MAXAMUUD KABANLE INKASTO FALAARAHA FAAYIHISA CASHAQA WALI AANA FARAGALIG GUDGUDO HEES MACAAN

Subscribe saar hada Nagucusubtahay

Пікірлер: 212

  • @saami5777
    @saami57774 жыл бұрын

    SUBSCRIBE SAAR ADO MAHADSAN XEERTA RER TIKTOK WAA IDIINKI RAADINAYAYE WAA IDIINKA

  • @fadumoabdi4199

    @fadumoabdi4199

    4 жыл бұрын

    Saam official hhhh wixii baad na fahmaysa waan kasoo baxay ana waajibkayga lol 🥰❤️🙏🏽

  • @xalanefarah3116

    @xalanefarah3116

    4 жыл бұрын

    Sxb wuu noolyahay kabanle ee xagee kudanbeyay waa fanaan aan in badan dhegaysanayay xasuus ayuu igu leeyahay

  • @saami5777

    @saami5777

    4 жыл бұрын

    Fadumo Abdi ❤️mahadsaniid wll Sodhoowow

  • @saami5777

    @saami5777

    4 жыл бұрын

    Xalane Farash 3 Bilood kahor Ayuu Dhintay sxb Maxamuud kabanle Heesihisu Waa wada Xul Sodhoowow bro

  • @xalanefarah3116

    @xalanefarah3116

    4 жыл бұрын

    Walal alaha unaxariisto waxaan maqlayay inuu mugud tuulo kamida kusugnaa waayadii dambe isagoo ubatay dhanka cibaadada

  • @anisadheman8098
    @anisadheman80982 жыл бұрын

    Ilaahay ha unaxariisto maxamuud maxamad xasan kabanle heestaan waxaay ka mid ahayd heesahiisa kuwa loogu jecel yahay ❤️🇸🇴

  • @aweyssoona33

    @aweyssoona33

    Жыл бұрын

    Kabanle Alle Ha U Naxariistee Heestan Isaga Ma Qaadin Walal Ee Fanaanka Qaaday Hala Soo Raadiyo

  • @hassanaqyaar5170

    @hassanaqyaar5170

    2 ай бұрын

    Lkn hastan kaban la.malahn wa ben wa gudgudey bro

  • @bahjaabdilaahi3196
    @bahjaabdilaahi31964 жыл бұрын

    Heestan soo raadin dheer kadib hadaan ku gulaystey saami aad iyo aad baad u mahadsantihiin. Tr. 22/5/2020 maalin fri..... goobtu waa Hargaisa gaar'ahaan Damal Hotel.👍

  • @mohamedkediye683

    @mohamedkediye683

    4 жыл бұрын

    Waad jeceshahay miyaa

  • @kacdoonkadhalinyaradasomal1364
    @kacdoonkadhalinyaradasomal13642 жыл бұрын

    War heestii waad kufsaty erayadeedii aan ku saxo Marka aan u fiirsado Kubabkeeda fiicnida Sacabada farshaxanka leh Jacaylkeedu fowsiya Waa igu fogaadaa ************** Qaybta 2aad Marka aan u fiirsado Farxaday u dhalatiyo Fahmadeeda yaabka leh Jacaylkeedu fowsiya Waa igu fogaadaa Halkaaa inaka sax mark Wna ku slmya

  • @mohamedmanzil9723

    @mohamedmanzil9723

    2 жыл бұрын

    Thanks again pro waa saxanthy

  • @ashasahal1683
    @ashasahal16834 жыл бұрын

    Heestan anoo ciyalay walashey dhagaysan jirtay walahi cawa marka maqlay xafadayadi So xasuustay 😭

  • @sakariyedhunyare7593

    @sakariyedhunyare7593

    2 жыл бұрын

    wlhi anaa kulamida waliba baadiyo sooxasuustay

  • @shaakirabdi8575
    @shaakirabdi85753 жыл бұрын

    Waxa dhageysigeda iigu dambeysay 2002 waagas oo aan qof aad u jeclaa 😭😭

  • @warsameibrahimadan9846

    @warsameibrahimadan9846

    2 жыл бұрын

    Wlh waqtigas dashe aniga ❤️ legend tahy

  • @mohamedtecno5783

    @mohamedtecno5783

    2 жыл бұрын

    Oo dunida majogtay

  • @shaakirabdi8575

    @shaakirabdi8575

    2 жыл бұрын

    @@mohamedtecno5783, dadkeyga waxyar aya ka haray somahan 😁

  • @Buneysead

    @Buneysead

    Жыл бұрын

    @@shaakirabdi8575 waqtiga ina yareyd laga yaba micnaha yaraan jcyl kugu galay hadana da'da caadiga ku jirtid

