No video

MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD � XALQADDA 25 AAD

MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD � XALQADDA 25 AAD

Пікірлер: 1 100

  • @MustafeAhmed-fs6in
    @MustafeAhmed-fs6in4 ай бұрын

    Inta igu raacsan in daqiiqdaha la badiyo likta😢❤

  • @selfbelief3944

    @selfbelief3944

    4 ай бұрын

    🤩😍🥰😇😂🥰😴😰💕🤞💤🤲❤❤💋

  • @NimcoCismaan-zj3zt

    @NimcoCismaan-zj3zt

    4 ай бұрын

    Ani

  • @user-hf6ym3jn9i

    @user-hf6ym3jn9i

    4 ай бұрын

    Ani❤

  • @user-mw9jy9cj1j

    @user-mw9jy9cj1j

    4 ай бұрын

    Ani😂

  • @TayOziirApthieLmi

    @TayOziirApthieLmi

    4 ай бұрын

    Aniga

  • @WinnerFatherOfAfrica100
    @WinnerFatherOfAfrica1004 ай бұрын

    Mowliid waa qof xaqa u hiliyey aan qofna khimiin Mowliid iyo sabiriin way guuleysaneyan

  • @user-nx3rq9eq9v

    @user-nx3rq9eq9v

    4 ай бұрын

    maxamed maseerlow ba kala reeebaya balayo😂😂

  • @user-re3hx7oe9e

    @user-re3hx7oe9e

    4 ай бұрын

    Waa run waa nin xaqqa jecel mawliid ❤

  • @queenamiira4826

    @queenamiira4826

    4 ай бұрын

    Sx wllhi wa qof fcn mowlid mxmed na mser ba hya 😮😅​@@user-re3hx7oe9e

  • @user-rw5dz3do9b

    @user-rw5dz3do9b

    4 ай бұрын

    😂😂​@@user-nx3rq9eq9v

  • @ibrahimdeeqabdiraxman9480

    @ibrahimdeeqabdiraxman9480

    4 ай бұрын

    Ani ahaan mowliid inuu shukaansado sabirin kuma faraxsani

  • @Rabiyasir-wg8ed
    @Rabiyasir-wg8ed4 ай бұрын

    صلى الله عليه وسلم على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم igula saliya.nabiga.soonka iyo salaada alha inaga.aqbalo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-tb8dy9si6v

    @user-tb8dy9si6v

    4 ай бұрын

    امىن ىاربى❤❤❤❤

  • @user-tb8dy9si6v

    @user-tb8dy9si6v

    4 ай бұрын

    ❤❤❤

  • @SadaamAXMED-
    @SadaamAXMED-4 ай бұрын

    Waxay leedahy qalbi wanaagsan waxay leedahy akhlaaq aan cidkale ku gaadhin Wana dhamays tiran waa xishood badan hooyadeed may dhalin gabadh ee waxy dhashy boqorad intaasi sidaan aan u amanyo waa ta akhrinysa qoraalkyga ❤

  • @XaliimoCali-hb7fq

    @XaliimoCali-hb7fq

    4 ай бұрын

    TALIYE ❤

  • @SadaamAXMED-

    @SadaamAXMED-

    4 ай бұрын

    @@XaliimoCali-hb7fq iwrn qali

  • @XaliimoCali-hb7fq

    @XaliimoCali-hb7fq

    4 ай бұрын

    @@SadaamAXMED- m.a

  • @shankarooncali4246

    @shankarooncali4246

    4 ай бұрын

    😂😂

  • @KhadraAli-pe4bg

    @KhadraAli-pe4bg

    4 ай бұрын

    😂

  • @hipaqsuleiman-ne7ek
    @hipaqsuleiman-ne7ek4 ай бұрын

    Ku sali nabiga muxamad swc Scw ❤❤

  • @MohaMustafe

    @MohaMustafe

    4 ай бұрын

    Scw❤❤❤

  • @hamdimohamed2240

    @hamdimohamed2240

    4 ай бұрын

    Scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw

  • @hawamahamud9418

    @hawamahamud9418

    4 ай бұрын

    Scw scw scw ❤

  • @mariaadow9704

    @mariaadow9704

    4 ай бұрын

    scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @user-yo1jf3hf5n

    @user-yo1jf3hf5n

    4 ай бұрын

    Scw

  • @ShukriKhalif-gh6ql
    @ShukriKhalif-gh6ql4 ай бұрын

    Ku saliya Rasuulkeeni muxamed scw scw scw Ramadan mubarak all muslim❤❤❤❤❤❤❤

  • @NimcoEige

    @NimcoEige

    4 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @HASSANFARHANMAHAMED

    @HASSANFARHANMAHAMED

    4 ай бұрын

    😢😢​@@NimcoEige

  • @zamzamyuusuf4158

    @zamzamyuusuf4158

    4 ай бұрын

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤

  • @Inayusuf8

    @Inayusuf8

    4 ай бұрын

    scw scw scw scw

  • @mariaadow9704

    @mariaadow9704

    4 ай бұрын

    scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @cabdicazizxji2600
    @cabdicazizxji26004 ай бұрын

