Munafaq Nimada Dalalka Islaamka Iyo Reer Galbeedka || Muxaadaro || Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil

Bakar Show : Home of Somali Videos | Funny Stories | Religious Stories| Entertainment
*Waxaan Kanalkan Idin Kusoo Gudbini Donna Sheekoyin Qosol Badan,Qisooyin Diini,Dhacdoyinka Caalamka Iyo Kuwakale OO Badan
FADLAN Subscribe | Share | Like
**Waxaa Nagala Soo Xiriiri Kartaan Ciwaanada Hoos Idinkaga Muuqdo**
*Gmail : Abwbkrb692@gmail.com
*Facebook Account : Abubakar Abdalla Ibrahim
*Sidoo Kale Wixii Talooyiin Ah Waad Nalawadaagi Kartaan.
*Instagram:https: bakarshow1
*Facebook page: Bakarshow1
*KZread:youtube.com/@BakarShow

Пікірлер: 46

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey41988 ай бұрын

    ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR ILLAAHOW QATUMADA KHAYR NOGU QATIN AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲 JISAKALAH KHAYR SHEEKH SHUGRAN INBADAN ALLE HAKU KARAAMEYO ADUN IYO AAQIRABA AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️

  • @Kaltuma-db9lu
    @Kaltuma-db9lu8 ай бұрын

    اللهم صل على نبينا محمد وعلى اللى محمد❤

  • @abdiqani6022
    @abdiqani60228 ай бұрын

    Carabta iyagaa libaax yadooda dilay King Sadam Hussein , Mohamed morse and moamer Gadaffi kuwa hada haya xilalka wadamada muslimka dhaman waa Eeyaha ushaqeya America io Europe Europe Alle ha u gargaaro wllhen reer falastiin 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸

  • @cabdixafiidcabdullaahi
    @cabdixafiidcabdullaahi7 ай бұрын

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كماصليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey41988 ай бұрын

    Salalaahu Caleyhi Wasalam Salalaahu Caleyhi Wasalam Salalaahu Caleyhi Wasalam Salalaahu Caleyhi Wasalam Salalaahu Caleyhi Wasalam Salalaahu Caleyhi Wasalam Salalaahu Caleyhi Wasalam Salalaahu Caleyhi Wasalam Salalaahu ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedaxmed563
    @maxamedaxmed5638 ай бұрын

    Jasakalahu khayr SHEEKH mustafe xaji ismaciil harun alaha barakeyo ilahy ayaa ciilmi ugu deqay waa runti sheekhu❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-sr8ft6vt3y
    @user-sr8ft6vt3y8 ай бұрын

    Scw scw scw❤❤❤

  • @RashidOmer-ne9gi
    @RashidOmer-ne9gi8 ай бұрын

    Maasha alaah

  • @RashidOmer-ne9gi
    @RashidOmer-ne9gi8 ай бұрын

    Maasha alah

  • @user-ih7gl3rc4s
    @user-ih7gl3rc4s8 ай бұрын

    Rabiyo khaatumada khayr Noogu khatim aamiin

  • @Aamiin733
    @Aamiin7338 ай бұрын

    Muxaadiro qiimo leh weeye alle sheikh Jannada guri haugadhiso

  • @fahmi1435
    @fahmi14358 ай бұрын

    Scw

  • @user-vl5iz1tp4i
    @user-vl5iz1tp4i8 ай бұрын

    Masha Allah sheekh mustafa

  • @user-ih7gl3rc4s
    @user-ih7gl3rc4s8 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw

  • @RashidOmer-ne9gi
    @RashidOmer-ne9gi8 ай бұрын

    Scw scw

  • @Kaltuma-db9lu
    @Kaltuma-db9lu8 ай бұрын

    Sallalahu aleyhi wasalam

  • @hamseomer4277
    @hamseomer42778 ай бұрын

    Scw❤❤❤

  • @user-jg8sy6kw9q
    @user-jg8sy6kw9q8 ай бұрын

    Jisakalah kayr

  • @RRAREEWING1
    @RRAREEWING18 ай бұрын

    Madaxda Soomaalida Ayaa ka mid ah

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf45438 ай бұрын

    Waa Xaaraan Kuwaa Kaa Danbeeyaa yaa Sheikh. Weliba Xaaraantaa Dhaanta. Midwaliba Wuxu Sameyay Wax Ka Daran Ka Kale Wuxu Sameeyay.

  • @user-nk4dt6kr2r
    @user-nk4dt6kr2r8 ай бұрын

    munasfaqa ❤

  • @husseinhassen6662
    @husseinhassen66628 ай бұрын

    Sheekh maxaad sawirka ugu soo dariwayday madaxwenaha munafiqiinta caalamka MBS

  • @MuseAbdi-tb1yy
    @MuseAbdi-tb1yy8 ай бұрын

    SCW❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HassanMrMugabe-nm1sr
    @HassanMrMugabe-nm1sr8 ай бұрын

