MP Mohamed Adow oo si qiira leh uga hadlay xaalada wadanka iyo shacabka Gobolka Waqooyi bari..

We must think twice"Mp Wajir South Mohamed Adow ".

Пікірлер: 62

  • @prof.abdiadan5227
    @prof.abdiadan5227Ай бұрын

    Maasha Allah MP Adow you really spoke the fact and I appreciate your words towards standardizing and advancing the quality of education in North Eastern province and the unity of the people of Somalia in Kenya. Ahsante sana mheshimu.

  • @user-xy2pk8rr2h
    @user-xy2pk8rr2hАй бұрын

    Mansha'alaah, Walalkay Hadal waa intaa Tiri ee Dhaxda HALA xirto, Dadaalkana Badiya. Hogaanka yaan lamusuq maasuqin. Guulaysta Xildhibane

  • @noorawdoll3128
    @noorawdoll3128Ай бұрын

    Ninkan oo kale haday siyaasiinta soomalidu noqon lahaayeen guul wayn ayaan gaadhi lahayn❤

  • @abdirashidyusufmoalin
    @abdirashidyusufmoalinАй бұрын

    Masha allah,Hogaamiya cusub oo usoo baxay soomalida kenya.

  • @maleshad1
    @maleshad1Ай бұрын

    Jazakallah kheir

  • @fe8445
    @fe8445Ай бұрын

    Well done! Great journalist and now a great politician. Future president of Kenya Insha Allah.

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821Ай бұрын

    Mashallh

  • @fatumaaden9327
    @fatumaaden9327Ай бұрын

    Mansha Allah what a great speech for NEP Community is time to wake up , we unity and remove our clans lens and see the best way to develop NEP Inn Shaa Allah

  • @fe8445
    @fe8445Ай бұрын

    Sax mudane Cadow. Ha la midoobo. Codkiina markuu midaysan yahay xoog baad yeelanaysaan.

  • @abdimajidail3059
    @abdimajidail3059Ай бұрын

    what awonderful speech... we need more leader like him.

  • @2daysago_
    @2daysago_Ай бұрын

    Absolutely spot on. Aan midowno oo codadkeena kaar siyaasadeed ka dhigno sida kikuyada ay sameyso doorosho walba. Markaad mideysantahay codadkaaga dowlada waa kula xisaabtami kartaa waana lagaa cabsanaa.

  • @Billcl8nyon

    @Billcl8nyon

    Ай бұрын

    Wa runta sxb

  • @simdachi
    @simdachiАй бұрын

    I complement u for this wonderful speech . Bravo keep up 💯 the good work

  • @mohamudmohamed584
    @mohamudmohamed584Ай бұрын

    I wish this Guy could be re-elected again......

  • @ibrahimhassan8501
    @ibrahimhassan8501Ай бұрын

    Well said

  • @Jinikoow
    @JinikoowАй бұрын

    Ismuuniya somali kenya 🇰🇪

  • @PoppieRooi
    @PoppieRooiАй бұрын

    Thanks my brother

  • @johnahmedgeli9655
    @johnahmedgeli9655Ай бұрын

    This Guy waa gentlemen somalida waqooyi bari raaca hadalka MPgiina hadalkiisana qaata, waa hadal masuul! Nabadeey

  • @Keway603
    @Keway603Ай бұрын

    SUBHANALLAH mitnimo IshaALLAH GUULSHA🙏 far fol madaqta fojignada masulinta tariqda masulinta ALLAH xanowanajia AMIIM AMIIM AMIIM YAARABII

  • @abdirahmansaman1676
    @abdirahmansaman1676Ай бұрын

    Shukran mp adow

  • @AbdifatahBishar
    @AbdifatahBisharАй бұрын

    Mr Adow wajir waxba kama galeen eee wajir south wax uqaabo

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942Ай бұрын

    ❤ you from Kenya 🎉

  • @maxamedmacalin9729
    @maxamedmacalin9729Ай бұрын

    Ma shaa alaah Walalkay Cadow somalla Waxa dilay Waaa Siyaasi danqasa leh Silaasiga Somaliga haduu Fahmo 2 arin waxabaa Nahagaagilahaa 1 tanaasul uu sameeyo Una sameeyo walaalkiis 2 danguuud

