Maxkamadaynta Shabakad turufo iyo dhac ugaysan jirtay dadka baahiyaha gaarka ah qaba.

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 149

  • @user-ir5yq3ov7j
    @user-ir5yq3ov7j8 ай бұрын

    Hormuud telecom waad ku mahad san tahay wiilka hormuud shaqaalaheeda ahaa ajir iyo xasanaad alaha ka siiyo Xasinaadkaga aaqiro alaha kugu darro ❤

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud17728 ай бұрын

    Waataas dowlada nimo iyo amni.ogaada dowlada aan sharcigeeda lagabaqin dowlada Maaha guulaysta 👍👍👍

  • @AliCiilmi

    @AliCiilmi

    3 ай бұрын

    2:27

  • @mohamedhassan1682

    @mohamedhassan1682

    3 ай бұрын

    ​@@AliCiilmi❤❤

  • @AbdiCumar-ri7xe

    @AbdiCumar-ri7xe

    2 ай бұрын

    ❤😊😊😅😮​@@AliCiilmi😊

  • @AliibrahimHawa

    @AliibrahimHawa

    27 күн бұрын

    🎉😊😢​@@mohamedhassan1682

  • @safarle9284
    @safarle92848 ай бұрын

    War Soomaaliyeey geesiga raganimada muujiyay ee Kashiyeerka ama kuwa lacagta bixiyo ee hormuud aan umahad celino❤❤❤❤❤ Allow wadankeena dad xalaasha wada quudata naga wada yeel

  • @xasanadan573
    @xasanadan5738 ай бұрын

    Guulwada yaal,dhamaan iskaashada oo umada somaliyeed badbadiya,guuleysta,shaqale, ciidanka oo dhan iyo maxkamadaha,guuleysta

  • @munamudey3956
    @munamudey39568 ай бұрын

    Laakiin aydoo 1000. Kin haysato ayay. Tuug sanaysay. Subaxaanlaah

  • @sayidka6911

    @sayidka6911

    8 ай бұрын

    Allaa fashiliyay iyada iyo tuugadiiba, waa mid ka mid ah caddaaladda alle.

  • @zarqawirooxanta4390

    @zarqawirooxanta4390

    3 ай бұрын

    Waaban yaabay walhy

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame94488 ай бұрын

    Mahadcelin ayey mudan yihiin maxkamadda,laamaha ammaanka, shirkadda hormuud iyo sntv thank you well done.

  • @aliahmedyacin721
    @aliahmedyacin7218 ай бұрын

    Maashaa Allah❤ Sharafta dawladnimadu waa taas. Waa daryeel iyo badbaado.

  • @abdulahisalad1353
    @abdulahisalad13538 ай бұрын

    Iyada waa la imtixaamay waxaana suura gal ah in qof dal iyo dibad meeshuu rabo ha joogee aan haysan 10,000 $ inuu wax uso dirayay cabashadeeda darteed marka qof walba ha ogaado in baryada beni'aadamka adigoo wax haysta ay nusqaan leedahay baryadana sharaf maaha

