No video

Minbar show | Hindiya iyo shiinaaha | Trump iyo Bolton iyo qodob kale |

walaalaha ogaansho - ku soo dhawaada minbar show - waxaad ku daawan doontaan qodobo kala duwan , waxaa caadi ah in aan toos u galno ,
isbuucaan waxaa hardamay labada dowladood ee ugu dadka badan caalamkaan haystana hubka nukleerka ah ooh xagee loo socdaa , markii la leeyahay hindiya iyo shiinaha waxaa loola jeedaa 37% dadka caalamka …. 1.393 + 1.353 , = 2 bilyan iyo 700 milyan oo qof .. maxaa dhacay hadabda - muuqaallo
Labada dal waxaa u dhaxeeyo xuduud buuro ley ah oo aanan xariiqnayn , xuduud ah hey hindiy hey shiinaha labadaas buurood dhexdood ayaa xuduudka ah , waa daafaha buuralayda himilaaya dhinaca kashmiir
waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho

twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 658

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish10164 жыл бұрын

    Aduunka waxaan ugu necebahay Ethiopia lkn waxaan ka soo jeedaa Somali galbeed kuna dhashay jigiiga iam Somali proud to be Somali omar in shaar man sha allah bro

  • @seaditeyib9070

    @seaditeyib9070

    4 жыл бұрын

    👍

  • @ameencabdikhadar2889

    @ameencabdikhadar2889

    4 жыл бұрын

    Had alfi I can a ya at I shi. Mahadsanid

  • @caashaqalbi882

    @caashaqalbi882

    4 жыл бұрын

    Ethiopia jacelnahey anagu.

  • @seaditeyib9070

    @seaditeyib9070

    4 жыл бұрын

    @@caashaqalbi882 oradoo utagdee halkan lagaama maahna thanks

  • @BayleChannel
    @BayleChannel4 жыл бұрын

    Ku darso inta aad ka ogtahay: Vladimir Putin intii uu ahaa Madaxweynaha iyo madaxa xukuumadda Ruusha dalalkan waxaa soo maray intan oo hogaamiye 🇺🇸Mareykanka 1.Clinton 2.Bush 3.Obama 4.Trump 🇬🇧UK: 1.Blair 2.Brown 3.Cameron 4.May 5.Johnson 🇩🇪Germany: 1.Schröder 2.Merkel 🇫🇷France: 1.Chirac 2.Sarkozy 3.Hollande 4.Macron 🇸🇴Soomaaliya: 1.Cabdiqaasim 2.Yuusuf 3.Shariif 4.Xasan 5.Farmaajo 👍 Subscribe igu dhiiragali 💯🙏 please wll qali

  • @halalpolice7544

    @halalpolice7544

    4 жыл бұрын

    Madaxwayne Somaliyeed Shariif kaliyaan ku indho Baraarugay iyo wuxu ka danbeyay Anigu 25 na wan ahay ka waran 😂🤣 Bisinkow anakana Abdi Ilaybaa intaas Dhan xoognagu haystay

  • @hagahaofficial9868

    @hagahaofficial9868

    4 жыл бұрын

    Thsnk u🙏🤗

  • @khalidosman5708

    @khalidosman5708

    4 жыл бұрын

    Cabdi qasim ma ehe waa cali mahdi

  • @zalatanka184

    @zalatanka184

    4 жыл бұрын

    Brother wllhi wd u qalantaa ee keep going wn kuu saraa runtii subscribe 💖🔥

  • @suleeqosomali9835

    @suleeqosomali9835

    4 жыл бұрын

    Away adan cade 1🤔

  • @ibrahimj1398
    @ibrahimj13984 жыл бұрын

    Waayaha duuga😂🤣🤣🤣😂🇸🇴❤️❤️❤️🇸🇴dantaguud iyo midnimada adiga ayaa ku nool ogoow haa adiga somaliga ah meshaa jogtaba fadlan ilaali si an meel wanaagsan uwada gaarno insha allah👆🇸🇴✊

  • @sabiroafatah3089
    @sabiroafatah30894 жыл бұрын

    muslimiinta ku nool ilaheey ha ka qabto dhibatada meshaas ka socoto ameen ya rabi ☪️ ❤️

  • @ahmedmohamedcasayr22
    @ahmedmohamedcasayr224 жыл бұрын

    بارك الله فيك و فتح الله قلبك يا عمر

  • @HANAQAAD
    @HANAQAAD4 жыл бұрын

    1:42 '' Hey bhai saab kidhar jayega (Wll xagee u socotaa?) '' Ogaansho inaad af Hindiga taqaana ma ogeyn kkkkkk.

