MIDABKAAGA MA BEDESHAY OO MA IS CADEESAY RUNTA KA HADAL

Пікірлер: 1 600

  • @asadhagio2749
    @asadhagio27493 ай бұрын

    waakan channelka ugbaad subscribe ysaar please youtube.com/@AminaUgbaad?si=V3z9xBUX2UxLgfKN

  • @HodanMaxMuud-zn2ib

    @HodanMaxMuud-zn2ib

    3 ай бұрын

    Wan zaray❤❤❤

  • @NaagKarmet-zw2sv

    @NaagKarmet-zw2sv

    3 ай бұрын

    Asad dadka tiktok luqa kalasohadlo ujawab blz😢

  • @raaqiyaqaali8441

    @raaqiyaqaali8441

    3 ай бұрын

    Guulaysta dhamaan team 27 Waa tageeraha buuxa ee ugbaad July 2024. 300k I.a , team 27 hala booqdo channel ka Amina Ugbaad. ❤🤝🙏🫶 BABI BABI.

  • @ConfusedAstronaut-tl3du

    @ConfusedAstronaut-tl3du

    3 ай бұрын

    Ok talye 👑👍

  • @ShaficiBoy-ky1cf

    @ShaficiBoy-ky1cf

    3 ай бұрын

    Haye asad sxp ❤❤

  • @MunoMohamed-yo4lh
    @MunoMohamed-yo4lh3 ай бұрын

    Abaayaal iyo aboowa yaal quraanka aan barano oo ku dhaqanno😢😢

  • @mulkimoowliid

    @mulkimoowliid

    3 ай бұрын

    Haye quruxy ❤

  • @IqraAhmed-vz4bt

    @IqraAhmed-vz4bt

    3 ай бұрын

    Ibar

  • @HalimoHali

    @HalimoHali

    3 ай бұрын

    Haye Allah fududryo❤

  • @user-uf7kk6xd8i

    @user-uf7kk6xd8i

    3 ай бұрын

    Lacak duksi ankugalo isodir abayo

  • @ibrayare6581

    @ibrayare6581

    3 ай бұрын

    Hye apyo i,a😢

  • @MinalDahir
    @MinalDahirАй бұрын

    Ku sa sali nabigeena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet mohamed (SCW)😢🕋❤

  • @XamdiShibrahim

    @XamdiShibrahim

    2 күн бұрын

    صلى الله عليه وسلم

  • @AbdibasirSalimMohamed-hw3dl
    @AbdibasirSalimMohamed-hw3dl3 ай бұрын

    Ku sali nabigeena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Mohamed scw 🕋😊😢❤️❤️❤️

  • @MahmoudMohamed-rw6ue

    @MahmoudMohamed-rw6ue

    3 ай бұрын

    Salalaahu calayhi wasalam wacala aalihii wasaxbihii ajmaciin

  • @caishahaji8839

    @caishahaji8839

    3 ай бұрын

    Scw❤❤❤

  • @hicgg4765

    @hicgg4765

    3 ай бұрын

    Scw

  • @Uluufochannel

    @Uluufochannel

    3 ай бұрын

    Subscribe bro

  • @MaryanRuun-mm4fl

    @MaryanRuun-mm4fl

    Ай бұрын

    Scw scw

  • @masbal9180
    @masbal91803 ай бұрын

    😭asad xalay ila hadda waan oyayay ilmada aya iga dhamaty wan kubarya omar hadiyad qaali ah u keen garab istag u muujiya qalbiga u dhisa wa xanun qofka marku hooyo waayo 😢😢

  • @ruya-lg2ps

    @ruya-lg2ps

    3 ай бұрын

    Omar kii waayi nah team muu ka yirsanyahy

  • @ayaan3484

    @ayaan3484

    3 ай бұрын

    Sorry wall Alle hownaxariisto hooyo🎉

  • @YahyeHazen-qp2ji

    @YahyeHazen-qp2ji

    3 ай бұрын

    Haa​@@ruya-lg2ps

  • @faadumomataan5104

    @faadumomataan5104

    3 ай бұрын

    haa wllhi omar inay garab iataagaan weeye

  • @user-wu9co6wj9p

    @user-wu9co6wj9p

    3 ай бұрын

    Alle ha unaxariisto hooyadiis iyo hooyoyinka soomaaliyed oo dhan

  • @faadumomataan5104
    @faadumomataan51043 ай бұрын

    aamina ugbaad, saamiya iyo ladan iyo inta kale ee abayaashood dhinteen allah ha unaxariisto inta ay unoolyihiina allah ha uxafido

