoo ay joogaan Allaha ku amaansado , run ahaantii tashwiishka iyo shubahaadka gaaladu wadato waa kuwo soo badanaya , inanna waxaa la iga inaga baahan yahay inaan diinteena u barano una ilaalo si dhamaystiran insha Allah , Aadan sahan Allaah cimriga hakuu dheereeyo , aamiin aamiin .

  • @hungergamer6973

    @hungergamer6973

    3 жыл бұрын

    dar il;ahay igu waci adunka wa malmo yaar subscribe u sar wad mahadsan thy kzread.info/dash/bejne/oqZ3wcdwgcuohso.html

  • @DonZa-Mou
    @DonZa-Mou3 жыл бұрын

    Masha allah ma ihi muslim cute ee waxaan ahay muslim 100% haysta diinta islaamka ama muslim xagjira sidaay aamin sanyihiin gaaladu

  • @Bakaro_Online
    @Bakaro_Online3 жыл бұрын

    Hadaa ka mid tahay Inta jecel Nabi S.c.w Halmar Ku Sali ▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎ Qiso dhexmartay Sh Xasan Ibrahim iyo Tuugo ■■■■■■■■■■■■■■■■ kzread.info/dash/bejne/nol90rFrXbjapLg.html

  • @Bashka252

    @Bashka252

    3 жыл бұрын

    Scw

  • @greatsomalia15yearsago24

    @greatsomalia15yearsago24

    3 жыл бұрын

    Scw

  • @worldfootballfootball6405

    @worldfootballfootball6405

    3 жыл бұрын

    Scw scw scw.............

  • @mohamedyussuf7133

    @mohamedyussuf7133

    3 жыл бұрын

    Scw

  • @ladarino1235

    @ladarino1235

    3 жыл бұрын

    Scw

  • @tuugajabsadayoutubka6180
    @tuugajabsadayoutubka61803 жыл бұрын

    Libaax LiBAAX Dhalay Wllhi Bllhi Tllhi irbad Nagu Mudneed Baad Naga Saartee Hore Usoco Macalin AQOONYAHAN AADAM Alle Haku Xafido Wll

  • @hungergamer6973

    @hungergamer6973

    3 жыл бұрын

    dar il;ahay igu waci adunka wa malmo yaar subscribe u sar wad mahadsan thy kzread.info/dash/bejne/oqZ3wcdwgcuohso.html

  • @abdirahmanqaazinalcaziizi1725

    @abdirahmanqaazinalcaziizi1725

    3 жыл бұрын

    Kᴜɢᴜ ʀᴀᴀᴄᴇʏ ᴘʀᴏH, ʀᴀʏɢᴀᴀɢᴀ

  • @cabdulmalik5999
    @cabdulmalik59993 жыл бұрын

    Ma kugu adagtahay tukashada salaaddu? Raac talooyinkan fudud ee kaa caawinayaa inaanad ka tagin salaadda: 1: Ka fogoow dhagaysiga heesaha si iimaankaagu u xooganaado qalbigaaguna wiswaaska shaydaanku uga dheeraado 2: Ka fogoow Waxyaabaha kicinaya dareenkaaga, dadnimadaadana liidaya iyo caqligaaga sida daawashada filimada xun xun ama muuqaallada la xidhiidha jinsiga 3: Ka fogoow wax kasta oo kugu ridi kara ama kuu fududayn kara Sinada (galmada xaaraanta ah) 4: Mar walba tasbiixso akhrina quraan maalin walba haba ahaato hal aayad ahe 5: Ku xeer naftaada dad salaadda joogteeya si ay dhiirrigelin kuugu noqdaan 6: Xusuusnoow geeridu inay mar walba kuu iman karto 7: Ka shaqee nadaafaddaada jidheed iyo dhareedba 8: Dib ha u dhigan salaadda si aanad uga caajisin 9: Alle ha bari inuu kuu sahlo tukashada salaadda. 10: Ka fogoow saamalaylka iyo isticmaalka maalaycniga ah ee social media-ha. 11: Ku xooji iimaankaaga Soonka La wadaag asxaabtaada kale, si ay kuula akhristaan Please subscribe iisaara

  • @cabdiraxmanmaxamed628

    @cabdiraxmanmaxamed628

    3 жыл бұрын

    Hhhhh Waxaas oo dhan ma subscibe baad u smaynaysa .