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q4 ай бұрын

    Masha allaah hormuud illaahay ha barakeeyo way fajiiganan bay muujiyeen

  • @barlinsabriye2029
    @barlinsabriye20298 ай бұрын

    Maansha Allah shaqo fiican ayaa wada qabateen hadaaba tuugadaas ba qabateen

  • @mowlidkhayre1007
    @mowlidkhayre10073 ай бұрын

    Masha allah wll qiima badan wiilka kasheerka ah

  • @shariifohassan1242
    @shariifohassan12428 ай бұрын

    ASC walaalaheyga Somaaliyeed waxaan rabaa inaan markahore ilaahey umahadceliyo marhadiiragaan lasooqabtay waxaase ubaahanahay inaan ogaano dadka maxbuusiinta ah ama maxaabiista ah inta sharcigaluguqaadayo kahor sifiican looladhaqmo oo aanan luguxadgudbin iyagaa xadgudbay oo Denbi galaye yaan ayakana Denbi lagagelin oo sifiican halooladhaqmo waxey cunaan iyo waxey cabaan halasiiyo hadey xanuunsanayaan haladaweeyo aan isunaxariisano waxaalaga yabaa in ilaahey qalbigooda qeyr geliyo oo ey kaqoomameeyaan waxey kudhaqmeen hadiise ey silic iyo baahi xabsiyada kalakulmaan iiduba waadenbi kale😢dhaqankeenu hanaqdo isudhimrin isunaxariisasho ilaahey tawfiiqda hanawaafajiyo dhib eygeysteen aad ufoolxun yaan ayakana ladhibin sharciga kahor wiilasha dhibaato aakamuuqata qaarna waakuwalaleeyahay xabsigeey kudhinteen ilaahow noonaxariiso walalayaloow yaanan dhibka dhibluguxalin insha Allah

  • @dhagacadde1
    @dhagacadde18 ай бұрын

    Hadee run shegayan argagaxisada dadka hanti iyo nafba dhameesay mey daba galaan oo soo qabtaan baq baq badanaa

  • @rumaanaahmed5574
    @rumaanaahmed55748 ай бұрын

    Xasbunalaah ❤ Calaa kulu Shartooda ❤❤❤

  • @AbdiazizSaidAhmed
    @AbdiazizSaidAhmed8 ай бұрын

    Muqdisho Alle ha u sahlo gobolada waxyaabo aan ka dhicin oo aad khatar u ah baan ka maqallaa maalin kasta malaha waa dadka batay ee nooc kasta leh. Caasimadda Alle ha badbaadsho khiyaanooyinka iyo wax is dabo marintu beryahaan waa ku soo bateene.

  • @husseinabdi6396
    @husseinabdi63968 ай бұрын

    Sawaaxiliga waxay dhahaan mkono ya sharia ni mreefu oo uu macnaheedu yahay sharciga gacantiisa way dheertahay dowlad nimada sidaan ayaa laharabaa Masha Allah

  • @user-hk5qs4dn8w
    @user-hk5qs4dn8w3 ай бұрын

    alaahu akbar kasheerka allaha barakeeyo

  • @user-eo9dj6dt9y
    @user-eo9dj6dt9y4 ай бұрын

    MAXKAMADA waxaan ka codsanayaa iney xarig ku gurto Abukaatayaasha daalimiinta ah Oo tuugada iyo burcada udooda

  • @mohamedabdi7473
    @mohamedabdi74735 ай бұрын

    Huurmud shaqa wacan m.a

  • @Bashker002L
    @Bashker002L8 ай бұрын

    Subxanalah

  • @2009noor1
    @2009noor18 ай бұрын

    Mashallah siiwada shaqada fiican.

  • @batulahussein797
    @batulahussein7978 ай бұрын

    Subxaannalah

  • @hassanmahdi8901
    @hassanmahdi89018 ай бұрын

    dowladnimo masha allah

  • @batulahussein797
    @batulahussein7978 ай бұрын

    Illaah haddii laga cabsanayo sidaan ma Somalia 🇸🇴 ku badbaadey waa masiibo ku soo dhaceyso waa ma masiibo

  • @hassansalad7246
    @hassansalad72468 ай бұрын

    1xbet iga cunte kulahaa dhac ee halaga dhaco kwrn xabsina ugal - damac weyn iyo caqli yar

  • @YusufAbdi-lt3ni

    @YusufAbdi-lt3ni

    8 ай бұрын

    😂😂

  • @zhako77

    @zhako77

    3 ай бұрын

    Hda cidlo ayuu joogaa😂

  • @batulahussein797
    @batulahussein7978 ай бұрын

    Please no difaac malle waa together dhamaantod waa tuug 3daxdod please 🙏🏽 please 🙏🏽 please waa tuugo

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo41108 ай бұрын

    Saaxiib macalinkii Haduu dhintay ardaydiisii ayaa nool

  • @NimcocdullahiMaxmed
    @NimcocdullahiMaxmed4 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @dejiye247
    @dejiye2478 ай бұрын

    Yaa Rabi Dalkeena Wuu Hormaray Wadaka

  • @user-mx3jc7mt1j
    @user-mx3jc7mt1j4 ай бұрын

    😢

  • @user-vg6vb3eu2q
    @user-vg6vb3eu2q8 ай бұрын

    Hormuud ayaaba ku daashaye dadkaan wacyigooda . Ar Soomaaliyaa .

