MOGADİSHO MAXAA KU DHACAY OO AY ETHOPİA UGU DABACDAY? DAKADA HOBYO İİB M AHA?

Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah;
1-Science-ka
2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah)
3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska).
4-Psychology
5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah.
Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ayaadna Chanelkani muuqaal ugala soo socon kartaaa, Haddii aad tahay qof daneeya mowduucyadani waxaa uu kanaalkani uu muuqdaa mid aad wax badan ka faa'idi doontid.
Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; Arimahasayni...

Пікірлер: 67

  • @Walal-MokhtaR
    @Walal-MokhtaRАй бұрын

    Waad ku mahadsanthy ustaad, macluumaadkaga qiimaha badan eed barkulankan nagula wadaagtoh.

  • @MusdhafAxmad
    @MusdhafAxmadАй бұрын

    Wadankeena xoolaa hogaamiyo fulay ah oo nafjecel

  • @muhannadmohammedhassan6706
    @muhannadmohammedhassan6706Ай бұрын

    Allow kaal iyo shisheeye kalkaal qorshooda dhinac naga mari.😢

  • @Ck-cade1
    @Ck-cade1Ай бұрын

    Sxb shidaalka ogaden ee itoobiya hadal hayso kaso hadal ustaad

  • @Hassan_haji.
    @Hassan_haji.Ай бұрын

    Thanks a million

  • @DHAAYOARAGCHANNEL
    @DHAAYOARAGCHANNELАй бұрын

    Wll irumayso mar dhow waa laqabsanayaa dalkaaga anagana waxaanu huri doonaa nafteena irumayso wll dalkaan waanu u dhiman doonaa si sharaf leh

  • @ghst4487

    @ghst4487

    26 күн бұрын

    Yaa qabsanaayo

  • @CabdiMaxamud-oy1bl
    @CabdiMaxamud-oy1blАй бұрын

    Keep going pro

  • @shaficimohamed6481
    @shaficimohamed6481Ай бұрын

    3:48 xaalada dawlada somalia ay ku sugantahay iyo sida shacabki somaliyeed siyaasada ugu kala fogaadeen markaad fiiriso dawladnimadan casriga ah waanu ku fashilmanay dhulkeena iyo shacabkeenana waa laliqayaa aragti ka duwan tan ayaanu ubaahanahay cida kaliya ee damacyadaas diidi karta ee wax kabadali karta xaalka somalida waa ururada hubaysan oo shabaab ay iminka ugu horeeyaan iyaguna fursadaas ay shacabka somaliyed ku hanan karaan dalkana ku ilaalin karaan kama faaidaysanayaan caqligeediina maleh filimaan ay alqaacida ushiday ayaa maskaxdi ka qabsaday

  • @MaxamedDaahir-x5s
    @MaxamedDaahir-x5sАй бұрын

    Xasan sheikh waa mujrim

  • @user-pe1hj4vr5t
    @user-pe1hj4vr5tАй бұрын

    Somalia quus bey u muqataa siyasiyiin danaystayaal ah shacab jahilin ah o is dila moye waxkle garaneyn 😢

  • @Abdimalikhassan-sm2wn
    @Abdimalikhassan-sm2wnАй бұрын

    ❤❤❤

  • @Jaalle-Hotty
    @Jaalle-HottyАй бұрын

    Xassan sheekh Wuxu naga dhigay dad awood an lahayn itobiya manta awood ma'ahan ay kula dagaalami karto dal.