  • @justyou2674

    @justyou2674

    3 жыл бұрын

    Jazakallahu kheyr walalo

  • @kifaaxmuhumed9188

    @kifaaxmuhumed9188

    3 жыл бұрын

    Mahadsanid wll

  • @cabdiquduusbinuaxmed8003

    @cabdiquduusbinuaxmed8003

    3 жыл бұрын

    Fariid ayaa tahay wanaag na xasuusiyay

  • @asouma620

    @asouma620

    3 жыл бұрын

    Mashllah tabarakalaah Shukran wll

  • @bigmancc271
    @bigmancc2713 жыл бұрын

    ALX. ILAAHA IGA DHIGAY MUSLIM AYAA MAHAD ISKALE❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💯

  • @hungergamer6973

    @hungergamer6973

    3 жыл бұрын

    dar il;ahay igu waci adunka wa malmo yaar subscribe u sar wad mahadsan thy kzread.info/dash/bejne/oqZ3wcdwgcuohso.html

  • @mobiyaystemp915
    @mobiyaystemp9153 жыл бұрын

    Mnsha'allah 💞

  • @cabdi_gaxarbe
    @cabdi_gaxarbe3 жыл бұрын

    Jasaakalaahu khayr aljasaa ustaad Magacaa in dhawaydba khaatiyaan baan ka taagnaa, oo dadka qaar muslimiina ayaa islamka u fahmay qaabkaa qaldan ee ah sidii in faraha baruuro lagu haysto.

  • @252Qasaalimedia
    @252Qasaalimedia3 жыл бұрын

    Mia roll mondal Adan ❤الله يا بارك اخي

  • @kio8032
    @kio80323 жыл бұрын

    Adam aad Ayaan kuu tageeraa adoo mahadsan mowduuc ku aadan Imaradka iyo Yahuuda Mxey iskaga kaashanayaan Dhubaateynta Somalia, 💔

  • @abwaangaraneofficial2393
    @abwaangaraneofficial23933 жыл бұрын

    Walaal aan dar Alle ujecelahay 💓👈 Alle hakuu ilaaliyo imaankaaga aad kuqabto diintaada iyo halkaaga

  • @asmadawlad5732
    @asmadawlad57323 жыл бұрын

    Muslim geezi ah oo soomaliyeed alle haku xifdiyo

  • @abdullahikader
    @abdullahikader3 жыл бұрын

    Mahadsanid waad i baraarujisay jazakallah

  • @abdisamedqisole5119
    @abdisamedqisole51193 жыл бұрын

    Masha Allah jazaka Allah

  • @dhamackosar8710
    @dhamackosar87103 жыл бұрын

    Adan gaadh haye alle ayaa kuu diray inaad marwalba Na Baraarujiso Jazaakalaah

  • @hafsajama4884
    @hafsajama48843 жыл бұрын

    كن مسلم يرا ماهو الحق والباظل ♥️💯

  • @kadnotaajir6581
    @kadnotaajir65813 жыл бұрын

    Halyeyga aan ku hirto Aadan Khadar Cali 🥰🥰🥰💟💟💟🙏🙏🙏

  • @amaanmaxamed7838
    @amaanmaxamed78383 жыл бұрын

    Wll mhdzind runtii bulshadaada waad la dadaashay dhinac diineed iyo dhan maadiba ilhay cilmiga ha kuu barakeeyo

