Maxamud Kadheeri Iyo Xalimo Milano 🔥Iyo Heesta "ILA SABAALI CAASHAQA"

Ойын-сауық

🌟Heestan waxa curinteeda laha
Abwaan Maxamed Nuur Shareeco AHN 1983
🌟Laxanka
- Cali C/llahi Ciise
HEES CUSUB
MUUQAAL XIISO LEH
HEESHA CUSUB
HEES SOMALI OO QORAAL AH
SOMALI LYRICS
HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
HEESO QAARAMI AH
HEESO KABAN AH
HEESO NON STOP AH

Пікірлер: 85

  • @mowliidmohamoudtahlil
    @mowliidmohamoudtahlil6 ай бұрын

    Waxan dhagaysanaya 2024 / 1/15 goobtu wa Nairobi jawiga iyo hestu wa isku baxayan Abwaan maxamed kadheeri ilahy cimri dher iyo cafimad Halima milano AUN ❤

  • @Mudane-
    @Mudane-4 жыл бұрын

    Waaw waaw abwaan iyo fanaanimo ayuu is kuu darsadey kaadheeri iyo xalimo milano bari samaadkii waxaasa murti aheyd fankuna qiimo lahaa hada waxaa socda fan laguma tilmaamikaro miro iyo laxan music isbar bar yaacayo cod micser laguu soo duubey guul gobonimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️

  • @amaadin12

    @amaadin12

    4 жыл бұрын

    fanan kaa sheeri waa ninkii qaaday maxan gabinka dhacay, wan xasuustaa heesihii hirgalay oo numbar ku galay

  • @ubeidali1310
    @ubeidali13104 жыл бұрын

    Eebbe ha noo daayo saaxiibkey qaali ah Kaadheeri.

  • @daadirbulshaawi7700
    @daadirbulshaawi77004 жыл бұрын

    Bal eeg jaceyl iyo wadanimadaba dad waa dadkii hore fan waaa fan kii hore kadheeri iyo Milano 😍😍😍😍

  • @MahadMuhammed-mb3fc

    @MahadMuhammed-mb3fc

    2 ай бұрын

    Aad iyo aad lejen

  • @charkodeqsalampeace1919
    @charkodeqsalampeace19194 жыл бұрын

    Allaha u naxariisto fanaanadii codka yaabka ah lahaydee Xaliima Muuse Milano.

  • @siqaayehd5024
    @siqaayehd50244 жыл бұрын

    abwaan kaa dheeeri waa nin ree dhagaxbuur ah heeso badan uu qaadayna ma duubna suu sheegay miilaano waa gabadh cod macaan alle ha unaxaristo

  • @anascabdirazaaq248

    @anascabdirazaaq248

    4 жыл бұрын

    Ma aha ree dhagax buur waa ree afmadoow abwaanku

  • @shaafijeyte9021

    @shaafijeyte9021

    3 жыл бұрын

    Xaliimo Milano ayadana inay reer Jowhar tahay maxaadan uu sheegin ?

  • @yahyemohammed1984

    @yahyemohammed1984

    Жыл бұрын

    Waa Ree Dhagax buur Anuu waliba Adeer ii Yahay wall

  • @shaafijeyte9021
    @shaafijeyte90213 жыл бұрын

    Xaliimo Muuse AUN cod cajiib ah ayay laheyd fanaanad qaali ah ayay aheyd xaqiiqdii, qabriga Allaha u waasiciyo.

  • @mohamedabdile3411
    @mohamedabdile34113 жыл бұрын

    AGA AGA WAA FANAANKII REER DHAGAXBUUR MR KAADHEERI WWWWWWWW

  • @saidfarah7426
    @saidfarah74264 жыл бұрын

    Walaal waad ku mahadsantahaye sida aad dakii hore u soo gudbiso bwaxaad ku dartaa magacayad dad badan oo aan aan aqoon baa jira riwaayadii aad soo gudbiso fanaanita qaadaya ku dar magacooda

  • @umarabdi5814
    @umarabdi58143 жыл бұрын

    AHN xaliimo milano waxay ahayd fanand cod fican shil gadhi bay ku dhimatay 😭

  • @qaraamiqaaci1984
    @qaraamiqaaci19844 жыл бұрын

    Eesh qiyaasak, waa jacaylkii iyo wadinigii oo talantaali ah. AHN Abwaan Maxamed nuur shareeco iyo xaliimo muuse milaano.