  • @hinfahinfa7946
    @hinfahinfa79462 жыл бұрын

    The most like song( wa hesta logujeclahy) ninkasto maqlo hestan xasus qaas aye uledahy aad umahadsantahy saxib in badan aya radiye 🙏

  • @Buneysead
    @Buneysead Жыл бұрын

    Sidii ruux la falay ban fiidki wareega😘❤ Rabbi aduun iyo aaqiro ku naxriisto awowe🤲

  • @samiirnasri2820
    @samiirnasri28202 жыл бұрын

    Aniga cml yee marki ugu horesay uthy heestaan😂😂

  • @saajidahmed9805

    @saajidahmed9805

    2 жыл бұрын

    Aniga tiktok kaso raacay wa hees shidan

  • @samiirnasri2820

    @samiirnasri2820

    2 жыл бұрын

    @@saajidahmed9805 anigaba hda tiktok kso arkay sidaas uso raadiyay😂😂

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir10433 жыл бұрын

    Alaha u naxariisto marxuumka

  • @yasminfarah2280
    @yasminfarah22802 жыл бұрын

    Op this song take me back memories

  • @mohurre4983
    @mohurre49833 жыл бұрын

    Anoo YaR Bn dhgysan jirry heestn abtigy baaa jeclaaa 2012 TodaY adunooow aduuun tnxz saam

  • @habibabishar1905

    @habibabishar1905

    2 жыл бұрын

    Kkkk wlhi the same

  • @burhanbashiir8144
    @burhanbashiir81444 жыл бұрын

    maxamuud maxamed xasan diiriye kabanle allaha haw naxariisto

  • @salmaan_saciid8685
    @salmaan_saciid86852 жыл бұрын

    Wllhi waan radinaya manta oo tarkhda tahay 15 bishii 10 2021 malin jimca thanks

  • @apdywalikarama5768

    @apdywalikarama5768

    2 жыл бұрын

    Hadan helay anee😅

  • @mohamedabdikadir2900
    @mohamedabdikadir290011 ай бұрын

    Late 90s song wooow but its wajirians who over played this master piece

  • @SomaliKing-wx7tw
    @SomaliKing-wx7tw4 ай бұрын

    Alla ha unaxariisto maxamuud kaamanle😢

  • @lionelmibro7033
    @lionelmibro70334 жыл бұрын

    Wllh hesaha gudgudey 1000 jeer kabadan ayan youtube karadiyay, thanks allot. Please qeybaha kalana albumbka noso raaci

  • @gasira1173
    @gasira11732 жыл бұрын

    heestan dhageysigeed mgc fowsia u nacay ano aad u jcl 30/7/2022

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail91575 ай бұрын

    Wah waaah.❤😊

  • @fattahabdalla9309
    @fattahabdalla93094 жыл бұрын

    mahadsanid sxb in badan ayaan radinayy hesta waan ku saaray ayadoo shatfan❤❤

  • @dirgaxwanaf6605
    @dirgaxwanaf66054 жыл бұрын

    Waligay ma arkin wax kadis aan oola kulmo oo mudo qalbigayga kaguuxaayey runtii mudo xitaa dadka aan weydiiyey heestaan laacadad walaa xisaab Hal qof oo iisheega waayey

  • @sadaamgolcade5854

    @sadaamgolcade5854

    4 жыл бұрын

    Hhhhhh Dhagaysi wacan

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh2 жыл бұрын

    thanks 🙏 heestaan waxbadan raadiyey yarantydaan soo xasuustey 🥲

  • @mohamedalis5864
    @mohamedalis58642 жыл бұрын

    Maxamuud kabanle allah haw naxariisto dhwaan ayuu geeriyooday 27/12/2021

  • @ahmedfaarah3710
    @ahmedfaarah37102 жыл бұрын

    in badan ban soo raadiyay 2021/Nov/01, habeen isniini sii baxayso ban Bosaso ku dhegaysanayaaa😍😍😍

  • @inaalisalad8183
    @inaalisalad81834 жыл бұрын

    Maxamud kabanle The best SONGS Mudug iyo Galgaduud Meel ku ogaa

  • @afakadosboy2498
    @afakadosboy24984 жыл бұрын

    Waaajib igu tahay subscribe iyo like horay usoco bro Waaxid reer tiktok ah oo heesta uwaalan rabay ahay🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣War bal thanks bro

  • @mahdiali5431

    @mahdiali5431

    4 жыл бұрын

    Kkkkkkkkkk

  • @sadaamgolcade5854

    @sadaamgolcade5854

    4 жыл бұрын

    Hhh Bashaal wacan

  • @dalially2018
    @dalially20184 жыл бұрын

    I was looking for years thanks

  • @alifaras6970

    @alifaras6970

    3 жыл бұрын

    Even me alx I got now

  • @mohiadina.mohamed7045
    @mohiadina.mohamed70452 жыл бұрын

    8 0ct. 2021, saaka iyadoo la igu tashkiilinaayo inaan Lotary xareeyo Sxbkey cumar carabow ayaa igu leh anaa free kugu soo sawiraa😀 ayaan dhegeysanayaaa

  • @abdicasiissanyare1146
    @abdicasiissanyare1146 Жыл бұрын

    Best song ever it's being long for me to listen 👂 well-done my guy keep up and post such song's

  • @sadiacasha9912
    @sadiacasha9912 Жыл бұрын

    Walaaashay iga wayn baa dhagaysan jirty xasuus

  • @Shafici_Ali
    @Shafici_Ali2 жыл бұрын

    Waxaan cadaynayaa fanaan maxamuud kabanle raximahullah in aanu heestaan lahayn ee loo baahanyahay in la raadiyo fanaankii lahaa heestaan oo la waydiiyo fanaaniintii fanka soo galay 95kii intii ka damabaysay

  • @suleymanjaamac7037

    @suleymanjaamac7037

    2 жыл бұрын

    Waan kugu raacsanahay sxb ninka heestan qaadayaa maxamuud maxamed kabanle maaha 2000kii ayaan maqlay yadoo cusub oo aad loo dhegaysto dadku waxay ku sheegayeen shey Mire dacar. Mase hubo.

  • @qadafinuur
    @qadafinuur4 жыл бұрын

    heestan Waxaan Raadin hayay 9 Sano Waan Wayay Heer waxaan gaadhay Aan Facebook ka Baafiyo waana la wayay caawa waan arkay lkn ma dhamaystiro

  • @yussufomar183

    @yussufomar183

    3 жыл бұрын

    It is half who can share it full version

  • @blackkhan8937

    @blackkhan8937

    3 жыл бұрын

    Ani xita

  • @som-2524

    @som-2524

    3 жыл бұрын

    Lahajdi reer bariga soo qorta 🥰

  • @maadeys
    @maadeys4 жыл бұрын

    kabanle inuu organkan ku heeso iska daaye xataa orchestra isagoo ku heesaa lama arag ee inaga soo hubiya

  • @alinoorahmednajji1955

    @alinoorahmednajji1955

    4 жыл бұрын

    Heesta wa heesay godgudey

  • @britishboy53wiilboqortooyo33

    @britishboy53wiilboqortooyo33

    3 жыл бұрын

    Godgudey

  • @britishboy53wiilboqortooyo33

    @britishboy53wiilboqortooyo33

    3 жыл бұрын

    Godgudey

  • @inaalisalad8183
    @inaalisalad81834 жыл бұрын

    Mahadsanid saxib Inkastoo falaaraha Wan helay Keep going bro

  • @saami5777

    @saami5777

    4 жыл бұрын

    Sidokale sxb Sodhoowow

  • @MohamedeqAli
    @MohamedeqAli10 күн бұрын

    Allaha unaxariisto

  • @xamzejaamac9095
    @xamzejaamac90952 жыл бұрын

    Flash back to the good days full song plz i beg of you😭😭

  • @adenceynte5520
    @adenceynte55204 жыл бұрын

    Mahadsanid sxb heestan waxan dhageysan anigoo ciyaal ah sanadkii 2002 or 2003 markii ayaana iigu dambeeyse Dibna waan u waaye heesta many Thanks sxb keep going