    Wa 10ki danbe ee Ramadan ku saliya nabigeni moxamed Scw

  • @user-th8yc9rp6n

    @user-th8yc9rp6n

    4 ай бұрын

    Scw scw scw

  • @MarwaSiciid-dg9eu

    @MarwaSiciid-dg9eu

    4 ай бұрын

  • @Cabdiraxmaanjimcaalewars-sq8xc

    @Cabdiraxmaanjimcaalewars-sq8xc

    4 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw

  • @cabdikariinnadiif3068

    @cabdikariinnadiif3068

    4 ай бұрын

    Do you

  • @NAGAAZHE
    @NAGAAZHE4 ай бұрын

    Aan Kuwada saLina Nabigeena MoHamed saLallahu caLayhi WasaLam .... SCW SCW❤❤

  • @JamaAHmettOsman

    @JamaAHmettOsman

    4 ай бұрын

    SallallaaHu Calayhi wasallam ❤

  • @user-hp1iw3jh4u
    @user-hp1iw3jh4u4 ай бұрын

    inta dawatay bilawgii ilaamaa iyo caawa like saara

  • @mukhtarzhaafi3952
    @mukhtarzhaafi39524 ай бұрын

    Kusali nabi mohamed scw ❤❤❤

  • @ZAKICASKA.

    @ZAKICASKA.

    4 ай бұрын

    Scw

  • @user-hy5ct9lq3p

    @user-hy5ct9lq3p

    4 ай бұрын

    Scw scw scw❤

  • @user-fc2rk7fm4q

    @user-fc2rk7fm4q

    4 ай бұрын

    Scw

  • @IbrahimFarxan

    @IbrahimFarxan

    8 күн бұрын

    Scw

  • @user-mx3gm6sv5q
    @user-mx3gm6sv5q4 ай бұрын

    Aaway umaddi la socotay 25 xalqadood thanks 😊 🙏

  • @zumayahapdifatahdaaahir9175

    @zumayahapdifatahdaaahir9175

    4 ай бұрын

    Wykna

  • @abdifataaxdiiriye7766

    @abdifataaxdiiriye7766

    4 ай бұрын

    Waa nakanaa😂😂😂

  • @user-ll9up8rs6c

    @user-ll9up8rs6c

    4 ай бұрын

    Aniga

  • @SaynabMahdi-cx1qh

    @SaynabMahdi-cx1qh

    4 ай бұрын

    😊Waa ani Kan 😅

  • @user-ih1dd9nk3z

    @user-ih1dd9nk3z

    4 ай бұрын

    WaanKan😂

  • @abdullahiabday
    @abdullahiabday4 ай бұрын

    walaalaha qalbiga wanaagsan aan kusalino nabiga scw

  • @user-of7si3ef1f
    @user-of7si3ef1f4 ай бұрын

    Dadku waxay attention kooda siiyaan hodan siyaad iyo saabiriiin balse maar kaan inanta hodan walaasheed ah si aad u qurux badan bey u jilaysaa film ka anigu iyadaan aad u jeclahy wlhi Sacda ❤😊

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i4 ай бұрын

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️

  • @AhmedMahamud-mk5ov

    @AhmedMahamud-mk5ov

    4 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @AmalAli681

    @AmalAli681

    4 ай бұрын

    Scw scw scw scw

  • @farhiyamohamud5466

    @farhiyamohamud5466

    4 ай бұрын

    Scw

  • @barwaqoahmed5859

    @barwaqoahmed5859

    4 ай бұрын

    Sallallahu calayhi wasallam

  • @maryanawcumar1515

    @maryanawcumar1515

    4 ай бұрын

    @@AhmedMahamud-mk5ov t

  • @hamse-ko4k
    @hamse-ko4k4 ай бұрын

    nabiga maxamed aan ku salino scw ❤

  • @user-xx1ff8pb1t

    @user-xx1ff8pb1t

    4 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw

  • @user-dn1if2hm5v

    @user-dn1if2hm5v

    4 ай бұрын

    Scw scw scw ❤

  • @mariaadow9704

    @mariaadow9704

    4 ай бұрын

    scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @RuqiyoIbraahin

    @RuqiyoIbraahin

    4 ай бұрын

    sallahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu

  • @bisharoabdulahihassen6755

    @bisharoabdulahihassen6755

    4 ай бұрын

    Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤

  • @DiamondMohamed2024
    @DiamondMohamed20244 ай бұрын

    Ilahay naso gadhsiiyey 21 Ramadan Ilahay mahada leh alxamdulilah ❤

  • @user-nm6qv9ll7l
    @user-nm6qv9ll7l4 ай бұрын

    The longevity and the storytelling of this series is unmatched.