  • @faizalbotan8008
    @faizalbotan80084 жыл бұрын

    5:31 kkkk, tol beelay ma kung fu baa ragii lagu laayay, u sheeg inaan Yoga meesha la samaynay iyo film 🎥 la is hal-hal gaadayo, 🇮🇳 meeye actors kaagii.

  • @alayuubi9489
    @alayuubi94894 жыл бұрын

    Mnsha Allah mclin cumr mhdsanid aad bn runtii ugu xisabtamayey

  • @abdirizakhhaaji
    @abdirizakhhaaji4 жыл бұрын

    Ma aqaan Cidaa tahay lakin Cimri dheer caafimaad iyo Cibaado suuban Allah idinwada siiyo adiga iyo qoyskaagaba. Aamiin Subscribe iisaar Wll 😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ahmedyare2660

    @ahmedyare2660

    4 жыл бұрын

    Kkkkkkkkkk

  • @ahmedyare2660

    @ahmedyare2660

    4 жыл бұрын

    Ducadada subscribe mey ku dhamata 🤣😂😂🤣😂

  • @khaalidaxmed7296

    @khaalidaxmed7296

    4 жыл бұрын

    Aamiin

  • @danan991

    @danan991

    4 жыл бұрын

    Tuugsigu waa kaarka ugudambeeya Samcadaada aad ku badalanayso karaama la aan aadanuhu majecla baryada lkn ficil la imo aan kugu jeclaano oo aan kuugusoo xidhanno hadiikale wllo maya

  • @cabaassoomaali6859

    @cabaassoomaali6859

    4 жыл бұрын

    MASTER WALAAL HA NIYAD JABIN HANA FIIRIN DADKA WAXAY KUUSUU QORAYAAN (👋☝✊💖)

  • @cabdallayare6555
    @cabdallayare65554 жыл бұрын

    Allaha dhowro macalinkeena cumar intii aamiin dhahday like iisaara please

  • @nafisotahir9379
    @nafisotahir93794 жыл бұрын

    4:56 Ninkiii dugsiga😂😂😂😂😂😂😂😂😁

  • @halimaali308

    @halimaali308

    4 жыл бұрын

    😂 😂 😂

  • @rokethebrutal4914
    @rokethebrutal49144 жыл бұрын

    Walal Allah hakuxafido ee dalka uganda macluumad kusaabsan barnamij kasameey adigoo mudan

  • @abdirahmanabdulkadirmohame9318
    @abdirahmanabdulkadirmohame93184 жыл бұрын

    Maasha alaah wll omar inshaar barnaamikjaan minbar show ee maalinta jamcaha waa barnaamij aan wax bdnnka faaido wxyaalaha kandhaca asbucaas caalamka oo dhan maasha alaah

  • @aynaashechannel1762
    @aynaashechannel17624 жыл бұрын

    MY favorite ❤️ OgaansHo

  • @Amir-Muse
    @Amir-Muse4 жыл бұрын

    Waayaha dugobey ustaad wad iga qoslisey magac fiican a laheshay wllahi keep going ustaad wan kutager sanahey 🤣🤣🤣🤣👍

  • @abdulrahmanmoalim6347

    @abdulrahmanmoalim6347

    2 жыл бұрын

    Hindiua

  • @omaradem6561
    @omaradem65614 жыл бұрын

    Minbar show wa markii iku horesay aan si dhaqsi ah ULA kulmo daqiiqada iku horesay an dawado m.A Allh barakeyo ogansho

  • @M_A_M407
    @M_A_M4074 жыл бұрын

    Omar runtii wn sugi wayey inta uu soo glaayo minbar msha allah horey u sco🥰🥰🥰😘

  • @zakariyeosmanawabdi4829
    @zakariyeosmanawabdi48294 жыл бұрын

    عمر اخي اللہ يحفطک

  • @nafisotahir9379
    @nafisotahir93794 жыл бұрын

    4:56 Ninkiii digsiga😂😂😂😂😂😂😂😂😁

  • @zakariaabdullahi5166
    @zakariaabdullahi51664 жыл бұрын

    Mahadsanid Ustaad Omar inshaar 😍

  • @sihaamali1016
    @sihaamali10164 жыл бұрын

    Iam in love with your voice 😍❤️ Allah haku xifdiyo Omar

  • @senoritahanaadi7464
    @senoritahanaadi74644 жыл бұрын

    ❤Love you all Bahda OGAANSHO❤

  • @salaadaalta1327
    @salaadaalta13274 жыл бұрын

    Hindiya guul because wa wadanka labad ee kunol yihin Musliminta ugu badan

  • @ayuub7940

    @ayuub7940

    4 жыл бұрын

    Laakiin muslimiinta daciif ayay ku yihiin

  • @mohamudhassan1667
    @mohamudhassan16674 жыл бұрын

    cashar cusub an qadanay BARE : umar inshar

  • @maryanmaxamed4327
    @maryanmaxamed43274 жыл бұрын

    Hhhhhh inta hadalka omàr Ku qososhay like iisaar

  • @peyazahassan2303
    @peyazahassan23034 жыл бұрын

    My best channel on youtube Also I am the first comment

  • @abdiazizahmedhashi2800
    @abdiazizahmedhashi28004 жыл бұрын

    masha allah, wali comment maan soo qorin lkn waxaan dhaafi waayay youtuberka youtuberada hore uso omar inshar

  • @abudulmajid6040
    @abudulmajid60404 жыл бұрын

    m.sha ustad cumar waad mahad santahy

  • @mohamednekro2924
    @mohamednekro29244 жыл бұрын

    Masha allah mhdsanid ustad omar iishar

  • @saidintropa
    @saidintropa4 жыл бұрын

    Ninka kaliya eee xirfad warbixin leh, walhi big respect. Sxb warqaad tube iyo horfadhi media wax usheeeg sabab iyago bila cadeeen ah ayey war bixiyaaaan. War bixintu waa marwalba cadeeen soo bandhig. Kaliga ku tageeera wlahi mashallah .

  • @Axmeddaahir_
    @Axmeddaahir_4 жыл бұрын

    Waa qodoba muhiima ustaad qaaliya cumar inshaar

  • @mohamedibrahimmohamed80
    @mohamedibrahimmohamed804 жыл бұрын

    Ustaad an hecelnahy wallahi qof ad uqalbi wanaagsn

  • @lakiapdisalad1074
    @lakiapdisalad10744 жыл бұрын

    Cumar inshaar taaGeeRo weyn baN ku aHy Alle haku daaaYo waaayo badaN

  • @najiibchannal9054
    @najiibchannal90544 жыл бұрын

    Thnxs bro lawadagida aad,nala wadagtay mowducan

  • @khalidabdi804
    @khalidabdi8044 жыл бұрын

    Qof igama soo hormarin 😜🔥

  • @mahadomar9753
    @mahadomar97534 жыл бұрын

    Thank you Omar 🤙

  • @apbixudeyfi6972
    @apbixudeyfi69724 жыл бұрын

    wan ku salamay marka hore wll cumar qeer iyo cafimad ayan kuu rajey nayaa wll horey usoco

  • @clzalaanjama7737
    @clzalaanjama77374 жыл бұрын

    Minbar show macnahedu waxay horta runti wa barnaamij qimo badan macalin cumar ishar

  • @ahmehaji6978
    @ahmehaji69784 жыл бұрын

    Macalin inshar wxan ka codsanyna inad buugas meelaha ugu muhiimsan nooga soo qaadid marku so baxo incha allab

  • @luckmensmail4873
    @luckmensmail48734 жыл бұрын

    6:22😂😂😂😂😂😂 Ustaad waxay Laydh Xumidaa😂😂😂

  • @wayoaragmedia1566
    @wayoaragmedia15664 жыл бұрын

    Tanks Wll Omar🥰🥰

  • @hanadabdi777
    @hanadabdi7774 жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad Omar inshaar

