No video

MURSAL MUUSE 2018 | HEESTA BILCAN | OFFICIAL MUSIC VIDEO

COPYRIGHT PROTECTED BY AFRO & WAQAL MEDIA PRODUCTION #Mursal_Muuse #Waqal
Artist: MURSAL MUUSE OMAR
Ereyadii & Laxankii: ABWAAN WEEDSAME
Music: AHMED WALI FURINLE
Producer: MUSTAFE SALEEBAAN

Пікірлер: 3 300

  • @mjfilms6265
    @mjfilms62655 жыл бұрын

    Khasab maaha inta nabigajacel scw like Saar pleas

  • @abkaxaajikaraamaxaajimilan6830

    @abkaxaajikaraamaxaajimilan6830

    5 жыл бұрын

    Bbbbb hees IGA dheh

  • @amiinbacdaamiinbacda7889

    @amiinbacdaamiinbacda7889

    5 жыл бұрын

    MJ films wrdgkgx

  • @amiinbacdaamiinbacda7889

    @amiinbacdaamiinbacda7889

    5 жыл бұрын

    MJ films dhkkf

  • @mohamedshelare153

    @mohamedshelare153

    4 жыл бұрын

    Waar nabigu heesaha dhagayso Kimi odhan

  • @qoranabdi4199

    @qoranabdi4199

    4 жыл бұрын

    @@amiinbacdaamiinbacda7889 maxamed

  • @amiinshiine4661
    @amiinshiine46615 жыл бұрын

    Bilis yahay hortaa maan baahan Uma bogin haween maan beegsan Kalbanadan hortaa maan baadhin Ma bandhigin jacayl maan baaqin 💛💛💛💛 Bashar kale maan soo booqbooqan Bildhan baraf qof maan saar saarin 💙💙💙💙💙 Adiguna basraay soo baantaa So badi u badi soo biiri Yaybixin naftuye soo baaji Baabtaye adigu soo baashir Iigumaad badalin soo baalmar ❤❤❤❤❤ Yaa baday wadnaha baaxadag Yaa baray kal gacal beer qaada Yaa biday hadana buun buunin Iyo hadal bishmaha baarkooda 💓💓💓💓💓 Caashaqu ka badan beysbeysteno Baayicid mageeyo soo biirbiirso 💝💝💝💝💝 Adna bilan haldhaa soo beesad Barakada kal gacal soo baaldhig Soo beeg ku beeg soo baadso Ballantana ku buri soo baayo Barashadii kumaad baygoynin 😍😍😍😍😍

  • @aliaxmed9189

    @aliaxmed9189

    3 жыл бұрын

    In ba caadi maha

  • @istahilabdihassan2923

    @istahilabdihassan2923

    3 жыл бұрын

    🥰🥰🥰🥰

  • @aliabdirahmanissack1730

    @aliabdirahmanissack1730

    2 жыл бұрын

    🥰🥰🥰🥰🥰💯💯

  • @hodanabbas8304

    @hodanabbas8304

    2 жыл бұрын

    Yffhf bhuhbhcbcpci

  • @shaqalleibnuaar7090

    @shaqalleibnuaar7090

    Жыл бұрын

    m.kzread.info/dash/bejne/omaNqLZ7Zru9pco.html

  • @alihaykal6086
    @alihaykal60865 жыл бұрын

    Inta jecel inuu islaamku guulaysto plaes like 😍😍😍😍😍

  • @abdirizakosloofficiallyo2584

    @abdirizakosloofficiallyo2584

    4 жыл бұрын

    Zxp cali igu caawi subscribe

  • @fardowsoomar7067

    @fardowsoomar7067

    4 жыл бұрын

    @@abdirizakosloofficiallyo2584 ٣٣٣³

  • @cabdirisaaqsaaqo578

    @cabdirisaaqsaaqo578

    3 жыл бұрын

    ❤❤❤❤

  • @yoonisabdi12
    @yoonisabdi12 Жыл бұрын

    Hadaad 2023 heestan u soo laabatay waan ku salaamey 🖤😓👋

  • @mustaffasulaiman

    @mustaffasulaiman

    Жыл бұрын

    Like know sidoo kale bro sln sare iyo basroon ilaa imika wxba fahmayn🥰😭😭😢👋

  • @shabwali4179

    @shabwali4179

    Жыл бұрын

    Kkkkk😂😂

  • @guledjinka8811

    @guledjinka8811

    Жыл бұрын

    @@mustaffasulaiman Asc habrawadag i§§§8578?;ndh§*o

  • @guledjinka8811

    @guledjinka8811

    Жыл бұрын

    @@shabwali4179 5hjiijh7f9off off 9dal dì 6may hç I don't have

  • @saleebaanjikaako6539

    @saleebaanjikaako6539

    Жыл бұрын

    Waan Ka qaaday

  • @ibi72
    @ibi727 ай бұрын

    It's 2024 who's still here with this legend 😎🙌👏

  • @Moha_official_627

    @Moha_official_627

    7 ай бұрын

    He’s a big legend

  • @cabdimaajidcarab1678

    @cabdimaajidcarab1678

    6 ай бұрын

    😅😅

  • @mayajihadsoufyanez3413

    @mayajihadsoufyanez3413

    6 ай бұрын

    🤚🩷❤️❤️

  • @kaldeqaabdi1108

    @kaldeqaabdi1108

    6 ай бұрын

    Me😂❤

  • @sacdiaahmett-sx1gd

    @sacdiaahmett-sx1gd

    6 ай бұрын

    Me 12:40 am dwnya 🎉😊

  • @khalidwarsame4088
    @khalidwarsame40886 жыл бұрын

    Inta nabi maxamed jecel scw like igu qabo

  • @guleidhasan816

    @guleidhasan816

    6 жыл бұрын

    Wllo ilahay nabigusu (scw) in music iyo inan Yar oo isluxaya lagula hoos saliyo wuu ka sharaf badan yahay ee adiga intad like radinayso danbi haku galin maha canaan ee waa toosin wllnimo

  • @khadarismail3206

    @khadarismail3206

    6 жыл бұрын

    muhiib Yare Scw

  • @maxaa12

    @maxaa12

    6 жыл бұрын

    Maxaa kaa qaldan like saan laguma raadiyo ee isku xishoow

  • @guleidhasan816

    @guleidhasan816

    6 жыл бұрын

    @@maxaa12 haa indr u sheeg

  • @farhiyaali1185

    @farhiyaali1185

    6 жыл бұрын

    Csw

  • @fairuznahar7928
    @fairuznahar79285 жыл бұрын

    Heestan wxn dhageysanayey Aniga oo gaari wado Johanesburg to Capetown South Africa 🇿🇦 xasuus 2018 ✌️✌️✌️✌️

  • @muniirjaamacabokor807
    @muniirjaamacabokor8074 жыл бұрын

    2020 qofki dawaday like sar bal Like ta waxay tarta garanwayay

  • @xuseenfadal

    @xuseenfadal

    4 жыл бұрын

    Oo hadda maxaad ii waydiisan?!!. Yaabe.