  • @habibabishar1905

    @habibabishar1905

    2 жыл бұрын

    Kkk wlhi me too use to listen while i was very young

  • @xasanaxmed8688
    @xasanaxmed86889 ай бұрын

    Caawa ayaan helay Yaa salaam❤❤ Waan idin salaamayaa inta soo raadin doonta

  • @mohamudabdiwali7491
    @mohamudabdiwali74914 жыл бұрын

    Isku cod mahan saxib maxamud kabanle kunoqo magaca fananka qaday

  • @kamaalilkacase
    @kamaalilkacase3 жыл бұрын

    heestu Waa qabyo midda kale qoraalka waxbadan Ayaad qaladey kane ubadkeedka ma Ah kubabkeda weye

  • @emperorrashka1490
    @emperorrashka149010 ай бұрын

    Reminds me of my child hood memory

  • @a.kherow1901
    @a.kherow1901 Жыл бұрын

    hestaan will aan saxipa nah kusoo xasuusanaa oo magacisa yahy Haredi8❤halkan kasalamaa sxp sare kuxusay

  • @Layliga143
    @Layliga1433 жыл бұрын

    Heestan aad & aad ayaan u dhagaysan jiray laakiin Albamkan fanaankan oo buuxa ayaan codsanayaa waliba waxaa kimda haygu raacin garaado hadii aan ku guursado sow waajib maan gudan

  • @blackkhan8937

    @blackkhan8937

    3 жыл бұрын

    😎😎

  • @profharith

    @profharith

    2 жыл бұрын

    Wallee kula Mid baan ahay. Albumkaan weligey baan raadin jiray “maxaa dhexdeena loo soo galiyaa Hadaan ku guursado saw waajib maan gudan” Halkee ka helaa albumkaan? KZread aad baan aga raadshay waana ka waayay

  • @Buneysead

    @Buneysead

    Жыл бұрын

    War wll heesta ma heshay wnkula raadinaye

  • @mohaweheliye8852

    @mohaweheliye8852

    Жыл бұрын

    War albamka fanankan hala raadiyo heeso badan 25daqiiqo soconayo ayey ahayeen wxana kamid ehed heesti, ''sida tahay gudguda roob iyado barwaaqa '' fnankana kabanle maha

  • @carbismedia5451

    @carbismedia5451

    2 ай бұрын

    ALBUMBKOO BUUXA YAA GARANAYA heesihiisa meesha laga helo Hadii aanu gabar yahay caashaqaagu iba galin, hadi hadi aanu gabar yahay caashaqaagu iba galin, geeraaradaydiyo gabayada ma tiriyeen

  • @AbdiwahidWadani
    @AbdiwahidWadani2 жыл бұрын

    Hees ka Mcn Wali ma dhageysan 2022 dhageysanoya jclka qofkii wax ka garanaya ayaa heestan ku qiiron karo wlh jcl aan la heleynin illahey nama galiyo aamin

  • @abdirizakh4933
    @abdirizakh49334 жыл бұрын

    Caawa ayaan kudaawanyaa xaalad dhab ah alayahoow jaceylkaan dhibtiisa uusan dhaaya itirin 💥💥💥💥💥💥💥💥 ma ahayn in lagu daro nolosha jaceyl waayo waxaad jeclanaysaa ruux aan ehel u ahayn sorry sorry

  • @saami5777

    @saami5777

    4 жыл бұрын

    Samir same kaabe waa iska Xaal Aduune

  • @shareecoabdullahi4120

    @shareecoabdullahi4120

    4 жыл бұрын

    sorry bro ilahy wax khyr qaba haku siiyo lkin quraanka wehesho isagaa dawo u ah murugta