  • @siyaadaadan1423
    @siyaadaadan1423Ай бұрын

    🎉🎉❤❤❤🎉

  • @sacidgeedi6267
    @sacidgeedi6267Ай бұрын

    Begkaan arsenal Maa leh

  • @suhaibahmedabdirahnmaan6747
    @suhaibahmedabdirahnmaan6747Ай бұрын

    saaxiib kasoohadal yuhuuda lidka ku ah sahyuuniyada

  • @dakanechannel1938
    @dakanechannel1938Ай бұрын

    Nasiib xuma Somalia 🇸🇴

  • @hufanmedia7986
    @hufanmedia7986Ай бұрын

    sxb aad ayn uga helaa barnaamijyadaada waa kuwo wx tar leh hadan ku darsado ra,yi ahaan arin Kan waa mid uun iska waaqica la socda Somaliana dawlad adag malahan oo vilada xata waa lagu ilaaliyaa mrkaa inay hobyo uwareejiyaan waa arin qalad ah waayo anaga deked ahaan Barbara ayaa noo dhaw oon isticmaali karnaa

  • @Zakariya0070
    @Zakariya0070Ай бұрын

    Waxan ka xumahay in ey xoolo na hoogaamiyaan

  • @CraxmaanMuqtaaraadan
    @CraxmaanMuqtaaraadanАй бұрын

    Zxb somaalia waxaa iibsadey illmo hawiye oo,aan ka,lacnahay dowllad cadaalad ma,rabaan lkn mustaqbalka ayagaa ku,dhamaanaayo itopian io hawiye 😂hadaba,

  • @Kamaldaarichannel
    @KamaldaarichannelАй бұрын

    Dalka waala haysta ninka aan taa ogayna Allah ha soo hanuuniyo

  • @laaska0014
    @laaska0014Ай бұрын

    dawladdu dalka iyadaa xaraashaysa

  • @yusufmohamud1639
    @yusufmohamud1639Ай бұрын

    Marka hore waa inay Ethiopia ay kabaxan ciidamada Somalia ujogaan

  • @MKAli-hb9np
    @MKAli-hb9npАй бұрын

    Itobiya waxa lagu sameyn lahaa in dds lagu fara galiyo oona loo aqoon sado ismaamul ka mid ah dowlada Somalia 🇸🇴 mustafa cagjarna loo sii caleemo saaro raizul wazaaraha soo aadan ee Somalia 🇸🇴

  • @MurslSidiiq
    @MurslSidiiqАй бұрын

    Niyaw cabdi rashiid inbadan ayaan ku taagersanaa lkn soomaaliland ayaad maamul goboleed ku sheegtay

  • @hufanesk

    @hufanesk

    Ай бұрын

    Hadii somaliland maamul goboleed lagu sheego ma nacayba qaadi zxb, midnomo la'aanteena weeyi waxa dhilkeena loo soo wada fiirinaayo

  • @digiryareplaschannel4058
    @digiryareplaschannel4058Ай бұрын

    Sheydaan aya tahy

  • @PinaBinianimals
    @PinaBinianimalsАй бұрын

    Ethiopia naxariis malaha soomaaliyey iyagaan iskunaxariisan oo iscunay hadaan mar ugacan galno cid naga fujineeso majirto in lagusiitaageero mooyee hadaba masiibo dabo laqabto maleh ee af laqabto ayay leedahay😢

  • @DHAAYOARAGCHANNEL
    @DHAAYOARAGCHANNELАй бұрын

    Markii aanu 77 ladagaalanay itoobiya waxa ay itoobiyaanku sameeyeen ruushka ayay u tageen wayna ku ooyeen oo ay dheheen awood umalihin aan Somalia iskaga celino ee naga celiya anaga maanta ayaa nalaga rabaa inaan maraykan ama ruush mid u calaacalno ileen awood kale oo aan dhiiranaan khabiil ahayn malihine

  • @Gaaldile-fs6ee
    @Gaaldile-fs6eeАй бұрын

    Ethiopia waxay wada ku qabso waxwa ku qadi maysid

  • @MurslSidiiq
    @MurslSidiiqАй бұрын

    Niyaw cabdi rashiid inbadan ayaan ku taagersanaa lkn soomaaliland ayaad maamul goboleed ku sheegtay 1:53

  • @XayaatAbdi324

    @XayaatAbdi324

    Ай бұрын

    Warya idoorland waa maamul goboleed maxaa samayn karta?