  • @abdiwalihassan2737
    @abdiwalihassan27373 ай бұрын

    Kusali xabiibkeena Muhammed scw Scw Scw scw ❤❤❤

  • @KowsarDahir-ts6to
    @KowsarDahir-ts6to3 ай бұрын

    Wax ka nasib xun majiro ado saliga nabiga arkey oo ku salin ku salin nabigenah muhamed scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @caishahaji8839

    @caishahaji8839

    3 ай бұрын

    Scw❤❤❤

  • @safiabdilahi

    @safiabdilahi

    3 ай бұрын

    Salallaahu caleyhi wasalam

  • @user-dd1xt3lc8f

    @user-dd1xt3lc8f

    3 ай бұрын

    Scw

  • @nastehonadar6813

    @nastehonadar6813

    3 ай бұрын

    Sallaahu calayhi wasalam

  • @HappyCoastline-od8lm

    @HappyCoastline-od8lm

    3 ай бұрын

    Scw 😊

  • @Abeera_cade-s8q
    @Abeera_cade-s8q3 ай бұрын

    KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋😢😊😊❤❤

  • @Somaaliland592

    @Somaaliland592

    3 ай бұрын

    Opera mani

  • @NimcoCumar-fx7tn

    @NimcoCumar-fx7tn

    3 ай бұрын

    Abra. Hlke. Ka dhacdy. Wll. Wlhi. Qosolkagii. Ayan uxisay. Ma. Nabad unbaa. La maqan tahy

  • @caishahaji8839

    @caishahaji8839

    3 ай бұрын

    Scw❤❤❤

  • @alimathul161

    @alimathul161

    3 ай бұрын

    abera will manoshahay

  • @ShiineCade-zc3lw

    @ShiineCade-zc3lw

    28 күн бұрын

    scw

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy94653 ай бұрын

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰💞💕

  • @caishahaji8839

    @caishahaji8839

    3 ай бұрын

    Scw❤❤❤

  • @user-jb7hg5jn5h
    @user-jb7hg5jn5h3 ай бұрын

    Ma jeceshay nabiga scw❤

  • @user-rr7lu5ej1n
    @user-rr7lu5ej1n2 ай бұрын

    Sundus runbay sheegtay naag aan wax ismarin maba jirto nagadaaya dad badana ujiidaa😂😂laageen manii fashilaaye😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Mohamuudcaaqil
    @Mohamuudcaaqil3 ай бұрын

    Hadal Afkaaga kasoo Baxa Waxaa Ugu Wangsan Saliga Xabiibkeena Mohammadﷺ:📿❤️

  • @user-wm3xp4rw4w

    @user-wm3xp4rw4w

    3 ай бұрын

    صلى الله عليه وسلم ❤️❤️❤️

  • @ifraaxileys

    @ifraaxileys

    3 ай бұрын

    Scw

  • @NaajiYare-zv6mw

    @NaajiYare-zv6mw

    3 ай бұрын

    Scw

  • @JANARAALUPDY

    @JANARAALUPDY

    3 ай бұрын

    scw

  • @user-qe6uc9dp4j

    @user-qe6uc9dp4j

    3 ай бұрын

    Scw scw

  • @Hanna44_Hoodo
    @Hanna44_Hoodo3 ай бұрын

    Aabahay iyo aabayaasha dhintayba ilaahay haw naxaristo qabriyadoodana ilaahay beer beeraha janada kamida hawga dhigo aaamiin 😢😢😢

  • @Xamdimuhamed

    @Xamdimuhamed

    3 ай бұрын

    Aamiin🤲🤲🤲😭😭😭😭

  • @Dhacadoyinka

    @Dhacadoyinka

    3 ай бұрын

    Amiiin amiin🤲😭😭😭

  • @abdallekeise3372

    @abdallekeise3372

    3 ай бұрын

    Ilaahay haw naxaristo wllo

  • @ZahruujAli

    @ZahruujAli

    3 ай бұрын

    Amiin yaa rabi🤲😭

  • @user-ks6yk9oo5w

    @user-ks6yk9oo5w

    3 ай бұрын

    Amiin🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻😢

  • @user-py1bp6pr7o
    @user-py1bp6pr7o3 ай бұрын

    Ala wax runta sheegay sundus jirta like 👍❤❤

  • @amrancadey7913

    @amrancadey7913

    3 ай бұрын

    Amiira way iscadesa iydaba natusi jirty

  • @iqrosiciid9126

    @iqrosiciid9126

    3 ай бұрын

    Sax😂

  • @ShamsoGuutaale

    @ShamsoGuutaale

    3 ай бұрын

    Amiira.weysicadeyse.waahubaa

  • @FunnyCheckeredFlags-rx7hx

    @FunnyCheckeredFlags-rx7hx

    3 ай бұрын

    Amiira beenta jooji waa iscadeyaasaye 😂😂😂

  • @user-bh4hq3ce4r
    @user-bh4hq3ce4r3 ай бұрын

    I don't know the reason why I am carrying when ever you asked them their parents my Allah keep as all our parents 😢

  • @SoccersmileTV

    @SoccersmileTV

    3 ай бұрын

    Ameen ameen wl

  • @beeloahmed4964

    @beeloahmed4964

    3 ай бұрын

    Amin Yaa rabi cimri dheer io cibado suban❤❤

  • @ruweydamahamed9956

    @ruweydamahamed9956

    11 күн бұрын

    Iove❤❤❤❤❤❤yes😊😊

  • @saynabelmi7849
    @saynabelmi78493 ай бұрын

    Waan salaamayaa gabadh walba oon midabkeedii Eebbe siiyey badalin . Mss Dugulo🖤

  • @EdapzaninaMoha

    @EdapzaninaMoha

    3 ай бұрын

    😮🎉😮zlm

  • @FaisaMahad-mx8xs

    @FaisaMahad-mx8xs

    3 ай бұрын

    Warun ta dugulo

  • @aminazahra209

    @aminazahra209

    3 ай бұрын

    😂😂😂😂😂 dugule wa qurux

  • @Hipoooyyyyy

    @Hipoooyyyyy

    3 ай бұрын

    🤝❤

  • @zakisaxib495
    @zakisaxib4953 ай бұрын

    Aan dhiiro galino ugbaad waayo waxe na bartay xijaabka quruxdiisa❤❤

  • @BalqiisAbdiqani

    @BalqiisAbdiqani

    3 ай бұрын

    Wll xijabka saxda ah waki illahy noso dajiyey ee mahan midkan yar add modho kuwa ilmaha

  • @zakisaxib495

    @zakisaxib495

    3 ай бұрын

    @@BalqiisAbdiqani mid ka yar ilmaha aa ku caynaysoh baa hada dadka laga kari làsanyahay hadi hadalkaga kuu raaco ne gabadhan waxa ku taageray xijaab ma ahan waa gabar ahlo diin ah sida culimada u jeceshahay Quran ka u aqrineesoh asturnaan wee ka muuqata ilaah ha u ziyaadiye🤲💞

  • @bilanqurux8761

    @bilanqurux8761

    3 ай бұрын

    Wllo ayadoo xijaab la'aan ah amey dhaantaa xijaabkas wllhi aaayada ilaahey lagu jees jeesayaa lkn mafahmayan waxana looga baahanyhy illaa jilbaha inu gaaro muxuu gaaraa caloosheda baba la arkayaayee

  • @zakisaxib495

    @zakisaxib495

    3 ай бұрын

    @@bilanqurux8761 m.a hore u soco ani calool ma arkin asturnaan lee arkee

  • @FatushNoor-bc3kx
    @FatushNoor-bc3kx3 ай бұрын

    Asc asadow waligey comenti masoo qori wall asad xalay waxan kuriyoday adigo lugahada kusocdo Allah hakuurumeyo riyadeyda tagera dar Allah kuujecl ayaan ahay marwalbo na waxan kuguduceyaa inuuAllah lugahada kuguistajiyo i.A ducadeydana Allah hakuu aqbalo team 27 dhamantiina dar Allah ayaan idiin jeclahay ❤❤ nolada intey nolo jirto