  • @xareed1
    @xareed14 жыл бұрын

    mnsha allah allah nagu simay ogaansho

  • @abdirizakabdulleosman7722
    @abdirizakabdulleosman77224 жыл бұрын

    M.a omar inshar allha kubarakeyo wax badan aya nafahamsiisay

  • @kheyrqabtoduceysan1123
    @kheyrqabtoduceysan11234 жыл бұрын

    Wewe ana u horeya manta thanks my best KZread ogaansho ❤😍

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala84034 жыл бұрын

    Mnsh Allaaah Omar..... We are ready 😊😊😊

  • @qadaafimadaxay1971
    @qadaafimadaxay19714 жыл бұрын

    Akaltu khayrnaaa akaltu khaaaayrnaa hanaga ilmaamin cumar in shaar 👏

  • @Ekeey98
    @Ekeey984 жыл бұрын

    WayAh Duuga🤣😂dis like wllhi wan qoslay🤣😂🤣

  • @naciimaapdinour9260
    @naciimaapdinour92604 жыл бұрын

    Wacalykuma salaam apowe❤🙏

  • @abdifatahsaid3328

    @abdifatahsaid3328

    4 жыл бұрын

    @Naciima apdinour iwrn abYo😂😂😂😂

  • @hamdiabdullhiali8020
    @hamdiabdullhiali80204 жыл бұрын

    Cumar inshaar wll aan jeclahay horay usoco pro♥️♥️

  • @kaafimedia853
    @kaafimedia8534 жыл бұрын

    Cumar maanta qadiyad kale baad gashay hhhhh hore u soco wll

  • @manoorshariifisaack63
    @manoorshariifisaack634 жыл бұрын

    Aad baan uga helay barnamijkan mimbar show keep it up bro

  • @hanadhero4982
    @hanadhero49824 жыл бұрын

    Shukran walal CUMAR INSHAR

  • @maryamamacalim8163
    @maryamamacalim81634 жыл бұрын

    Masha allh ogaansho thanks wll

  • @SuldanAshour
    @SuldanAshour4 жыл бұрын

    أكلتم غيرنا 😂😂😂

  • @shafici6236
    @shafici62364 жыл бұрын

    Sxb Omar hawl adag bad haysa xogaha soo badi motivationka Lee naga ilaali thank you

  • @zharafdaahir4015
    @zharafdaahir40154 жыл бұрын

    Wad ku mahadsan tahay wllky wax yabaha faidada leh ee noso gudbineeso❤♥️❤♥️🙏👈keep going

  • @Kororsoofficial
    @Kororsoofficial4 жыл бұрын

    Ustaad omar fu,ad alha ku xafido aadbaan chlkaga ugu dhaarta wlhi alha kuxafido ustaad

  • @sakariyejama1505
    @sakariyejama15054 жыл бұрын

    Thanks wll

  • @hamdiabdilahi5761
    @hamdiabdilahi57614 жыл бұрын

    Asc sxb ama walal cumar waxan hadalkaaga markasta ka dhex arkaa dhaliil dahsoon oo aad ku liidayso dawlada somaliya si kasta oo ay tahay cumarow sxb lama huraan waa cawas jilal midna ogow intaad itaal bidayso dhaliilid ogow ani iyo adiba la inagama xigo xalinta iyo hagaajinta dalkeena hooyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 somaliya ha noolaato ha is raacdo aamiin aamiin insha Allah ❤

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M4 жыл бұрын

    5:00 qosolkaas wuu igasoo horbooday.

  • @abdullahisaidshire7710
    @abdullahisaidshire77104 жыл бұрын

    Sida loobadan yhy dadka way wada jacel yihin mansabka maalka magaca iyo maamuska adun sidaas oo ay tahayna laguma waaro allow aa khirada noo hagaa ji yarabi

  • @albaqdaadimaxamed4162
    @albaqdaadimaxamed41624 жыл бұрын

    Ogaansho masha Allah wllo lkn waad soo daahday 7:00 PM yaad noo sheegtay

  • @fadluhussein5741

    @fadluhussein5741

    4 жыл бұрын

    8 ayuu idhi lkn uu kaso habsaamay

  • @husseenali1003
    @husseenali10034 жыл бұрын

    Uf uf qofka xuriyadisa in aad ku cabareyso sow kama qurux badno in aad iska dhaafto viva waaya cusub

  • @baarubaxmedia4335
    @baarubaxmedia43354 жыл бұрын

    waa lataba baraa sxbow af lagada naga daa wlh qalbiga aa i xanuno markaa somali wax kashegto sidi in adan somali ahen xumana ha i fahmin wllkeyga omar

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir79184 жыл бұрын

    mahadsanid maclin omer

  • @kheyrqabekheyrqabe5477
    @kheyrqabekheyrqabe54774 жыл бұрын

    Masha allah I'm the first person really I'm very happy that

  • @hafsahussein2016
    @hafsahussein20164 жыл бұрын

    Qaabka aan jeclahay ba adigaa u hadla jeclaan lahaayaa inaan helno saxafiyiin qaabkan oo kale u hadla🥰

