No video

MJ OO XALAY WACDARO DHiGAY 200K DOLLAR REACTION BUUQIISA WATA

Name King Ck
Actor / Comedy /
KZreadr /somali social media
Pls Subscribe Like & Share
Fadlan Haka ilaawin Inaad Dhahdo Share Like & Comment

Пікірлер: 167

  • @KingCkFilmsVlogs
    @KingCkFilmsVlogsАй бұрын

    Ha iloobina like ta fallow soo dheh kick teyda 👉🏼 ta kick.com/cksomali

  • @WarsameDhoore

    @WarsameDhoore

    Ай бұрын

    Reaction qabyaaladaysan weeye ck naguma socoto

  • @FayGulus

    @FayGulus

    Ай бұрын

    Ck waligiin baa gem laydinka badan jiray oo aad carari jirteen caday war mj is mj hooooo bariska😅😅😅😅😅

  • @salmaanluude3461

    @salmaanluude3461

    Ай бұрын

    ilaa Goorma Ayaad Mj Aama Daarood Futada U Dhaqeysaa Yaxar Yajow Markaad Dhaheysid Reerka Aanka Dhashay Ee (H) Magacooda Xataa Kuma Dhawaaqi Kartid Miyaa? WAA Adigaa Mj Ku Dhawaaqayee. Markaa Midgaan Tahay Waa iska Nuucaan Cml, Walahi Qalbigaa Ducuf Ka Tahay Yaxarkaa Tahay Was Awalba Wacal Midgaan Midgaan Dhalay Ah Ayaad Eheed Oo Nasab Dhiman Ah.

  • @salmaanluude3461

    @salmaanluude3461

    Ай бұрын

    ilaa Goorma Ayaad Mj Ama Daarood Futada U Dhaqeysaa Wacalow? Markaad Dhaheysid Reerka Aanka Dhashay Ee (H) Magacooda Xataa Kuma Dhawaaqi Kartid Miyaa? WAA Adigaa Mj Ku Dhawaaqayee. Markaa Midgaan Tahay Waa iska Nuucaan Cml, Walahi Qalbigaa Ducuf Ka Tahay Yaxarkaa Tahay Was Awalba Wacal Midgaan Midgaan Dhalay Ah Ayaad Eheed Oo Nasab Dhiman Ah.

  • @salmaanluude3461

    @salmaanluude3461

    Ай бұрын

    Markaad Dhaheysid Reerka Aanka Dhashay Ee (H) Magacooda Xataa Kuma Dhawaaqi Kartid Miyaa? WAA Adigaa Mj Ku Dhawaaqayee. Markaa Midgaan Tahay Waa iska Nuucaan Cml, Walahi Qalbigaa Ducuf Ka Tahay Yaxarkaa Tahay Was Awalba Wacal Midgaan Midgaan Dhalay Ah Ayaad Eheed Oo Nasab Dhiman Ah Magaca Hawiye Ku Bariiseeya Yaa ibnu Xaaraan Waaxid

  • @UmmJacfar97
    @UmmJacfar97Ай бұрын

    Wixii MJ MEESHAN SOO MARA!!! Liketa ku daadiya halkan❤️❤️❤️💖 Team ILMAADEERRADAY!!!🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱PUNTLANDERS ❤️❤️❤️❤️

  • @dhelatira

    @dhelatira

    Ай бұрын

    Inaa adeer salaan🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @user-dh8fc2vf2c