  • @ganaane4641
    @ganaane46413 ай бұрын

    Best Somali KZreadr Ever 🔥 Hadal Wanaagsan Qalbi Wanaagsan Ixtiraam Mnsha Allah Bro

  • @Ritajey23
    @Ritajey233 ай бұрын

    Asad Cawa iga ilmeysisay Aabe Mcn Allaha Unaxariisto 😭😭😭😭😭😭

  • @AyanCelbur-zk1rh

    @AyanCelbur-zk1rh

    3 ай бұрын

    😢😢😢😢

  • @user-qi9qp3qt5m

    @user-qi9qp3qt5m

    3 ай бұрын

    Ani xataa 😢😭😭

  • @GuuledcaatoDayaxaxmed
    @GuuledcaatoDayaxaxmed3 ай бұрын

    Inta nabiga jecel scw ❤

  • @caishahaji8839

    @caishahaji8839

    3 ай бұрын

    Scw❤❤❤

  • @Kaaliyeproduction

    @Kaaliyeproduction

    3 ай бұрын

    ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ

  • @user-iy2pu8xs5k

    @user-iy2pu8xs5k

    3 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @farhiyasalatm.k

    @farhiyasalatm.k

    2 ай бұрын

    Scw

  • @user-tj6fo5yp6c
    @user-tj6fo5yp6c3 ай бұрын

    Intaynu video dawaneynay hal qof ayaynu arag o ay hoyadi dhimatay alle ha unaxristo aamiin. Asad hagio ninka abaal marin si❤

  • @UmuAbdirahmanmuuse
    @UmuAbdirahmanmuuse3 ай бұрын

    Team man city one like 🎉🎉🎉

  • @MaryanQuruxsan
    @MaryanQuruxsan3 ай бұрын

    😢Aamina Ugbaad Saamiya Ladan Keep going Sisters😢❤ Nolosha yaan looqaban

  • @MilleteryGirl11
    @MilleteryGirl113 ай бұрын

    Waa sugaynay asad Thank you congratulations 2m I.a❤🎉

  • @Cabdiraxmaan-shaaka
    @Cabdiraxmaan-shaaka3 ай бұрын

    صلو على النبي صلى الله عليه وسلم ❤❤😊

  • @caishahaji8839

    @caishahaji8839

    3 ай бұрын

    Scw❤❤❤

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud45173 ай бұрын

    Mansha allaaah walalo qali waxan jecelahay sida eed dadka u cawiso ilaahy adigan haku cawiyo oo lixadkaga haku so celiyo walalo qali ❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲👍🙏❤🤍💚💯

  • @AbdiRhmAbdow
    @AbdiRhmAbdow3 ай бұрын

    Adunka masomarin qof kawanagsan nabige scw ❤❤❤❤

  • @caishahaji8839

    @caishahaji8839

    3 ай бұрын

    Scw❤❤❤

  • @user-nu3by2pl2i

    @user-nu3by2pl2i

    3 ай бұрын

    اللهم صلي وسلم على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤

  • @nihaaninasheikh
    @nihaaninasheikh3 ай бұрын

    Sundus runbay sheegtay ma naag aan wax ismarin ayaaa jirta 😂😂

  • @asmaabdi1828

    @asmaabdi1828

    3 ай бұрын

    Waa jirta tan gonda qaxwah ah bab tusaale kugu filn 😂😂

  • @SuadMohamud-ql1cc

    @SuadMohamud-ql1cc

    3 ай бұрын

    Haa dee wligy wxba isma marin dadkuna iskumid maaha

  • @amrancadey7913

    @amrancadey7913

    3 ай бұрын

    @@SuadMohamud-ql1cc amiira way marsta iyaba natusi jirty 😂

  • @Userdima1357

    @Userdima1357

    3 ай бұрын

    Dee aniga jooga😂😂😂 anoo waligey is cadeyn hadana naag is cadeysay oo cadaan igula tartami karto jirin😂😂😂😂