  • @elyahyelaaskawi1814
    @elyahyelaaskawi18144 ай бұрын

    Musalsalkan inta si ficn Ula socota Varta Taga✌️😂

  • @Cawrala1100

    @Cawrala1100

    4 ай бұрын

    Habeen ima dhaafo😂😢

  • @Ridwuush

    @Ridwuush

    4 ай бұрын

    ☝😂

  • @hodancabdilahi3003

    @hodancabdilahi3003

    4 ай бұрын

    ☝️😊

  • @ishwaaqMuuse

    @ishwaaqMuuse

    4 ай бұрын

    Waa igu socda nio😂😂

  • @user-sr7th3hr6k

    @user-sr7th3hr6k

    4 ай бұрын

    🖐

  • @user-pw3li7ul2t
    @user-pw3li7ul2t4 ай бұрын

    Wlhi ayadoo 1min yalaa daawanoyaa kkkkkk😂😂😂 reer comant seethn afur wngsn ❤❤😊

  • @DhuuxDhuux123

    @DhuuxDhuux123

    4 ай бұрын

    Wlhiayadoo1mimyalaadaadaawaoyaa

  • @user-kh7cw4vq4j
    @user-kh7cw4vq4j4 ай бұрын

    Waaw wa filmkii kaliyen daawado wad ka baxsateen ree Hargeisa ❤

  • @user-fp8tp8wf9d
    @user-fp8tp8wf9d4 ай бұрын

    Ku saliya nabigeena scw

  • @user-qm5io3jk3k

    @user-qm5io3jk3k

    4 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @mariaadow9704

    @mariaadow9704

    4 ай бұрын

    scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-mm8vn5de8m

    @user-mm8vn5de8m

    4 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @mabruukaahmed17

    @mabruukaahmed17

    4 ай бұрын

    Scw Scw Scw Scw Scw ❤

  • @cabdulahimuuse-mv6xr

    @cabdulahimuuse-mv6xr

    4 ай бұрын

    Scw scw

  • @user-pe7ts1xh1e
    @user-pe7ts1xh1e4 ай бұрын

    Waadba akhrinaysaa qoraalkeeygee likta hayla dhaafin 😮😊

  • @user-hb3kk9mw4x
    @user-hb3kk9mw4x4 ай бұрын

    Intay siyaad la hadlaysey😢inta la naxsanayd😂😂😂😂

  • @channelcilaankaiyoqurxinta2302

    @channelcilaankaiyoqurxinta2302

    4 ай бұрын

    😢😂

  • @rahmaapdilahi

    @rahmaapdilahi

    4 ай бұрын

    😢😢😢

  • @user-tr7kx4lt2h

    @user-tr7kx4lt2h

    4 ай бұрын

    Ani😢😢

  • @user-mu9po3cq3e

    @user-mu9po3cq3e

    4 ай бұрын

    ☝️😭

  • @ayandegen9665

    @ayandegen9665

    4 ай бұрын

    Wadnahan farta kuhayeye😢😅

  • @nafisaabdullahi8982
    @nafisaabdullahi89824 ай бұрын

    Kuu saliya nabigeenna Scw Ramadan mubaragk

  • @zamzammaxamedxassan4968
    @zamzammaxamedxassan49684 ай бұрын

    Kaali horta umadan maxaa kaqaldan oo saliga nabiga scw like iyo folow kuraadsataa war isku xishooda

  • @maanrizakofficial150
    @maanrizakofficial1504 ай бұрын

    Waxa ugu necbahy dadka soqora nabiga ku sali saan dhe abti danbiba ku jirtin nabi muxamed scw❤ like xun ina ku radisin mha ncala nigu Yale 😂