  • @lashkanogemer199

    @lashkanogemer199

    4 жыл бұрын

    Oo hda ma wxd ledahy dadko weydiyaa arky mooye wxy tarto mooji 😂😂 wanu kula qabna wle la garan wayay wxy tadho

  • @elhamilwaad8003

    @elhamilwaad8003

    3 жыл бұрын

    😄

  • @sowdosalad6330

    @sowdosalad6330

    3 жыл бұрын

    Givhiogivuvuvivođ0fgirieworodjxjsksksjsifeocgfhobozn 9geoo9fepg9obc8ovvcdedbjoo0

  • @qaalialinaaji4630

    @qaalialinaaji4630

    3 жыл бұрын

    @@xuseenfadal hi f

  • @whitephoenixofthecrown8523
    @whitephoenixofthecrown85236 жыл бұрын

    Bilisyahay hortaa maan baahan💖💖 Uma bogin haween maan beegsan💖 Qalbinadan hortaa maan baarin💖💖 Ma bandhigin jaceyl maan baaqin💖 Bashar kale maan soo booqbooqan💖 Bildhan baraf qof maan saarsaarin💖 Adiguna Basraay soobaantaa💖💖💖 Soo badi, u badi soo biiri 💖💖💖💖 Yay bixin naftuye soo baaji 💖💖💖 Baabtaye adu soo baashir💖💖💖💖 Ii humaad badali soo baalmar💖💖 P_2 Yaa baday wadnaha baaxaday💖💖 Yaa baray kalgacal beer qaada💖💖 Yaa biday haddana buunbuunin💖💖 Iyo hadal bushmaha baarkooda💖💖 Caashaqu ka badan baysbeyteenu💖 Bayici ma geeyo, soo biirbiirso💖💖 Adna Bilan haldhaa soo beedsad💖 Barakada kalgacal soo baaldhig💖💖 Soo beeg, ku beeg soo baadso💖💖 Balantana ku buri soo baayo💖💖💖 Barashadii kumaad "baygoynin"💖💖

  • @shaymakhaire1782

    @shaymakhaire1782

    6 жыл бұрын

    Thzx 😍😍

  • @whitephoenixofthecrown8523

    @whitephoenixofthecrown8523

    6 жыл бұрын

    Shayma Khaire u r so welcome

  • @faatidiiriye9969

    @faatidiiriye9969

    6 жыл бұрын

    Tnkz huuno 🤗🤗🤗

  • @hal-abuurteam4359

    @hal-abuurteam4359

    6 жыл бұрын

    *igu soo yaca channelkayga somali maxamed hadab bilaabe farxiya kabayare really channel* Serena Viserion

  • @whitephoenixofthecrown8523

    @whitephoenixofthecrown8523

    6 жыл бұрын

    Faati Diiriye no prob

  • @queensuheyla5203
    @queensuheyla52033 жыл бұрын

    Yaa yiri tigray baan gursan oo ka tagay bilacda hablaheena somaliyed😂😂😂❤❤❤

  • @alhamdulillah12097

    @alhamdulillah12097

    3 жыл бұрын

    Hhh

  • @alhamdulillah12097

    @alhamdulillah12097

    3 жыл бұрын

    Kadib

  • @shaficiaxmed9769

    @shaficiaxmed9769

    3 жыл бұрын

    Hhhh wll qli waa runtaa Tigreyga waa subag

  • @mahirabdirahmandirie9490

    @mahirabdirahmandirie9490

    3 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @cuties_1-m3e

    @cuties_1-m3e

    3 жыл бұрын

    😂😭no one😂❤❤

  • @hadafkanolosha6525
    @hadafkanolosha65254 жыл бұрын

    Waxa khasab ah hadii nabiga aad jeceshahay inaad kusalido nabiga scw intii jecel kusali nabia oo like saar wll

  • @pellel7153
    @pellel71536 жыл бұрын

    Inta ila Aragta #mursal inuu Aroos ka soo baxay bal #like ta hayla dhaafine

  • @hal-abuurteam4359

    @hal-abuurteam4359

    6 жыл бұрын

    *igu soo yaca channelkayga somali maxamed hadab bilaabe farxiya kabayare really channel* Aw YounGpelel

  • @pellel7153

    @pellel7153

    6 жыл бұрын

    @@hal-abuurteam4359 malaha dee maha FARXIYA DHEEMAN

  • @aitojuujuule7922

    @aitojuujuule7922

    6 жыл бұрын

    Waar show kuwan KZread ka xijiyaad tahay muhaahid 😂😂😂

  • @pellel7153

    @pellel7153

    6 жыл бұрын

    War meeesha ma ka xamaaalanaysaa mise waxaad noqonaysaa kuwa dadka #like ta u saara

  • @zmiinhgbzan1929

    @zmiinhgbzan1929

    6 жыл бұрын

    Wooow Mursal wlee inaad Aroos kasoo Baxdey waay kaa muuqata😂😂intii igu raacsan 👉like

  • @diiidiz1194
    @diiidiz11946 жыл бұрын

    Heestani inay top ay tahy Yaa igu raacasan Ereyada: 💯 weedhsame 😱 Laxanka:💯 weedhsame 😱 Codka:💯 mursal muuse 😱 Musica 💯 ciiltire 😱 Gaadhiga:💯 Hummar 😱 Duubista:💯mustafe saleban 😱 Styleka 💯Mursal 😱 Lgu qaaday 💯 Xuunshalay, Gabilay😱 Like isaar 🌺

  • @rayaancabdicabdulhi9768

    @rayaancabdicabdulhi9768

    6 жыл бұрын

    Hes iga dhah wlhi aniga faanana is.heso ayaan radinoyaaa

  • @hamseabdirahman9893

    @hamseabdirahman9893

    6 жыл бұрын

    İyo macalinka music ga CİİLTİRE

  • @mohammedabdallaabdalla1009

    @mohammedabdallaabdalla1009

    6 жыл бұрын

    WAA SHIB ISKA DHEH Erayada:weedhsame Laxanka:weedhsame Music:mclin furunle Mamoodaaba in erayada weedhsame uu Ku soo baxo mursal arkayeee heeskii CADRADA

  • @sagalyusuf7192

    @sagalyusuf7192

    6 жыл бұрын

    Arooskii waakaamuuqada allow iskukiindaa adiga iyo hodan

  • @smartmustafemedia8511

    @smartmustafemedia8511

    6 жыл бұрын

    @@rayaancabdicabdulhi9768 Ma Hees amaana Mise Jacayl ah

  • @xamsexasanaadan951
    @xamsexasanaadan9512 ай бұрын

    Heeskan oo uu ku luqeenayo alfanan mursal muse oo heesihi aad u jeclahay waxan dhagaysanayay 2018kii ilaa 2024 oo noloshu aanay wli itusin qoftan calaf u laha .❤❤. Noloshu maha in aad hesho lacag se hadad hesho gabadh si dacada aad u jecshahy adna ku jecel alx weeye .. Nolol bila dumar fool xuma😢😢😢

