No video

MAXAMED BK OO DIFAACAY MUQDISHO UNA HANJABAY ABWAANKII SAMEEYAY HEESTA AMXAARADA

INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇 zaki_honest...

Пікірлер: 61

  • @ZakihonestOfficial
    @ZakihonestOfficial23 күн бұрын

    INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&ut

  • @wacanaden2706
    @wacanaden270623 күн бұрын

    Mugdisho wlhi kamakaftamo from Kenya, waligey maarkin lkn wadigeyga my City mcney mugdisho❤❤❤❤❤tagal ban kaxigaa baba xamar cadey

  • @CaaishoNuir

    @CaaishoNuir

    23 күн бұрын

    Waad mahadsan thy wll reer Kenya maxaad kawadaa Kenya miyaad Ku dhalaty wll adiga mahadsnid

  • @Abdelrahimmohamed-jy7lp

    @Abdelrahimmohamed-jy7lp

    23 күн бұрын

    Waa suju kenya 🇰🇪 😷😷😷😛😛😛

  • @user-xc5mf9sj2u
    @user-xc5mf9sj2u23 күн бұрын

    Bk more ❤❤❤❤❤

  • @FatiFnc
    @FatiFnc23 күн бұрын

    Asc Zaki 😂 from Djibouti🇩🇯

  • @filmschannel9530
    @filmschannel953023 күн бұрын

    Zaki wku salamy 😊

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw23 күн бұрын

    muqdisho mamo weye mamo lagama marmo meelkaston joogno soomaliyey midnimo waino mihiime guul🇬🇲🇸🇴🇬🇲🇸🇴🇬🇲🇸🇴🇬🇲🦁🦁🦁🦁💪💪💪💪🔥🔥🔥♥️♥️♥️👍👍🙏

  • @user-rr4vz9hq2w
    @user-rr4vz9hq2w23 күн бұрын

    Maashaaa alaaaah wiilka itooobiga waaruntiiiis sooomaaliyey maqla

  • @muslimoxasan-eo8tz
    @muslimoxasan-eo8tz23 күн бұрын

    Somaliya guuul

  • @user-qo5km9gs2u
    @user-qo5km9gs2u23 күн бұрын

    Adeer. Intaan. Ka badan. Kan. Oromka. Ma. Dhegeeysan. Karo. Wiliba. Wuxuu. Leeyahay. Waa. Badanahay. Mogdisho Ayaa. Ku. Shaqeeysanaa. Axmaar. Oromo. Canfar. Waa. Iskeen. Mid. Yaa. Wadanka. Naga. Saaro. Kuwaan. Anigoo ah. Korneel Hussein Afgooye Canada

  • @housseinsaada5050

    @housseinsaada5050

    22 күн бұрын

    Dameertada ku dhashey wasey afka uraya magac canfared kasaar canfar ma aabaha by dilen asaladada wase

  • @abdirazakmohamud5874
    @abdirazakmohamud587423 күн бұрын

    Somaliyee waad argda Oromadi baa dalka qabsaneesa oo dheheesa waan nahay Koshido aan laa nahay Somalia waar ska jiira waa basaas Ethopian ah ee dalka fiiro ha loo eekow

  • @sadia3718
    @sadia371823 күн бұрын

    Ninkaan oramadaa yaasiiyay dirirdhaba wuuxuu dhahay dirirdhaba waa dhul oromo wariyaha somaaligana masixin soomaali ilaahay ha ugaargaaro

  • @ubahguled5047
    @ubahguled504723 күн бұрын

    Maxaad tukataa Amxaar baa tahay BK waa soomaali run ah BK boogaaga groowe iigu keen.