  • @user-wo2yf7ll8v

    @user-wo2yf7ll8v

    4 ай бұрын

    Waa runtaa lkn ceeb maaha in nabiga lagu saliyo wll

  • @maltamanka2717

    @maltamanka2717

    4 ай бұрын

    Inalilahi maxa kaqaldan

  • @Zubaida-w1v

    @Zubaida-w1v

    4 ай бұрын

    Manta maxa ku dhacay codka😢😢😢😢

  • @Caftaxbulshaawi

    @Caftaxbulshaawi

    4 ай бұрын

    Wll bal ha dambabin

  • @user-vd2dm6bu3n

    @user-vd2dm6bu3n

    4 ай бұрын

    Xagayga marba hadaan arko nebiga ku sali, horaan kaga salinayaa. Csw Csw Csw

  • @rahmamouse9484
    @rahmamouse94844 ай бұрын

    Jecliyaa jilliinkiina hore usocda kuwaygii😊❤❤❤❤

  • @user-fatimo
    @user-fatimo4 ай бұрын

    inTa biLowga filimka ilaa hada ila jecel one like ❤🎉😊

  • @mariaadow9704
    @mariaadow97044 ай бұрын

    ku saliya nabigeena scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-yl5nh7vk7i
    @user-yl5nh7vk7i4 ай бұрын

    Ilaaheya kacabasada meelakasata oodjoogataana

  • @user-uh2ym7ul6m
    @user-uh2ym7ul6m4 ай бұрын

    Salalaahu calyhi wasalam 🥺

  • @AmranQaliladan-xt7yr
    @AmranQaliladan-xt7yr4 ай бұрын

    Wan ku xeranhye Wan jacelhye musalsalka ❤❤❤❤ ilhye haa idin cafiyo dhamantin ❤❤

  • @user-wy4bh5sp4u

    @user-wy4bh5sp4u

    4 ай бұрын

    Aaameen bayo mcn❤😊

  • @user-ib1ye4kl4m
    @user-ib1ye4kl4m4 ай бұрын

    Team calaf iyo cashaq one like 😊

  • @user-xd9ml8ck5s
    @user-xd9ml8ck5s4 ай бұрын

    Alylehe walaso dhakhsdeen thanks team ilmada qrsoon

  • @hooyoxaawa9448
    @hooyoxaawa94484 ай бұрын

    Jacaylka Hodan iyo siyaad 😢❤

  • @user-yq8qy5sk8w

    @user-yq8qy5sk8w

    4 ай бұрын

    😢 fr 😅😮

  • @ikraammohamed5717
    @ikraammohamed57174 ай бұрын

    Saan u sugayay baan hada la kulmay ano raba inan seexdo team xogmaal wa mahadsantihiin ❤

  • @user-rb2yo3ox9b
    @user-rb2yo3ox9b4 ай бұрын

    ɪɴᴛɪɪ ɪɢᴀᴅᴀɴʙᴀʏsᴀᴀᴀʏ ʟɪᴋᴇ ɪsᴀᴀʀᴀ ❤

  • @nasraabdullahi9281
    @nasraabdullahi92814 ай бұрын

    Hawen kii ugu horeysay aan commant so qoro waye lik isaara 😂

  • @user-on8in9ul8d

    @user-on8in9ul8d

    4 ай бұрын

    Ana. Malinti ugu horeyseyy an qof reply ugalyy bad thy😂❤

  • @maxamudibrahin3177

    @maxamudibrahin3177

    4 ай бұрын

    Maalinti u horeysy aan like saaro😂😂​@@user-on8in9ul8d

  • @GaashanleGaashanle
    @GaashanleGaashanle4 ай бұрын

    Run ahaantii hodan aad ayaan utageraa

  • @IlhaamMaxedCali
    @IlhaamMaxedCali4 ай бұрын

    Ninki diidey in mowliid sirta lala wadaago BAL CAR HA OGOLAADO IN MARTI CIR IYO DHUL IYO INTA U DHEXEYSA AAN KA IMAAN EE GURIGA IMAADO😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @QadroMaxamed-jc8dd

    @QadroMaxamed-jc8dd

    4 ай бұрын

    hhhh wlhi wad ika qoslisay lkn ogow maxmad mowlid aya ka maser sanyahy sabirin ayo jaceladay marka solakma yabo ino nikn wax Dan ah ino ka kalin😂😂😂

  • @IlhaamMaxedCali

    @IlhaamMaxedCali

    4 ай бұрын

    ​​@@QadroMaxamed-jc8dd😂😂😂 abaayo allhu aclam lkn hdii maxamed ninka marti isku shegaa uu aqbalo ayee no cadanesaa inuu sabiriin❤ jecelyhy, Se hddii uu diido martida wey cadahy inuu taxadar bdn yhy😅 waana sida ay ilathy.😊