  • @zakariyemaxamed5501
    @zakariyemaxamed55014 жыл бұрын

    Alha ku sharfo ustaad

  • @bashiirzanati3521
    @bashiirzanati35214 жыл бұрын

    wayahy cusub inaad soo galiso kuma haboon woxaada yaaa la saxsan waayo waa fanaanin argti dheerna way leeyhiin waxay ka hadlyaan waa sax

  • @apdiaadilloren2548
    @apdiaadilloren25484 жыл бұрын

    Wa barnaamij wacan wll soo badi haka caajisin

  • @fartunosman7427
    @fartunosman74274 жыл бұрын

    Shukran wll Omar

  • @abdirahmanyelho1630
    @abdirahmanyelho16304 жыл бұрын

    fadlan so qor comment micno ku fadhiya jooji liketa ii sarta iyo waxyabaha lamidka ah aan macnaha laheyn.

  • @codey5932

    @codey5932

    4 жыл бұрын

    haa wlhi waa kugu tagersanahay

  • @abdinoorahmedfarah3860
    @abdinoorahmedfarah38604 жыл бұрын

    Mahadsanid sxb cumaroow

  • @cabdifaarax7948
    @cabdifaarax79484 жыл бұрын

    Nice lecture

  • @cabaassoomaali6859
    @cabaassoomaali68594 жыл бұрын

    HAA WEE JIRAAN CIIDAM XUDUUDA LAAKIIN BOOSKOODA MAJOOGAAN (👋☝✊💖)

  • @user-xr5jf9tm1h

    @user-xr5jf9tm1h

    4 жыл бұрын

    Naagaha ayeey hadaba dhax fadhiyaan

  • @abdimaalikahmed2815
    @abdimaalikahmed28154 жыл бұрын

    Thanks 😊 macalin Omar inshaar

  • @abdifatahjoseph1860
    @abdifatahjoseph18604 жыл бұрын

    Minbar show hadaad maalinle ama maalin dhaaf kasoo dhigto way wanagsanan lahyd ustaad

  • @hibomuse5169
    @hibomuse51694 жыл бұрын

    Oh my god cumar Arabic language Ma wuxu kudarsady Chinese masha allah

  • @nacimomoh9675

    @nacimomoh9675

    4 жыл бұрын

    Chines maahan ee hindi uuku hadlay hahahahaha

  • @rikardostalin5708
    @rikardostalin57084 жыл бұрын

    Waxan hayaa video wariye carab ah waliba masaari ah oo dhahaya somalidu haday midowdo carabta mustaqbalkoda way u dhamaan doontaa sido kale wuxuu eedeeyay dawlada turkiga oo uu ku sheegay inay ka shaqayso hormarka iyo midowga somalia nacalatulah wixii somalia hormarkeda neceb carab somali bay aduunka u necebtahay

  • @mohammedhusseincade1940

    @mohammedhusseincade1940

    4 жыл бұрын

    Halken ka heli karaa zxp somali la faaninayo waan xiseyaaye

  • @OmarMohamed-ir5hc

    @OmarMohamed-ir5hc

    4 жыл бұрын

    Car Wakaasi Si Cilmiyeysan Haan uwada Hadalno 1:Carabta Macilmi Baan Kaga Horaynay Imika Waqti xaadirkan iyo Barigii Hore 2:Carabta Ma dhaqqle ayaan kaga Horaynay Imika Waqti Xaadirkan iyo barigii Hore 3:Carabta Ma awood Caskariyaan Kaga Horaynay imika Waqti Xaadirkan iyo barigii Hore Bal 3 Sualood iga jawaab Qof uu Tartan idinka Soo Dhexeeyo ayaa Laodhan karaa Horumarkaygu Ka Xunyahay Bal Qof Ku Garanayn oo Sudaniis Kumoodaya Kawaraan oo Warba Kuu Hayn.. Wlhi Somalidu Waa itxaan

  • @aabelp2539
    @aabelp25394 жыл бұрын

    WAAYAHA Duugobey 🤣

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia34164 жыл бұрын

    Masha allah ustaad cumar allah haku xafido hadaan ka hadlo qadiyada Kashmir Kashmir waa dhul baaxad weyn oo gumeestah ingirisku uu qeybiyay qeeb siiyay India qeebne Pakistan qeebta klane uu gacanta Ku dhigay chaina dadka kunool badankood waa dad muslimin ah waa dhulka ugu wnagsan caalamka sanadka oo idil waa uu cagaaran yahay barwaaqo waaye bariiska ogu badan caalamka Kashmir buu ka baxaa 3dal oo hubka wax gumaado Ku hubeysan baa isku hor fadhido hadii ay Ku dagaalamaan saameentiisa buu leeyahay

