Maxay ahayd sababta ka danbaysay Yasiin Farey in uu codsi u dirsado RW Rooble? Wareysi Pro Ingiriis

Maxay ahayd sababta ka danbaysay in Yaasiin Fareey taliyihii hore ee Nabadsugidda in uu codsi u dirsado RW Rooble?. Muxuuse Rooble kaga falceliyay codsigaasi?.

Пікірлер: 59

  • @xasanshuceyb7314
    @xasanshuceyb73142 жыл бұрын

    Waa zoo fiican maasha allaah

  • @saafimedia4578
    @saafimedia45782 жыл бұрын

    😥😥😥AIlaaaah dartiis subscribe ma i awoodaan.. Hamigaga Allow ku fududey sharuudihii 600 kaliya iga dhiman ma igaarsiin kartaa Somali Mohamed khair Allah ha idiin siiye

  • @abdihakimofficial5486

    @abdihakimofficial5486

    2 жыл бұрын

    Ana isaar walal

  • @samawadeahmed4380

    @samawadeahmed4380

    2 жыл бұрын

    Walal caloosha ayaad I hurisay waan kuu saarey laakiin wax wanaagsan soo geli

  • @saafimedia4578

    @saafimedia4578

    2 жыл бұрын

    @@abdihakimofficial5486 waa ku saarey wll

  • @abdillahiosman8323
    @abdillahiosman83232 жыл бұрын

    Baaba soomaalida haysata ayayka midtahay in qof aqligiisu yahay intan in layidhaahdo waxbuu garanayaa oo la waraysanayaa laakiin waxaan ila tahay in dameerka wayn iyo tuug c/shakuur ayaa waxay ka hot gaynayaan fahad yaasiin

  • @Somalitravel
    @Somalitravel2 жыл бұрын

    This is episode was too cryptic. I gained no new info.

  • @AhmedMohamed-lt4by
    @AhmedMohamed-lt4by Жыл бұрын

    MRHABA

  • @saidmm9953
    @saidmm99532 жыл бұрын

    Ninkan Ingiriis la magac baxay wuxuu weli sii wadaa character assassination ki uu Rooble ku sameeyey qeybtii hore. Toloow xarashka uu Rooble u hayaa weynaa. Mise Farmaajihii uu la quraacday ayaa laaluushay? Xasan Cade ama mu'aamarada ayuu qeyb ka yahay ama wuxuu ka dhoohan yahay Weerarka farsameysan ee meesha ka socda.

  • @mahadbile8657

    @mahadbile8657

    2 жыл бұрын

    War xasan cade xilkii cabdirahman cabdishakuur ayuu ku waashay . Kan ingiriisna quraac ka badan ayuu soo cunay marka alx indho waan leenahay beentaan yeelimeeno

  • @umumaxamed9578
    @umumaxamed95782 жыл бұрын

    Ninkaan isaga markasta garbaa leey dhigtaylee ku jiraa nabadoon haloo magacabo

  • @Yozzev10

    @Yozzev10

    2 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣

  • @aimzagaar3100
    @aimzagaar31002 жыл бұрын

    War duufaan iyo haramcad haday wax,tarayaan mudo kordhinti 2da sano maxaa loga hirgalin wayay.

  • @AA-qs1rz
    @AA-qs1rz2 жыл бұрын

    Kuwani waa kuwo lunsan oo cunaya "ciyoowgoo waagu ka bariyey" CBB soo daahey iga dheh Kkkkkk

  • @abdikafiF4
    @abdikafiF42 жыл бұрын

    Xasan cadde waa imtixaan kulaa sidii Ra,iizul wasaaraha kuheli jirtay.

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed43802 жыл бұрын

    Ninkaan xariif waaye inta uu meesha fadhiyo ayuu sheekada aliftaa 😂

  • @keizermohmoud1351

    @keizermohmoud1351

    2 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂xariif wye woo marqan snyhy

  • @guledyare7119

    @guledyare7119

    2 жыл бұрын

    Waa faatabakhle wayn😂

  • @samawadeahmed4380

    @samawadeahmed4380

    2 жыл бұрын

    @@guledyare7119 😂 been boode weyn waaye

  • @AhmedAhmed-tx6dj

    @AhmedAhmed-tx6dj

    2 жыл бұрын

    @@samawadeahmed4380 oo sowtaa shalay lahaydeen mashaa Allah kanoo kale majiro.

  • @ahmedjama716
    @ahmedjama7162 жыл бұрын

    Xishoodkii Waa dhamaaday miyaa

  • @Jamal.145
    @Jamal.1452 жыл бұрын

    Gaylan Media ayaad koobiyeysay sxb😲😲😂😂😂

  • @khadijagalaf8843
    @khadijagalaf88432 жыл бұрын

    sawir caban bararan aqli haduu leeyahay miyuu raga ay isku haybta yihin aflagadeynlaha sadaqjon ma gaartide doqonyohon edebyoolo

  • @rahmakhalif6891
    @rahmakhalif68912 жыл бұрын

    Alah faanka jecliyaa

  • @massejr2836
    @massejr28362 жыл бұрын

    FARMAJIHII KASOO DHEX HADLAY KUMA DHIGA DHEH

  • @filsanbashiirsaid9057
    @filsanbashiirsaid90572 жыл бұрын

    Ninkaan landheraha Professor yaa ubixiyay horta tankale xafiisyada dowlada marku galayo wardiyasha iridka taagan markay fasaxayan ma xildhiban ayan ahay buu uku shegaya

  • @deeqabdulahi4264
    @deeqabdulahi4264 Жыл бұрын

    Waa aqooon qasaartay waa tanoo kale waxa aan dhagaystay ma ahan qaab nin masuula ama aqoon leh u hadlo waa is hantaatac

  • @smx111
    @smx1112 жыл бұрын

    Oo Reerka ‘Odayaal ma Qabaan miyaa ? Ninkaan Xagee kasoo Galay ? Meel kasta - Maxaa Tagay ? Koleey Waa Wiil Hadal wanagsan Allaahu ‘Aclam

  • @odaykasheekee6929

    @odaykasheekee6929

    2 жыл бұрын

    Walleee kolkaaan arko comments kaada aad buu wax iigu dhaliyaa meelahaan daawado dhamaan Waad iiga horeysay

  • @smx111

    @smx111

    2 жыл бұрын

    @@odaykasheekee6929 Muxuu kugu dhaliyey Oo kaa Qarsoonaa ?