  • @ninanalka8017

    @ninanalka8017

    4 ай бұрын

    😂 walahi waad iga qoslisay walalo 😂

  • @amirasabriye8908

    @amirasabriye8908

    4 ай бұрын

    ​@IlhaamMaxedCali you get the point qaali

  • @CAYTO156
    @CAYTO1564 ай бұрын

    Imisa qof ayaa maxmed inu sabriin jeclahay ❤daremaya maserna hayo 😂calamad Sar

  • @HIBOAADAN-xz5cp
    @HIBOAADAN-xz5cp4 ай бұрын

    Maseer is not easy 😂😂😂😂😂

  • @najahmohud5640

    @najahmohud5640

    4 ай бұрын

    😂

  • @ramlafarhan4657

    @ramlafarhan4657

    4 ай бұрын

    Ciyaal ticktock 😂

  • @hayaat2209

    @hayaat2209

    4 ай бұрын

    😂😂😂😊

  • @LIL-AYZER_MUSIC
    @LIL-AYZER_MUSIC4 ай бұрын

    My Favorite Musalsal❤😊

  • @SuhuurKhadar
    @SuhuurKhadar4 ай бұрын

    Inta nabiga jecel ❤

  • @sundusdhalosundusdhalo1446
    @sundusdhalosundusdhalo14464 ай бұрын

    Heestii waalakala shikiyaa igu soo dhacday😂😂😂😂

  • @laylaabdisalaan697
    @laylaabdisalaan6974 ай бұрын

    Alle ha inagu beego habeenka laylati qadriga🎉

  • @user-pr8yk3mu5u

    @user-pr8yk3mu5u

    4 ай бұрын

    Amin amin amin

  • @aaminaxussen8345

    @aaminaxussen8345

    4 ай бұрын

    Amiin yarabi

  • @basraadan2321
    @basraadan23214 ай бұрын

    صلاه عليه وسلم وبارك عليه وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما 😢🤲🤲

  • @caaliyacabdijaamac8461
    @caaliyacabdijaamac84614 ай бұрын

    Hodan iyo siyaad intey wada hadlayaan wadnaha farta ku hayy 😂😂in la ogaado kabaqayy😂😂

  • @HaniitaAhmed-xe6ue

    @HaniitaAhmed-xe6ue

    4 ай бұрын

    😂😂😂wan naxsanaa in la arko kabaqayay😂😂😂wan badbaadnay

  • @hooyomacaan5718

    @hooyomacaan5718

    4 ай бұрын

    Wlllhi aniguba😢😢😢

  • @AnfacShugri-il6qq

    @AnfacShugri-il6qq

    4 ай бұрын

    Kulamid baan ahay😂

  • @nurahmubarik6718
    @nurahmubarik67184 ай бұрын

    filimkna inta 1 ila hda la socotta liketa😮

  • @Faysa-ub3tc
    @Faysa-ub3tc4 ай бұрын

    Team xogmal one like 😢❤

  • @libanmedaden3414

    @libanmedaden3414

    4 ай бұрын

    Masha-Allah Tabarakallah Keep going 🎉🎉

  • @user-kn8jf3lh5z

    @user-kn8jf3lh5z

    4 ай бұрын

    ❤❤😂😂

  • @user-kn8jf3lh5z

    @user-kn8jf3lh5z

    4 ай бұрын

    🎉🎉❤😅

  • @canabmaxamed3793

    @canabmaxamed3793

    4 ай бұрын

    ❤❤❤

  • @FatumaIssack-rn5kn

    @FatumaIssack-rn5kn

    4 ай бұрын

    ❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤😊🎉🎉❤

  • @ashoahmed2045
    @ashoahmed20454 ай бұрын

    Qofkii ugu horeyay ahy Manta ❤

  • @FarahDhubaa
    @FarahDhubaa4 ай бұрын

    Fadlan film kaan waad nagu cajiseen

  • @muminhagar5038
    @muminhagar50384 ай бұрын

    Inta musalsalkaan Jecell oo la heysato Oo jecel in 10 daqiqo lagu kordhiyo like ha Saarto Si aaay U arkaan kooxda iyo sooo saarayaasha