  • @AnuuAbshir

    @AnuuAbshir

    3 ай бұрын

    Amira been shegtay😭😂

  • @fartuunabdi2577
    @fartuunabdi25773 ай бұрын

    Leyla iyo sundus ayaa ugu runta badan mnsha allah

  • @mahdimohamed7056
    @mahdimohamed70563 ай бұрын

    Gabadha saamiya la dhaho waa gabar qurux badan masha llah ilahay ha xafido

  • @user-ox8jy5ix3z
    @user-ox8jy5ix3z3 ай бұрын

    Allah is one❤☝️

  • @ifraaxkaamil4752
    @ifraaxkaamil47523 ай бұрын

    Woow wan sugeynay gbdhaha Hambalyo Mr 2m azad hagio

  • @chouchouchoukri1211
    @chouchouchoukri12113 ай бұрын

    Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my king asad hajio bro keeps going congratulations 🎊 2000000k ❤maschallah

  • @sacdiyodiriye9282
    @sacdiyodiriye92823 ай бұрын

    Masha Alah tabarakalah Fawsia dimple shaqsiyad cajiiba aya ilaahy siiyay ugabad markay NO istagtey oo abaha Laga hadlayay aad ayay ula dareem noqotay xataa waxay ku fikirtay meshay adi lahyd ayado abahed noolyahy Alaha barakeyo Ayadiyo walidkedba

  • @user-wu9co6wj9p

    @user-wu9co6wj9p

    3 ай бұрын

    Sidi xalay omar uu cadnaan ula dareemey

  • @MaryanQuruxsan
    @MaryanQuruxsan3 ай бұрын

    😂😂Asad canaan buuba wadaa Madhamaysateen Sonka kulahaa😂😂 M.a Xasusin ficana wasamaysay😢❤

  • @user-bf8tb5ye5m

    @user-bf8tb5ye5m

    3 ай бұрын

    Ma aragty😂😂😂

  • @SoccersmileTV

    @SoccersmileTV

    3 ай бұрын

    Cml inaanyn dhamysan wu ogyhy wuxuu ku haystaa mxaa u qalaynwaydeen

  • @Fatimamohamed-li4cx
    @Fatimamohamed-li4cx3 ай бұрын

    Masha Allah tabarka samiya gobolki aqoonta ee borama ka timid

  • @user-hx2by7nf4k
    @user-hx2by7nf4k3 ай бұрын

    Keep Going asad hagio I am from DJIBOUTI 🇩🇯

  • @user-bc8jm2ys6n
    @user-bc8jm2ys6n3 ай бұрын

    Asad 2 m come soon 🎉❤ insha allaha cimri dheer iyo caafimad taam dhimashoo wa wax lo wada jooga intey walidkoda ka dhintay alle ha u naxriisto intey u nolayqhin alle ha u xafido 😢😢❤

  • @Abdirahman_qureyshi
    @Abdirahman_qureyshi3 ай бұрын

    Team amiira iyo koko one like 👍

  • @ZeienabZeienab
    @ZeienabZeienab3 ай бұрын

    Masha allha team 27 love you ❤❤❤❤ abowe mcn 2m coming soon inshallah 🎉🎉🎉

  • @user-nh3ci8bx1z
    @user-nh3ci8bx1z3 ай бұрын

    Liverpool fans like❤️🥰

  • @capdalleariif2374
    @capdalleariif23743 ай бұрын

    Sadexdaas gabdhood Allah unaxaristo Abayaashood😰🤲

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan55213 ай бұрын

    Waawareey ♥️♥️🖤🖤barnaamijkan waa fiicanyahy just su'aalaha qaar iska ilaali oo hubso sida kle waa ok ❤❤❤❤❤

  • @abdallasalat3171
    @abdallasalat31713 ай бұрын

    Aabo iyo hooyo isku cimri maahan sida cad oo inta badan ragaa ka lifespan gaaban dumarka ilahy ha u naxariisto aboyasha somaliyed e dhimaty

