Mohamed oo bad-mareen ahaa waxaa ay is Yaqaaneen Michael Jackson Iyo qoyskooda

Пікірлер: 44

  • @nrcabdi
    @nrcabdi8 ай бұрын

    🥺 . 🥺. 🥺.Eeboow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax i tari karto Igalaxariir (Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar) Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho. ilaahbaan ku dhaartee waxan maalin ku noolaado xitaa ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir53638 ай бұрын

    Cimrigiisii baa cimri loogu daray 70 sano marka hada waa meeqo sano masha Allah

  • @amalidiris9641
    @amalidiris96418 ай бұрын

    Masha Allah.

  • @safaradacaalamka4218
    @safaradacaalamka42188 ай бұрын

    Kkkkkk Ala dadka reer waqooyiga ah jeclayaa wax ka daacadsan Somali Kuma jiraan wuxuu yiri night club ayaan ka shaqeeyn jiray haduu dadka kale ahaan lahaa my,adin ayaan ahaa ayuu haduu doono iska Soo jari lahaa Xaajiga allaha cimri dheer iyo cibaado suubanba siiyo waa nin xaqiiqdii dadkii wanaagsanaa ee dunta lahaa kasoo haray aduun waxaan joognaa bini aadamkii uu Sii xumaanayo

  • @cabdishukuur1407
    @cabdishukuur14078 ай бұрын

    "Inantan ila joogta" Inantiisan mooday, miyey ku adagtay inuu yidhaa "Jacaylkayga, xaaskayga, ooridayda, dahabadayda"

  • @ikramabdirizak6087

    @ikramabdirizak6087

    8 ай бұрын

    😂😂😂😂 anigu waxan modey qof ushaqeysa in uu ka hadlayo

  • @abuhanaan9009

    @abuhanaan9009

    8 ай бұрын

    Ha la yaabin waa ragii hore kuwan danbe shadow bay u badan yihiin 😅😅

  • @abdiazizfaarah6670

    @abdiazizfaarah6670

    8 ай бұрын

    Waxa nagaha kashekeya

  • @ahmedcawil-G36
    @ahmedcawil-G368 ай бұрын

    Ku Sali nabi Muhammad NNKH

  • @Suhayb1_4

    @Suhayb1_4

    8 ай бұрын

    Sallalaahu caleyhi wasalam

  • @hassanmohamud2317
    @hassanmohamud23178 ай бұрын

    Cabdisalanoow barnaamijka badmaaxyada aad ban u xiiseeyaa awoowahay aabahay ayaa ahaa ahun noosoo badi

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv8 ай бұрын

    Masha alllah odyga dhalilyara lamoodaa ilaahay ka daayo

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed58508 ай бұрын

    👋 Weriye Hereri&Max,d Cabdale xasan.

  • @jeimaani2024
    @jeimaani20248 ай бұрын

    Ha isticmaalina waafi waayo hadii lacag kaaqaldanto kuumasocelinayaan Anigey iigaqaldantey kudhowaad 200 dolar halmar manahelin

  • @SacdiyoSaamuu-yf2br

    @SacdiyoSaamuu-yf2br

    3 ай бұрын

    Wll iwrn sethy wll qali cwa wa soon rerka adege kuafuran man hyo 10dollar ama 20 mka helaa

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen46818 ай бұрын

    Odeyga memoray gi baa lumay

  • @updymaham3t254
    @updymaham3t2548 ай бұрын

    Legendkan Mikal abihii zhP ahayen😂😂

  • @ibrahimhassan2023
    @ibrahimhassan20238 ай бұрын

    Shefeild waa magaaladii ninka Soomaligaa gabadha cad ku guday waar ninkaas raadi abdisalaam😂😂😂😂

  • @WaayoArag.

    @WaayoArag.