  • @libaanmaxamed7074
    @libaanmaxamed70748 ай бұрын

    انالله وانا اليه راجعون.... Shirkada HURMUD waa in y weydiisaa QOFKASTA OO LACAG RABTA in ey labaxdo Midaas kaliya ayaan looga baxsankaraa TUUGADA. Mahadsanidiin

  • @Mohan-ahmed
    @Mohan-ahmed8 ай бұрын

    The actor died😂😂😂😂😂

  • @shariifohassan1242
    @shariifohassan12428 ай бұрын

    Subxanalaah subxanalaah subxanalaah Ajar iyo xasanaad allaha kasiiyo wiilkaxawaalada jogay ee fahmay kaartadooda fahamkiisa allaha usiyaadiyo dowladana mid awoodleh oo xaqa kudhaqanta allaha kadhigi

  • @abuu1
    @abuu18 ай бұрын

    Taas waxa cadeyn utahay hadi aad manta dadka dhacdo bari marxuumki lagu dhihi doono dadka iska amaangali walaalahaa usheeg adiga aqrinayo.

  • @user-lg5if3ek9u
    @user-lg5if3ek9u8 ай бұрын

    Rabiyow iimaanka noosiyaadi, qofkaas maa wax ee leedahay damiirka kusiin karaa inaad cunto iskadaa inaad ku cayaartee.

  • @Cadar49

    @Cadar49

    8 ай бұрын

    Ayadaba wax badso wax beel aa ku dhacday iyadoo 10,000 dolar haysato ayeey tuugsaneeysay ceeb curiyaanimada waa cayilka badan qof baahan maaha

  • @salebanomar76
    @salebanomar768 ай бұрын

    WAAA TUUGADII CEELGABTA JOOGIN JIRTAY

  • @Aziizmohamed
    @Aziizmohamed8 ай бұрын

    Ninkaan codkiisa waan jeclhy

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan58508 ай бұрын

    1xbet somaliya ma laga xiro dambiilaha ugu weeyn waa qamaarkaas dhalinyarada barcad ka wada dhigay

  • @mohamedhassanmohamud3351
    @mohamedhassanmohamud33518 ай бұрын

    Shaqo wanaagsan ayaa qabateen Well Done

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed88948 ай бұрын

    Hormood inay dadka wacdo ma,aheen. Xilbaa saaran.

  • @AbdulaahialiJiis
    @AbdulaahialiJiis8 ай бұрын

    Gacan iyo lug iyo is dhaaf halaga jaro kuwan

  • @garaadabuun6698
    @garaadabuun66988 ай бұрын

    Shaqo wacan

  • @dr.basheahmed7069
    @dr.basheahmed70698 ай бұрын

    Filmka atoorihii baa ka dhintay kulahaa😂 waar waxaasi mijiraane nimanka hala ciqaabo

  • @dr.ahmednuur36

    @dr.ahmednuur36

    8 ай бұрын

    Bal ninkaaan udoodaa dad dnbi galy ninkiii daboolaaa alaaahu akbar ciqaab ala kugu rid War xaywanaakaan dadka halaga qabto kan abuuu kate ma ahan

  • @Bashker002L
    @Bashker002L8 ай бұрын

    Ilaahay qer haseya raga qabtaaa

  • @mohamedelimiali9738
    @mohamedelimiali97388 ай бұрын

    😢😢😢😢 subxaalalahay maryole imo tuga badan

  • @sayidka6911
    @sayidka69118 ай бұрын

    Aniga waxaaba shaki iiga jiraa dhimashada atooraha, amaa la dilay oo sheekadaan ay maafiyo waaweyni ka danbeeysaa, si aan loo fashilin iney u cuneen baa laga yaabaa, waa in la baaraa sababta geeridiisa.

  • @sahaljaamac-db3ex

    @sahaljaamac-db3ex

    8 ай бұрын

    Wa runta anigaba shaki iga galey

  • @abdi30
    @abdi308 ай бұрын

    Waxbadso waxbeel beledaay kulahaa 10k$ balaigadhacay 10k walige ma arag 😢

  • @caasha93

    @caasha93

    3 ай бұрын

    Wlhi weligey gacanteyda 10 kun kuma qaban😢😂

  • @user-kt5jn6zx2p

    @user-kt5jn6zx2p

    21 сағат бұрын

    Kkkkkkk

  • @hoosweeneshow286
    @hoosweeneshow2868 ай бұрын

    Sharciga Islam Ka inta dembi isukaashato waa wada dambiilayaal kandhintay aakhiro ayey ugaga horeysa inta nool tii aduunyo haloogaga jaro inshaallah

  • @mohamedelimiali9738
    @mohamedelimiali97388 ай бұрын

    Ninka dhiintay rag ka waween jira filaya oo dhumalesa hayaa umada ha laga qabta

  • @MuuseJibriil
    @MuuseJibriil4 ай бұрын

    6

  • @ahmedcawl6480
    @ahmedcawl64803 ай бұрын

    Marxuun qaldaan waliba eedaysane ah maxkamadii ilaahayna hortagay ilaahaw tawbada hana seejin

  • @jey202
    @jey2028 ай бұрын

    Kuwan tuugada ah Allah naga qaabto wa dhiiwato xili xalada shacabka eey la dala dhacayan faqri iyo dadad in kisti yared laga dhaco wa dhiwato ciidan ka somali wax fican ayey qaabten

  • @Niiko625

    @Niiko625

    8 ай бұрын

    😢😢5⁶67

  • @user-ji3gt4op5x
    @user-ji3gt4op5x2 ай бұрын

    Y 2:56

  • @ShukriQalif-nx7ku
    @ShukriQalif-nx7ku5 ай бұрын

    Abdirzak husein uuatadoladnimo

  • @ahmedhagi7096
    @ahmedhagi70968 ай бұрын

    Wax badso wax la'aan ayay leedahay.Maamada damaca badan ha iska deeyso.

  • @maslah345
    @maslah3458 ай бұрын

    Umadii ma aykasiiyeen wayel hadhihin qaf xanuunsan hadhihi dadka masakiinta ah hadhihin looma noolo kuwaan shaydanimada shaqo mooday tuuga kan wax dafay kaliya ma aha ama kan meelaha jajabsado kuwaan ayaa kasiidaran waa in gacan bir ah wadajir looguqabtaa

  • @user-gb6du4vu2x
    @user-gb6du4vu2x8 ай бұрын

    Gargaadid +xayeesin hormuud😂

  • @omarahmad5053
    @omarahmad50538 ай бұрын

    Aniga waxa iga daraan daadka hadaal luga dhacayo ninkan aftaahan afsomali gu qancikaro qaaf mawa ahow waa shikshigaya 😂😂😂😂😂😂

  • @abddirashidahmed5191
    @abddirashidahmed51918 ай бұрын

    Hormuud hampalyo shaqa wanagsan ayay qabati

  • @mohamedabakar-vd5wx
    @mohamedabakar-vd5wx2 ай бұрын

    Maxaykalayihin dhaciyoturufo

  • @user-pn2zi8zs1c
    @user-pn2zi8zs1c5 ай бұрын

    Codk❤❤❤❤

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi79157 ай бұрын

    Dawlada somaaliya waain cafinin ciyaal weero tuuga xabada Ku disho shacabka somaaliya daawadooda waa Dil xabsi Laguma haayo diyo lama diibo daawadooda waa Dil dawlada somaaliya waain cafinin ciyaal weero tuuga tooreyda dadka Ku disho shacabka somaaliya daawadooda waa Dil xabsi Laguma haayo diyo lama diibo daawadooda waa Dil dawlada somaaliya waain cafinin ciyaal weero tuuga kadaco talepoonada shacabka somaaliya daawadooda waa Dil xabsi Laguma haayo diyo lama diibo daawadooda waa Dil dawlada somaaliya waain cafinin qofkii qofdilo shabaab daawadooda waa Dil xabsi Laguma haayo diyo lama diibo daawadooda waa Dil dawlada somaaliya waain cafinin hogaamiyaasha alshabaab xabsi Laguma haayo diyo lama diibo daawadooda waa Dil Sida mahad karaatey Cali Deere fuaad shongol aadan waxey ku noolyahay duurka Hala dilo Hala qaari jiyo dawlada somaaliya

  • @abddirashidahmed5191
    @abddirashidahmed51918 ай бұрын

    Hala dilo tugada dhaca geysadi

  • @CR71987
    @CR719875 ай бұрын

    War waxaan mooryaan waaye xabsiga halagu ilaabo

  • @luulxasan3211
    @luulxasan32113 ай бұрын

    Salaadii baa badbaadisay

  • @caasha93
    @caasha933 ай бұрын

    Mel walba waxani waa kajiran tuugadani hada kahor kuwa iso wacay kenya lkn wan fahmay

  • @hoosweeneshow286
    @hoosweeneshow2868 ай бұрын

    Mida kale dowladeena rag nafleh oo muqal leh cidan kadhiga nisana rag muqal iyo maskax leh kadhiga

  • @fowlogisticsllc6433
    @fowlogisticsllc64332 ай бұрын

    Kii maamadaad kursiga ku fadhiso ka naxiyey oo dhacey walee in uusan sii noolaan,, war illaah ka baqa xaaraanta haliiska dhaafo

  • @abukarmaxamed5376
    @abukarmaxamed53768 ай бұрын

    Kan dhintay wallee kaas wuxu ku dhintay qaatimo xun dulmiga lama sahlado

  • @hibanura1929

    @hibanura1929

    8 ай бұрын

    Haa wlhi wow nasiib darnaa qaatuma xumoo kudhintay😢😢😢

  • @stnboy756
    @stnboy7568 ай бұрын

    10.000 dollar ayey heysatay maxey radineysay ayadaba tuug ah hala dhecee dhafa

  • @ibrqhim5782

    @ibrqhim5782

    8 ай бұрын

    Iska dhaaf miskiinta😅

  • @Cadar49

    @Cadar49

    8 ай бұрын

    Hhhhh Waan yaaba anigaba 10,000 waa lacag badan ayeey wali tuugsaneeysaa imaan xumaa hadaan ogaaday dadka tuugsado waa taajir aan imaan laheeyn lakiin dadka run runta u baahan tuugsi iskuma quuraan weeyna ka xishoodaan. Wax badso waxbeel baa ku dhacday mamada

  • @AbdiQafar-kw4pg
    @AbdiQafar-kw4pg4 ай бұрын

    Walhi cunugas iskuvdugsi eheen

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan79388 ай бұрын

    YAHUDIGA QAWARIJTA WECELADA SHABAB WAA LA DILAA MOYEE XABSI MALAGU XUKUMO WAA EEYO RABITA QABAN.

  • @ahmedosman8790
    @ahmedosman87905 ай бұрын

    Atorihii filmakan ka dabeey waxa dilay hourmuud ayado u baqeyso sumcadeeda iyo lacagtii shacabka Somaliayed u dhaqacado

  • @salebanomar76
    @salebanomar768 ай бұрын

    KKKKKKKK YAAA MUSLIM ☪️ AHEEY KKKKKKK

  • @user-ir5yq3ov7j
    @user-ir5yq3ov7j8 ай бұрын

    damiir la.aan ka xun ma jirto in qof baahiya gaarka ah la dhaco Haddana qamaar lagu dheelo Waa ayaan darro ka xun ma jirto

  • @abdulqadirahmedali5779
    @abdulqadirahmedali57798 ай бұрын

    Kan xata watog kale iiteerka halageeyo

  • @nimcaanmaxamed2770
    @nimcaanmaxamed27708 ай бұрын

    P

  • @jaamacdagaale5145
    @jaamacdagaale51457 ай бұрын

    Ciqaabaha haduu nin alifay inta kale oo la samaysay ayaka waa daacad miyaa waa sharcigee noocaas, hadaan inta wax xado ama dilo aan dhoho ninki tuugnimda alifay wuu dhintay kwrn! Waa qareenka asagoon school soo dhamaysan yaanan loo ogolaan maxkamadaha inuu ka hadlo.

  • @hoosweeneshow286
    @hoosweeneshow2868 ай бұрын

    Qaade iyo qariye lee kala yihiin qeyb ayey ka ahaayeen hoosha wey wada fuliyeen

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi79157 ай бұрын

    Dawlada somaaliya waain siisaa mushaaraad kooda ciidamada cirka ciidamada dulka ciidamada bada ciidamada sirdoon ciidamada darcad ciidamada jaajuus siisaa mushaaraad kooda ciidamada dawlada somaaliya waain dis taa ciidamada cirka ciidamada bada ciidamada sirdoon ciidamada darcad ciidamada jaajuus distaa dawlada somaaliya

  • @umuahmad2535
    @umuahmad25358 ай бұрын

    Atooraha filmka ma dhimanin filimka qebkale ayaa dhiman🤣🤣🤣🤣

  • @shariifohassan1242
    @shariifohassan12428 ай бұрын

    No No No ninkaan tuugada udoodaya waa nin aan aqoon ulaheeyn waxa uukahadlaayo war ilaahey kabaq oo waxsoobaro

  • @engabuukar
    @engabuukar8 ай бұрын

    Hurmuud hantida dadka in aay ilaaliso

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi79157 ай бұрын

    Dawlada somaaliya waain siisaa mushaaraad kooda ciidamada cirka ciidamada dulka ciidamada bada ciidamada sirdoon ciidamada darcad ciidamada jaajuus distaa dawlada somaaliya

  • @ajla4650
    @ajla46508 ай бұрын

    🤒🤧😴😲🫠🫤 waa ku shegay maxa laga rabaa mammada lacagta kala baxday. Rumood. ID, ma fiiriyan. Lacag Bank bilaa card la la baxay. Askar, u bahan tahay arrintan. Ha la soo xiro.

  • @YasminMahmed-ks4rm
    @YasminMahmed-ks4rm8 ай бұрын

    Shuuto cadan sida aat usaxday usx awii axmat owliwa lasamxay magarty

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka26234 ай бұрын

    Dadkan shaqo la aan ayaa ku dhacday waxana shaqeeya ama lacag haysta inyar oo xoolohii dawlada kunool. Ader masakintan danbi male xiligan lagu jiro ama shaqo siiya ama lacag ay ku shaqaystaano

  • @moha083
    @moha0838 ай бұрын

    Somali hackers 😂😢

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi79157 ай бұрын

    Dawlada somaaliya waain cafinin xaruma daqan calinta quraan saarka waxaa lagu baraa Sida dadka lagu dilo shabaab daawadooda waa Dil xabsi Laguma haayo diyo lama diibo daawadooda waa Dil

  • @user-ir5yq3ov7j
    @user-ir5yq3ov7j8 ай бұрын

    Hormuud telecom waad ku mahad san tahay wiilka hormuud shaqaalaheeda ahaa ajir iyo xasanaad alaha ka siiyo Xasinaadkaga aaqiro alaha kugu darro

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi79157 ай бұрын

    Dawlada somaaliya waain Kusoo Calisaa napad Somalia waagi hore tuulada iyo baadiyaha in Ka shaqeyyo amarkeyda dawlada somaaliya

  • @sowdamohamod7595
    @sowdamohamod75958 ай бұрын

    Kkkkkkk waxaas oo lacag ah ayadoo heysata miyey tuugsi mooto ugashay wax badso wax beel yaah.

  • @belecade9540
    @belecade95406 ай бұрын

    Wlhi shaqo aad u fcn aye qarankeena hayaan ilah guusha ha idinku hago marwalbo

  • @Kaftan688
    @Kaftan68828 күн бұрын

    Wax badsho waxbeel leeday Iyada is dhacday

  • @Isaali13177
    @Isaali131778 ай бұрын

    Nacala idinku tala wasaq yahey meel xun ha'idin dambeyso idamka ilahey.

  • @MohaCade-tj8ip
    @MohaCade-tj8ip3 ай бұрын

    Lkllk

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed88948 ай бұрын

    Filimka ma dhamaan waayo waa tuug & kalkaaliye waliba Ciidan.

  • @xayraan5614
    @xayraan56144 ай бұрын

    Waafiga la xayaysiiyaa ila waa tuugo

  • @mohamedahmedfarah
    @mohamedahmedfarah8 ай бұрын

    kuwaan waa tuugo $4,700 ayey aabahey sidaas oo kale uga dhaceen waana ku maqan tahay wali daaliminta

Келесі