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q23 күн бұрын

    Wcs walalkey zaki Yare allxmduliilh allxmduliilh jimco Mubarak ❤❤❤❤❤❤

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg23 күн бұрын

    Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu ma am🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-bm8uy7ut4v
    @user-bm8uy7ut4v18 күн бұрын

    tolow waxaan ma caruur bay u sheekaynayaan viva somaliland iyo Ethiopia wax aad nin yar oo ogadeeen abahii Ethiopia wastay noo soo fadhisisaay in yar oo loo soo dhiibanay dhe lagu yidhi

  • @AmaalMohamed-sr9tj
    @AmaalMohamed-sr9tj13 күн бұрын

    ❤❤

  • @user-bm8uy7ut4v
    @user-bm8uy7ut4v18 күн бұрын

    waan idinka horaynaa daarood yar oo ogadeeen la haysto ah baad mic yar oo xub u dhiibteen somaliland way tagtay quustaa

  • @nadifayassin5984
    @nadifayassin598412 күн бұрын

    Qarax xamar ma istakayo illaa aan ictirafaka aan helno,kaas wa BK

  • @user-bm8uy7ut4v
    @user-bm8uy7ut4v18 күн бұрын

    mudisho cadalaad daradaa ku mashquul ilmaadeerta kaftamaysa ha ku dhex walaan mise muqdisho kama hadlii kartiid oo hadaad ka hadashiid tiirka lagu taagayaa

  • @ubahguled5047
    @ubahguled504723 күн бұрын

    Waligood way ku hadlayeen afka somaliga. Sababtoo ah waxay ahaan jireen shaqaale Jigjiga iyo hargaysa

  • @HiiboFaraax
    @HiiboFaraax23 күн бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😊

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw23 күн бұрын

    warunti eiilka kushitig 😢😢😢

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q23 күн бұрын

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @jiidhe1970
    @jiidhe197023 күн бұрын

    War dalkiina uma socono nolol raadis ayaan nahay dad Muslimiin ayan nahay. Amxaar iyo tigreey idinkaa niga xigsanaa.

  • @boqordagedo1655
    @boqordagedo165519 күн бұрын

    sha shabane awow geyba as asay ano ah gabar gob raxawen qasatan dadka iska leh gedo ah gabawen wa gob raxawen ah boqor toyadi gabawen wa dadki wagi dhul somaliyed laso galayy danta galbed kaso tilabnay marka sha shabne wa cel ninki gabawen magacisa aha shash maxamed marka sas aya logu magac daray o meshi degan bey noqotay ❤

  • @user-vy1ki6cd5s
    @user-vy1ki6cd5s23 күн бұрын

    Ninkas oromkaa ka caqlibadan

  • @RaxmaHassan-tk7pf
    @RaxmaHassan-tk7pf23 күн бұрын

    Bk❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @gamer5Real
    @gamer5Real23 күн бұрын

    Sax waayey ❤❤❤

  • @user-yj2oz6fb1i
    @user-yj2oz6fb1i23 күн бұрын

    War yaa iskubalamiyay 😂

  • @user-pg8oj8ej3y
    @user-pg8oj8ej3y23 күн бұрын

    isaaq wiilkas oromada dhaama

  • @user-bm8uy7ut4v

    @user-bm8uy7ut4v

    18 күн бұрын

    wiilkaas siilka hooyadaa ee amison wasto buu dhaamaa

  • @fadumo6292
    @fadumo629223 күн бұрын

    Viva BK ❤❤❤❤❤❤ wlhi tii laga baqayay wey dhacday in afkeena iyo da lkeena ay ku beermaan Somali Allaha soo hadeey qabiil baa dardaray ninka oramadaa kaçaqli badan wlhi waa amakaag iyo yaab sida uu u hadlaayo ninka oroma da. Somali Waa u dhamaatay caqli beec ah hadaan heli lahaa Somali ayaan u ii in lahaa😂

  • @user-bm8uy7ut4v
    @user-bm8uy7ut4v18 күн бұрын

    bilaa aqli baad tahay af la bartaa ma wax wayn baad u araagtaa

  • @user-ze4st5rd7x
    @user-ze4st5rd7x23 күн бұрын

    ad adun layable bk o dhihi jirey muqdisho adunku ugu necba xamar tag iyo halagu dilo wuxu dhihay geerida ka xiga but sanado ka dib ayu hees usoqade

  • @bintialichannel3770
    @bintialichannel377023 күн бұрын

    Oromo hada ma imaanin mudisho kuwa badan qaxoti aha aya jogijiray 2006 so itobiyaan wa isku mid 😂

  • @fathiyayusuf1332
    @fathiyayusuf133222 күн бұрын

    Wiilkan aromada badaeena haloo sheego> madaxwaynaha Xasan sh xataa ma siinkaro bad somali to any Ethiopians no rent no gift. Afkii baa labartay walee kuwan baa na dhaxli hadan hada dadkaan layka tarakoobin sharcina aan loo samayn.!