  • @IbraahimXusen-nn5to
    @IbraahimXusen-nn5to3 ай бұрын

    Gabdha Madow Mnsh allah gabdh isku Kalson❤😢

  • @hodmannuura5691
    @hodmannuura56913 ай бұрын

    Hoyaday iyo abahayba way dhinteen rabi janadii ha u deeqo

  • @user-cq6ru4ms6s

    @user-cq6ru4ms6s

    Ай бұрын

    Aamiin😢😢

  • @ahmedabdikadirguled9964
    @ahmedabdikadirguled99643 ай бұрын

    Alle aabo ha unaxariisto xanuunka ay leedahay aabo la aanta waan la dareemayaa

  • @Ritajey23

    @Ritajey23

    3 ай бұрын

    Wlhy cawa wa ilmeyey 😭😭😭

  • @sacdiyodiiriye644

    @sacdiyodiiriye644

    3 ай бұрын

    @@Ritajey23Aniga xalay ayaan oyayay abo iyo way iga dhinteen laskiin hooyo ayaan ku oyayay xali walaahi

  • @user-qg9jx4ob4q
    @user-qg9jx4ob4q3 ай бұрын

    Asada.arkay mana farxin hada kaanyelo allha kuxafido abwe waan jeclan laha wlhi inaa ku arko😢😢

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk95813 ай бұрын

    Azad hagio number one somali youtuber keep going best game waaye waan kaa heynaa😂😂 legend

  • @SuhuurSh.muxumed-mz3qo
    @SuhuurSh.muxumed-mz3qo3 ай бұрын

    Aadbaad umahadsantahay asad madama aad codsigayaga noo fulisay❤keep going pro❤

  • @Abdirahmanmo139
    @Abdirahmanmo1393 ай бұрын

    First team 27 one love ❤

  • @user-ir1ot2vk6h
    @user-ir1ot2vk6h3 ай бұрын

    Miss ugbad super natural

  • @mohamudhassan8427
    @mohamudhassan84273 ай бұрын

    Inta ogeed in gabdhaha lagu so xijin doono 😂 like 👍

  • @Teamkoko.
    @Teamkoko.3 ай бұрын

    Team koko like ta waa xagiina ❤❤

  • @user-qe6uc9dp4j
    @user-qe6uc9dp4j3 ай бұрын

    Wlhi waa qosoly kow dheh mahadsnid wllkeyga asad iyo team 27 noo soo badi😁😁😍♥️

  • @faatuushfaraxsan1212
    @faatuushfaraxsan12123 ай бұрын

    Gabdhaha waxooda badanaa run maka sheegin wiilasha daacad ayay ahaayeen

  • @saabiriinmohamed883

    @saabiriinmohamed883

    3 ай бұрын

    Haaa😂😂😂

  • @user-umuAli

    @user-umuAli

    3 ай бұрын

    Haa

  • @ShamsoGuutaale

    @ShamsoGuutaale

    3 ай бұрын

    Sundus.daacad.eshegte

  • @user-nn8sy9dd9p

    @user-nn8sy9dd9p

    3 ай бұрын

    wan kugu racsanhy wayo amiira chanel keda ayuba ku jira iyada o cream marsanaysa anu waxan odhan laha amiira samiya fosiya

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed91093 ай бұрын

    Allah is one 😢❤☝️

  • @Axmedmawlidclaahi-fm3gc
    @Axmedmawlidclaahi-fm3gc3 ай бұрын

    2 million congratulations congratulations congratulations ❤❤❤

  • @Mohamed-pl4ku
    @Mohamed-pl4ku3 ай бұрын

    Asad Haigo keep going Allah dartii kujeclahu ❤❤

  • @Rayaa-od7kc

    @Rayaa-od7kc

    3 ай бұрын

    Astaxfuruallah

  • @Haarri-Hassan6
    @Haarri-Hassan63 ай бұрын

    intii Aabahood dhintey sida aniga oo kale Alle ha unaxariisto😢.