  • @hassanosman5669
    @hassanosman5669Ай бұрын

    Hadalo iyo fikirado maanta Ka hor shaqsi mp sidaan uga hadlin may God bless Kenya we want peace Kenya for all

  • @PoppieRooi
    @PoppieRooiАй бұрын

    Good 👍❤

  • @HassanAhmed-np2ys
    @HassanAhmed-np2ysАй бұрын

    Wacyi gelintaan waa iney ahaataa joogto bilwalbo halmar laqbto si ee dadka ula socdaan uguna qeyb qaataan

  • @aliabdi4166
    @aliabdi4166Ай бұрын

    U are a yes guy u and maalim farah has let us down

  • @ahmedkulowabdi821

    @ahmedkulowabdi821

    Ай бұрын

    You wanted him to team up Mt kenya maafia who hate you

  • @MohamedHassan-bd9zf
    @MohamedHassan-bd9zfАй бұрын

    Wonderful speech 🎉😊

  • @yussufabdi2601
    @yussufabdi2601Ай бұрын

    Gulayso mudane

  • @xaliyamohamed5223
    @xaliyamohamed5223Ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @user-xj9jx5cg8o
    @user-xj9jx5cg8oАй бұрын

    Dacawadii waxay tidhi walee reer aan ogahay ma guuro

  • @MowlidahmedNur
    @MowlidahmedNurАй бұрын

    MP MOHAMED ADOW WAAN KU FARAXSANAHAY ARAGTIDAADA IYO A RIMAHA AD ADAG EED SOO BANDHIGTAYBA WAXAA IIGU KAA DANBAY SAY MARKII AAD NOOGUTIMID QABRIDAHARE I THINK 2006 WAAN KUSALAAMAYNAA ANAGOOBADAN

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbiАй бұрын

    Immisa tijaar ayaa NFD iyo Nayrobi ku nool? Isku tashada sida Soomaalilaan.😂

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2bАй бұрын

    Yes aa codeyse hada maxaasheegi

  • @mohamedahmedmohamed54
    @mohamedahmedmohamed54Ай бұрын

    KOLEY UNUKA LEH WAX AQLI AH LAGAMA SUGAYOO

  • @johnahmedgeli9655

    @johnahmedgeli9655

    Ай бұрын

    Hadii aad meel kale aadey koleey hadalkaadu halkuu ku socdaba unukaa leh ereyga ah hadaa maqasho waa dalka anagaa leh oo cadoow iyo ciilaneba doqon la adeegsado ahba karida dalkeena, eeg. 1. Cuanaqabateyntii dalka. 2. Kursiga qaramada midoobey aan joogtada ahayn 3 garanwaagii wasaaqda ahaa laceersadey. 4. Deeyn cafintii dalka laga qaadey oo aan ogayn cidii qaadatey lacagtaas. I.W.M ahba waayo cidaa caqliga ka sugaysid? Sxb hadaladaadu waa ineey leeyihiin meel lagu saleeyo. Nabadeey

  • @mohamedahmedmohamed54

    @mohamedahmedmohamed54

    Ай бұрын

    @@johnahmedgeli9655 hadaladii MUJRIMKA ayaa ila timid

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261Ай бұрын

    Soomaali waxay u baahantahay Raga adag oo difaaci karo xuquuqda ree North eastern Taasna waxaa lagu gaari karaa wada jir

  • @AliCade-gh7jk
    @AliCade-gh7jkАй бұрын

    Marki lagu xabaalaye xagee jirteen waligeen somali hadaanahay warlee maan wadeynaa adinkii wax qaban lahaa hadaadan qabaneyn yaa wax qaban doono somali hurudooy iska hurda.