    @user-dh8fc2vf2c

    Ай бұрын

    Yes man

  • @Aragsan192

    @Aragsan192

    Ай бұрын

    Yes❤

  • @DeeqoFaarax-ld4ml

    @DeeqoFaarax-ld4ml

    Ай бұрын

    Ina adeer MJ nimo🇸🇴🇸🇱👍🩸🦾

  • @Gracias2024

    @Gracias2024

    Ай бұрын

    Salaan😂❤❤❤almaad na ahayn ee like nagu raadine waryaa😂😂

  • @Sharma_cade
    @Sharma_cadeАй бұрын

    Aaway dadkii jeclaa Nabi Muxammed ﷺ❤❤❤

  • @abdallaappas9719
    @abdallaappas9719Ай бұрын

    Mj Above the law Reerkan faanka ficil baa udheer Kkk🇸🇱❤️

  • @DeeqoFaarax-ld4ml
    @DeeqoFaarax-ld4mlАй бұрын

    CK Hawiye ha reerkiina marmarsiyo raadiyaan MJ waa cabsi cabsi ❤️🩸🦾🇸🇴🇸🇱👍

  • @dhelatira
    @dhelatiraАй бұрын

    daroood idhahodooo weye MJ meshey ka xigana dadba ka xigana wlhy ❤❤❤

  • @sundusmahamed-gv9ui
    @sundusmahamed-gv9uiАй бұрын

    Mj xalay dadbey xasuuqen😂😂

  • @user-ib8ie2tz8g
    @user-ib8ie2tz8gАй бұрын

    Kusalli nabigena Muhammed scc❤❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083Ай бұрын

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga please ❤

  • @nihaalAb7273
    @nihaalAb7273Ай бұрын

    Anigo ah HG MJ we love wana walalaheyaga dariska xalasha wana lakala badiya no big deal

  • @marwoabdirahman2826
    @marwoabdirahman2826Ай бұрын

    Mj isha bini aadanka allaha naga qabto😂😂😂❤❤

  • @amranosman1102

    @amranosman1102

    Ай бұрын

    Amiiin amiiin amiiin

  • @suusaanclcasiis

    @suusaanclcasiis

    Ай бұрын

    Aamin yaa rabi

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071Ай бұрын

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱

  • @mkAmiin
    @mkAmiinАй бұрын

    ᴍᴊ ᴘᴏᴡᴇʀ❤❤❤❤

  • @KafiaAli-n2m
    @KafiaAli-n2mАй бұрын

    Mj xalay wey cibadaasteen mansha, Allah reer tolkeey kkkk❤

  • @mahamudjeylaniyare4064
    @mahamudjeylaniyare4064Ай бұрын

    Awi dadka jaceyl Rasulka scw ❤

  • @MohamedAmiinNoor
    @MohamedAmiinNoorАй бұрын

    Welcome back legend King ck ❤❤

  • @kadarabdimohamed6944
    @kadarabdimohamed6944Ай бұрын

    Ck thanks from mj

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2Ай бұрын

    BOOWE😂CALASEEY😂WUU DIREY😂LAAKIIN DAN AYAA URUN SHEEGTAY!! MJ♥️❤️‍🔥💕🌹💖💖💘🌹💕💕💕🌹🌹🌹💕🌹💘🌹CIZI💖💘💓❣️❤️‍🔥❣️💓💓iyo SHARAF💘❣️💕❤️‍🔥💖🌹💕iigu NOOLAADA💖❣️💓💕💘(RABBI) haydin xafido(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲U SAREEYA CADAWGIIN!! SOMALI OODHAN INTAAN DAAROOD♥️❣️💞❤️‍🔥💓💖DIAMOND♦️💎🔸aheyn WAA Idiin CADOW!! HAJABEEN MANA TISQAADAAN CADAWGIINU(AAMEEN)🤲

  • @hooyo1948
    @hooyo1948Ай бұрын

    Sxbkeena Kick naga bartay aan u cimaadno Legend Cksomali ❤

  • @11naa44
    @11naa44Ай бұрын

    Dadkan malayacni lacagtooda ku gubaya dad diiday iney shaqeystan ah siinaya mey wadan koda ku dhistaan yaab Wlhi

