Musalsalka Aduun | Part 4 | aabe sigaar isii ankula qayilo |

Ойын-сауық

MUSALSALKA ADUUN WAA DHACDO DHAB AH,
WACYI GALIN , QIYAANO , DHAC , QARAAXO, DHIBAATO ,
A WRITER: SAGAL SOMALI
DIRECTED: BY SAGAL SOMALI
FILMED & EDIT: ASAD PRO

Пікірлер: 93

  • @HamdiAkil727
    @HamdiAkil727Ай бұрын

    Saylac film walba qaylo io qababac buu ku jiraa lkn hadaladiisa wan jeclahay😂😂🤗

  • @hawohosh9198
    @hawohosh9198Ай бұрын

    Asad hooyadiis kkkkkk waa sacdiyo

  • @BarwaaqoOmer
    @BarwaaqoOmerАй бұрын

    Waa illiif filinkani❤

  • @maryamacabdimaryamacabdi
    @maryamacabdimaryamacabdiАй бұрын

    Sewax eeshen asaxbt❤❤❤❤

  • @khayr_jecel
    @khayr_jecelАй бұрын

    Subxaanallaah bal fiiri duqaan cimriga taagan oo qaad iyo sigaar isku guraaya, welina isla quman acuudubillaah waa cabsi cabsi runtii.

  • @azmaahmed2103

    @azmaahmed2103

    Ай бұрын

    Filin inu yayma ilawday😂😂😂

  • @misshkiinmisshkiin3278

    @misshkiinmisshkiin3278

    Ай бұрын

    Jilaa waaye. qaad sax ah ma aha.

  • @NazhatNiishuu
    @NazhatNiishuuАй бұрын

    Soo dhacyayey qafki 6aad ahy alx😂😂😂😢lkn musalsalka calool xumo😢😢😢😢😢

  • @HiboAbdi-qp5sq

    @HiboAbdi-qp5sq

    Ай бұрын

    😮😮😮😮😮hoodans

  • @MaxamedJeelani
    @MaxamedJeelaniАй бұрын

    Asad safiya goormaad dhalateen

  • @KaltumaMuktar
    @KaltumaMuktarАй бұрын

    Mash allaah so beautiful socdi

  • @user-vl3pp4xh7t
    @user-vl3pp4xh7tАй бұрын

    Asadow apowe wakhtiga musalsalka dheere❤😊

  • @BahjaAxmed-ut6qr

    @BahjaAxmed-ut6qr

    Ай бұрын

    31:18 second xage usocota Bismilahi❤

  • @ikraanNadiif
    @ikraanNadiifАй бұрын

    Waa run saylac markasta waa qaylo iyo didsanaan lkn waa nin caqli miidhan ah oo hadalo wacn😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂

  • @manemoustapha9488
    @manemoustapha9488Ай бұрын

    Filmkan baa ka mcn maseer wlhi

  • @Samsammaxamed-ds9yy
    @Samsammaxamed-ds9yyАй бұрын

    So dhaca yey

  • @rehemaahmed3656
    @rehemaahmed3656Ай бұрын

    Mafiyaa

  • @xaliimoxirsi460
    @xaliimoxirsi460Ай бұрын

    Waw sucdi oo dhidakaxidhan mansha alaah

  • @Samsammaxamed-ds9yy
    @Samsammaxamed-ds9yyАй бұрын

    Cawa filmki ma sayar la so dayan mayo miya

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067Ай бұрын

    Sacadiyo ayeeyo way diidey

  • @abshirohussein8406
    @abshirohussein8406Ай бұрын

    Oo kuwaan ilmaha see dhahayaan

  • @fartunabdulahi8449
    @fartunabdulahi8449Ай бұрын

    War kanaa kashidan filmka kale my guracdeen❤😂😂😂

  • @KaltumaMuktar
    @KaltumaMuktarАй бұрын

    Mama sacdiya 🎉🎉🎉

  • @AnasCadceed
    @AnasCadceedАй бұрын

    Maseer aawy sagal

  • @user-cf3sj9gi8m

    @user-cf3sj9gi8m

    Ай бұрын

    Sagal familly ayaa soodhigayaan kana woosoconaa❤

  • @fartunabdulahi8449
    @fartunabdulahi8449Ай бұрын

    Sacdiyo duq qeelo badan balga dhigay😂😂😂😂

  • @user-qz1gz2vr5q
    @user-qz1gz2vr5qАй бұрын

    ❤❤❤❤

  • @hawohosh9198
    @hawohosh9198Ай бұрын

    Waa tanaa sucdi marwada asad noqotay kkkkk oo sacdiyana ayeeyo noqotay

  • @user-bf2dd7bz2x
    @user-bf2dd7bz2xАй бұрын

    Ana ohoreyo😂

  • @user-zt3bq1yb4o
    @user-zt3bq1yb4oАй бұрын

    Bismillahi raxmaani raxiim yaahuu wa oday kaboodsan bisinka xiliguu sigaar cabi eeg wa cimri Islamaba yaabano wan naxay cimrigee. Yaaaahuuuu