  • @isseabdikarim5855
    @isseabdikarim58555 жыл бұрын

    Isaaqu waa engine ka fanka iyo murtida somaalidu ku dhaqaaqdo Waa dad hiba leh Waan hubaa qaar badan baa lasoo boodi doona ninkani waa samaroon ka music ga tumayna waa samaroon goobta lagu duubayna islasida Midhaha uu qaadayo maska da ay ka yimadeen baa maamulka maamuska murtida iyo milgaha afeed intaba ina tusaysa in wali engine ki oo qofaysan oo weedhsame labaxay ina hor taagan yahay Samaroon door ka aqoonta somaliyeed Ha ilaabin labada rer midna ma ihi 😎

  • @khayyyo

    @khayyyo

    4 ай бұрын

    Weedhsame waa hogaanka sugaanta gayiga somalida heestan godka uu ka sameeyey gaal iyo ninkii jecelow jab baa la dhahaa ama hagarlaawe isaga iyo gaariye oo maanso ka curiyey oo kaliya ayaaba godkan ka tiriyey wxuu sheegtay awood abwaan sheegto tii u sareysay odaygu waa misaanka culus kabihiisa lama gashan karo teeda kale waxa uu abwaanada kaga tagay imagination iyo dulucdu sidaanay uga lumayn🤷‍♂️😴🤌

  • @mohamedibraahim3646
    @mohamedibraahim36466 жыл бұрын

    Curadka xidigaha geeska inuu mursal yahy inta aaminsan like😍😎

  • @leylaqurux4408

    @leylaqurux4408

    4 жыл бұрын

    www nice weey iga gadanthy ❤️❤️😍💋💋

  • @aarkaxafada

    @aarkaxafada

    5 ай бұрын

    Me 😢

  • @umalkheirmuhamed2234
    @umalkheirmuhamed22346 жыл бұрын

    Wow BoQorka codka Mursal muuse❤❤ Cod & Style kaba dadkii Lagu yaqaanay ayaad ka beerantay Dhashii samarooñ siciid❤❤👏👏👏

  • @laughoutloud8561

    @laughoutloud8561

    6 жыл бұрын

    Mahadsanid hunno walle soomaalinimaddu walle waa lagu kala yahay

  • @muzcabnuur1324

    @muzcabnuur1324

    6 жыл бұрын

    Adel empire 🙏🙏

  • @guledahmed8160

    @guledahmed8160

    6 жыл бұрын

    Mshaa alha mursal muse comar nin Jiir wale hees IGA dheeh

  • @umalkheirmuhamed2234

    @umalkheirmuhamed2234

    6 жыл бұрын

    Cantar jabuuti adaa mudan huno

  • @daadiramiin8383
    @daadiramiin83836 жыл бұрын

    waa muqaalkii ugu quruxda badnaa elagaduupo murasal😂😂 Hadaa hesta daa wanee Oo comentiga aqrinee like haila dhaafin wall😍

  • @craxiin_key797
    @craxiin_key7976 жыл бұрын

    Wll codsi Khadra silimo waa gabadhe ka daaya cayda waa walashiino kale codsi 🙏🏻

  • @jamaali1003

    @jamaali1003

    6 жыл бұрын

    Khadra walhi gabadha fcn xagayga

  • @hadiyaali2220

    @hadiyaali2220

    5 жыл бұрын

    Khadra waa nazap

  • @user-ek9ly4fi9f

    @user-ek9ly4fi9f

    5 жыл бұрын

    E

  • @elmiali3500

    @elmiali3500

    5 жыл бұрын

    Waar khakh silimo tuuris

  • @suldanyareofficial4199

    @suldanyareofficial4199

    4 жыл бұрын

    Mnshallaha waxa tahay wll fcn ayaa tahay

  • @qalbiholcayqalbiholcay3219
    @qalbiholcayqalbiholcay32196 жыл бұрын

    Hadaa heestana dawanayso comantina akhrinayso like wll anba cid madhaafo 👁👆😂

  • @hal-abuurteam4359

    @hal-abuurteam4359

    6 жыл бұрын

    musik somali HD *igu soo yaca channelkayga somali maxamed hadab bilaabe farxiya kabayare really channel*

  • @apdleali5680

    @apdleali5680

    6 жыл бұрын

    Murzal muzd

  • @cayuushahme9178

    @cayuushahme9178

    6 жыл бұрын

    kkkkkk

  • @ARTAN239

    @ARTAN239

    6 жыл бұрын

    kkkkkkkkkk

  • @ARTAN239

    @ARTAN239

    6 жыл бұрын

    shan like baan kusaray

  • @Adnan_ismael
    @Adnan_ismael6 жыл бұрын

    Ninkii MurzaL waa tagaY nio Naagtu maxaY ziiizAy ninka. Waar wixi IgA danbeeYa like ha Ila dhaafina hadaa tol tihiiN 😉👍🏽

  • @apdirizakhargeisaawi1644

    @apdirizakhargeisaawi1644

    5 жыл бұрын

    Adnan Ismail nzpka gob tahay

  • @Adnan_ismael

    @Adnan_ismael

    5 жыл бұрын

    c/rizak Aadan Haad Thnkz zhp

  • @khadracaydiid1863

    @khadracaydiid1863

    5 жыл бұрын

    Asc

  • @Adnan_ismael

    @Adnan_ismael

    5 жыл бұрын

    Khadra Caydiid wcs Lakin halkan la iskalama hades Facebook kaalay hadad wax ino hayzo 🤣🤣

  • @caashacadey7502

    @caashacadey7502

    5 жыл бұрын

    Adnan Ismail ♪♫♬☚☛☜🤔😉😂😅😆😜🤑☞☟🎹🎸🎧📣🔈🐆

  • @sir-jamatube
    @sir-jamatube6 жыл бұрын

    Jifoooyinkii ayaa ii muuqda iyo bilicdii dhulakayga Hoooyo Somaliland.💚❤

  • @faizamohomed9763

    @faizamohomed9763

    4 жыл бұрын

    Sir jama, ninkii garanayaa garanayee waa jufooyinkii.