  • @Eplhighlights1600
    @Eplhighlights1600Ай бұрын

    Francis ka ayaa xoog gadaal ka riixaayo Oromo daan

  • @makarana4344
    @makarana4344Ай бұрын

    H.G aa ku filan Ethopia Galmudug ha imadan meshan wee somalinimo ku talaa

  • @cadaaweyare9045

    @cadaaweyare9045

    Ай бұрын

    galmudug wejogan Maxa iska celin karta nio somalinimada fuul

  • @Joseph_abukar

    @Joseph_abukar

    Ай бұрын

    Warmaxaa qiyaali lagu nool Yahay 1977

  • @walalkaran8907

    @walalkaran8907

    Ай бұрын

    @cadaaweye galmudug inte ka jogan ma jubaland & konfur galbed nagu qaldesa nio meshas ragi laha ku hishin la qabiladiye

  • @cadaaweyare9045

    @cadaaweyare9045

    Ай бұрын

    @@walalkaran8907 galmudug yaa kaliga kusiyy mudug oo haf i ah io galgadud oo haldagmo leba kadagta nio mahurdosa

  • @cadaaweyare9045

    @cadaaweyare9045

    Ай бұрын

    @@walalkaran8907 teda kala wajoga wa ragi shabb werarry ee marki celbur laxureyna hada dhow alshabb mudug isku qabten iyagk eventri ah xolo

  • @SavageGang-rc8kl
    @SavageGang-rc8klАй бұрын

    Somalida waa qabiilada ethiopia qeeyb kamid ah

  • @Zakariya0070

    @Zakariya0070

    Ай бұрын

    Yaa ila qosla soomaaliyey

  • @IslaaxMedia

    @IslaaxMedia

    Ай бұрын

    😂😂​@@Zakariya0070

  • @amalismail7772
    @amalismail7772Ай бұрын

    Somalia waa xaasadin qaylo dhaanti kamay ahyn dhul jacayl, ee somaliland nacayb ayay ka tahahy Ethiopia igu soo carar maaha dhulka somalida ayay la wareegi kartaa

  • @abdikariimyusuf1321
    @abdikariimyusuf1321Ай бұрын

    Zxp bal ka so dahadal somalia iyo alshabaab oo wada hadal u ugu furmaya doha qatar

  • @cadaaweyare9045

    @cadaaweyare9045

    Ай бұрын

    @@abdikariimyusuf1321 waxs wa beeen khawarij wadahal in lofuro wakuriyon karta lee

  • @naam9190

    @naam9190

    Ай бұрын

    @@cadaaweyare9045 oo yaa kaga futo xun

  • @SuheybSaed
    @SuheybSaedАй бұрын

    Intee somaliland ka qadan laheed koonfur haka Qaadato annaga dhib wxan aheen nooma aha koonfurna habaaba do hadee rabto viva SOMALILAND 🔋💪

  • @cadaaweyare9045

    @cadaaweyare9045

    Ай бұрын

    Xafada jigjiga yar anxarad dagan ee bosaska ibsatay ee gabdhaha isaq qubsiresto maxa kaledhy

  • @SuheybSaed

    @SuheybSaed

    Ай бұрын

    @@cadaaweyare9045 ragg iska dhicis baad wdaaye anigu xaqiiqban kushegey

  • @user-zw6wl9hc7c
    @user-zw6wl9hc7cАй бұрын

    Waxaa ay warbaahintani ka been sheegta heshiiska iyo Ethiopia Waan aad suurad xumaysa Waana qalad in idaacada soomali badani ku xidhan tahay ay u kale xagliso wadamada soomalida taasina Hoos u dhac bay ku keenaysa idaacada waxaad sii kale fogaynaysa bulshada soomalida oo awal horeba kale dhaqaaqday

