No video

MOWLIIDKA SH MAXAMUUD M SHIBLI PART THREE

Ramadaan Kariim
Dhamaan cashirada Iyo Muxaadaraadka Bisha soon Halkaan ka Dhageeyso
1) Muxaadaraadka Bisha Soon
• MUXAADARO CUSUB 2022 ...
2) Su'aalo iyo Jawaabo Gaar u Ah Bisha Soon
• Su'aalo iyo jawaabo ra...
#ramadaan2023
#Bishasoon
#sheikhhusseinalijabuti
Jazakumullahu kheyran
____________________________
Wixii Talo Iyo figrad Waxaad Noogu Soo Gudbin Kartaa Ciwaanada Hoose ku qoran
_____________________________________________________
Website : albedar.wordpr...
👉Gmail infoalbadarchannel@gmail.com
👉KZread / albadarchan. .
👉Facebook / albadar.channel
👉Twitter Al....
_____________________________

Пікірлер: 23

  • @mustafenazer4457
    @mustafenazer44577 жыл бұрын

    mashallah shiikh shibli Allaha ku dhowro adi iyo imta wanaga jecel mar walbana utagan dacwada Alle inay faafiyaan

  • @farmajoismacil7613
    @farmajoismacil76136 жыл бұрын

    Sheekh Mahd Sanid Jazakalahu Khayree

  • @mulkicartan113
    @mulkicartan1138 жыл бұрын

    masha allaaah sheekh shibli qeyr allaha ku siiyo jahligaa naga bixisayee xaqa sidaaan u faafi bidcada ha dhamaateee

  • @abdiqanimohamed6557
    @abdiqanimohamed65575 жыл бұрын

    allaha kudaayo shiikh bidco gooye jirideed

  • @farmajoismacil7613
    @farmajoismacil76136 жыл бұрын

    Jazakalahu Khayree Fadlan Muslimka Mahn Mid Afxun Waxusan Rasulka Sameyn Lama Sameyn Karo Waxuu Sameyane Hala Sameeyo Fadln Alleh Halaga Baqo

  • @yaserhussein8629
    @yaserhussein86298 жыл бұрын

    mnsha alaah alhamdulilaah sheekh siadan ufaafi bidcadu ha dhamaatee

  • @aragtidahorumarkabulshada8060
    @aragtidahorumarkabulshada80607 жыл бұрын

    waa Alle mahadii hadaanan kamid ahayn suufiyiinta Allaha nahanuuniyo sheeqana Allaha barakeeyo

  • @user-hz1gr4kb8b
    @user-hz1gr4kb8b6 жыл бұрын

    Sidas ader wax laguma noqdo Waxad tahay dadka markay caan bixiwayen ku soo can baxay nabiga scw in la aflagadeyo oo ladido tarikhdisa marna Injir ku sheegtan adiga iyo kuwa kula mida ee kasi Lita الحية ام العقارب Waxaguna ikhlas maaha istusnimo iyo riyaa weeye ilahy banu ka magan galnay jahligaga iyo beentada kaddaab yohow an war isu hayn kir

  • @chennellmedia4333
    @chennellmedia43336 жыл бұрын

    eeshcalaa sheekh

  • @omaraaduqa9714
    @omaraaduqa97148 жыл бұрын

    yaaku dhegi karo sheeqa wlaah somali indhohooda waakuwaanaa haday ninkaan ka faa'ideesan weyso cid kaloo ay ka faa ideesaneeso male ilaahey hadhooro shiiqa cimrigiisa alah dheereeyo

  • @shukriashkir4039

    @shukriashkir4039

    7 жыл бұрын

    mansha Allah shiekh shibili waa shiekh wanaagsa Allah naga hanuuniyo suufi iyo shubahadeeda

  • @bakarhaji3359
    @bakarhaji335910 жыл бұрын

    ilahay ban kugu dhariyey ninkan ayaan sheikh ku tilmaami lahed waxa uu ku hadlayo

  • @zakariasaqaawemaki1551

    @zakariasaqaawemaki1551

    7 жыл бұрын

    shekale haji maya jaahilka

  • @user-hz1gr4kb8b
    @user-hz1gr4kb8b6 жыл бұрын

    Kan hadalkisa waaba lagu dambaabaya in la dhegaysto

  • @maxmudxareed1345

    @maxmudxareed1345

    3 жыл бұрын

    Adi suufi baa tahay chanelkasto oo Sunni ah maxaa kudax taagay.

  • @bakarhaji3359
    @bakarhaji335910 жыл бұрын

    ilahay ban kugu dhariyey ninkan ayaan sheikh ku tilmaami lahed waxa uu ku hadlayo

  • @kingxamseh750

    @kingxamseh750

    8 жыл бұрын

    Kkkkk oo hadaa mxd caalim utaqana akhii bal noo sheeg makuwa qabuuraha dawaafa ayad utaqaaana culimo......waa ninka aan dunida ugu jecelay waaa caalim indheer garada ooon xaqa cidna uga aamusayn.......alle cilmigaaga haku daayo shibili.....alle mar uun ha ina kulmiyo adduun iyo jannada ba

  • @mohameddahirkeynan5446

    @mohameddahirkeynan5446

    3 жыл бұрын

    @@kingxamseh750 Sheikh Shible Allah hanoo xafido, Walalha Afxumada daldalayana oo midkan ugu horeyana Allah hasoo hanuuniyo, Adina Allah haku jeclado Wlllky