  • @mceeri7238

    @mceeri7238

    3 жыл бұрын

    Shareeco Miyaa Leh Kacaanow Abaha Was Lol

  • @qaraamiqaaci1984

    @qaraamiqaaci1984

    3 жыл бұрын

    @@mceeri7238 adigu ma intii ay snm-tu ku tiraad ahayd shareeco wax ma samayn jirin awawgaa la gubye lol

  • @ahmedabdiguure4386
    @ahmedabdiguure43869 күн бұрын

    Abwaan kaa dheeri hadda wuxu ku noolyahay Galkacyo qaybta Galmudug

  • @cabdimohamed3466
    @cabdimohamed34662 жыл бұрын

    Allah u naxariisto abwaan maxamed nuur shareeco iyo xaliimo milaano kaadheere asagu waa noolaa ogaanshahaygii Waa hees cajiib

  • @yahyemohammed1984
    @yahyemohammed1984 Жыл бұрын

    Walee Waa Heeso Heesihii Hore Allaha Ku Siiyo Adeer Caafimaad iyo Cimri Dheer

  • @abdirashidosmanmuse7114
    @abdirashidosmanmuse71143 жыл бұрын

    Alle ha u Naxariisto janno Fardouwsa alle ha geeyo Xaliimo Muuse milaano . Waxaan maqlay inay ku geeriyootay shil gaadhi.

  • @Ahmedmohamed-wo2fv
    @Ahmedmohamed-wo2fv4 жыл бұрын

    ONLF ayaan ku aqaanay kaa dheeri lkn fanaan qaraami ah maan moodayn.

  • @elmiyusuf396

    @elmiyusuf396

    3 жыл бұрын

    nin wadani ah weeyaan 1982kii ayuu kusoo biiray radio muqdisho fankii somaliyeed nooloow abwaan kaadheeri

  • @abdiasisyusuff787

    @abdiasisyusuff787

    3 жыл бұрын

    Me to Onlf unban ku bartay wa Abwaan wana fanan

  • @qaraamiqaaci1984
    @qaraamiqaaci19844 жыл бұрын

    Saxalkiyo mariiqiyo Xidigaha sagaalkaa Afa-gaaladoo siman Saqda dhexe alaylkaan Ku saxaa tilmaantoo Inanyahay socdaal iyo Safar weli aan dagin baa Sahayda aan u qaatoo Sub-marine-ka quusiyo Markab sida gantaaloo Dul sabeeya maanyada Gujis sahanka aadaan Saarnahay dushiisuu Anigoon sal-gaarin Soomaaliyoo mida Waxaad iga sugaysiyo Gabaryahay sifaha guur Iima suuro-galayee Noo sabaali caashaqa

  • @mohamedshueb7329

    @mohamedshueb7329

    3 жыл бұрын

    Wahwah cadi ma AHA hesstan

  • @abdiasisyusuff787
    @abdiasisyusuff7873 жыл бұрын

    Ogi soohdimaha maqan hubka inad usidatoo Caku dad wa dadkii hore wadaniyiin laga cabsado ayey ahayeen Waxa hada joga wa wada dabadhilif

  • @maogtahay4999
    @maogtahay49994 жыл бұрын

    Wlhy garanwaayey adiga iyo maadeys ba halka kaso qufeysaan murtidan gulaysta

  • @maogtahay4999
    @maogtahay49994 жыл бұрын

    Ya sallaam, waxa filaya heestan iney ku jirtey riwaayad shareeco laha la odhan jirey horta ya casi dhalay

  • @mahaddirirgeesood9556

    @mahaddirirgeesood9556

    4 жыл бұрын

    Sxb wad saxday erayada laxanka iyo musiga shareeco riwaayada caasi yaadhalay waxaa ku jirey abtigey Cabdulahi farey aun abwaan ka iyo inta dhimatay allaha u naxariisto

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Жыл бұрын

    Yaa salaam waakuwaa heesihii La yaqaanay

  • @mohamedabdile3411
    @mohamedabdile34113 жыл бұрын

    ASAL FASAL ABWAAN M ZUBEER REER DHAGAXBUUR SHAYAADIIN

  • @hassandubow2820

    @hassandubow2820

    7 ай бұрын

    RerIssack waye. MZubeer ya la'dhaha? Pun intended kkk

  • @arbajahanchronicles698
    @arbajahanchronicles6983 жыл бұрын

    Codsii I need heesa badhan oo kaderi qathi walal

  • @khalidk.b7655
    @khalidk.b7655Ай бұрын

    Waxan dhagaysanaya 16 06 2024 Nairobi ayan joga jawiga lama sureen karo, wa hawen ciid arafo