  • @farhanhersimohamed3717

    @farhanhersimohamed3717

    3 жыл бұрын

    @@shareecoabdullahi4120 saxiix sxb

  • @hodankarshe613
    @hodankarshe6133 жыл бұрын

    Xusus ayay igu ledahay hestaan😭😭😭waban kuso celceshan jiray sagashanka

  • @user-ok3un3bh6n
    @user-ok3un3bh6n Жыл бұрын

    Wlhi 2014 anigoo wagaas soo baxaayo ayaan dhegensan jiray xasuus ayee igu ĺedahy heestaan wiil ismaciil ladhaho baan jeclan jiray❤ alx allh na calaf waa igu dary 😢

  • @ahmez5385
    @ahmez53854 жыл бұрын

    Hestan xasus ano Yara dhagestay wlhy 🤗

  • @habibabishar1905

    @habibabishar1905

    2 жыл бұрын

    Kkk me too wlhi

  • @abdirizakmohamedabdi
    @abdirizakmohamedabdi Жыл бұрын

    Hestan anoo aad uyar walalkay ooradiyo wato kamaqli jiray aad ayaan ujecelahay

  • @maxamedxasan4886
    @maxamedxasan48863 жыл бұрын

    heestan waxaa ku jira magaca hooyaday mcn alle hay daaye inkasta oo hada aan ka dheerahay waxaa aragtideda igu danbaysay 26 6 2018 hooyo waan ku jecelahay ilahay nabad qab haysuku keen tuso

  • @khaalidbihi85
    @khaalidbihi852 жыл бұрын

    Isla hadaan arkay markiiba wan helay cajiib eryada laxanka iyo codkba 24/9/2021 habeen jimca ah Dhawrjeer ku ceshaday

  • @abdifatahyussuf6466
    @abdifatahyussuf64663 жыл бұрын

    10 Sano kahor ayaan dhageystay 9saano ayaan raadinaaye. Kobanle maqaadin heestan

  • @mohaweheliye8852
    @mohaweheliye8852 Жыл бұрын

    War albamka fanankan hala raadiyo heeso badan 25daqiiqo soconayo ayey ahayeen wxana kamid ehed heesti, ''sida tahay gudguda roob iyado barwaaqa '' oo albumka loga magacdaray fnankana kabanle maha. Heesahasna yutubka kumajiran intan tan ka eheen ee studioyasha halaga raadiyo.

  • @user-js5ko9gg6n
    @user-js5ko9gg6n10 ай бұрын

    Hestan waxey kamidtahy hesaha iguqaliga ah aan marnabo xasusteyda kabixin ❤

  • @mohamedahmed-tk5zj
    @mohamedahmed-tk5zj2 жыл бұрын

    Look for other parts. Collection gudgude 25 minutes

  • @Hiiraan_boy
    @Hiiraan_boy4 жыл бұрын

    Wlh sxb aad ayaa umahadsanthy sabbtoo ah heestaan inkabdn 7 sano raadinay

  • @bayroble8562
    @bayroble85623 жыл бұрын

    Wlhi xasus aye igurebtey markan jecalaa halimo Ahmed manta laqabo

  • @Buneysead

    @Buneysead

    Жыл бұрын

    Sorry wll😞

  • @zuualfatupe1560
    @zuualfatupe156010 ай бұрын

    Radhin deer kadib cwaa ayan helay date 23 September 2023 time 00:55 at night intii igaa dambeyso an iskusoo ducey inu Allah nooo naxaristo dalinyaroy like saar sii malin usoxasusto inan qoralkan qoray hadan adunkaa jogiN waa malin dunidhaa kaa deer yahay

  • @John_1481
    @John_14817 ай бұрын

    Xasuus garacad iyo hheestaan 🎉

  • @babamarwan7618
    @babamarwan7618 Жыл бұрын

    Sxb album kisa full ah mala helayaa

  • @zuualfatupe1560
    @zuualfatupe156010 ай бұрын

    Finally wn heeeLeeeee

  • @ahmedzakidaacad327
    @ahmedzakidaacad3273 жыл бұрын

    Heeestaan dhabtii waxa igu danbeysey 2011 waxaan radiyoba cawa ayan heley wad mahadsantihin all

  • @sophiaadam7637
    @sophiaadam76372 жыл бұрын

    Heestaan wiil aan jecelahy ayaa ii qaadi walina waan jecelahy waan waayey heer waxaan gaadhay anoon erayadeeda saxi karin qofkasta dhaho ii garo heestaa dhagayso saasaay ahayde lkn halkan baan ka helay 🥲 xusus bay igu leedahay

  • @abdullahijimale1868

    @abdullahijimale1868

    2 жыл бұрын

    🥲🥲

  • @sidiiqisseomar5801

    @sidiiqisseomar5801

    8 ай бұрын

    Gabadhii aad jeclayd ma is calfateen mise

  • @aayahamedia3239
    @aayahamedia32393 жыл бұрын

    Mhdsnd sxb heesta 10.sano kudhawaad waan raadinayey caawa 2.nov.2020 12.00.pm ayaan chanelkaaga kahelay Siweyn ayd umahdsanty 1000.jeer

  • @awcabdiabdirahman2919
    @awcabdiabdirahman29192 жыл бұрын

    Heestan aniga oo caruur ah ayaan maqlijiray waayadan uunban TikTok dad soodhigaya arkay marka ayaan sooradiyey 8/11/2021,21:35Pm,Kampala,Uganda

  • @aadanecabdi4486
    @aadanecabdi44864 жыл бұрын

    Mahadsanid sxp heestan wax badan baan raadiyay

  • @Wearesomali
    @Wearesomali Жыл бұрын

    Jacaylkeedu foosiya uu igu fogaada lyricska inaga saxa

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын

    Allah ha unaxariisto fanaanka 😢

  • @ayaneycadey6575
    @ayaneycadey65753 жыл бұрын

    Thks huno mcne Tiktok ban kaso radiya💞🙏

  • @ahmedabdu6963
    @ahmedabdu69633 жыл бұрын

    Lyrics ka ama qoraalka iyo erayada meelaha qaar way qaldan yihiin. Fadlan hagaaji.

  • @abdirashid2365
    @abdirashid23653 жыл бұрын

    Asc wan salamaya saam chenal waxan ka codsaneyna albanka gudgudey oo dhameshatiran fadlan?

  • @yoonisqaasim6987
    @yoonisqaasim69872 жыл бұрын

    Wlhi xasuus 2012 baa dhageesan jiray gaari uu walalkey lahaa ka dhageesan jiray anoo aad u yar aduun xaalkaa ba mantana taruqdu waa 3/1/2022 cabudwaaq somalia ka dhageesaniyaa

  • @deeqmohamed5068
    @deeqmohamed50684 жыл бұрын

    Bro marka hore wad mahadsan tahay lkn xogaa erayada qaar baad say ahaayeen yaadan ka dhigin tusaale jaceyl keedu fawsiya wuu igu siyadaa weeye halka aad ka dhigtay raxmadeeda yaabkaleh waa farxadeeda yaabka leh si fcn ugu fiirso bro Thanks

  • @saami5777

    @saami5777

    4 жыл бұрын

    Macquul kaabe Lkn Anigu Sidaas ayaan ila ekaatay

  • @dalially2018

    @dalially2018

    4 жыл бұрын

    Fahmadheda "

  • @istabdi9082
    @istabdi90823 жыл бұрын

    Sithan.u.rathinaye.wan.ku.dalay.10year.igu.qathatay.ina.radiyo.waxa.igu.kalifay.wil.an.isjeclen.ayan.ila.dageysan.jirne.xasus.ayan.karaway.hada.wiqtigas.aya.ee.sawiran.2003

  • @cawilyusuf1268
    @cawilyusuf12683 жыл бұрын

    Lyrics dhan wuu khaldanyahay saaxiib intaadan dadka usoo gudbin soo hubi qoraalka heesaha.