  • @abdirizakumar9920
    @abdirizakumar99203 жыл бұрын

    Lka baa ka ilow by sxb adan 🤗😍

  • @keyfladan673
    @keyfladan6733 жыл бұрын

    Tnkle beenta maaha wlhi muslimka ayeba laba u kala qaadeen taas wxay ula jeedaan inay muslimiinta u xumeeyan ama si qaldan ugu fasiraan xagjirnimada oo muslinta ay ka gaabiyaan wajibaadkoodi ka saarnaa diintooda thank you bro 🙏🙏💯yareed dad bdan inay sidaada oo kle wax ufahan sanaan lahaayeen jazakallaahu khair

  • @abdulqanimaxamed1046
    @abdulqanimaxamed10463 жыл бұрын

    Jasaka allahu khyr

  • @kaartogaming1239
    @kaartogaming12393 жыл бұрын

    Thnks our teacher 💯💯

  • @hungergamer6973

    @hungergamer6973

    3 жыл бұрын

    dar il;ahay igu waci adunka wa malmo yaar subscribe u sar wad mahadsan thy kzread.info/dash/bejne/oqZ3wcdwgcuohso.html

  • @nasramahudin9229
    @nasramahudin92293 жыл бұрын

    Masha allha illhey ha ku xifdiyo wllo qali

  • @drabduqaadir7260
    @drabduqaadir72603 жыл бұрын

    Wan kugu raacsanahay ma ihi muslim cute ah ee waxa ahay muslim xaq iyo cadaalad u taagan ( af iyo adinba waku qaadan xaqi ale ilehesiyay )

  • @Ismail11
    @Ismail113 жыл бұрын

    Magac aad ugu haboon ayaad u heshay Aadanow wll. Muslim cute ayay doonayaan.

  • @caaqilkaxaafada3162
    @caaqilkaxaafada31623 жыл бұрын

    Wxaan dhihi karnaa diintu raga nimadii ayay ka dhimatay runtii. War dhalinyaroy kaca. الله اكبر

  • @hayaankaguusha9879
    @hayaankaguusha98793 жыл бұрын

    Walkeyga muslimka ahoow SUBSCRIBED igu caawi allaah adi iyo waalidkaa janada ha idin geeyo aamiin

  • @wacdarogroup4419

    @wacdarogroup4419

    3 жыл бұрын

    #subscribe ii saar wll mcn adoonka walaalo lagu yahay

  • @muxammad2777
    @muxammad27773 жыл бұрын

    sxb Aadan waa kugu xiran nahay, video-yadaadana waa daawannaa aad ayaanna ugu faraxsan nahay waana kaaga mahad celinaynaa. ilaah haku barakeeyo waad noo faaiidaysaa. sidaa darteed mabaadi'daada waan garanayaa maahan culumada oo lagu fududaado balse video-gaan xoogaa taraarax yar baa jira, naga sax billaah calayk. mahadsanid.

  • @fardowsa221
    @fardowsa2213 жыл бұрын

    Dadkeena qaarbaa ka fahmay diinta oo lagu dhagnaado argagixiso heer maanta muslimka qaarba ay ka fahmeen kuwa kale rabshad ogayaal

  • @elmiroble4608
    @elmiroble46083 жыл бұрын

    ان الله وملائكته يصلون على النبي يا ايها الذين امنوا صلوا عليه وسلموا تسليما

  • @hafsadheaman7635
    @hafsadheaman76353 жыл бұрын

    Jasakalaah ustaad horay usoco insha alaah guul waxyarbaa kaa ga hadhay 2000k waan kuugu hanbalyaynayaa kuna farxsanhy heerkaad gaadhay qof ku dayasho mudan 👏👏👏

  • @bashiirmohamedmaxamuud5806
    @bashiirmohamedmaxamuud58063 жыл бұрын

    allah xaqa ha,ina fahansiiyo

  • @footballevents.2264
    @footballevents.22643 жыл бұрын

    Wllke Adem Allah ku sherfo❤️

  • @ahmednuurcabdi7087
    @ahmednuurcabdi70873 жыл бұрын

    Aadan qadar walall waan ku salaamay aad ayaa u mahadsantahay runtii waa barnaamij xaqiiqo ah waana uu kadhacay horay u soco walall ilahay ha kuu gargaaro walall Waa #axmednuur cabdi oo moqdisho kaa soo salaamaya

  • @Myhalimaworld
    @Myhalimaworld3 жыл бұрын

    You're such awesome man, the way you talked about the muslim cute. That is absolutely right. The muslim in the middle.