    8 ай бұрын

    What Hehehehehhe

  • @JAMHAD10

    @JAMHAD10

    8 ай бұрын

    Wallee Ninkaas Nin buu ahaaa !!😂😂

  • @mohameddictorisnacay1911
    @mohameddictorisnacay19118 ай бұрын

    Ingiriis waa dhul isaaq

  • @mohamednur1696
    @mohamednur16968 ай бұрын

    GARY ,INDIANA USA REER MICHAEL JACKSON

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein17748 ай бұрын

    Hereri💯💯💯💯💯💯💯

  • @alibaax5346
    @alibaax53468 ай бұрын

    Michael Jackson aabihii saxiibkii kk waa sheekadii siimaanada😅

  • @updiraxmansiciid6058
    @updiraxmansiciid60588 ай бұрын

    Wasiir zaki binu xaaji waa in uu sida ugu dhakhsaha badan arintan uga so hadlaa😂😂😂

  • @badhi-toogte

    @badhi-toogte

    8 ай бұрын

    Wazir madax dhuubka Anagaa wasna 😂

  • @cabdikadirgesey4699
    @cabdikadirgesey46998 ай бұрын

    Joey Jackson

  • @updiraxmansiciid6058
    @updiraxmansiciid60588 ай бұрын

    Hdan kaa yeello mekal jaksn baan aabihii sxbo ahy 😂😂😂😂

  • @user-pe6wj3pn5y

    @user-pe6wj3pn5y

    8 ай бұрын

    Micheal Jackson ma wax wayn baad u haysataa? 1970s 1980s hanti Badan muu haysan aad caaan uma ahayn. 1990 wixii ka dambeeyay buu qarxay

  • @abdikariimalitahliil938

    @abdikariimalitahliil938

    8 ай бұрын

    Maxaa diidaayo in is yaqaanaan

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad8 ай бұрын

    70 kahor somalia baan ka imi maanta muxuu iminsan yahay

  • @Ahmed_fc19
    @Ahmed_fc198 ай бұрын

    Dadka wax laga faa iidayo maa noo dheereysid wareeysigooda ustaad maxaa waaye 8 daqiiqo

  • @faisalhassannor136
    @faisalhassannor1368 ай бұрын

    Hereri caawuu ugu daraa oo uu wareystey odey michael Jackson u soo adeegi jirey.

  • @updiraxmansiciid6058
    @updiraxmansiciid60588 ай бұрын

    Maykal jaksan baan u adeegi jiray ku lahaa

  • @Diri-ml7lk
    @Diri-ml7lk8 ай бұрын

    machela jakson mxd uga wrysn wydy sidy isk brten iyo hawlaaaz

  • @xariiriimanyuusuf7323
    @xariiriimanyuusuf73238 ай бұрын

    Dadkii hore horta qof xun muu lahayn miyaa?😮

  • @maxamedmuuse4407
    @maxamedmuuse44078 ай бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Ahmad17056
    @Ahmad170568 ай бұрын

    Odaygu waxba mahayo

  • @shacbaanahmed
    @shacbaanahmed8 ай бұрын

    Reer Somaliland dadkii u horreeyey ee ibo furey usoo haajirkii soomaalida ee Britain.

  • @hogaansan9366
    @hogaansan93668 ай бұрын

    Kkkkkk been badnaa odaygu amuu saqransan yhy 😂😂😂😂

  • @shacbaanahmed

    @shacbaanahmed

    8 ай бұрын

    ilaahay ka xishood oo u toobbad keen ma ninkaas weyn ayaad caayaysaa oo been ku sheegeysaa. Ilaahay uga toobbad keen xanuunka qabyaaladda ee XAASIDNIMADA intaas leeg ku gelinaya inaad qof uga dhimato libin because maaha reerkiinna.

  • @hogaansan9366

    @hogaansan9366

    8 ай бұрын

    @@shacbaanahmed yaanan ku wasin

  • @hassansheikh-4395

    @hassansheikh-4395

    8 ай бұрын

    ​@@hogaansan9366ilaahay ka baq oo Afkaaga wanaaji binaadamkana hadal wanaagsan kula dhaqan .

  • @shuaibsomater1845
    @shuaibsomater18458 ай бұрын

    Beenbadanaa odaygu

Келесі