    Allow munafuq ha naga dhigin

  • @hamseomer4277
    @hamseomer42778 ай бұрын

    Munafaqa muslima😱😱😱😱

  • @hamseomer4277
    @hamseomer42778 ай бұрын

    munafaqa caadkaa 😢😢😢

  • @AliAli-qp3uv
    @AliAli-qp3uv8 ай бұрын

    Asc sheekh mustafa 1) allah haku xafido Sheekh maxaad uga leex leexanaysaa ceebta,cayda, munaafaqninmada,islaamka inay yihiin ( carabta) ? Marqaatiga cad ee caawa ka taagan dunida aan joogno!!!!!! Falastiin Adiga iyo aniguba Xoog kuma difaaci karno ,xoolo iyo xeelad midna ma awoodno!!!!!!! Afkaaga wuu karaa inaa tiraahdid (munaafiq muslim) Laakin munaafiqiinta carbeed!!!!!!!! Ilaahayoow adiga ayaa cadil ah 😮

  • @zakihussein9591

    @zakihussein9591

    8 ай бұрын

    Aad iyo aad dalalka carbeed munafaqiin waye kuli😢

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf45438 ай бұрын

    This Four are the Same in Jehanam. Because 2 are Christians and other 2 are Munaafaqiin. So they are Same Group.

  • @carabowgeeseey4876
    @carabowgeeseey48768 ай бұрын

    Imaaraat and madaxweynaha masar falastiin in lalaayo ayey doonayaa taariiqda ayaa qoraayo

  • @user-jg8sy6kw9q
    @user-jg8sy6kw9q8 ай бұрын

    scw scw scw

  • @osmanhajiabdi5899
    @osmanhajiabdi58998 ай бұрын

    Munaafaqada mareykan ingiriis yey uqaateyn carabta yuhuuda qoratey oo caruurtiii petroolka ay ku kirsheyn boqorkii sacuudiga cabdul Aziix iyo boqorkii urdun xuseen iyo imaaraatka Suldaankii Zaahid imaaraatka iyo kii suldaankii cumaan iyo Amiirkii Bahrain odhamaantood ingiriiska iyo mareykan munaafaqadoida ku raaceyn oy Falastiiina ku iibsadeyn iyo othamaan Empire omuqadasadaadka islaamka seddexda masjidka mekka almukarama mediiiiiina munawara iyo Al qudus mosque seddex majdi dawladii Islaamka aheyd oturkigoo inka badan 564. Sano yey turkigo islasmka dhan umadex ahaayeyn ayey intas odal oo dawladdii masar boqorkii xilligaas ka madex Ahaa boqor Fu,aad masar oy kula heshiiyeyn burburinta dawladnimada islasmko otman Empire omudadaas ilaalin jirtey seddexda muqadasaad e jaziiratul carab ku yiiley mekka almukarama mediiiiiina munawara iyo Al qudus mosque yey carsbtaasi ingiriiska kula heshiiyeyn burburinta dawladnimada islasmka aheyd oxilligaas ula heshiiyeyn in yuhuud bariga dhexe la keeno lana burbursho falastiin igo taladaas lagu wareejiyo yuhuud ? Saasey dawladnimadii turkigoo xilligaas muslimiinta caalamkoo dhanba unadex aha xilligaas yey carabtaasi ingiriis ka raaceyn oy falastiiin ibsy ubedalaan yuhuuda kunool dhulka reer falastiiin maanta walina waa kuwaas maanta 4 november 2023. Wali qorshihii burburinta inta ka hartey al qudus mosque wa kuwaas kula heshiinaya dalka urdun maantana Allaahu Akbar allaahu Akbar allaahu Akbar.ilaahow ugatgaar reer falastiiin odamer gaallo dhan iyo munaafiqiibta carbeed odhan.

  • @adamnordinrogers
    @adamnordinrogers8 ай бұрын

    Munaafaq waaa adiga

  • @Cabdiraxmaan725

    @Cabdiraxmaan725

    8 ай бұрын

    Muxuu munafiq ku yahay waa su'aale?🤔

  • @adamnordinrogers

    @adamnordinrogers

    8 ай бұрын

    @@Cabdiraxmaan725 sheikhs waxey huriyaaan dagalada khabyalada

  • @foziaabdi5475

    @foziaabdi5475

    8 ай бұрын

    Mansha Allah ilahay haku xafido Sheikh Allah haku karaymayow ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Cabdiraxmaan725

    @Cabdiraxmaan725

    8 ай бұрын

    @@adamnordinrogers aduu haku dambaabin alle inaga og waxay wadaane marnaba ma haboona inaan culimo af lagaadayno!!

  • @zahraajo9869

    @zahraajo9869

    8 ай бұрын

    Alle ka cabso culimada ha aflagaaday

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid94198 ай бұрын

    Haaduh waadad is kaagah kaayadhigaya munafaq weenaday you have no credibility anymore on my side

  • @user-np6ij6gm5v
    @user-np6ij6gm5v8 ай бұрын

    اللهم صل على نبينا محمد وعلى اللى محمد❤

  • @ibrahimfaro1296
    @ibrahimfaro12968 ай бұрын

    Scw

  • @user-ih7gl3rc4s
    @user-ih7gl3rc4s8 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw

  • @user-ih7gl3rc4s
    @user-ih7gl3rc4s8 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw

  • @user-ih7gl3rc4s
    @user-ih7gl3rc4s8 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw