Maxay tahay Jabhadda Jabuuti diyaarinayso ee Muuse Biixi ka dhawaaqay

ABOUT ERAR TV
Erar Tv is independent and impartial news and entertainment channel on You Tube, founded on
25 Jul 2019 It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainments, business news and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, Teamwork, Courageous, Credible, Diverse, impartial and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +254 722449446
+251915559955
Email: Avocadomohamed1@gmail.com
Our KZread channel: / @raadsan_tv
Facebook: / honavocado
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐄𝐱𝐞𝐜𝐮𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Abdirahman Mohamed Ahmed (Avocado)

Пікірлер: 62

  • @yasminjama2703
    @yasminjama270325 күн бұрын

    Al shabaab iyo Muuse waa walaalo wey is og yihiin!

  • @snw9257
    @snw925725 күн бұрын

    Walaalaha reer Axmaaro ayu uguraya

  • @hirabmimiHii-nl1ui
    @hirabmimiHii-nl1ui25 күн бұрын

    Jabutiyeey nolol, jir oo jog 💝

  • @fe8445
    @fe844525 күн бұрын

    Hadafka jabhadu waa cadyahay. Waa in Awdal laga xoreeyo SNM. Maamul iyadu leedahay dhisato ilaa.Soomaaliya gebigeed kama jiro qabiil qabiil kale u dawladaynaya.

  • @musecige
    @musecige25 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @abdinasiromarmohamed1418
    @abdinasiromarmohamed141825 күн бұрын

    Guul awdalland

  • @rnuura334
    @rnuura33425 күн бұрын

    ♥️❣️♥️❣️♥️❣️👌

  • @DaahirXuseenxasan-un4yf
    @DaahirXuseenxasan-un4yf25 күн бұрын

    Waxaa jabhad lagu somaynayaa dilaaga weeyn ee cumar geele dhakhso ayaa lasoo afjarayaa kaligii taliye cumar geele

  • @amnoali8348
    @amnoali834825 күн бұрын

    Somaliland is not easy 🤔🤔🤔🤔🤔🤔

  • @axmedyusuf8192
    @axmedyusuf819225 күн бұрын

    Cagdheerey caqligaaban ciil u dhimo

  • @gelehildid4797
    @gelehildid479725 күн бұрын

    KENYA DAAROOD LAGA SOO TARXIILAYO. XAGAYD U QIXI XAMAR HARGEYSA IYO JABOUTI IRIR IYO DIR MIDNA TAGI MAYSID. CAGDHEER HOOSE JOOG AXMAR.

  • @maanshaallah8752

    @maanshaallah8752

    25 күн бұрын

    Daarood ilaahay ba kakoriyey ee adigu haybti garanwa baad tahay Oromo baan ahay maya Axmaar maya Soomaali maya lamagaranayo afxumadu waata halka ku dhigtay hada haad Kenya tagto anaad barti iitahay Ethiopia marti Soomaalia marti hada waxaan kafakarayna inta maxaa biista ku ah SSC Khaatumo mooye inta kale in aan maxaabis kadhigno 4 qofe soo hadhay

  • @BdirahmanAli
    @BdirahmanAli25 күн бұрын

    Jamacgalad good

  • @ahmedabdi5593
    @ahmedabdi559325 күн бұрын

    Benaleh shame on you the plates nunber of Somaliland work in Djibouti Ethiopia

  • @abdirahmanadam8074
    @abdirahmanadam807425 күн бұрын

    Laba naacle ayaa tihiin oo isu nacam leeyaal baa tihiin arimahaa idinma quseeyaan

  • @HamzeMed-py6up
    @HamzeMed-py6up25 күн бұрын

    Mawelo daaroof kkkk adero djibouti waye kalaan baburta somaliland ee safaradi somaliland ee djibouti naa way shaqaysa

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt25 күн бұрын

    Salaan sare labo wariye OO qiimo badan aqoon leh Cod kar ah islamarkaana leh Cod faseex ah

  • @ahmedyusuf9657
    @ahmedyusuf965725 күн бұрын

    Binaale

  • @fe8445
    @fe844525 күн бұрын

    Heesta Amxaaraa nooga fiican Soomaali maxay kaha duwan tahay hadalada Muuse Biixi iyo Faysal Waraabe "wiilka Xamar jooga iyo ka Addis waxaa i xiga wiilka Addis jooga." Caruurta odayaasha baa ku abuuray waxay ku heesayaan.

  • @mohamedalimohamed5828

    @mohamedalimohamed5828

    25 күн бұрын

    Jabhada awadal wano so daaanyna somaliland hadano nahey..shacbku ha ku biran jabhada

  • @arawelo4324

    @arawelo4324

    25 күн бұрын

    Yaa ka caqli xun aan ku xasuuqo hadana i jeclow wa doqonimo

  • @mohamedalimohamed5828

    @mohamedalimohamed5828

    25 күн бұрын

    @@arawelo4324 qomaludka hargysa jabhada awadal ba.do afjartsa...waney ka awood badanta darawishti ku kufadey...

  • @muunamahamed7696
    @muunamahamed769625 күн бұрын

    Maxaa kaagalay nacasaw

  • @faisamnur7706
    @faisamnur770625 күн бұрын

    Xanuun intee leeg bay nimankani u qabaan Somaliland cuqdadi waa tanoo kale

  • @user-tj2pj4ok2t
    @user-tj2pj4ok2t25 күн бұрын

    Itoobiya ma idinkaa xukuma waxaasi waa wixii adeerkaa afwayne eeday markuu xisaab qaldan isugaystay kkkkk

  • @abdirahmanyusuf4924
    @abdirahmanyusuf492425 күн бұрын

    Kkkkkkk jabhad la Isku dhisaaaa waxaye leeedahaye jabhad la Isku dhiso markaaaaa hada jabuuuti ayaaaa bilowdaye lakin comig sooon jabuuuti Ha sugto iyaduna

  • @barkhad100
    @barkhad10025 күн бұрын

    Iskaga jira ciyaartina,waaguba hortiina wa imane.

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v25 күн бұрын

    Viv Soomaaliland guuuul ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @BdirahmanAli
    @BdirahmanAli25 күн бұрын

    Umabaahna Somalia muuse

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub25 күн бұрын

    Jabhadi haday jirto isga dhulkisi ka jirta wakwa askar kaga layay canfartu dhulkisa muxu kuwa wax igu qabn wayay ina geele 😂😂😂

  • @HibaaqAynanshe-um6px
    @HibaaqAynanshe-um6px25 күн бұрын

    Beenaale ethiopia gaadhiyaashe SOMALILAND wey tegaan!!!!!!

  • @istahilCali-yi4vv
    @istahilCali-yi4vv25 күн бұрын

    Adeer Somaliland weyku filanwax kastooyimaada idinku iskufilaada

  • @osmanhajiabdi5899
    @osmanhajiabdi589925 күн бұрын

    Badda berbera ufuran muuse biixi saamiri SNM odhan. Maraakiib iyo dayuurad waa dhoofi karaan inta kaloo dhan ma Aadi karaan ileyn xadgudub bareer ah ku dhawaaqey Mr. Muuse dagaalladdii uu ku sameeyey kaloo aysan beeshiisa deginba?Wa go,Adoon Culus oo Si khaldan ugu bareeray khaladkiisa Mr. Muuse

  • @user-qw8et8sw6d
    @user-qw8et8sw6d25 күн бұрын

    ❤🤍💚kani wariye maaha ee waa cadawga soomaalilaana cadhada aad u qabto soomaalilaand ku dhimo aab hii ayaa ahaa qaxootigii sabacad ee lsoo eryay❤🤍💚❤🤍💚❤💚❤🤍💚❤🤍💚✌

  • @ahmedmusse9562
    @ahmedmusse956225 күн бұрын

    😂😂

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah875225 күн бұрын

    Kooxda cudurka Soomaalida halaga cuudiyo cuqdada ay Soomaali uqabaan

  • @user-bq5wz8rp7m
    @user-bq5wz8rp7m25 күн бұрын

    Mabeen.uun.baydun.kasheekayn.cida.aad.u.warantaan.maxoolaa

  • @faisamnur7706
    @faisamnur770625 күн бұрын

    Ninyohow xayeysiinaya dhul gaalo ee la nool gaalo hadii isaaq gaal la hadlona xanuusanayaa

  • @yasminjama2703
    @yasminjama270325 күн бұрын

    Welkom 🤗 Ilkecase iyo C/rahman

  • @musecige

    @musecige

    25 күн бұрын

    Weer

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy25 күн бұрын

    ❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂cunaqabatayn ayu isasaaray 😅😊😊😊

  • @khadarmimibrahim3817
    @khadarmimibrahim381725 күн бұрын

    Aduu ogaadenn ahan miyad ucolaaadinausa muse sxb

  • @abdirahmanyusuf4924
    @abdirahmanyusuf492425 күн бұрын

    Kkkkk aduuunka waxaaaa ug xun niman waaa wayen ooo doqoniimo iyo beeen iskug sheeekay nayo cuqdada ku gubaysa marbaye aanad qarsan Karin lakin waaaad la dhiman kartaaan cuqdada waxaaad ka qaaadaysaana majirto abayaaashin iyo awoow yaashinba Waxa baye ka qaadi waye kadib na waye la dhinteeen cuqdadiii adinkuna waaad la dhiman kartaaan Wlhi

  • @Sirad47
    @Sirad4725 күн бұрын

    Samaroon Cagdheer maaha, cilmi bay ku dheeryiin Cagligaa shaqaynaya sida adiga caynkaaga caamiyo curyaan maaha

  • @AxmedGaagale
    @AxmedGaagale25 күн бұрын

    Waar nunugu soomaali uma baahnin oo waalaahiya hanagu xiiqina

  • @abdulazizd
    @abdulazizd25 күн бұрын

    Somaliland dad kama jiree hadayba ogolyihin muuse jaahil madax u yahay ha laayo

  • @queency7943
    @queency794325 күн бұрын

    Duli ma sidaasaad isku mada daalisaan jabuuti ma Gali karo garoowe ma Gali karo doqon horda cagta waranka adiga sayidkii baa doqoniimadaada hore u sheegay ma waxaanad ogayn in ay Somaliland dayrkii baarliin ka shisanayao koonfuta iyo cid kastoon edwb daro ula timaada isa Soo wada raaca dadka Somaliland uma baahna qadaadweyn cagdheer iyo jabuuti toona

  • @bashirkhalif5094
    @bashirkhalif509425 күн бұрын

    Ankugudaro Ismacil cumar geel waa nin Mason ah saylac waxadan mamasn wan ismacil rermis

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub25 күн бұрын

    Waar jibuti dad badan somaliland ka so jeeda joga haday isku daydo nabad galyo daro samyso kuwa jibuti joga hubyn doona halku xukumi ina geele marka 😂😂😂

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose546625 күн бұрын

    Hadad aragtid hogamiye xun waxaa xun lataliyayashiisa. Marka ninka cadna iyo Faysal faaruq aay lataliyaha uyihiin maxad kasugeeysan. Waa godomeen kuwan

  • @amnoali8348
    @amnoali834825 күн бұрын

    stop drama man😂😂😂😂fake news 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @anebabuker6240
    @anebabuker624025 күн бұрын

    Xaasinyahay futadiina ayaad kahadasheen

  • @BdirahmanAli
    @BdirahmanAli25 күн бұрын

    Beenaale😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @Abdirahmanyousuf-mw5gz
    @Abdirahmanyousuf-mw5gz25 күн бұрын

    BEENALE BEENALE DHALEY FAQASH QUDHUN DHALEY OO LAHEYSTEENA

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub25 күн бұрын

    Aan kugu dari jibuti waa meel kulul dadka reer jibuti badan ba hargysa gebely borama xagagi imada kuwa muxu u haya ina geele hadu nabad galyo daro bilawo 😂😂😂

  • @user-dh2ci6fu6b

    @user-dh2ci6fu6b

    25 күн бұрын

    Illahaaww na bixi oo no gargaar ya raabbi

  • @Mawliidcasoowe
    @Mawliidcasoowe25 күн бұрын

    Macac macac macac

  • @abassabdillahi726
    @abassabdillahi72625 күн бұрын

    Awdal inta badan wa dhul ciise Dhul ciisena Itoobiyan qadan ma'yo abid

Келесі