  • @cabdirisaaqsaaqo578

    @cabdirisaaqsaaqo578

    3 жыл бұрын

    Really sister

  • @hamdaibrahim7322
    @hamdaibrahim73225 жыл бұрын

    Jufa weyaan meshaasi😍😍😍😍😍😍 gobtii reer abtigay dagayeen manshAlah salan qaliya abtiyaL😍😍😍😍

  • @shimbirahamedia3516
    @shimbirahamedia35166 жыл бұрын

    Inta inay comment aqrasta u soo gashay like ii saar jaalle

  • @hal-abuurteam4359

    @hal-abuurteam4359

    6 жыл бұрын

    Yuusuf kashmiir *igu soo yaca channelkayga somali maxamed hadab bilaabe farxiya kabayare really channel*

  • @gahayrmaxamed6278

    @gahayrmaxamed6278

    6 жыл бұрын

    Hhhh

  • @shukrikhalif8552

    @shukrikhalif8552

    6 жыл бұрын

    kkkkk

  • @abdikafiismail3373

    @abdikafiismail3373

    6 жыл бұрын

    Abtiyow hhhh

  • @fathiaahmedali5254

    @fathiaahmedali5254

    6 жыл бұрын

    Wwww

  • @suleimanabdirahman6929
    @suleimanabdirahman69296 жыл бұрын

    Waxani waa weedhsame ereyadiisii oo shaandhaysan 👏👏 top and top u daa

  • @hal-abuurteam4359

    @hal-abuurteam4359

    6 жыл бұрын

    Suleiman Apdurrahman *igu soo yaca channelkayga somali maxamed hadab bilaabe farxiya kabayare really channel*

  • @suleimanabdirahman6929

    @suleimanabdirahman6929

    6 жыл бұрын

    @@hal-abuurteam4359 uma malaynayo in Farxiya Kabayare u hamuun qabto Subscribe so ka daa ciyaarta dhakac dhakac yan lagyla ciyaarine

  • @mahamedlyrics5768
    @mahamedlyrics57685 жыл бұрын

    Boqorka fanka legend Mursal muuse inta taageraha u ah like i sara plz

  • @neimahassan8589

    @neimahassan8589

    5 жыл бұрын

    Q

  • @munaomar6652

    @munaomar6652

    5 жыл бұрын

    Adunka unebahay asi kali ma ahan xita wixi somalilan odhan wanec bahay uuf somalilan somaliya hanolato cadhawgeda cagta hostiis Amiin yarabi🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💖💖👄👄💝💝💗❤💘💘👀👄💖

  • @hamsemohamed8556

    @hamsemohamed8556

    4 жыл бұрын

    @@munaomar6652 nacabka Hoosta🖕

  • @faHiima354
    @faHiima3543 жыл бұрын

    2021 yaa sooboQdeY Liketa wan ku arka inaa iga danpyse😂😂😂

  • @eglanchannel8943
    @eglanchannel89436 жыл бұрын

    Waa heestu waa top muqaalkaa kasiidaran fanaankaa kasii shidan caadi maahan like isaara inta mursal muuse tageerto

  • @libaanbile4048

    @libaanbile4048

    6 жыл бұрын

    Wow mursal muse Omar zhpkay igu qaliya hore u soco

  • @mukhocazood2317

    @mukhocazood2317

    6 жыл бұрын

    Wah waah wareer nga

  • @prettybloosom1571
    @prettybloosom15716 жыл бұрын

    This is borama ..Masha allah like hayga bakhaylina

  • @ilzaamxilwa3124

    @ilzaamxilwa3124

    6 жыл бұрын

    Heesta iyo wliba stylka intaba wn ku haystaaaa😍😍

  • @cabdikariimclaahimuuse6581

    @cabdikariimclaahimuuse6581

    5 жыл бұрын

    maashaalaah

  • @user-be8yl4fu5m

    @user-be8yl4fu5m

    5 жыл бұрын

    Hibo Mohamed yeah its Borama city of cities

  • @flyradaljama5259

    @flyradaljama5259

    5 жыл бұрын

    Asc

  • @ayaanayaan8992

    @ayaanayaan8992

    5 жыл бұрын

    @@cabdikariimclaahimuuse6581 g

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial53145 жыл бұрын

    Khadar waqal ninka sanadahan danbe Yutobe ka iska xoraystay ❤️❤️😍😍 Curadka xidigaha geeska fanaanin iskuma jirtee wlee waan aaminsanhy Mursal muuse Cumar ❤️👈

  • @maxamuudabdilaahi1227
    @maxamuudabdilaahi12274 ай бұрын

    xasuus comentigan u qora waa 2024/axada weliba salutL layl caawa biloww yahay bishii ramadanta ee 2024 (1:26 habeenimo)🫡isoo xasuusiya hadan nolahay malin uusan wakhtiga san ahayn❤️

  • @somalindsomalilnd2404
    @somalindsomalilnd24046 жыл бұрын

    Inta aminsan inuu mursali inadeertii hodan ku nuuray like ha iladhafin wliba duriyaday ka dhasheen dhulku hee wa dhulkiniii fanaankuna waa isla fanankiini

  • @faisalmaxamed7686

    @faisalmaxamed7686

    6 жыл бұрын

    wwwwwwswwwwewww khadary laga rasay sxb

  • @mrallasow7000
    @mrallasow70006 жыл бұрын

    Wlhi waan jeclhy hargaysa mar un inan soopooqdo mlyga soodhawen from mogadishu

  • @quruxwaadiniyoakhlaaq7113

    @quruxwaadiniyoakhlaaq7113

    6 жыл бұрын

    Ada iskale wll ku damashad 😍

  • @mrallasow7000

    @mrallasow7000

    6 жыл бұрын

    maya Maxamed wllo waadku mahadsanthy waan idinku ogaa inad gob gob dhalay aad tihiin ilah haidin xfdo

  • @halyaygireeawdalland8026

    @halyaygireeawdalland8026

    6 жыл бұрын

    Meezhu hargaiza mha

  • @abdifandhe7076

    @abdifandhe7076

    6 жыл бұрын

    Saeed moallin brother welcom casimada geska hrgysa hadhwanag somaliland ❤🗨 💚

  • @Ridwan-jo1wc

    @Ridwan-jo1wc

    6 жыл бұрын

    Saeed moallin U Welcome bro

  • @dantiigaradabdiaziz6199
    @dantiigaradabdiaziz61996 жыл бұрын

    Waa nin samaroona oo lan dheeraa Ma nagbuu ujojinayaa war waxad aragtaba ka dhanaanso ❤😂😂👋

  • @mucaadmuulla2289

    @mucaadmuulla2289

    4 жыл бұрын

    Hooyadaa samaroon wastay reer sheekh atoorayaal

  • @Hamzeeeeeeeee

    @Hamzeeeeeeeee

    4 ай бұрын

    😂😂😂😂

  • @Oroddheer
    @Oroddheer4 жыл бұрын

    Mirihii Abwaan Weedhsame, Abwaanka suulka halagu salaamo.

  • @CadnaanSomali
    @CadnaanSomali6 жыл бұрын

    heesta way iga gadantahay 🔥🔥👌😍 ma ka heshay adna?

  • @hal-abuurteam4359

    @hal-abuurteam4359

    6 жыл бұрын

    Cadnaan Garjeex *igu soo yaca channelkayga somali maxamed hadab bilaabe farxiya kabayare really channel*

  • @haboihtoim5125

    @haboihtoim5125

    6 жыл бұрын

    Haa aad

  • @user-gf3mj4xq3z

    @user-gf3mj4xq3z

    Жыл бұрын

    Haa aad weeyn❤❤❤

  • @nasriintaahor6856
    @nasriintaahor68566 жыл бұрын

    Soo badi soo biiri hodaneey caruur ta ino badi aa laga wadaa mursal waaka muuqataa in wakhti badan lagu galiyaay tacabkii hodan waa soo widh widhayaa🤣🤣 war yaa reer burcayeey liketa igu soo afroga hadaad inuun dhiig leedihiin😋😂

  • @drsameer202
    @drsameer2026 жыл бұрын

    Tolow gaarigani waakii buuraha kapul ee afghanistan mari jiree xagee ka keenay uu mise hodan baa waday Like

  • @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
    @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac5 жыл бұрын

    Maashaallah callayka Mursal muuse.. Inta mursal iyo hodan iyo khadra sillimoo jecel liketa i saara ❤👍👈

  • @mohamedabdirahman3677
    @mohamedabdirahman36776 жыл бұрын

    Codka:100% Erayada:100% Music:100% Style:100% Place:Gabiley 💯💯💯 Mursal Muuse Faniinta Talent-ga leh Ee Gayiga Somaliyed Ayuu ku Jira Go forword bro Well done Waqal studió 👏💯

  • @farhanomar1183

    @farhanomar1183

    Жыл бұрын

    Gabiley ✅

  • @hapiapdi4773

    @hapiapdi4773

    Жыл бұрын

    Hello The place is not Gebiley Kalabydh bay wxooga u jirta Xfadahayaga 😁

  • @raxayste8482
    @raxayste84826 жыл бұрын

    Woooow fanaan in la taagero mudan mursal muuse cumar Codka:💯 Ereyada💯 Laxanka💯 Istelka💯 Jaaska💯 Fanaan jira iga dheh😍😍😍😉

  • @mustaafinadiif4518
    @mustaafinadiif45186 жыл бұрын

    Wixii nool baa kunooleeya hodon way noolaysay mursal✔

  • @abdiraxmaandaahir
    @abdiraxmaandaahirАй бұрын

    Hadaad heestan dib usoo booqatay waan kusalamy

  • @munizamalb1503
    @munizamalb15036 жыл бұрын

    mursal hodan ayuu kuso naxay adoo firsanayo hada commenti aqrineso like isaar👍

  • @hal-abuurteam4359

    @hal-abuurteam4359

    6 жыл бұрын

    muniza Malb *igu soo yaca channelkayga somali maxamed hadab bilaabe farxiya kabayare really channel*

  • @sacdishmohamud4409

    @sacdishmohamud4409

    6 жыл бұрын

    Hhhh ani kow ka eh

  • @altianoelchapo6456

    @altianoelchapo6456

    6 жыл бұрын

    Adigana tolow yaa kugu naaxi😂😅😂

  • @somalindsomalilnd2404

    @somalindsomalilnd2404

    6 жыл бұрын

    muniza Malb dee sow in adertii mhn

  • @fatuuusharaf5660

    @fatuuusharaf5660

    5 жыл бұрын

    muniza Malb khadra wey qurxisay wale quruxda naga ka kensatay

  • @hooyomcn9369
    @hooyomcn93696 жыл бұрын

    MursaL muuse Fannaan Ay Hanti u leedaHay soomaliland😍😍

  • @maqsudmcn3828

    @maqsudmcn3828

    6 жыл бұрын

    hhhh awoowga miya dhisay wll

  • @hal-abuurteam4359

    @hal-abuurteam4359

    6 жыл бұрын

    Hooyo mcn *igu soo yaca channelkayga somali maxamed hadab bilaabe farxiya kabayare really channel*

  • @mahamedlyrics5768

    @mahamedlyrics5768

    6 жыл бұрын

    Mxy thy hantida ad sheegaysa marka

  • @447MEDIA
    @447MEDIA4 жыл бұрын

    2020 inta dawanayza like igu qabta more respect🙏

  • @Moha_official_627

    @Moha_official_627

    3 жыл бұрын

    Aniga

  • @aqonyahanabdizalamhereri7443
    @aqonyahanabdizalamhereri74434 жыл бұрын

    2020/feb/10 I'm sure " basharkale maan soo booqbooqan bildhan baraf qof maansarsaarin" 😔 😔

  • @khadarofficial3380

    @khadarofficial3380

    3 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂sowmaha

  • @aziizcabdlaa8539
    @aziizcabdlaa85396 жыл бұрын

    Mursal muuse reer boroma isiiya like ☝❤❤😃

  • @mustafeaxmedmasri8163

    @mustafeaxmedmasri8163

    5 жыл бұрын

    Deee Wabad Sodhigaten Esh cala samaron Qabyaladayste

  • @qadanaadan1519
    @qadanaadan15196 жыл бұрын

    Hoyga fanka hargaysa Yaa uxizay like isaara

  • @weloveboqoradacodkakhadrac4224

    @weloveboqoradacodkakhadrac4224

    6 жыл бұрын

    Me happy💚💬❤💪

  • @am3nkaldar833

    @am3nkaldar833

    6 жыл бұрын

    Hooyag quruxad iyo fanak

  • @mowlidc.cabdule5034

    @mowlidc.cabdule5034

    6 жыл бұрын

    Borama Weeyi Meeshu

  • @am3nkaldar833

    @am3nkaldar833

    6 жыл бұрын

    @@mowlidc.cabdule5034 Maxad ku cadeensa Ar waa gabiilay

  • @soomaaliasal9357

    @soomaaliasal9357

    6 жыл бұрын

    QADAN ADAN GOOBTU WAA BOORAMA CADEEY WALAAL

  • @jamamohamed1568
    @jamamohamed15684 жыл бұрын

    😜 2020 Ayaa Igu Horaysa Heestaan 😇😇🌧

  • @bilanevlogs5730

    @bilanevlogs5730

    3 жыл бұрын

    Ana sidokale 😂🤣

  • @abdirahmancmm
    @abdirahmancmm5 жыл бұрын

    Sanad kadib maantan Dib u daawaday heesti Hir gashee Mursal bilis haween oo dhan allaha Noo Daayo 👏

  • @halapretty2159
    @halapretty21596 жыл бұрын

    *akhas war tag kan waan tageri jiray waa nacay akhas Khadra gob baa tahy cidii khadara jecel like*