  • @FarhiaAbdihakin

    @FarhiaAbdihakin

    Ай бұрын

    Wll wuxu wa film e run maha😂😂😂

  • @hodanhawsi575

    @hodanhawsi575

    Ай бұрын

    ​@@FarhiaAbdihakinmaxaad ugu sheegtay 😂

  • @xaliimoxirsi460
    @xaliimoxirsi460Ай бұрын

    Sacdiyo ayeeyo masagalbay gurigakasaartay talaw

  • @shukrisharaf1358
    @shukrisharaf1358Ай бұрын

    Odeyga xasitssna😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fatimaaismail8775
    @fatimaaismail8775Ай бұрын

    Aar sacdiyaa😂😂

  • @jamaadcabdi8618
    @jamaadcabdi8618Ай бұрын

    kkkkk duqa waa qusol miran😂😂😂

  • @user-lc2ti4bd2h
    @user-lc2ti4bd2hАй бұрын

    Sagal

  • @Boqoradareerdarwiish1756
    @Boqoradareerdarwiish1756Ай бұрын

    Keep going

  • @simanmoha399

    @simanmoha399

    Ай бұрын

    Plzz cewankaan halaboqda

  • @user-ym6ih2di4f
    @user-ym6ih2di4fАй бұрын

    Walahi ba keeri Baan kaga soo jari kulaha odeyga update waye walahi 😂😂

  • @layloaxmed6017
    @layloaxmed6017Ай бұрын

    Waa lashaqystaa adeer kulahaa qac baa ka yeedhay munasar😅

  • @EblaDahir
    @EblaDahirАй бұрын

    ❤❤❤❤m.a

  • @user-cc6xb1kx8p
    @user-cc6xb1kx8pАй бұрын

    inte malMod so glyaa weKii😮😮

  • @user-ch4kh4ky8w
    @user-ch4kh4ky8wАй бұрын

    Uuuuu odaygu qaad cun badana uf😅

  • @user-pl2tv5qu5f
    @user-pl2tv5qu5fАй бұрын

    Inta og in gabadha sagal wadato in asad dhalay

  • @SaabiriinmukhtaarXasan

    @SaabiriinmukhtaarXasan

    Ай бұрын

    Haa wllhi😂😊

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127Ай бұрын

    Q 3 aad meeday

  • @Xigmo
    @XigmoАй бұрын

    Yaahuu balaayo qaad cun badan😂😂

  • @nasrocabdi4072
    @nasrocabdi4072Ай бұрын

    Odayga waa cabtoy😂😊

  • @samsamyuusuf-kd8lk
    @samsamyuusuf-kd8lkАй бұрын

    Odayga hadaladiisu waa funny laakin balwadan kunacay

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067Ай бұрын

    Ninkaan zeylac lasocdo kibir iyo islaweyni badanaa😮

  • @hodanhawsi575

    @hodanhawsi575

    Ай бұрын

    Ma ka heshay qaalii😂 dumar qaar somali. Marka ay nin ka helaan ayeey Kibir & isla wayni ku tilmaamaan

  • @hodanhawsi575

    @hodanhawsi575

    Ай бұрын

    Ma ka heshay qaali? 😂 kolay ba dumar ka qaar marka niin ka helaan ayeey dhahaan wuu kibir sanyahay waanu isla ween yahay . Macal asagoon aqoon loo laheen

  • @ShuriAbdilahi-fg3pf
    @ShuriAbdilahi-fg3pfАй бұрын

    Wan xaan nacas kaa yaa keenyy😂😂

  • @FatxixassanBixi-cl2pe
    @FatxixassanBixi-cl2peАй бұрын

    Duqu ma waxa filin ayuu jilayaa wuuna ka dhargaye wa maxay sigaarka iyo qaadkaba

  • @hassanahmedhassan7067
    @hassanahmedhassan7067Ай бұрын

    Sylac

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067Ай бұрын

    Islaantaan feeraha weyn sey usuuxdey kulahaa😂😂

  • @SuleqasheikhAhmed-pn2uf

    @SuleqasheikhAhmed-pn2uf

    Ай бұрын

    😂😂😂😂😂 mucjiso waya odigaa

  • @drsnasteexo3846
    @drsnasteexo3846Ай бұрын

    Somaliyey ilmah flmanta.aad ku jileysaan ka daaya.plz

  • @hanoyyy.11
    @hanoyyy.11Ай бұрын

    uf wxn film ahn loma dwn kro xnun bdna😢

  • @nafisamohamed8110
    @nafisamohamed8110Ай бұрын

    Sacadiyo goormee ayeeyo noqoteyna😂

  • @saida-sagalharoun6888
    @saida-sagalharoun6888Ай бұрын

    Kkkkkkkk odaygan gabigiisu ba waalan halkay ka keeneen Asad iyo Sagal ??? Filimka Maseer wuxuu matalayay odaygii dilay Asad aabihii... filimkan na uu ba waalayahay ba... kkkkkkkkkk