  • @aadanshiimoy2435
    @aadanshiimoy24353 жыл бұрын

    Mahadsanid wll

  • @hayatyusuf5765
    @hayatyusuf57653 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣Cawa Waa iga Qoslisay Aadanow Xaqiiqada Jirta Ayana Ka Hadashay Culimada Dadka ayagaba ku Dhuftay Cirbad Suuxiso ah 😓😥😢 Taasne Aad Ban Uga Xumahay wlhi Mida kle Aadanow Dadka Waxa laga soo Maray Dhinaca Fahamka Asalka Diinta islaamka uguna Horeyso Kalimada Laa ilaha illalah . Qofkii Asigo Afka Kaga Dhawaqayo kalimada Towxiidka ayu Hadana Gaalada Jeclahy Wuna ku Dayana Nasiib Xumo 😭😭 Mahadsanid Aadan Khan Khadar Cali

  • @abdurazack4u848
    @abdurazack4u8483 жыл бұрын

    Mahadsanid Ustaad Aadan, Muuqaalkan waaqiceena ayaa si xaqiiqiya u taabanaya, Muslinka Qunyar socodka ahi aad ayuu u badan yahay.....

  • @Nafaqo_Channel
    @Nafaqo_Channel3 жыл бұрын

    Waligaa dawlad iyo warbaahinta maanta jirta warkooda ha raacin ee runta raac, aadan mahadsanid baraarujinta ha joojin wll

  • @mohamoudabdinour3199
    @mohamoudabdinour31993 жыл бұрын

    ((200)) Subs, inSha Allah 🤲 Hory usoco pro👑

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia3 жыл бұрын

    ALLAH HAKU XAFIDO USTAAD AADAN

  • @MohamedHassan-bu3zm
    @MohamedHassan-bu3zm3 жыл бұрын

    Muslim Qalbi Caruur ah sidaa beey noqonaysaa sidaan filaya

  • @Royalshorts76
    @Royalshorts763 жыл бұрын

    Maantayse qori cidna ku soo qaadan mayso sidii qarniyaddi hore balse bulsho ahaan baa lagu dhalan rogin wayna dhacday in maantay cunug ka Ab ka ab Ku Abtirsada islaam uu isaguna ku faano ilxaad baa ahay Waan ku faana inaan ahay muslim Xagjir ah

  • @magoolfashion3807
    @magoolfashion38073 жыл бұрын

    Hhhh culimdenu waa cute wle alle ha ino sahlo thnk you wllky wlhi in badn ayn iswaydiyey why culumadenu waxyabo badan uge gabsadan marky dhacaan Ilen waa cute kaftan 😀😄😁

  • @ccasiistoxob4826
    @ccasiistoxob48263 жыл бұрын

    This world is a fight or run ever✔✔✔✔✔✔

  • @hungergamer6973

    @hungergamer6973

    3 жыл бұрын

    dar il;ahay igu waci adunka wa malmo yaar subscribe u sar wad mahadsan thy kzread.info/dash/bejne/oqZ3wcdwgcuohso.html

  • @yaajozaabditaah8999
    @yaajozaabditaah89993 жыл бұрын

    Wll aadan qadar cali aad iyo aad baad u mhd snthy100%isku fikiraa nahay inkasto dadka aan lajoogo onta badan yihiin muslim cute ah

  • @Muumepro
    @Muumepro3 жыл бұрын

    Ma jeceshahay mobile editing tutorial subscribe for more

  • @cabdikariimabokoraxmed6036
    @cabdikariimabokoraxmed60363 жыл бұрын

    Keep going My teachar of life👑

  • @MAANSHIIL

    @MAANSHIIL

    3 жыл бұрын

    Fadlan subscribe nagu caawi

  • @cabdiraxmanmaxamed628
    @cabdiraxmanmaxamed6283 жыл бұрын

    Waan kula soconaa wll a iga ka 2aad ayaan aHaY aadaN . Masha allaH nin wax FahanzaN .