  • @muna6298

    @muna6298

    Ай бұрын

    Akhiro mxa war yal

  • @Gracias2024

    @Gracias2024

    Ай бұрын

    Adero dalkana wadhisanay Iskuso firi labada mamul ukala ciyarayeen yaa hormarsan Garoon diyarad ila jidada Dakado Inta dhimana wa wadnaa roma malin laguma dhisin Waqti dhow iyo Puntland o calamka latartameyso

  • @11naa44

    @11naa44

    Ай бұрын

    @@Gracias2024 wxn wa fasahaad wana dembi lazy people oo lacag lagu daldalaayo aduunka kama dhicin

  • @lamiaomar5895
    @lamiaomar5895Ай бұрын

    Ck laandhere tahay✍️❤️waa ku wadana anagaba guulayso

  • @user-jo2qu7zi7h
    @user-jo2qu7zi7hАй бұрын

    Weewe ck wallal somaliyeed wan kusalamau❤❤❤❤wllo

  • @KafiaAli-n2m
    @KafiaAli-n2mАй бұрын

    Qul mansha Allah sodogyaashadi hore weelkeni ck wali wa ku jecelnahay lakin mj inta ka badan ee naga xishood lacagti soomaalina idinka qataye😂😂😂😂❤

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8qАй бұрын

    Wcs walalkey CK allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh ku jecliya libax ❤❤❤❤

  • @Amiinsimba10
    @Amiinsimba10Ай бұрын

    King ck adiga iyo qurux ku dhiigle game noo soo dhajiya

  • @RiyaaMohamed-s3c
    @RiyaaMohamed-s3cАй бұрын

    Waxan illaahy kaaga baryaa guur saalix ah io nin wngsn inuu illaahy calafkaaga dhigo abaayo ❤❤❤

  • @Reinpp2
    @Reinpp2Ай бұрын

    MJ above the low💪🇸🇱🦁☠️

  • @canabadan7741
    @canabadan7741Ай бұрын

    D5 isn’t easy ❤

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503Ай бұрын

    Maansha Allaah Maansha ALLAAH Maansha Allaah ALLAHA barakeeyo mj Hadaad dhintey mj iyo hawiye

  • @mascuudazaari8368
    @mascuudazaari8368Ай бұрын

    ck legend❤❤

  • @xafsaalpaana9546
    @xafsaalpaana9546Ай бұрын

    Aniga mj ma ihi hawiyan ma ihi dir ban ka ahye lkiin Ck waxan kugu jacelahye runta ❤🎉

  • @SagalAhmed-in2st
    @SagalAhmed-in2stАй бұрын

    Fiiri Ck sidee lacag loogala baxaa

  • @Lilyvlogs3.1

    @Lilyvlogs3.1

    Ай бұрын

    Isooqabo I will help you. 🎉❤

  • @user-jo2qu7zi7h
    @user-jo2qu7zi7hАй бұрын

    Somalia hanolaato wllo no qabyalad ❤❤❤❤❤

  • @ruweydiinalaky7541
    @ruweydiinalaky7541Ай бұрын

    Nio ck hda sharafa ledahay game hda dheleysid cadile udhel qabiil hausku galin

  • @Somali.fashion
    @Somali.fashionАй бұрын

    TEAM KING CK ONE LIKE ❤😮

  • @nasroali2077
    @nasroali2077Ай бұрын

    Vivo ck runtaan kugu jeclahay ❤

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed23 күн бұрын

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AxmedCabdi-ol5rd
    @AxmedCabdi-ol5rdАй бұрын

    Maxa umad lagu dhacay meshani war waxasi way ku hashiiyan Wana jiliin wayna qaybsadan waxay kahela

  • @WarisAhmed-gk2rc
    @WarisAhmed-gk2rcАй бұрын

    ❤❤mj. Waan waataa. Guul gobanimo❤

  • @mouniradaames7761
    @mouniradaames7761Ай бұрын

    Well com back King ck legend🎉🎉🎉

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiisАй бұрын

    Maashaa allaah mj thanks ck

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rjАй бұрын

    Thanks mr CK from mj❤❤❤❤❤❤

  • @user-zd3lc3jt9h
    @user-zd3lc3jt9hАй бұрын

    welcome back baba ck😊

  • @WarisAhmed-gk2rc
    @WarisAhmed-gk2rc28 күн бұрын

    Thanks ck from. Mj ❤❤❤

  • @najmamanshaallahabdirahman8768
    @najmamanshaallahabdirahman8768Ай бұрын

    @7:05 anaguna waa ku wadanaa bowe❤

  • @IlaTumochannel
    @IlaTumochannelАй бұрын

    Mj waraa yaalo

  • @user-ty3jo6lf5s
    @user-ty3jo6lf5sАй бұрын

    CK wan ku wadanaa hdda mj nhy❤

  • @mukhtarahmedmohamed5312
    @mukhtarahmedmohamed5312Ай бұрын

    Mj is not easy ❤❤❤

  • @Khadiira0
    @Khadiira0Ай бұрын

    King Ck keep going legend ❤

  • @BalayoMadow
    @BalayoMadowАй бұрын

    Wllhi maka kaftano ck soodhagso gameka 😅

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12Ай бұрын

    Kaaana qabiiladaasi waxay shax ka fahmeen sida juhalda qabyaalada looga adeegto, baravo ka shaqeesta cawaantaas

  • @raxmaumuzakariya
    @raxmaumuzakariya23 күн бұрын

    Horaa loo yiri aqli daarood iyo indho quraansho lama arko hhhhh kkk

  • @AbdalleKhaliif
    @AbdalleKhaliifАй бұрын

    Hbn lamida ck intuuu joogaa xarfaaney

  • @fariida6236
    @fariida6236Ай бұрын

    Hawiye dheel dheel lacag kuma bixanaayo ck seelayeela 😂

  • @Watermelonxberry
    @WatermelonxberryАй бұрын

    Good morning Ck ❤

  • @diradkhadar3959
    @diradkhadar3959Ай бұрын

    Marna mursade Marna habar gidir shego ckoy

  • @user-zx9uq1zy2t
    @user-zx9uq1zy2tАй бұрын

    Waa sheeko fiican ❤🎉

  • @raxmaumuzakariya
    @raxmaumuzakariya23 күн бұрын

    Kkkkk afar qooble fiifa

  • @yossefsaidyossef5393
    @yossefsaidyossef5393Ай бұрын

    Sabab lkn aaad mj na u dhamystiraysaa hg aad H kaliya uga soo qaadan iyadoo labaduba ay min 2xaraf yihin 🤔 7:41

  • @AmiiraCali-fl5vw

    @AmiiraCali-fl5vw

    Ай бұрын

    Hhh H wuxu ka wda hawiye 😂😂😂

  • @Usr-ur
    @Usr-urАй бұрын

    CK SXB KU MJ SIYADADA CALAMKA WA FURAHA KEYS

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2uiАй бұрын

    Hawiye Daahir madax u yahay gül ha sugin, game ka intusan bilaban wiil yaro u dhalikara ku yiri Adeer hadu qalad jiro an dib iska saxno waxan lo dhamena lama samen dono plzz Ader Cawa na hogami o namide yanan cadow u jabine, Dahir qosol iyo jesjees ayu uga baxay I’m sorry. Hawiye qadiyad maleh wa waxa ayago Somaliyo dhan intay xududka dhafiyey ila hada dadkoda qaraxa ugu socdo. dadki xududka kaso noqdayna dhulkoda oday taliyo iyo Nabad u yahay.

  • @AnizaAli-w
    @AnizaAli-wАй бұрын

    Rerka h waa dhiig laa aaan 😂😂

  • @kingyenasofficial9142
    @kingyenasofficial914229 күн бұрын

    Mj wxey somalida kale kudileen ayaa ah faankas wyo hadey wax jiran boorka iney iska jafan ayey jecel yihin🤣

  • @luvccupid
    @luvccupidАй бұрын

    Darood iyo hawiye dhehey wa xay hawiye iyo mj

  • @MohamedbashirAxmed
    @MohamedbashirAxmedАй бұрын

    Ck lagend❤

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17Ай бұрын

    IFAHMA OO IDAREEMA 1K ❤❤❤❤ Team ❤❤ King Ck ❤❤ Waan Taageeraa Walaalaha Soomaaliyeed idinkuna Cimaamada igusoo Tuura ❤❤❤❤

  • @Axmedmaxamedc.qaadirAxmedmoha
    @Axmedmaxamedc.qaadirAxmedmohaАй бұрын

    Hesta fu adow reaction kaso bixi wx kle wye😎😎😎😎😎

  • @user-og2nb6yd1c
    @user-og2nb6yd1cАй бұрын

    Yesss wxa gulyssn kara dad is jecel we love my family🇸🇱🩸

  • @user-od2sz6qm9y
    @user-od2sz6qm9yАй бұрын

    Inaa qabiilayste ahayn baa iska dhigaysaa laakiin qabiilayste matihid maxaa sugaysay

  • @Hanivlog55
    @Hanivlog5529 күн бұрын

    King ck sher ut ismey😢 plz

  • @ayanabdul8242
    @ayanabdul8242Ай бұрын

    Thanks ck bro from mj ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ we I love you

  • @Dologzz7
    @Dologzz7Ай бұрын

    Ck kick live soo gal

  • @DhaayoQurux-nq9iv
    @DhaayoQurux-nq9ivАй бұрын

    Odoy xaayow😂😥i mizz you

  • @sabahm.h9399
    @sabahm.h9399Ай бұрын

    H xiitaa dagalki siyaad barey daaroodku waxeey iska horkeeneen cali mahd iyo ceydiid markey arkaan hawiyohu in aymideesan yihiin wey furfuraan.daaroodku waa sunta soomaaliya. Hawiye. Inta ay is caawinen maguuleysanayaan

  • @WiilWaal-zm7vk
    @WiilWaal-zm7vk17 күн бұрын

    Aluminati ayey ku badan yihiin majerteenka oo meeshaas ayey lacagta xaaraanta ka keenaan

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9cАй бұрын

    Lacagta Dhan Aa 219 k Ah 114.5 k Waxaa Qaatay Tik Tok Macnaheeda Boqolkiiba 50%

  • @user-mh9ek9gv7l
    @user-mh9ek9gv7lАй бұрын

    WAA RAG SOO SHAQO TAGAY

  • @hananali4200
    @hananali4200Ай бұрын

    Ck no qabyalad halaga waynadooo

  • @SuMayoY
    @SuMayoYАй бұрын

    Nagadaa marmarsiyaha😂

  • @zuusan113
    @zuusan113Ай бұрын

    Waxan wa dambe wayn wlhy dad ba gaajaysan oo baahi ku sexda dadna kibir iyo qabiil by lacg ku bixiyaan 😭 ilahow hanoo cadaawin israaf kan

  • @umu251
    @umu251Ай бұрын

    Aduunka ayaaba saan iska ah alxmdu lillh deddna malaayacnigas lacg ku heleyan anigana😢😢 reerkeyga wlhi bilhi dhaqalo la.aad darteed udumi raba aduuuunyo

  • @liibaanfagadhe
    @liibaanfagadheАй бұрын

    🔻

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8qАй бұрын

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @user-tv6ei3bg3s
    @user-tv6ei3bg3sАй бұрын

    H maxaa laga rabaa hal jufo Abdigaab la yiraah darood dhan ka cabaadsiisay 😂 meeshan ajar nugu jiro nin baahan cidiisa qado oga qaadnay xamaasad waa u yeelnay game ka reer xaaji saleeman ❤

  • @user-qv6pz3sl2x
    @user-qv6pz3sl2xАй бұрын

    Wllka arin rabaa inaa iga cawiso waxaan rabaa inaa isoo jawaabto hadalkaygana hadhayal sanin zxp waa kusugaa tlye

  • @carafaadcarro2249
    @carafaadcarro2249Ай бұрын

    c k waan ku salaamay dhalinyarada soomaaliland way ku taageeran laakiin adigu somaliland ma taageerto?????