  • @abdullahiabdirashid5735
    @abdullahiabdirashid57354 жыл бұрын

    I waited for long

  • @hoodocali421
    @hoodocali4214 жыл бұрын

    mansha alalh barnaamij aan si gaar ah ui xiiseyo kana fa'iido maclumad badan.

  • @zakariyeofficial5994
    @zakariyeofficial59944 жыл бұрын

    Masha allah macalin cilmi allow kusiyadi aaamin kad hada hesti mid ka badan aamin yarabi 🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍

  • @cabdullahidx7115
    @cabdullahidx71154 жыл бұрын

    Waxbadan ayaan sugayay barnaamijka minbar show

  • @najaadhupi4619
    @najaadhupi46194 жыл бұрын

    Anigu waxaa aan haya gabadha somaliyeed oo ku nool dalkii gaar ahan Hargeisa 3 sano ka hore ayaa aan tagay itoobiya gadhigii ayaa ay nagadjiyeen maalintii oo dhan ayaa naa bahadilayeen lkn markii danbe ee aan soo noqonay waxaa gadhigii nala soo racay 10 qof oo Itoobiyan ah lkn Waxaa askargii la siiyey 2000 shiln nasiib darro 😭😭😭😭😭

  • @sayidali8142
    @sayidali81424 жыл бұрын

    M. A walal cumar

  • @zackclips3010
    @zackclips30104 жыл бұрын

    Wll ogàansho hore usoco zxpoh wllhi video yadada wan ku raxaystaa keep going

  • @halimaabdullahi9688
    @halimaabdullahi96884 жыл бұрын

    Fav chennel👏👏👏👏👏👏

  • @warsanyussuf3166
    @warsanyussuf31664 жыл бұрын

    Good I love your videos

  • @warsanyussuf3166

    @warsanyussuf3166

    4 жыл бұрын

    Good

  • @calikaafi1400
    @calikaafi14004 жыл бұрын

    Thanks omar

  • @halalpolice7544
    @halalpolice75444 жыл бұрын

    2 Umad oo cawaaan ah weeye Allah hanoo badbaadsho Muslimintanada

  • @mohamedshaqiiri3254
    @mohamedshaqiiri32544 жыл бұрын

    waan qoslay wallahi imaamka kacbada ayaa ku tilmaamay donald trump biniaadamnimo iyo aragti dheere carabtii oo dhan ku qoslay sucuudia😂😂😂

  • @aadamchannel1142
    @aadamchannel11424 жыл бұрын

    mashallah yuotuberkan wa kan aan kaligii tageero nin caqli iyo cimli alle siiyay horu soco 🥰🥰🥰🥰

  • @hanadrached4917
    @hanadrached49174 жыл бұрын

    Qodobo xiiso leh ustaad hore usoco

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed20574 жыл бұрын

    Cumar inshaar farahu ayuu ka sii baxayaa inta ila aragtaa like Markaad ku jees jeesayso hadalka Khayre iyo Bolton ma ka dhigantahay in aad la fikir tahay xagjirka shabaab

  • @maclie7078

    @maclie7078

    4 жыл бұрын

    Hadu qaldan yahay oo la hishiyay nin 100 laal muslim ah dilay walagu jeesjeesa mahee walaga sii badina wuu qaldan yahay

  • @user-xr5jf9tm1h

    @user-xr5jf9tm1h

    4 жыл бұрын

    Saaxiib asigaba lakulanka Bolton waa jees jees 1000 ladiley Markaa waa in si fiican loogu jees jeesaa

  • @mohamedmkey5698
    @mohamedmkey56984 жыл бұрын

    Bro waaku salamay 🔥💯👍

  • @queen_azhwaaq9157
    @queen_azhwaaq91574 жыл бұрын

    Ma idinku jira malinkasta wuxuu idin dhaha nala wadaag arinkas hal qofo kaso jawabo hadad araty qof meshu jogo kaso waramay like saar👍

  • @cade3808
    @cade38084 жыл бұрын

    Mahadsanud wll cumar inshaar

Келесі