  • @nourabdallamo2160
    @nourabdallamo21603 жыл бұрын

    Muslim cute😂 Shekh xasaan warkas uma dhadhamo

  • @adnaanabdulkadir4578
    @adnaanabdulkadir45783 жыл бұрын

    Cute Muslim 😘😘

  • @said77-i5
    @said77-i53 жыл бұрын

    شكرا استاذ ❤

  • @zakizain1400
    @zakizain14003 жыл бұрын

    Walal aadan waxan Ku noolhy yurub qeyb Ka mid ah sida shegtay qofka diintiisa Ku ad adag ayey xag jir u yaqanan halka kooda diintoda faafiya yahy mutadwac aniga ahaan raali galinta Bini aadamka wxa Ka doorbiday raali galinta Allah xitaa sharciga aan haysto hadaan Ku waayo jaceylka diinta u qabo waxba Uma arko mxa yelay hadu diintiisa Ku adagyhy waa xag jir somaha hadaba waa aniga xag jirka Ku ad adag diintiisa fikirkaasna waa Ka simanhy

  • @laylamohamed1756
    @laylamohamed17563 жыл бұрын

    Aadan sahan alle umadaada ha kuu daayo,caqligana ha kuu barakeeyo

  • @iskaawaxuqabso2479
    @iskaawaxuqabso24793 жыл бұрын

    Geesi ciddi dooneysa waa kan aadam fikirkaas ayaan kamideysanahay aniga iyo adiga allaah hana garab galo

  • @awaarepilot4103

    @awaarepilot4103

    3 жыл бұрын

    Idinka mid bn ahay wllo 100% bn ahay muslim ama afka gaalada (xagjir bn ahay muslim )

  • @Abdullahihcghvf
    @Abdullahihcghvf3 жыл бұрын

    جزاك الله خيرا يا أخي العزيز أشكرك

  • @khalidoday8943
    @khalidoday89433 жыл бұрын

    Aadanow wllo khayr alaha ku siiyee inbadan waankaa faa iday waxyaabo badan oon sikale uogaana waad badashay dar allana waankuu jeclahay Eee halkaa hawsha aad umada uhayso ka wad allahakula garab galee

  • @osameabshir7533
    @osameabshir75333 жыл бұрын

    Cute micno badan ayay ledahay anu waxan u aqaaana qurux micanaha shay qurux badan ayaa cute la idhaa

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane3 жыл бұрын

    Wad mahadsantahay Aadan sahanoow

  • @xamseidiris9375
    @xamseidiris93753 жыл бұрын

    Walaahi waa wax in laga hadlo ubaahnaa

  • @abdirizakmohamed8346
    @abdirizakmohamed83463 жыл бұрын

    Salalahu caleyhi wasalam

  • @mahamedmawlid1604
    @mahamedmawlid16043 жыл бұрын

    Hhh run ahaanti title ka wa ku qoslay mana fahnsanyn hda fahmay lkn mrka muqalka so galay😂 Asaxpta so booqda chnlkyga❤️