  • @rumaanneero5287

    @rumaanneero5287

    3 ай бұрын

    Aamiin🤲😢

  • @hodanahmed-wd8hm

    @hodanahmed-wd8hm

    3 ай бұрын

    Aaamiin anba waankula qabaa

  • @suneenasureeyo

    @suneenasureeyo

    3 ай бұрын

    Amin yrapi🤲🏽🥹

  • @AnisaIbrahim-ti1jf

    @AnisaIbrahim-ti1jf

    3 ай бұрын

    Ameen ya Rabbii

  • @fatxachanal8139

    @fatxachanal8139

    2 ай бұрын

    Aaamiin 😢

  • @namelos2963
    @namelos29633 ай бұрын

    Ilaahow #Aabayasha dhintay oo #abahay ku jiro ilaahow janadii gee #INTA AY U NOOLYIINA caafimaad iyo cimrii dheersii🤲amiin🤲

  • @nicimanuura-lw6do
    @nicimanuura-lw6do3 ай бұрын

    9:26 masoo baxaysiin mise wanisoo saara asad you are fanny wllhi😂😂😂😂

  • @ceynatocadeey6062
    @ceynatocadeey60623 ай бұрын

    😂😂Asad umadeena ma aha.😂😂.. Waa iga qosliyay markuu weeydiiyay ineey weligood is cadeeyeen😂😂... waa hubaal qaar ka mid ah run masheegiin😊

  • @hafsamohamudhassan2602
    @hafsamohamudhassan26023 ай бұрын

    Asad iyo asxabtisa team 27 waa salamantihin🙌 abowe waad kumahadsantahay waqtigada qaliga barnamijka waa ok lakiin waa xanun walahi markad dhahdo walidka manoshahay😪😪😪 markale hasoo calin abowe❤🙏

  • @HoodoGanay

    @HoodoGanay

    3 ай бұрын

    😢😢😢😢

  • @susana_11
    @susana_112 ай бұрын

    Omg hambalyo asad you deserved more 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉intan iyo in ka bdn ku rajeyna wllkey guuleeso mar walba

  • @SalmoAbdiy
    @SalmoAbdiy3 ай бұрын

    M.a keep going my sisters and my brothers🎉😊

  • @user-hz8ey5rz1p
    @user-hz8ey5rz1p3 ай бұрын

    اللهم اجعلنا من الصابرين والصالحين والفائزين والشاكرين

  • @user-lk1do8ui5n
    @user-lk1do8ui5n3 ай бұрын

    Ku sali nabigena mohamed salalahu caleyhi wasalam ❤❤ ❤

  • @caishahaji8839

    @caishahaji8839

    3 ай бұрын

    Scw❤❤❤❤

  • @mohamedbarekhalef6210

    @mohamedbarekhalef6210

    3 ай бұрын

    Scw

  • @allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
    @allawaynninkiiaaminaaawoodleh.3 ай бұрын

    Thanks brother 🙏

  • @IbrahimAbdullahi-vw1pm
    @IbrahimAbdullahi-vw1pm3 ай бұрын

    Legend Asad haji masha allah Hambalyoo

  • @amranhajji
    @amranhajji3 ай бұрын

    OMG ALLA sidaan u sugayay barnamijkan in gabdhaha lagu soo sameyo

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed97653 ай бұрын

    Asad abowe Mar dambe waa lidiinta haka dhigin qofkii waalidkiis noolayn wuu calool xumoonaa😢😢

  • @hassanadam9866
    @hassanadam98663 ай бұрын

    Allah u naxriisto inta aabohoodu dhintey aan aniga ugu horeeyo

  • @AbdirahmanAbdillahi-dd1xj
    @AbdirahmanAbdillahi-dd1xj3 ай бұрын

    Bro waa codsi I'm your big to 100k ila 1,9M ayan kula socdaa keep going bro ee isodir ps4 ❤ dar ilahau ayaan ku jeclahay sxb