  • @abdullmumtaz7736
    @abdullmumtaz7736Ай бұрын

    I had alot of hope and trust in you . But after you said yes to punitive tax bill i felt so much betrayed, kumbe you arent that honesty man i thought

  • @ahmedkulowabdi821

    @ahmedkulowabdi821

    Ай бұрын

    There was nothing wrong with the bill bcz it was amended. Don't follow Gachagua oo Somaali neceb

  • @zahraega-musa8975
    @zahraega-musa8975Ай бұрын

    Tug matagereysaan

  • @user-cm5cs7vg8c
    @user-cm5cs7vg8cАй бұрын

    How many Asian communities live in Middles easter and they don’t have voice, you’re similar you’re Somali leave Kenya it’s people

  • @Billcl8nyon

    @Billcl8nyon

    Ай бұрын

    Who the f*ck are you? My friend we own large part of Kenya. You can't compare Asian community in Arab country to us. We are indigenous to this country. We will defend our rights without fear or favour

  • @xaaji07

    @xaaji07

    Ай бұрын

    It's good to know the worlds geography before commenting. Middle Easterns are West Asians except for North Africa, which also forms part of the Middle East. If you are speaking of South Asians, they aren't native to this region. Unlike this, Somalis are native to the Kenya and own 35% of the landmass. A funny comparison, I would say.

  • @hassanxariif9831
    @hassanxariif9831Ай бұрын

    Waa war weyn oo ciddii Caqli iyo Miyir leh ugu filan Waano iyo Cibro,, Caddow waa Khabiir Ruug cadaa ah waayo badab iyo dhacdooyin badan usoo joogay ,, warkiisana waa cadeeyey Good job 👏 Mp.M.Addow

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960Ай бұрын

    Yaa ku dagaalamaayo Gedo? Mareexaan vs Ogaadeen miyAa?

  • @Billcl8nyon

    @Billcl8nyon

    Ай бұрын

    I don't think that should be discussed in Garisa but Somalia.

  • @shinaali6574
    @shinaali6574Ай бұрын

    Ruto kumahaysto 2027 ee kajog.

  • @Billcl8nyon

    @Billcl8nyon

    Ай бұрын

    Waxba nagama galin as long as we're one

  • @MawlidRashid-rn5xc
    @MawlidRashid-rn5xcАй бұрын

    English unbaay ku qorayaan

  • @MahamedAhmed-bo3ps
    @MahamedAhmed-bo3psАй бұрын

    Ree gariso ma oyee aaway mandera iyo wajer hadalka maxa udiiday waa wax fiican maxamed cadow waxa uu shegay lakin yuu noqonin hadal bas ee ficil aya laga raabaa Qofkasta oo ree nodistan ah waa wajib saran

  • @whoareyou-0

    @whoareyou-0

    Ай бұрын

    Cadow wajeer aya laga so doortay walal

  • @jimalmohamed9869
    @jimalmohamed9869Ай бұрын

    I used to respect uh initially but when i realised you and farax macalim are sellout I never entrust any NDF leader.they are all bootlickers and egocentric.that can easily be manipulated and cnt stand on their own....Northeastern youth need to stand up like the rest of kenyan youth instead of looking odhay afar jebla ah...u believe siasa ya Northeastern ni biashara between wazees na thieves.Revolution should extend to Northeastern politics.

  • @PoppieRooi
    @PoppieRooiАй бұрын

    Kkkkkkkkk p

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827Ай бұрын

    Ogaadeen caqli xumadu meel xun ayay ka gashay marka ay doonayaan in ay doon ayan in ay ummada isku qaadan marka ummada tacan ka gelisana iyaga ayaa isku kooba,dadkana waxay ugu sheekaeeyan Ogaaden aya wax sameeyey

  • @hazaamhakim3053

    @hazaamhakim3053

    Ай бұрын

    Akhii qabiil maxan kafaidnah😢

  • @Billcl8nyon

    @Billcl8nyon

    Ай бұрын

    Uko na ujinga . I'm from wajir and we're one. Qabiil naga daaf

  • @issaibrahim8892
    @issaibrahim8892Ай бұрын

    Alle habarakeeyo xildhibaan (Adow) Allanne ha xifdiyo. Si qiimo badan Ayuu u hadlay oo uu wax noogu sheegay.

Келесі