  • @mohanzaadish4445

    @mohanzaadish4445

    6 жыл бұрын

    Asaga kaa jecel ooy naagtisa tahay

  • @weloveboqoradacodkakhadrac4224

    @weloveboqoradacodkakhadrac4224

    6 жыл бұрын

    @@mohanzaadish4445 beenta mha Lkn uu xumeyey Anuu hdan KhadrA ahn lhaa ........ Lkn wa gop gbadhu wlhi

  • @Hooyo1

    @Hooyo1

    6 жыл бұрын

    hala qurux Hhh

  • @noorhassan1240

    @noorhassan1240

    6 жыл бұрын

    hala qurux hadaa nacebtahay maxa kukeenay meshan 🖕😎🖕

  • @nakuujacadey4578

    @nakuujacadey4578

    6 жыл бұрын

    anigaa kula jecel khadra qurux😙

  • @truestory7099
    @truestory70996 жыл бұрын

    Heesta maba dhageysaneynee ee quruxdiisaa iska fiirsanyey😋😍

  • @abdisalamomar7977

    @abdisalamomar7977

    2 жыл бұрын

    Qurux mehee gariga aragte😂

  • @capdalejamaal6189

    @capdalejamaal6189

    2 жыл бұрын

    mursal may.qurux ku tolmaamaysaa

  • @cayniabdukadir9339

    @cayniabdukadir9339

    10 ай бұрын

    Mursal in uu qurxon yahay Hada lee ogaatay😂

  • @saidyare8254
    @saidyare82546 жыл бұрын

    Mursal waa fanaanka keliya ee buuxiyey booskii Maxamed Saleebaan Tubeec. eysh qiyaasak intii fanka wax ka taqaanaa ila fahmaysee.

  • @hodannutritionistgirl8226
    @hodannutritionistgirl822610 ай бұрын

    Ilhey ha u naxriisto wllken mustafe iyo liiban u duceeya wllo

  • @cadnancumar9984
    @cadnancumar99846 жыл бұрын

    Inta ila aragatay inuu mursal aroosku ka muuqdo oo uu naaxay like iisara axpapi♡

  • @user-xv3yk7fb9g
    @user-xv3yk7fb9g6 жыл бұрын

    Masha allah nice song lkn mursal inuu cayilay oo qurux badnaaday yaa ugu raacsan😘😋😎😂

  • @sulekhaabdullahi358

    @sulekhaabdullahi358

    6 жыл бұрын

    Manashallah waa runtaa wll

  • @hahahahahmamama6890

    @hahahahahmamama6890

    6 жыл бұрын

    Ani wlh

  • @turamali7897

    @turamali7897

    6 жыл бұрын

    Nikki bella ka jeedi haye

  • @raaxobarkhad6892

    @raaxobarkhad6892

    6 жыл бұрын

    Nikki bella xaqiiq wlhy

  • @hamdaadanhamdaadab5709

    @hamdaadanhamdaadab5709

    6 жыл бұрын

    Muxuu u cayili waayay saw lacag laguma shubayo khadri iyadaa lacag ka sugaysa tana iyadaa ku shubaysa

  • @AffectionateArcticBirds-fv2fb
    @AffectionateArcticBirds-fv2fb5 ай бұрын

    2024 haad dhagaysanayso😢 like iisaar

  • @Simmran
    @Simmran5 жыл бұрын

    Inta sideyda oo kale markey hodan kusoo jeestay heestan soo raadiye like saara, waa hees shidan mursalow 👌👌

  • @mohamedhussein190
    @mohamedhussein1906 жыл бұрын

    From MAREEXAN ❤👈 👉 INTA SAMAROON JECEL LIKE SAARA ❤👍👈💪VIVAA SAMAROON

  • @luulabdi7958

    @luulabdi7958

    6 жыл бұрын

    Mohamed HUSSEIN nin jira masha allha

  • @mohamedhussein190

    @mohamedhussein190

    6 жыл бұрын

    @@luulabdi7958 ar gabar samaroon ii raadiya tol hadaad tihiin samarooney😂😂

  • @somaligrouptube345

    @somaligrouptube345

    6 жыл бұрын

    😍😍😍😍

  • @updishakuraarkaupdishakura9340

    @updishakuraarkaupdishakura9340

    6 жыл бұрын

    Viva PoqorTooyaDii Adal Empire Al SamaRoNiyA

  • @nakuujacadey4578

    @nakuujacadey4578

    6 жыл бұрын

    waan Ku saaray liketa from hawiye viva samaroon saciid😘❤

  • @yasminayeyokoris7824
    @yasminayeyokoris78246 жыл бұрын

    Wooooow mursal muuse cadi ma tihid waleh ina aroos kaso baxdey wa lagarta runti 💪💪❤👈 Bal like iska sara 😙😙

  • @nemaabdi2240
    @nemaabdi22405 жыл бұрын

    Ax yaa hees mursal muse cumar qadara silimo waay ku xistay adna waad uxistay soo mahan Haa dheh

  • @ZakariaAbdilahi-qb1vh
    @ZakariaAbdilahi-qb1vh10 ай бұрын

    Mustafe saleebaan [waqal ] Allah haw naxariisto😔😔

  • @maryamiita6834
    @maryamiita68346 жыл бұрын

    ❤wow heestan wan ku haysaa zxpyaal inta mursal taageerta like ha ila dhaafina❤ top top

  • @zga_zgazga_zga5623
    @zga_zgazga_zga56236 жыл бұрын

    Inta qur‘aanka jecel farta taaga☝️☝️

  • @leylahussein1521
    @leylahussein15213 жыл бұрын

    Ninkaan ilahey cod waa siiyey wallahi🥺❤️

  • @user-qf1hk4wp1w
    @user-qf1hk4wp1w2 ай бұрын

    Aan Ku wada salino subanaheena nabi muxamed salalahu caleyhi wasallam

  • @yunisfarey8230
    @yunisfarey82306 жыл бұрын

    Heestan hadaad kuceshata dhawr jeer hit like

  • @ibraahimmohamed5671

    @ibraahimmohamed5671

    5 жыл бұрын

    Ik ook

  • @lilamoha7477

    @lilamoha7477

    5 жыл бұрын

    Wawww

  • @muzcabnuur1324
    @muzcabnuur13246 жыл бұрын

    Waaaw boqorka Codka mursal muuse cumar Dhal boqortooyo Adal empire Hore uso❤✌

  • @daruuraha4471

    @daruuraha4471

    6 жыл бұрын

    Viva adal

  • @Zack-si8ec
    @Zack-si8ec3 жыл бұрын

    Inta 2021 dawanaysa like❤️

  • @mohamedmahamud202
    @mohamedmahamud2024 жыл бұрын

    Hadaad heestaan dawaneyso 2020 like saar

  • @zalimchannel7897
    @zalimchannel78976 жыл бұрын

    Mursal oo naaxay mzlh hodan c.raxman bu saranyee ma wuu kakacay sanbuusihii yaraaye

  • @fatumahassan1506

    @fatumahassan1506

    6 жыл бұрын

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @hal-abuurteam4359

    @hal-abuurteam4359

    6 жыл бұрын

    Zalim channel *igu soo yaca channelkayga somali maxamed hadab bilaabe farxiya kabayare really channel*

  • @mohammedogleh5195
    @mohammedogleh51956 жыл бұрын

    Fananiinta raga wlhi mursal waa ninkan ka tagero hore u soco masuul

  • @abdisalamjamal5181
    @abdisalamjamal51816 жыл бұрын

    Ereyo Culus weeyi runtii... Abwaan Weedhsame

  • @cashocabdi8459
    @cashocabdi84593 жыл бұрын

    Intii 2021 dawatay Like sar bls🤣✋

  • @caynaanmaxamed3735
    @caynaanmaxamed37356 жыл бұрын

    Fankii Somaliland waa madaxtoyada ree *Sheikh* *Samaroon*

  • @mustafeabshir9067

    @mustafeabshir9067

    6 жыл бұрын

    Been Maha sxb

  • @caynaanmaxamed3735

    @caynaanmaxamed3735

    6 жыл бұрын

    @@mustafeabshir9067 Saw ma aragtid

  • @juweriahashi4515
    @juweriahashi45156 жыл бұрын

    Wow Abtigay love you inte Samaroon siciid ah like isaara😍

  • @sadiaabdikarimmediapro6672

    @sadiaabdikarimmediapro6672

    5 жыл бұрын

    mahi samaroon Larkin aad ayan u jecelyhy beeshaas sharafta hadan iam Hawiye

  • @fairuznahar7928
    @fairuznahar79285 жыл бұрын

    Heestan saa ugu soo ceshanayey waan daalay nin weyn 🔥🔥🔥🔥

  • @abdulwahabaden2116

    @abdulwahabaden2116

    4 жыл бұрын

    Ereyo waawayn leedahay weedhsame wa abwaan cajiiba

  • @user-ln7du1ur1t
    @user-ln7du1ur1t4 ай бұрын

    Wow wow wow M.M.C 🎉🎉

  • @nawaalnuura4399
    @nawaalnuura43996 жыл бұрын

    Masha allah mursal wuxu ku quruxaystay sadex bilod kaliya uu hodan wada nool yihiin waxa halkaa ka cadaatay hablaha samaroon siciid ninka helaaa inuu qayrkii dhaafayo

  • @fatuuusharaf5660

    @fatuuusharaf5660

    5 жыл бұрын

    Nawaal Nuura malayiri maraqa baruurta leh cafimat mahine iska ilalsh walalo

  • @mukhtaarmaxamuud4706
    @mukhtaarmaxamuud47066 жыл бұрын

    WaaaaaW murzaL muuze omar Curadka xidiGaHa 😍😍😍😍😍😍😍 Hodan waY kaa muuqaTa

  • @abokorxuseen7486
    @abokorxuseen74865 жыл бұрын

    Murzal waa dalacday lkn wxn ku leeyahy hore u soco

  • @mdnfarhan
    @mdnfarhan3 жыл бұрын

    haduu cashaqaaqu baysteen ka badan yhy watan meeshadii wali 2021 aya ila dawnaya

  • @ahmedhassan7870
    @ahmedhassan78706 жыл бұрын

    Hargeisa sotan qurux badnatay ilhaw nabad nagu gee from Australia 😪

  • @Hamdamowlid5

    @Hamdamowlid5

    6 жыл бұрын

    Waliged bay qurux bdnyd hargeisa

  • @ahmedhassan7870

    @ahmedhassan7870

    6 жыл бұрын

    Ilahy ha usiyadiyo wll waa wadankygi wan ku faraxsanhy lkin 2010nki markan jogay sidan may ahyen 🤔

  • @Hamdamowlid5

    @Hamdamowlid5

    6 жыл бұрын

    @@ahmedhassan7870 sax wakhti badan ba ka so wareegy wl wuu dhacayaa isbadal baladhan dhinac kstaba

  • @ahmedhassan7870

    @ahmedhassan7870

    6 жыл бұрын

    Babuurka 80 ka maraya awal wxu marayay 20 😆anyway ilahy hormarka ha inogu wado

  • @weloveboqoradacodkakhadrac4224

    @weloveboqoradacodkakhadrac4224

    6 жыл бұрын

    Hargeise hadhwanag Sasy izka ahydba Macha Allah 💪💚💬❤

  • @sirabyansame
    @sirabyansame6 жыл бұрын

    waar odaygii mursal aha wuu ku badhaadhayba hodan waa layaapay wale axlaaa clip habaysan wale hawenku raga way habeyan ❤❤❤

  • @xafsaahmed6702
    @xafsaahmed67025 жыл бұрын

    Bashar kale man so booqbooqan Bil dhan qof baraf maan saarsaarin🔥💓🌏💫

  • @ladyblue6595
    @ladyblue65955 жыл бұрын

    Inaaderkay Hodan inay uroontahay ishiisaad ka garataa. Nin walba naagtiisaa ka dhex muuqata. Ha jiro jacaylka Awdaliga ahi

  • @abdirasheedfarah6861
    @abdirasheedfarah68616 жыл бұрын

    Ayy ayy Ninka Meeshii Naftisa Uroon waa ay ka muuqane 😂🤣🤣 Mursal Aroos ka waaba ku naaxayy 🔥👍🏻 Inta Ila argti ah like Igu baaqa

  • @milagam9
    @milagam96 жыл бұрын

    Malaa mursal gabadhii hore wuu ka raystay

  • @weloveboqoradacodkakhadrac4224

    @weloveboqoradacodkakhadrac4224

    6 жыл бұрын

    Ala ilhee u udarsady Wa gop gbadhu wlhi

  • @ammiinmohamed9965

    @ammiinmohamed9965

    6 жыл бұрын

    Hmm maila argty huno

  • @fatximaxamed7180

    @fatximaxamed7180

    6 жыл бұрын

    Adigana kaaley aan kugu raystee miski

  • @user-mahamethahmeth
    @user-mahamethahmeth Жыл бұрын

    Heesta ugu fican hesihisa mursal muse wali dhagaysanaya 2023/8/19

  • @Harremusediriye.432
    @Harremusediriye.4326 ай бұрын

    It’s february 2024 who listening to this song🎉😊

  • @Munasar-17

    @Munasar-17

    6 ай бұрын

    Me❤

  • @abdikadirmuhumed427
    @abdikadirmuhumed4276 жыл бұрын

    Gaadhiga Hammerka ah waxa iska leh Ahmedwali furinle, agaasina waa dhulkii ay ku taalay beertaydii duudwayne gabiley iyo boorama wadada u dhaxaysa, buurtii jufo uuray.