  • @SaleebaanCaqli-nr8pj
    @SaleebaanCaqli-nr8pj4 ай бұрын

    Team goat Messi 🐐🇦🇷🤍like 👍

  • @user-bx2gc5dy8k

    @user-bx2gc5dy8k

    4 ай бұрын

    Team CR7 the real goat 🐐

  • @user-bn9vp9px5s

    @user-bn9vp9px5s

    4 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @user-wo2yf7ll8v

    @user-wo2yf7ll8v

    4 ай бұрын

    Goat ❤

  • @AishaAbdulaahi-tc7tj

    @AishaAbdulaahi-tc7tj

    4 ай бұрын

    Goat❤

  • @QueenIqrush

    @QueenIqrush

    4 ай бұрын

    hodan 🍉🍎🍒🍓☕🍫🧁🎂🌙🌙👗🧦🧥🧤🧣👚👔👕👖🔴🟠🟡🟢🔵🟣🟤⚪🇹🇷🇸🇴

  • @user-tg2pj7oh3x
    @user-tg2pj7oh3x4 ай бұрын

    MAwliid waa ninka dhan ee inii keenay sirta 😢

  • @NagwaNoura
    @NagwaNoura4 ай бұрын

    Waaaw mâcha Allah

  • @Hoodo-ei1qu
    @Hoodo-ei1qu4 ай бұрын

    Ku sali nabiga scw ❤

  • @HanaAbdi21-iu8nl
    @HanaAbdi21-iu8nl4 ай бұрын

    Qof buuran aqli maleh hada maqashid wa Nagtan Wariifadaa😏

  • @yaasircarafad368
    @yaasircarafad3684 ай бұрын

    Waar anu wxan la yabay dadkan Nabiga kusaliya dhahya ((scw)) haba dhahan ma xuma lkn meesha ay dhex kenyaa waa film mida kle wxay ku radsadan waa like iyo folow waar aakhiraa dambysee garadku ha shaqyo oo ka daaya nabi muxumad folowda iyo liketa ku radinysaa waxyahow aan xishodka lahynin

  • @faisoganey6956
    @faisoganey69564 ай бұрын

    ilove reer waqoiyi reer hargeesa love me hab jilinkina waaka helay

  • @Cawrala1100

    @Cawrala1100

    4 ай бұрын

    Gob❤

  • @hooyoxaawa9448

    @hooyoxaawa9448

    4 ай бұрын

    ❤ thanks qali sidookle

  • @SafiyaMuuse-ue5lk

    @SafiyaMuuse-ue5lk

    4 ай бұрын

    ❤❤ 9:31 ❤❤❤

  • @ikranhaji2241

    @ikranhaji2241

    4 ай бұрын

    Thanks 🙏😘

  • @faisoganey6956

    @faisoganey6956

    4 ай бұрын

    @@Cawrala1100 mahadsanid

  • @user-iy6um5zd5e
    @user-iy6um5zd5e4 ай бұрын

    scw scw scw scw scw scw❤❤❤

  • @Sucdiqurux81

    @Sucdiqurux81

    4 ай бұрын

    Scwscwscw ❤❤

  • @NadaaMahamet
    @NadaaMahamet4 ай бұрын

    Ku sali nabigena muxamed Swc scw❤

  • @SmilingAlien-ct6yt
    @SmilingAlien-ct6yt4 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @salmaangamuute8941
    @salmaangamuute89414 ай бұрын

    Inta zaabirin io mawliid Isla jecel one like❤❤❤❤❤❤❤

  • @AzmaMahamed
    @AzmaMahamed4 ай бұрын

    Way soo dhacday yesss❤❤❤

  • @fadumohassan2425
    @fadumohassan24254 ай бұрын

    Intiina fahantey mohamed in uu sabriin jecel yahey like ku muujiya

  • @Kaapanura-tn2md
    @Kaapanura-tn2md4 ай бұрын

    ❤ my Favourite Film

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin15694 ай бұрын

    Ramadan Mubarak team siyaad iyo hodan hadaad ka mida tahay please liketa dhac ku sii Oo is muuji😂