  • @Shujaac_gaming
    @Shujaac_gaming11 ай бұрын

    Alaa maxaan radiyee

  • @mohamedaliofficial9886
    @mohamedaliofficial98864 жыл бұрын

    Hees xasus igu leh wagan badiyha ariga Ku raci jiry

  • @dirgaxwanaf6605

    @dirgaxwanaf6605

    4 жыл бұрын

    Hhhh walahi qosol igadheh

  • @blackkhan8937

    @blackkhan8937

    3 жыл бұрын

    Most popular song

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh2 жыл бұрын

    soodhamaystir ina adeer waa hlf

  • @SomaliKing-wx7tw
    @SomaliKing-wx7tw4 ай бұрын

    Memories ❤

  • @xamdisharaf1440
    @xamdisharaf14404 жыл бұрын

    Wllhi xasuuuus III ledaahy heestaaan

  • @abdultimooz7699
    @abdultimooz76994 жыл бұрын

    Heesta wn jeclahay xasuus gaar ayey ii leedahay. Wad mudan tahay subscribe bro

  • @muuseadan2294
    @muuseadan22942 жыл бұрын

    Woooooow iyo kamanle

  • @suleymanjaamac7037
    @suleymanjaamac70373 жыл бұрын

    Fanaankan waa kuma waxaan u malaynaya maxamuud kabanle maaha

  • @mariahashim4042
    @mariahashim40422 жыл бұрын

    Raadin dheer heesta hadaan helay 😃

  • @aminajirde5700
    @aminajirde57002 жыл бұрын

    Heestan qofaan jeclahay ayaa marwalba ila wadaaga hadii calaf Nala iskukaaya daro Editing ayaan kusameyneyn doona qoraalkan farxadana waan idinla wadaagi doona

  • @Buneysead

    @Buneysead

    Жыл бұрын

    Rabbi ha idin rumeeyo riyooyinkina😍

  • @ilwaadAbdurashiid4631

    @ilwaadAbdurashiid4631

    Жыл бұрын

    Rabbi haku rumeeyo rajadaada 🤲

  • @sidiiqisseomar5801

    @sidiiqisseomar5801

    8 ай бұрын

    Hal sano ka dib Ma wada socotan wali

  • @deeqmohamed5068
    @deeqmohamed50684 жыл бұрын

    Midhaha uu ka heesayo ama qalcada waa xarafka F

  • @zahraladan5280
    @zahraladan52803 жыл бұрын

    Cajiiba ❤🥰

  • @Banaadirpoy
    @Banaadirpoy3 жыл бұрын

    Codkan maxamuud kabanke ma.ahan ee iga hubiya

  • @kamaalilkacase
    @kamaalilkacase3 жыл бұрын

    Wax badan Yaan raadiyey heesta 8sano kadib Cawa iyo dhageysi

  • @zakidaacad7775
    @zakidaacad77752 жыл бұрын

    Ala hestaan maxa raadiyay xasuus

  • @billowadan474
    @billowadan4742 жыл бұрын

    Full song plzzzz🙏❤

  • @abdulmajidahmed9162
    @abdulmajidahmed91622 жыл бұрын

    This shit hits so hard 🔥🔥🔥💯

  • @zuhurzeyn2376

    @zuhurzeyn2376

    6 ай бұрын

    😂😂😂😂

  • @dinixayvlogs3795
    @dinixayvlogs37954 жыл бұрын

    Anigo ciyal ahh aya maqli jire abtiigey kumarqamj jire jad cunow 😂😂😂😂

  • @xariifwayn6675
    @xariifwayn6675 Жыл бұрын

    WOooooof

  • @sulekagedi1406
    @sulekagedi14064 жыл бұрын

    Thank you🙏🙏❤️🇸🇴subcribe wan sare

  • @muxiyadiincabdibadal1092
    @muxiyadiincabdibadal10922 жыл бұрын

    Ala maxan dhagaysan jiray anoo loda racaya miga iyo ariga xasuus walahi nin Iiso radi heeska idhi imka iishegay aad buu umahad san yahay

  • @sacdiasaid5328
    @sacdiasaid53284 жыл бұрын

    Saam thank u very much yakhay heestan wan ku dalay san u radinayay ❤️🙏

  • @user-ok3un3bh6n
    @user-ok3un3bh6n Жыл бұрын

    😢😢😢

  • @fadumoabdi4199
    @fadumoabdi41994 жыл бұрын

    Thanks huuno mcn saam 🥰🥰🥰🙏🏽

  • @saami5777

    @saami5777

    4 жыл бұрын

    Sodhoowow huuno

  • @zakariarashidabdi1753
    @zakariarashidabdi1753Ай бұрын

    G😊