  • @zizuofficial2441
    @zizuofficial24412 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 ninkan wan wata

  • @saadaqcosoble4802
    @saadaqcosoble48022 жыл бұрын

    Wariye waa qabow waligeey ma arkin

  • @qoranedaahir9427
    @qoranedaahir94272 жыл бұрын

    hhhhhhhhhhhhhhh horta Dr xabeeb ma joogaaa

  • @mohamedshaakir33
    @mohamedshaakir332 жыл бұрын

    ninkaani waa libaax😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AbdallaArush
    @AbdallaArush2 жыл бұрын

    😂😂😂 mafahmin

  • @duranabdi4105
    @duranabdi41052 жыл бұрын

    Hhhghhgh. Cawa iskeen bartay hebel ingirisow.

  • @amdualeh5802
    @amdualeh58022 жыл бұрын

    Ninkani wuxuu ku jadlaydaa afkii farmaajo iyo fahad yaasiin,waa kooxdii fashilantay ee nabar iyo cudur.SHAME U.

  • @yiriisow
    @yiriisow2 жыл бұрын

    Kkkkkkk wlhy niyad baan u qoslay. War ninkan waa fantaastik. Musasalada inuu wax ka jilo ayuu ku fiicnaa lkn waa aqoon yahan buuxa runtii.

  • @duranabdi4105
    @duranabdi41052 жыл бұрын

    Quracdi farmajo lagagama horeen ingirisow

  • @boqoraddaarwa1623
    @boqoraddaarwa16232 жыл бұрын

    Alla yaaa ila qosla 😂😂😂😂😂. Golof yare xataaa inuu dhiikheeyo rabaaa

  • @n5tv351
    @n5tv3512 жыл бұрын

    🌪😱🌪😱🌪😱🌪😱🌪😱👍

  • @qoranedaahir9427
    @qoranedaahir94272 жыл бұрын

    waligeey riwaayad ka qosol badan 😂😂😂😂😂😂

  • @mohamedwadani7539
    @mohamedwadani75392 жыл бұрын

    Ninkaann musalsalkiisa ewel ma,aamini jirin lkn, Rooble baahane madaamo oo soo galay waa aaminay caawa sheekadaan.

  • @axmedsahal7268

    @axmedsahal7268

    2 жыл бұрын

    Musalsaladiisii hore waa inaad aaminta mar hadaad hadeer aamintay .ok

  • @mohamedwadani7539

    @mohamedwadani7539

    2 жыл бұрын

    @@axmedsahal7268 Kuwii hore wax laqaado karo maaheen dad aqayaar been cad kasheegayay, lkn hada Rooble waxoo kasheegayay waa macquul.

  • @mohashabka6549
    @mohashabka65492 жыл бұрын

    #hhhhhh#

  • @hodanjamac9305
    @hodanjamac93052 жыл бұрын

    xariif welcome to Somalia bariis dhicis ayuu ku jiraa. been ku xoog weynaa oo ku yiri habeenkii oo dhan soo wada jeednay. iska sheekeeso adeer.

  • @waqiyaahmed53
    @waqiyaahmed532 жыл бұрын

    INGIRIIS DHUUSO WEYNE WAXAA TAHAY SULUX AFAR JEBLE AH

  • @thementor.4697
    @thementor.46972 жыл бұрын

    Rooble baahane 👎👎👎😠😠😠

  • @saidbunka7485
    @saidbunka74852 жыл бұрын

    Duug duug dhalay beenlo

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan58502 жыл бұрын

    Prof deg deg waxuu qeeyb ka yahay musalsalka beenaale teams kkkkkkkkk

  • @mukhtarhassan4964
    @mukhtarhassan49642 жыл бұрын

    Faldan subscribe yaan laga ilaawin wayadan sid aad u shidato chenelkaaga waa in aad qof mug leh keentaaye

  • @qoranedaahir9427
    @qoranedaahir94272 жыл бұрын

    si kulul ban ola hadlay😂😂😂😂😂

  • @MM-tw7pu
    @MM-tw7pu2 жыл бұрын

    Meequu kusooqaatay kooxdaFahad Yasin waxaan usheegayo? 1 million , 2? 5? 🤔 Teedakale, markuu hanoolaato kadaleeceenjiray kooxda Fahad iyo Farmaajo 3 bilood uun kahor maxuu usheegiwaayay?

  • @guledyare7119
    @guledyare71192 жыл бұрын

    War ninkani waa faatabakhle wayn😂

  • @saidmm9953
    @saidmm99532 жыл бұрын

    Xasan Cade ayaan dhoweyd wuxuu weeraray magacaabidii Mahad Salaad iyo ina Cabdishakuur. Isagoo iska dhigaaya nin wareysi qaadaya. Hadana wuxuu marti qaaday ninkan si character assassination loogu sameeyo Rooble.

  • @june6206

    @june6206

    2 жыл бұрын

    Rooble wax uu a ahay ma sheegin

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan58502 жыл бұрын

    Farmaajo la quraacday kulaha meeqa shaafto ah aad cuntay prof burush kkkkkkkkk