  • @ugbaadbintuugbaad3458
    @ugbaadbintuugbaad34584 ай бұрын

    Inta ka baqday in hodon lagu qabto iyadoo siyaad la hadlaysa is muujiya😅😢

  • @NasraAhmednoor-hi9ye
    @NasraAhmednoor-hi9ye4 ай бұрын

    I am first go for ward xogmaal🥰😇

  • @user-xz8vr4px3h
    @user-xz8vr4px3h4 ай бұрын

    Ciid mupaarik❤

  • @AamiinCabdi-lc2ep
    @AamiinCabdi-lc2ep7 күн бұрын

    Halmar igula sali nabigeena subanaa (NNKH)❤❤❤❤

  • @CabdiraxamaanXasan-op5yb
    @CabdiraxamaanXasan-op5yb4 ай бұрын

    Xodan mid ma aha wallahi naagti humeeyd wax walboo waad kasoo saartey

  • @abshirohussein8406

    @abshirohussein8406

    4 ай бұрын

    😂😂😂

  • @user-sz1xf6mj8f

    @user-sz1xf6mj8f

    4 ай бұрын

    Sacda nacas 😂😂😂😂

  • @GaashanleGaashanle
    @GaashanleGaashanle4 ай бұрын

    Run ahaantii hodan aad ayaan utageraa 4:38 😮❤❤

  • @MabsuudAadan-qn9ze
    @MabsuudAadan-qn9ze4 ай бұрын

    Team calaf iyo caashaq one like

  • @xalwodaahir3065
    @xalwodaahir30654 ай бұрын

    Kusaliya Xbbkena SCW

  • @user-ve3gw3xm3j
    @user-ve3gw3xm3j4 ай бұрын

    Asxabey musalsalkan caawan ku soo biraye igusoo dhaweeya 👋

  • @lulnuur8723
    @lulnuur87234 ай бұрын

    Team goat ronaldo like ❤

  • @user-ye6tx3km3j

    @user-ye6tx3km3j

    4 ай бұрын

    Waykan team ronaldo❤❤

  • @hipaqxuzeen1591
    @hipaqxuzeen15914 ай бұрын

    Caaawana Ana ugu HoreeeeeyO 😂❤

  • @LukmanHussein-ko5yi
    @LukmanHussein-ko5yi4 ай бұрын

    Waan ingu fanaaa ❤❤❤

  • @IfrahAden-
    @IfrahAden-4 ай бұрын

    Hadaad iga danbeeysid like dhac kusi ❤️‍🩹✋😂

  • @user-tv8ij2mc3x
    @user-tv8ij2mc3x4 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

  • @Sucdiqurux81

    @Sucdiqurux81

    4 ай бұрын

    Scwscwscw ❤

  • @user-bb5pt1wj4c

    @user-bb5pt1wj4c

    4 ай бұрын

    Scw scw scw scw ❤

  • @raxmocabdulaahialasow4370

    @raxmocabdulaahialasow4370

    4 ай бұрын

    Scw scw scw scw

  • @hibomohamed-sq9ls
    @hibomohamed-sq9ls4 ай бұрын

    Inta is leh hodan waala ogaanayaa one like❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AishomuhudiinXalane
    @AishomuhudiinXalane4 ай бұрын

    Awww sidaaa usugayay lee qeybtaan 🎉❤

  • @abdirahmansiyat-zw7xc
    @abdirahmansiyat-zw7xc4 ай бұрын

    Filimkeykii mahadsanidiiin jilayasha daman❤

  • @user-sg1cd2gl6t
    @user-sg1cd2gl6t4 ай бұрын

    Hodan lambarkA Saad hawteelin❤❤ wallo taladayda qaado biliis❤

  • @fihiimamohamed818

    @fihiimamohamed818

    4 ай бұрын

    😂😂😂😂

  • @ukpathusein8696

    @ukpathusein8696

    4 ай бұрын

    Sawdiga wxipa run run ka dhigay😅😅😅

  • @rahmaomarrunti9005

    @rahmaomarrunti9005

    4 ай бұрын

    ​@@ukpathusein8696ha yelin😂

  • @Naamso3c
    @Naamso3c4 ай бұрын

    Inta tahajjudka kadib daawanaysa 👋

  • @AbdirahmanAbdilaahi-uq8hb
    @AbdirahmanAbdilaahi-uq8hb4 ай бұрын

    Dee filmka waxbaa ka qaldan siyaad jajalaa dhaley jajalana xajiga waa wllo inakan siyaad loosoodireyna xajigu wuxu lahaa abtaan uahay Mark markaa jajalana abti ayuu unoqonayaa markaa siyaad ilmaamti ayY noqonayAn sideed nooga dhadhicineysaan isma garanayaan siyaad iyo inanku waxa ka fiicneyd inta uu leyahay martial gali isaga ehelnimada ugu imaada kuna khiyaamo soodhaweynta ay soo dhaweeyaan lkn tani waa fashil ee abwanka film ka soo dhiga iska sax kudhaha dhamna team kana guulbaan urajeynayaa

  • @abdulahiaadan6308

    @abdulahiaadan6308

    4 ай бұрын

    😂😂😂 nio Mansh allh maskaxbaa Kugu duugan 😂waxaas dhan Ma Garaneyn😂😂

  • @rodahusseinali2464

    @rodahusseinali2464

    4 ай бұрын

    ilmabti aan is garanayn way jiri karaan oohalkas mala wax la dhalil9 maleh

  • @shukriali9339

    @shukriali9339

    4 ай бұрын

    Ina adeerteey koraa dhashay Buu yiri jaajaale lama dhalan oo Abti runa uma ahn

  • @mariamgabbal5461

    @mariamgabbal5461

    4 ай бұрын

    Wll jaajaale iyo xaaji isku hooyo maaha waa isku aabe bes isma reer abti fahmayan marka