  • @samiiramohamedamiis2706
    @samiiramohamedamiis27063 ай бұрын

    صلي الله علية وسلم ❤

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni2023 ай бұрын

    Team.asad hagio one like

  • @RahmahassanQuruxsan-wq5tq
    @RahmahassanQuruxsan-wq5tq3 ай бұрын

    Shukran asad inaad gabdhana sosaartay❤

  • @ridwaanibraahimmohamed
    @ridwaanibraahimmohamed3 ай бұрын

    M.a ladan allah kuu barakey rerkaga ma umalynan marwo am hooyo m.a

  • @user-hn7wv1ug1v
    @user-hn7wv1ug1v3 ай бұрын

    Xaly wanqirodey wlhy ased barmajij xiso bdn ❤

  • @Suusu863
    @Suusu8633 ай бұрын

    Where is team amiira ❤

  • @sulekhoOmar

    @sulekhoOmar

    3 ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @user-yn4mv5tc3v

    @user-yn4mv5tc3v

    3 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤👍

  • @maxamedcabdinuur7341
    @maxamedcabdinuur73413 ай бұрын

    Asad Hagio wll gabadha ugu horeyso salan qaasa iga dhagsii waxan ku amana xili walbo iney tahay gabadh asturan

  • @sahalabdi8529
    @sahalabdi85293 ай бұрын

    Team koko like ❤

  • @AydiidMoliid
    @AydiidMoliid3 ай бұрын

    Wll manta ligta ha.idhafiin

  • @BileKhalif
    @BileKhalif2 ай бұрын

    Yeh thank you abti asad 😊

  • @NastehaMarwoZ
    @NastehaMarwoZ3 ай бұрын

    Liverpool fans like❤️‍🔥💪

  • @user-cv6yt1mu7c

    @user-cv6yt1mu7c

    3 ай бұрын

    Abayo number isodir phone

  • @CaishoclcasiisCaishodhoo-nf1cx

    @CaishoclcasiisCaishodhoo-nf1cx

    3 ай бұрын

    Yah😅​@@user-cv6yt1mu7c

  • @user-sd4gm6mq5f
    @user-sd4gm6mq5f3 ай бұрын

    Keep going asad xajio❤

  • @HuseinOsman-ed8vk
    @HuseinOsman-ed8vk3 ай бұрын

    dunidaan Masoo marin rux ka qeyr badan Mohammed scw scw❤❤❤❤

  • @caishahaji8839

    @caishahaji8839

    3 ай бұрын

    Scw❤❤❤

  • @user-qi5hq3ui2p
    @user-qi5hq3ui2p3 ай бұрын

    Congratulations for 2m

  • @LadanAliIsmail-ju8ne
    @LadanAliIsmail-ju8ne3 ай бұрын

    On like team 27 ❤❤ inshallah 2M 💪💪💪💪💪💗💗💗💗

  • @HaniAhmed-xh3kx
    @HaniAhmed-xh3kx3 ай бұрын

    Lucky girl is not easy ❤❤❤

  • @sahalabdi8529
    @sahalabdi85293 ай бұрын

    Asadow wiilkii masiisay hadyadii aan kusheegnay wll qli 🎉❤

  • @HoodoFariid

    @HoodoFariid

    3 ай бұрын

    Hadyad maxaya marki barnamijku socday ahayd bes

  • @ubaxhassan2441
    @ubaxhassan24413 ай бұрын

    Masha allah

  • @halimaabdullahi8916
    @halimaabdullahi89163 ай бұрын

    Koko wa qof dheer Mesha than ayada ugu muqata Mansh allh

  • @user-dn1nr9pf7e
    @user-dn1nr9pf7e3 ай бұрын

    Mcha Allah saamiya ree borama miyaa from borama❤

  • @AbdulmalikOmeer
    @AbdulmalikOmeer3 ай бұрын

    Asadow Hambalyo yadii 18 may waan ka Sugayna wax yar aaa ka hadheee❤❤

  • @sagalapdy368
    @sagalapdy3683 ай бұрын

    Sorry alleh haunaxariisto aabaYaashood xanuunka aabe laanta waan dareemi karnaaaYeee 😢😢😢

  • @jamaclingard96
    @jamaclingard963 ай бұрын

    hambalyo hambalyo number one somali youtuber 🎂🍪🎊🎉🎈

  • @user-nq7kf1el6k
    @user-nq7kf1el6k3 ай бұрын

    Tankiz aboowe mcn allah kusharfo team 27 love you dhamantiina allah nidhoro abid🤲🙌 team asad only 2m🎉🎉🎉i.a❤❤❤