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223Ай бұрын

    Oday xaaayoow wax fican sheeg😂😂😂😂😂😂

  • @user-yo2wn1hj4d
    @user-yo2wn1hj4dАй бұрын

    D5 is not easy❤

  • @abdurahmanmohamoud7280
    @abdurahmanmohamoud7280Ай бұрын

    Meesha ma sariir ayaa la qaadayaa mida kale nin baabuur ka soo dhax ceeytamaya oo qabiilcaaynaya adeer kaas anigaaba ka raaynaya hhhhhhh sacad waa raga giftiyada bixiya

  • @LibanGuhad-w8y
    @LibanGuhad-w8yАй бұрын

    Sxb ck adiga ayan kula hadlayaa nin magac ween ayaa tahay dhalanyarada tusaale fiican u noqo ee haku dhiirinin qabyalada faceena naga reebtay waxey aheyd arinkaan oo kale inaad canbaareyso ee ma aheen inaad reaction possitve ah kasoo bixiso

  • @canabadan7741
    @canabadan7741Ай бұрын

    Ciise Rush isn’t easy 💙💚🤍

  • @salmaanluude3461
    @salmaanluude3461Ай бұрын

    Markaad Dhaheysid Reerka Aanka Dhashay Ee (H) Magacooda Xataa Kuma Dhawaaqi Kartid Miyaa? WAA Adigaa Mj Ku Dhawaaqayee. Markaa Midgaan Tahay Waa iska Nuucaan Cml, Walahi Qalbigaa Ducuf Ka Tahay Yaxarkaa Tahay Was Awalba Wacal Midgaan Midgaan Dhalay Ah Ayaad Eheed Oo Nasab Dhiman Ah Magaca Hawiye Ku Bariiseeya Yaa ibnu Xaaraan Waaxid

  • @dontworryaboutit8602
    @dontworryaboutit8602Ай бұрын

    Qof aan dhiiqesan hawiye dhan isku wato game soo dhagso sababta garyaqan loogu dheelin dadki wajibxun kawada sameeste😊

  • @kayfmohamed565
    @kayfmohamed56526 күн бұрын

    Walaalaw kaameradu maxay kuu kuus kuustaa mise adaa ku talo galay 🙄🤔

  • @user-xw7sj3cf4q
    @user-xw7sj3cf4qАй бұрын

    Wr siikey ani mj ahay lacagna ma arag see caml nio😂😅

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503Ай бұрын

    Hadaad sintey mj iyo hawiye Mj waxaad ku ogaataa gooja cade ,cida kaftan magasho meeshey Kaa jiraan dadkaa Kaa Jiro hadey ayaga eheen xasan sheekh madaxweyne Ma noqon lahaa , farmaajo filada haka soo bax ,Lee lagu Heen lahaa sida ha fogeenin mj waa somali somali ha noolaato.

  • @Anfacqueen1ts
    @Anfacqueen1tsАй бұрын

    Qofkii sadaxaad ahay cmmt 😂

  • @aydarokhabiib9097
    @aydarokhabiib9097Ай бұрын

    Mj xalay saliidi bay kaso jeesteen😅😅😅

  • @AmiiraCali-fl5vw

    @AmiiraCali-fl5vw

    28 күн бұрын

    Kharaarka jooji 😂

  • @user-jr2nz7pk2x
    @user-jr2nz7pk2xАй бұрын

    Waaw

  • @inspirationalvideos1818
    @inspirationalvideos1818Ай бұрын

    MJ VS hawiye waligeed bay ahaaan jirtay hada kow maahan