  • @fowsiyodaahir4819
    @fowsiyodaahir4819Ай бұрын

    Dadka personality qofka u cayna dee wuxun waa flim Intaa oga in asad sagal u dabeen dooni in flim Magalada xayasiska badan maxa waaye

  • @SagalMaxamuud-uk1mh
    @SagalMaxamuud-uk1mhАй бұрын

    Taaan wajiga milxda leeh ee jr ah war bdn baay uu eegthg

  • @caishafaarax7136
    @caishafaarax7136Ай бұрын

    Deeqo maxaaa ku dhacay caato ayaa noqoty 😢😢

  • @user-kh9lh9fj9j
    @user-kh9lh9fj9jАй бұрын

    Sagaley filinka mx uxirateen sev lam dhihikaro mx qaldn😅

  • @user-bp8jq7ez8p
    @user-bp8jq7ez8pАй бұрын

    Paleobotanist my favorite

  • @user-cv7ff2tq5t
    @user-cv7ff2tq5tАй бұрын

    Sagal indhaha Chinese Bay uga ektahy😂

  • @xaliimoxirsi460
    @xaliimoxirsi460Ай бұрын

    Odaygu macabtoba hhhhhh

  • @fadimomuse2959
    @fadimomuse2959Ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂

  • @XaawoIsmaciil-hx1sd
    @XaawoIsmaciil-hx1sdАй бұрын

    Lkn ninkas axmedah wax madgiiragalinkaroh waato siquruxa buu uqayilaah dhalintah miyuu kudhiira galinayaah 😂😂

  • @user-fy9pj7bz2o
    @user-fy9pj7bz2oАй бұрын

    Scdiyo ayeeyo ku fiicantahay kkkk😅😅

  • @hawohosh9198
    @hawohosh9198Ай бұрын

    Munasar sigaarka ma cabo waxa loogu shidi waayay

  • @maryanabdi629

    @maryanabdi629

    Ай бұрын

    Ma sigar run ax miyaa

  • @c.cafton749
    @c.cafton749Ай бұрын

    Oday xariifa tan kujiro

  • @user-cv7ff2tq5t
    @user-cv7ff2tq5tАй бұрын

    Subxaanallh sucdiyo io sacdi qayla.badanaa😂

  • @user-ch4kh4ky8w
    @user-ch4kh4ky8wАй бұрын

    Saylaco baq baq badana horta waba fulay aan naqane😅

  • @KifaaxDaahir
    @KifaaxDaahirАй бұрын

    😂😂😂😂😂

  • @user-yz6om4qz6k
    @user-yz6om4qz6kАй бұрын

    Habeem walba noso galiya xamaasad waye

  • @xaawoyaasiin5915
    @xaawoyaasiin5915Ай бұрын

    Horta sucdi filmka maxa logu soo dara murankan ku nacay

  • @fartunabdulahi8449
    @fartunabdulahi8449Ай бұрын

    Sucdi sodohdaa ka xishoood kkkkkkkkkk

  • @aminaidris426
    @aminaidris426Ай бұрын

    Sucdi ruufiyaanimo iyo huruuf maka weynaato miyaa

  • @Abdisaranvlogs
    @AbdisaranvlogsАй бұрын

    Sucdi ayeyo ladigo ayada kufican ee 😂😂😂

  • @caishafaarax7136
    @caishafaarax7136Ай бұрын

    Naakaalay ilaaheyg isinkii in aan kaaaga sow qaadi sagal sorry qali

  • @ayannur9480
    @ayannur9480Ай бұрын

    Deeqa ama Axlaam. meel fican kama jisho Booyeeso kaliya ! Maxaa Qaldan meesha!

  • @user-qr9ks8ww4r
    @user-qr9ks8ww4rАй бұрын

    Kusaliya nabigeena maxmed cswcswcswscwscw

  • @ikraanNadiif

    @ikraanNadiif

    Ай бұрын

    Scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-gi7qg4nw5z
    @user-gi7qg4nw5zАй бұрын

    Scwscwscw

  • @fahmotahliil253
    @fahmotahliil253Ай бұрын

    Sucdi kuma fiicno qeybtaan halaga badalo

  • @khadiijomaxmed1733
    @khadiijomaxmed1733Ай бұрын

    Sucdi ayeyo looga dhigi wayey ayada weene

  • @marianali9559
    @marianali9559Ай бұрын

    War sucdi qaylo iyo dagaal ma joojiso miyaa

  • @MaxamedCabdibarre-vn9hf
    @MaxamedCabdibarre-vn9hfАй бұрын

    Nagti.ferha.weyneyd.kuyeh😂😂😂

  • @MaxamedCabdibarre-vn9hf
    @MaxamedCabdibarre-vn9hfАй бұрын

    Tan.xigta.gpdhAha.mkApka.inte.umrzdeeN.marozpa.mze.flim😂

Келесі