  • @filsanbigays

    @filsanbigays

    6 жыл бұрын

    anigay beertaydu ku taal taadi kuma taalo kkkkkkk

  • @mohamedmahdi8477

    @mohamedmahdi8477

    6 жыл бұрын

    Wlhi waaa runta Wd garatay

  • @abdilahisadiq4270

    @abdilahisadiq4270

    6 жыл бұрын

    Vlog Yare waar buurti Reer nuur ban arkaye ma ila aragtay

  • @safaahmed307

    @safaahmed307

    6 жыл бұрын

    War wll mala adigu waliga hargaysa maad iman samaroonta meelaha kale dagan baad tahay lkn mursal wa fanaankayaga qabiil na fanku male lkn sheekadu haday isaaq marayso isaaqu waaka boorama ka keene fanka baray ee gacan qabtay midhaha uu ku luuqaynayo na u dhiibay marka isaaq nacayb baa ku haye is daji samaroon tu waa dad walaalo nahay oo nala daga hana kala qaad qaadin shaki baad leeday mala ma tihid ba samaroon hhhh

  • @abdilahisadiq4270

    @abdilahisadiq4270

    6 жыл бұрын

    Safa Ahmed anigu nin Reer nuurana ahay isaqan aad ila garab ordaysan waan yasa oo walahi ah waxba uma ogi ee bahasha haded waynaysan wa la idinla waynayn takle ma idinka dad jecel idinkibaba isnecebe 😂😂

  • @mohamedibnumuhumed3041
    @mohamedibnumuhumed30416 жыл бұрын

    Mnsh allah ilbax rer hargeisa idinjecliya casimadeyda bilan mursal fanan qaran

  • @weloveboqoradacodkakhadrac4224

    @weloveboqoradacodkakhadrac4224

    6 жыл бұрын

    💚💬❤💪 Jamhuriyada barkysan ❤

  • @cayuushqurux5644

    @cayuushqurux5644

    6 жыл бұрын

    Caasimad xgeey idin taal gobal nga tirsn baad tihine 😎

  • @mohamedibnumuhumed3041

    @mohamedibnumuhumed3041

    6 жыл бұрын

    @@cayuushqurux5644 walahi intat xasidnimada wadan iyo xumaha sland rigina iyo dumarkuba nabad iyo nolol helimeysa muqdisho qaxar iyo gari iyo dhawac iyo dhac ayaad kujirey xasid ma aflaxo

  • @weloveboqoradacodkakhadrac4224

    @weloveboqoradacodkakhadrac4224

    6 жыл бұрын

    @@mohamedibnumuhumed3041 💪💪💪 jaalusiin were huno💚💬❤

  • @cayuushqurux5644

    @cayuushqurux5644

    6 жыл бұрын

    Alxm nolol nagu filan wan heysana anaga cuqdadna manaqno asagina cadwtinimo iyo cuqdad baa idinka rebtay 😏 icitiraf wxad intas uradineysn ayaa ah goni isu tag wligin heli meysin

  • @hamouuudichannel2334
    @hamouuudichannel23346 жыл бұрын

    Hodan Abdiraxman Inta xasuusaty Markay muuqalkan arkeen ee u duceeyey Like ha saarto Sirtaad fahanteene

  • @minestermubaarikbunni5671
    @minestermubaarikbunni56713 жыл бұрын

    Yaa yidhi tigray baan guursan oo ka tagey Bilicda Haplaheena ✌🤣

  • @saeidomar1226
    @saeidomar12266 жыл бұрын

    Beesha Isaaqu waa hindida somalida. La'antod ya no heesi. Somali maxamed iyaga uugu heeso khatarsan.

  • @abdikadirmuhumed427

    @abdikadirmuhumed427

    6 жыл бұрын

    Hooyadaa Isaaq was, ninkani waa nin Gadabuursi ah (samaroon) sidoo kale ninka muusig u tumayaa waa nin inadeerkiiya oo gadabuursiya Ahmed wali furinle.

  • @saeidomar1226

    @saeidomar1226

    6 жыл бұрын

    @@abdikadirmuhumed427 haye zxb man oogan anigu qurbo joog ban ahay lakin mursal kaman hadlan ee somalida kahadlaya

  • @ahmedibrahim4562

    @ahmedibrahim4562

    6 жыл бұрын

    @@abdikadirmuhumed427 labada kale wad sheegtee...ninka ereyada iska leh. Maxaad u sheegi wayday lol gaadhidha waxa ugu muhiimsan shidaalka ka shaqaysiiya . Waa ereyada iyo baa baah

  • @abdikadirmuhumed427

    @abdikadirmuhumed427

    6 жыл бұрын

    @@saeidomar1226 waar agaasime haye xaal qaado hadaa waa kuu gafee inkastoo imika dee aan adhyaha la isku darsan markaa caydaa xaal ayan ka bixiyay.

  • @abdikadirmuhumed427

    @abdikadirmuhumed427

    6 жыл бұрын

    @@ahmedibrahim4562 mudhaha moran ma gali karaan wa macalinkaygii waynaa ee Scot programme-ka Hassan Daahir weedhsame.

  • @zunduzdiamond6194
    @zunduzdiamond61946 жыл бұрын

    Ninka awl ma taageri jirn lkn mrkuu hodn hely taageero buuxdo siiyy hodn cbdirxmn 😍😍😍

  • @soomaaliasal9357

    @soomaaliasal9357

    6 жыл бұрын

    mushtaaq jamaal abdinasir walaal sideydaa tahay mursal happy ma ahayn lakiin imika xaalku waa maashaalah

  • @fathiahassan3960
    @fathiahassan39606 жыл бұрын

    Waaw mursal soo baxay dheh waar ninka ma quruxdanaa Ku duugnayd jidh dhismay layla calaawi aan caadi ahay Hodan Dayo ninka IGA dhis 😍😍😍😍🙅😘😘😘😘😘😘😘😘🙋🙋🙋

  • @ayaanlexassan3433
    @ayaanlexassan34335 жыл бұрын

    Inta jecel dintena mcn like igu qabo shodhahygi alabari alle hau danbi dhafe

  • @hirziahmed8096
    @hirziahmed80966 жыл бұрын

    Nacalaa shaydan ku yaale like iigu qabto 😀

  • @xamdaxamda6216

    @xamdaxamda6216

    6 жыл бұрын

    Jisaar wlhi

  • @xamdaxamda6216

    @xamdaxamda6216

    6 жыл бұрын

    Sorry qadro waa gabar adeg waan korson gabdhaheeda adna meshaa ku danbeysid wan ogan donaa

  • @ifka3974

    @ifka3974

    6 жыл бұрын

    Nacala shaydaan ku yaal

  • @munafaarax1176

    @munafaarax1176

    5 жыл бұрын

    Kiln