  • @faaiidochannel2061
    @faaiidochannel20614 ай бұрын

    Team hodon one linke❤😢

  • @user-wh6vk6ss1u
    @user-wh6vk6ss1u4 ай бұрын

    Inta darentay inu maxamed maser hyo iso raaca

  • @NasroCabdirahman-qu4pv

    @NasroCabdirahman-qu4pv

    4 ай бұрын

    Haa wxa ku yiri kareeb saabariin 😅😅

  • @FuAad1
    @FuAad14 ай бұрын

    10 kii danbe ee kheyrka lahaa baynu ku jirnaa rapi acmaasha saalixa ah haynaga aqbalo

  • @AmiishaailkacasCabdikariim
    @AmiishaailkacasCabdikariim4 ай бұрын

    Team ❤ ka jacel nabigena maxamed scw❤❤❤❤

  • @HaajiHamze
    @HaajiHamze4 ай бұрын

    Film-kan dhan waxaan u daawan jiray jacayl indho beelnimo ah oo aan u qaaday inanta HODAN ku matalaysa oo magaceeda saxda ahina yahay Adna caydiid, laakiin dhawaan ayaa waxa aan ogaaday inay hooyo caruur haysta tahay alle ha u barakeeyee, inkasta oo aan hubin in imaka la qabo iyo in ay madax banaan tahay, sidaas oo ay tahay jacayl Lafaha iyo dhuuxa ka talaabay baan u qaaday bilcantan, Alle wayne iyada iyo inta jiidh ugu yaalo ee ay ka naxdaba ha barakeeyee.

  • @kowsarmaxamuud5910

    @kowsarmaxamuud5910

    4 ай бұрын

    Waxan dhan yaa kuso weriyey😂

  • @user-bm3fq1ex6k

    @user-bm3fq1ex6k

    4 ай бұрын

    Wala qabaa zxb

  • @AadanCabdulaahi-ee5ro

    @AadanCabdulaahi-ee5ro

    4 ай бұрын

    Ala yaa ila qoslo😂😂

  • @MohaMustafe

    @MohaMustafe

    4 ай бұрын

    ​@@AadanCabdulaahi-ee5roanaa kula qoslay 😂😂

  • @user-cr3te2qx5l

    @user-cr3te2qx5l

    4 ай бұрын

    Yaakuso wariyay waxano dhan😂😂😂

  • @user-tv9ul7ki8s
    @user-tv9ul7ki8s4 ай бұрын

    Labada casho ee filinku soogalo wax noogu kordhiya ama daqiiqada noo badiya 𝐏𝐋𝐙

  • @Khadargariola
    @Khadargariola4 ай бұрын

    Ilmadii qarson is the best film of somali

  • @zeynababdullahi1851
    @zeynababdullahi18514 ай бұрын

    Team kaan mawliid waa dulmiyeen 😅😅 hadhow bay qoomamayn

  • @maznamuzthpe4201

    @maznamuzthpe4201

    4 ай бұрын

    😂😂 hah wllhe

  • @user-th1bq3zp9w

    @user-th1bq3zp9w

    4 ай бұрын

    Kkkkkkk

  • @HappyIcedSoda-bk2xt
    @HappyIcedSoda-bk2xt4 ай бұрын

    Naa dhig taleefanka balo codkaada maqashaye hana fashiline

  • @maakinahmed135

    @maakinahmed135

    4 ай бұрын

    Sida unaxo markay siyaad wacdo😅

  • @user-ij9ft2tp3p

    @user-ij9ft2tp3p

    4 ай бұрын

    saan u nxo markaaan arko iyagoowada hadlaya😢😅

  • @user-bo9mh5zk9p

    @user-bo9mh5zk9p

    4 ай бұрын

    Kkkkk

  • @user-uz2lv6ue3s

    @user-uz2lv6ue3s

    4 ай бұрын

    Hhhhhhh

  • @ninanalka8017

    @ninanalka8017

    4 ай бұрын

    Kkkkkkk😂

  • @Fartuun-r8y
    @Fartuun-r8y4 ай бұрын

    Ana uhoreya caawa❤

  • @nesterooymohamed6782
    @nesterooymohamed67824 ай бұрын

    Filimka laba qofoo kastaa sheekada yay dheeraysanayaan OO inlayr koobo ayaa ilafiicananlahayd

  • @marwaomer2593
    @marwaomer25934 ай бұрын

    Daqiiqadaha siyaad iyo hodan wada hadlyaan stress miidhan ba weye 😂