  • @abdirizakmohamed8346
    @abdirizakmohamed83463 жыл бұрын

    Wa alleykum salam

  • @niciimaabubakar4003
    @niciimaabubakar40033 жыл бұрын

    Maansha allah geesi hore u soco walaal alle haku garab galo

  • @abdinasirdayib2440
    @abdinasirdayib24403 жыл бұрын

    Wainaan gabdhayda curad kugudarsadaa anigo kufaanaya Inadan ahayn Islam cute ah

  • @mascuudabdi3627
    @mascuudabdi36273 жыл бұрын

    Masha allah

  • @Nafisaofficial74

    @Nafisaofficial74

    3 жыл бұрын

    Mascuud subscribe isar wll ado mahadsan

  • @mascuudabdi3627

    @mascuudabdi3627

    3 жыл бұрын

    @@Nafisaofficial74 waad iga haysaa wll

  • @Nafisaofficial74

    @Nafisaofficial74

    3 жыл бұрын

    @@mascuudabdi3627 Mahadsanid

  • @mohamedbashe3508
    @mohamedbashe35083 жыл бұрын

    جزاك الله خيرا أخي الكريم

  • @najiibbarreahmed5891
    @najiibbarreahmed58919 ай бұрын

    Mahadsanid ustaad

  • @clraxmaansiciid9570
    @clraxmaansiciid95703 жыл бұрын

    😍

  • @akraamahmed1515
    @akraamahmed15153 жыл бұрын

    Muslimka quruxudaa badaan 🥰

  • @Nafisaofficial74

    @Nafisaofficial74

    3 жыл бұрын

    Akraam wll subscribe igu cawi ado mahadsan

  • @faaraxaxmed8773
    @faaraxaxmed87733 жыл бұрын

    Aadan aad baad u mahadsantahy arintaana in badan baa maskaxdayda ka guuxasay oo waaqica iyo waayaha la joogo iiga muuqday iyo waxa umadda lagala hadlo

  • @cabdicasiiscraxman192
    @cabdicasiiscraxman1923 жыл бұрын

    Mahadsanid Ustaad

  • @xasanqaali6571
    @xasanqaali65713 жыл бұрын

    Walee xaqiiqda ayaad kahdashy wll alaha ku barakeyo

  • @jerrtjackson3906
    @jerrtjackson39063 жыл бұрын

    Walhi it's true,gaalku waa cadowga islamka

  • @hungergamer6973

    @hungergamer6973

    3 жыл бұрын

    dar il;ahay igu waci adunka wa malmo yaar subscribe u sar wad mahadsan thy kzread.info/dash/bejne/oqZ3wcdwgcuohso.html

  • @ayuubabdisamadabdilaahi6154
    @ayuubabdisamadabdilaahi6154 Жыл бұрын

    Msha allah wll mhsnid❤

  • @zulthanzakimuuse8702
    @zulthanzakimuuse87023 жыл бұрын

    Aadan xaqiiqada sida aad u taaabto Ayaan kugu jecelahay muslimka cuta ayaa inaga buuxa maanta ereyga xagjirka ee gaaladu inuu foolxumeysay wey ku guuleysteen sida ay ina la rabeen war islaamow diintiina usoo laabta

  • @ahmedothman9791
    @ahmedothman97913 жыл бұрын

    Cute 😂🙄🤔🤔 laa ilaalaha ilalah... wlhi sani si maaha. allah ha ku sharfo aadanoow wll

  • @indhataag4446
    @indhataag44463 жыл бұрын

    Eraga Xagjir Waxaa fiican in ladhaho Xaqjir oo an sidaa u eray bixino wll

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid20013 жыл бұрын

    Mahadsanid macalin

  • @Master__Bvlogs
    @Master__Bvlogs3 жыл бұрын

    MashaAllah Keep Going brother. Muslim Cute Ah Waan Maqlay😅😂

  • @xamseidiris9375
    @xamseidiris93753 жыл бұрын

    Realy that's all right!!

  • @kingsomaliofficial
    @kingsomaliofficial3 жыл бұрын

    Wcs wll masha allah Alle Hana wada fahansiiyo dhamaan diinteena nacaankeeda ♥️✍️✍️✍️✍️✍️✍️

  • @najiibabdale1881
    @najiibabdale18813 жыл бұрын

    Masha allh

  • @mohacadde4186
    @mohacadde41863 жыл бұрын

    Aqoonyahaanada saxda ah wa kan dadkiisa uga diga dhipaatada ay gaaladu ladoonayaan Muslims muslimiinta Ilaahey hku xfido bro Hamiga nolozha kleedahy Allah ku fududeeyo