  • @KQA3
    @KQA34 жыл бұрын

    Waa cajiib video🌷

  • @hassanadam1373
    @hassanadam13733 жыл бұрын

    Sxb haddaa hayso waxaa noosoo gelisaa Heestii Kaadheeri iskalahaa ee ay ereyadeeda kamid ahaayeen: Maxaan gebi ka dhacayoo, Gudcur roobabaabeed, Guureeyey awgaa, Galowgiyo shimbiruhuna Gacal ii nooqdeenoo Geedaha la kori jiray

  • @maryancabdulaahi6144

    @maryancabdulaahi6144

    3 жыл бұрын

    Walaal idhosogeli sheesaha kadheeri

  • @mohamedabdile3411
    @mohamedabdile34113 жыл бұрын

    ABWAAN FANAAN KAADHEERI GOB REER DHAGAXBUUR ASAL

  • @yahyemohammed1984

    @yahyemohammed1984

    Жыл бұрын

    Thanks Wall waa Abwaan Ree Dhagax buur Ah

  • @dugsiiyeabdi64
    @dugsiiyeabdi643 жыл бұрын

    Abwaan kaadheeri heesihiisii wey lumeen waxba lagama hayo miyaa? Ninkaan nin sahlan maahan Abwaan, Mulaxan, Heesaa iyo jilaaba wuu ahaa. Heeso kale haddaa ka haysaan noo soo gasha mahadsanidiin.

  • @MohamedAliGaashaan

    @MohamedAliGaashaan

    3 жыл бұрын

    Radio muqdisho waa laga hela Wilkiisa baa hada heesa Mohamed kaadheeri

  • @rock_diamond9475

    @rock_diamond9475

    Жыл бұрын

    Heesihisa nuur shareeco aya lagu sheega

  • @wiilkiiqaramiga7343
    @wiilkiiqaramiga7343 Жыл бұрын

    7:22 wxo leyahay (waxad iga sugeeso ) (sifaha guur ) (gabar yahay iima (suura )galeeso ) hees kale oo ibrahm badil qaada .ne wxo leeyahay ( hayeeshee )saldhig aroos suuroowi maayo (halka liiga sugaayaa )ii (saamaxeenee) waa isku dhaw yihiin m.a cjiip

  • @paultwocock5421
    @paultwocock54214 жыл бұрын

    Sxpow hadaad heysid heesta abwaan kaadheeri ee uu uga qeyb galay barnaamijkii heesaha hirgalay "Maxaan gabi ka dhacayoo" Noo soo upload garee

  • @cabdisamedmawliid4810

    @cabdisamedmawliid4810

    4 жыл бұрын

    Alaylahe sxb waa hees qaliya mhdsnd waad ixasusisaye waa heesaha aan iyago oroginala aad badana lawaayy. Imikana waxa bililiqaysty budhacad faneedkan imika joga ee yaryar

  • @paultwocock5421

    @paultwocock5421

    4 жыл бұрын

    @@cabdisamedmawliid4810haa sxp mxaan wax bdn raadshey heestaa walina ma haayo

  • @Cawil.Gaashaan

    @Cawil.Gaashaan

    4 жыл бұрын

    aniguna waan idinku biiriyey ee heestaas burcadd faneedku bililiqatsteen hala raadsho

  • @soomaliwaamid2222

    @soomaliwaamid2222

    4 жыл бұрын

    War heestaas hala soo dhacsho

  • @mohamedsaid2796

    @mohamedsaid2796

    4 жыл бұрын

    @@paultwocock5421 sxp maheshay hees weli....

  • @Tubeec699
    @Tubeec6994 жыл бұрын

    Aad baad umahad santihiin (WAAYO WAAYIHII WACNAA)

  • @hadraawialihussein9789
    @hadraawialihussein97894 жыл бұрын

    Zxp Heesta Maxaan gabi kadhacayo Soo Raadi Original keda Zxp Wa iga Codsi

  • @yahyemohammed1984
    @yahyemohammed1984 Жыл бұрын

    Abwaanka Adeerkay Ah waa Ree Dhagax Buur Allaha siiyo Cimri dheer iyo Caafimaad

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail91573 ай бұрын

    Abwan ka dheeri❤

  • @ibraahinahmedismail61
    @ibraahinahmedismail61 Жыл бұрын

    heesta waxaa curiyey maxamed nuur shareeco

  • @yassinmire8440
    @yassinmire84402 жыл бұрын

    Somalinimo lagu ku go’ay bay ka hadleen Abwaannadaasi berigaas

  • @M.Duran71
    @M.Duran713 жыл бұрын

    Allaha u naxariisto xaliimo Milano

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood95563 жыл бұрын

    Laxanka miraha iyo wadani maxamed nuur shareeco aun

  • @xasanmacalin8678
    @xasanmacalin86784 жыл бұрын

    murtidii hore fiicnaydaa

  • @axmadmacalinxusen7408
    @axmadmacalinxusen74083 жыл бұрын

    milaano alaha u naxaristo

  • @baashemahad871
    @baashemahad8712 жыл бұрын

    Heees iyo badh qlhy

  • @MohamedHussein-gz1jp
    @MohamedHussein-gz1jp3 жыл бұрын

    Midhah heesta ma ficns

  • @marwosiciido9406
    @marwosiciido94062 жыл бұрын

    The best song 🎵 ❤ 💕

  • @AhmedAhmed-du3qr

    @AhmedAhmed-du3qr

    2 жыл бұрын

    Waan kuugu raac sanahay.