  • @mohamedsheikh1201
    @mohamedsheikh1201Ай бұрын

    Waxad fahantay khalad, mahan dagad ciidan badda legu dhisayo ee waa dakad wax lagagala sodago

  • @hamseahmed500
    @hamseahmed500Ай бұрын

    Hh dawlda somaliland dheh xasan sheekh oo madaxwaynnahaaga ahba saasu dhahaaye 😂

  • @user-zw6wl9hc7c
    @user-zw6wl9hc7cАй бұрын

    Masar waxaa ay la heshiisay Israel markii carabtu dagaalka uga baxday Somaliland waxaa ay la heshiisa markii ay aragtay aqoondarada koonfur taal Sxb UK ayaa bax markaanu nidhi iska baxday Markaasa dad sabool ka ah dhankasta oo nalasha ahi rabaan in ay nadhahaan midowgii kama bixi kartaan Dhanka kale soomalida Ethiopia iyo kuwa jabuuti aanu wax badan xornimadooda ka qaybgalay ayaaba noogu neceb Waxaan u balan qaadayna in aanu sida Israel u dilaasho falastiin aanu u dilaali doono Taariikhda baal madow bay ka galeen soomalida gumaystayaasha afrika ku hoos jira

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pzАй бұрын

    Nac nac. Weeye. Waxaas

  • @hufanesk
    @hufaneskАй бұрын

    ethiopia kaniisad ayaa laga maamulaa, waxay qabanayso buugaag ayaa u qoran, dowladu hadii ay isbadasho xataa dhaqdhaqaaqoogu ma joogsanaayo sidaa ay tahay ethiopia awood maleh gudaheedana waxa ka socdo dagaalo jabhadeed iyo kuwo kililada u dhexeeya. kaliya waxay ka faa'iideysaneysaa kala taga soomaalida

  • @user-zw6wl9hc7c
    @user-zw6wl9hc7cАй бұрын

    Wadanka Somaliland waxaa leh dadka reer Somaliland xasan shiikhna inuu sheegta waxaa ay meel ka dhac ku tahay sharafka dadka dalkan iska leh Somaliland waana in laga waantoobo Somaliland maah meel caruuur iyo wax magarato ku nooshay

  • @zakiyare1675
    @zakiyare1675Ай бұрын

    Eey eey dhalaay xasaan shiekhow ninka nocaas uu dhaqma Tarikhda xusii donna Cadowga Somalia innu kenno Xababeehana 😡😡😡

  • @masonmaxwell3773
    @masonmaxwell3773Ай бұрын

    Ethiopia 🇪🇹 waa dal deris ah aan siino xeeb dalalku waa deris somalia 🇸🇴 Waa u maslaxad iyo dan

  • @MursalxirsiFado

    @MursalxirsiFado

    Ай бұрын

    Dal gaajo ah ok waxba soo sarin had ad bad siiso maxa faidah o adi kuğu jirah

  • @user-ul3si4fk2n
    @user-ul3si4fk2nАй бұрын

    😂😂😂 been badanaa berka caaro gosay maanta ayaan igu kaa danbeysa aan ku daawado

  • @IslaaxMedia

    @IslaaxMedia

    Ай бұрын

    Waarun soo ogow😂

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pzАй бұрын

    Sheeko raqiisa. Itoobiya badeedii. Yada. Ha laway diiyo. Mar kii. Aanu ka xoraynay. Mengistu haile mariam maxay rabaan. heeko. Raqiisa. Cid noola imaan kartaa ma jirto itoobiya xaada ay. Ku sugan tahay. Bay ku buuqa miyaa. Kkkkk. Kkkkk. Sheeko looma baana

  • @MurslSidiiq
    @MurslSidiiqАй бұрын

    Niyaw cabdi rashiid inbadan ayaan ku taagersanaa lkn soomaaliland ayaad maamul goboleed ku sheegtay

Келесі