  • @th0maszhalpy791
    @th0maszhalpy7913 жыл бұрын

    NOLOSHU KUMA XUMAYSO ZXP ADAN KEEP GOING ♥️♥️♥️♥️

  • @abdirihmanmoha6006
    @abdirihmanmoha60063 жыл бұрын

    Thanks ustaad aadan

  • @balbahariaxmed9032
    @balbahariaxmed90323 жыл бұрын

    Adam…… Bravo ma nihin muslim cute ah waxaan nahay muslim xag jir ah

  • @ibrahimaadam1021
    @ibrahimaadam10213 жыл бұрын

    Wllh waa xaqiiqo jirta in culumo isku sheeg badan ay hawlahaas ku meereestaan

  • @farhanahmed7964

    @farhanahmed7964

    3 жыл бұрын

    hadii lagu meereesto diinta ayey ka mid tahay miskiin

  • @blacklifesmatter3791
    @blacklifesmatter37913 жыл бұрын

    Qof ra'yigisa cabiraya ma jito go ahead iyo like isaar ke ku jira.... Maahi muslim cute ah. Wxn ahy muslim #Xagjir ah.

  • @shmaxamedmacalinabshir9331
    @shmaxamedmacalinabshir93313 жыл бұрын

    Culumadeyna Oo dhan marka Wa muslim Cute Ah

  • @sumiyaahmet8373
    @sumiyaahmet83733 жыл бұрын

    Jaska Allah

  • @sadamabdinasir9673
    @sadamabdinasir96733 жыл бұрын

    Walaal Aadamoow 7-DA Qodob Oo Lagu Halaagsamo Maxay Kala Yihiiin.🇸🇴💝

  • @mobiyaystemp915
    @mobiyaystemp9153 жыл бұрын

    Muslim cute ah Siyaasi cute ah😂😂

  • @abdishakuurshako8846
    @abdishakuurshako88463 жыл бұрын

    Nio waxa iga yaabisay in hadii aad usheegto dhalin yaradeena indiinta kamida. Ay Ku odhanayaan sheeko wadaad ayaad wadaa. Sidoo kale waxaa iga yaabiyey siyaasiyin shir Ka hor odhanaya salaada ma tukado!!!

  • @cabdiaadan4903
    @cabdiaadan49033 жыл бұрын

    Adam waxaan tahy kakaliya aan kabartay waxaan garanayn waxaan doonayaa inaad fiidyow nooga soo diyaarisid falsafadda

  • @sahanka97

    @sahanka97

    3 жыл бұрын

    Horaan uga doyaarinaybwll Waad mhdsnd thy

  • @musemohamedmuse9092
    @musemohamedmuse90923 жыл бұрын

    War walalkeen wax waan ka fa’idnay ee ma nagu juraa miyaa qof u garto hadiyad qalbiga ka so go’day aniga hamigeyga ayaa ah in malin uun hadiyad sharaf leh u diro mr aadan nolow wll mcn🙏🏾👍🏿🎁🎉

  • @DonZa-Mou

    @DonZa-Mou

    3 жыл бұрын

    Masha allah anaaba jeclaan inaan malin hadyad siiyo lakin waxba ma hayo

  • @abdinasirdayib2440
    @abdinasirdayib24403 жыл бұрын

    Waxaanu kujecelnahay jacayl xagjir ah sxb ilahayba kamagan galnay jacaylkeena unoqdo mid cute ah 😥

  • @bilancismaan3662
    @bilancismaan36623 жыл бұрын

    Aadan khadar cali waxa ka dhigan tahay qaa'id utaagan dagaal adag isla mar ahaantaana diyaarinaya mujaahidiin la dagaal gasha waxa alle ka rajaynayaa in uu kula gacan qabto🧠👑

  • @Nafisaofficial74

    @Nafisaofficial74

    3 жыл бұрын

    Amen

  • @Nafisaofficial74

    @Nafisaofficial74

    3 жыл бұрын

    Bilan wll subscribe igu cawi ado mahadsan

  • @Hikmawi1
    @Hikmawi13 жыл бұрын

    Hore usoco wL