  • @calicabdi5734
    @calicabdi57342 жыл бұрын

    ala haw naxariisto markay dhimaysey gabadhi baanu wada saaray gabadhi nawaday wuxuu NA keenay doolow dha itoobiya anigu halkaasaanu kaga haday iyana way soo gudbeen waxay usocdeen muqdisho maalintii labada Ayaan maqlay geerideeda

  • @mohamedahmedjaamac9544

    @mohamedahmedjaamac9544

    Жыл бұрын

    Maxaa geerideeda sababy Allah ha u naxariistee

  • @axmedcsalaan6005

    @axmedcsalaan6005

    9 ай бұрын

    ​@@mohamedahmedjaamac9544Gaari baa la rogmaday

  • @xasanibraahin1875
    @xasanibraahin18752 жыл бұрын

    waafanaaniinqaaliya

  • @mohamudhirsi250
    @mohamudhirsi2503 жыл бұрын

    War Ogadenku wax kasta wad ku arki ninkan wa gabyaa

  • @maryancabdulaahi6144
    @maryancabdulaahi61443 жыл бұрын

    Masha allah

  • @mohamedabdile3411
    @mohamedabdile34113 жыл бұрын

    ABWAAN KAADHEERI WAA REER DHAGAXBUUR REER DGAXBUUR WAA SHAYAADIIN

  • @yahyemohammed1984

    @yahyemohammed1984

    Жыл бұрын

    Wall Maxaa shayaadiin Naga dhigay Aga

  • @mawliidcabdi9813
    @mawliidcabdi98134 жыл бұрын

    Markaan taraak kujiro ayaan dhageystaa

  • @nishowadanisaak1060

    @nishowadanisaak1060

    4 жыл бұрын

    wll mcn noo soo gili maxaan gabi ganacaayo

  • @wiilkiiqaramiga7343

    @wiilkiiqaramiga7343

    4 жыл бұрын

    Cjiip

  • @elmiyusuf396

    @elmiyusuf396

    3 жыл бұрын

    anigu habeenkii ugu horaysay ee tartanka ku jiray waan dhegaysanayey abwaan kaadheeri sannadkii 1982 kii ayey ahayd gudiiga garsoorayaasha waxa u madax ahaa habeenkaas wariye daanduray lkn wariyaha barnaamijka xiriirinaayey waxa la oran jiray cabdinuur ileeye ma garayo inuu dhintay iyo inuu noolyahay wariye ka shaqeeya radio muqdisho buu ahaa oo habeenkaa tartanka si toos ah ayuu usoo gudbinayey ragii ku guulaystay waxa kamid ahaa abwaan kaasheeri oo habeenkaas loo aqoonsaday inuu yahay fanaan kusoo biiray hobolada waaberi

  • @qaraamiqaaci1984
    @qaraamiqaaci19844 жыл бұрын

    Eesh qiyaasak, waa jacaylkii iyo wadinigii oo talantaali ah. AHN Abwaan Maxamed nuur shareeco iyo xaliimo muuse milaano.

  • @rock_diamond9475

    @rock_diamond9475

    4 жыл бұрын

    maxamed nuur shareecada aad ku wardinayso wa maxay nin kan ka dheeri ba la dhaha wa nin reer dhagaxbuur ah

  • @qaraamiqaaci1984

    @qaraamiqaaci1984

    4 жыл бұрын

    @@rock_diamond9475 si wacan baan u aqaanaa, laakiin, AHN Abwaan MAXAMED NUUR SHAREECO miruhuu leeyahay, Abwaan KAADHEERI IYO AHN MILLAANANA waa ay wada qaadayaan. Anna maadaama ay labadoodu dhinteen anoo dhawr comment ka bixiyay baan kan ku iri AHN ABWAAN M. N. SHAREECO IYO XALIIMO MUUSE MILAANO maadaama ay labadooduba geeriyoodeen, Abwaan KAADHEERINA uu noolyahay. Marka HUBSIIMO HAL BAA LA SIISTAA. MAHADSANID.

Келесі