  • @user-jt7cm6cv9r
    @user-jt7cm6cv9r23 күн бұрын

    Hadalkaas waxun wallal😢

  • @SsAa-ef3fb
    @SsAa-ef3fb22 күн бұрын

    Runtiiswaaye soomaali matagi karto gobal axmaaro iyo tikreyba lkn wexeey tagi karaan nagele iyo diridhawa harar shashamane waa sax lkn oromo xitaa waa cadaw ha iska dhigina inaad soomaali jceshihiin xamar anaga leh waa adinki dhahayay oromo hada tihin kuli iskumid ayaa noo tihiin

  • @naimasamatar6457
    @naimasamatar645723 күн бұрын

    Oromkaan waa maseyr sanyahay ma is tiri anaga mey nashegtaan aaa noma kala dokeysiin

  • @boqordagedo1655
    @boqordagedo165520 күн бұрын

    ha is balan sadan bikey iyo ninka kale

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq23 күн бұрын

    Muhiimadu waxa weeye reer xamaroow idiinku iska saara Ethiopia marka ka hadala somaliland hadalkale idiinma yaal xasaan shaikh wuxu ku ceelceliyay baada waanu sinaynaa lkn somaliland waxba hala saxeexanina anaga noo kalaya cajiib iyo yaab

  • @user-bm8uy7ut4v
    @user-bm8uy7ut4v18 күн бұрын

    manaan garaan ninka meesha soo fadhisiyeen in wuu yahay daarood oromo wastay oo ciil qaba ah

  • @user-bm8uy7ut4v
    @user-bm8uy7ut4v18 күн бұрын

    ha ku dhex dhuumaniina ilmaadeerta kaftamay daarood uruuriis nacdaal baa idinku taalaa

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi920 күн бұрын

    Diridhabe iyo nageele waa dhul soomaaliyeed ee beenta dhaaf

  • @kawsarabdi8767
    @kawsarabdi876723 күн бұрын

    Waryaa qabyaaladayste iska aamu

  • @AbdiYare-ff7xw
    @AbdiYare-ff7xw23 күн бұрын

    Waar dee tani reer konfureey faido idinkuma jirto xidhidhka busness ee Somaliland wxanan u arka heestu in loogu talo galay madaxdina somalia car bal wa suaale sidee xubnaha Somali da xalane gudihiis logu xada mxaY se tahy sababta aydaan wadaniyad ulahyn illeen wadankina gudihisa waxa la socda ma ogidiin

  • @hirabmimiHii-nl1ui
    @hirabmimiHii-nl1ui23 күн бұрын

    Oromo, amxaar, waa isu qashiin ee musibo ALLAHA ku riidho

  • @jiidhe1970

    @jiidhe1970

    23 күн бұрын

    Shaqo isuma lihin Amxaaro iyo Tigree Oromo waa muslimiin 90%

  • @Ali-xw9il
    @Ali-xw9il23 күн бұрын

    Bk waa nin garxajis ah oo ku dhashay magaalada xamar ee cariga soomaaliya 🤣🤣🤣🤣 amxaaro heego cadhooley waa amxaar bilaa damiir ah heego 🤣🤣🤣🤣✅💯📢📢📢📢📢📢📢

  • @AbdiYare-ff7xw

    @AbdiYare-ff7xw

    23 күн бұрын

    Siilkii hoyadaa usheeg basasiin ba tihiin

  • @Ali-xw9il

    @Ali-xw9il

    23 күн бұрын

    @@AbdiYare-ff7xw hooyaday wey dhimatay 😡😡😡 heego cadhooley amxaar inan gumeed ah baad tahay kkkkkkk buule afbalaadh baad u xiistay 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Ali-xw9il

    @Ali-xw9il

    23 күн бұрын

    @@AbdiYare-ff7xw heegoy adaa basaas ah oo cadow ku ah SL kkkkkk adigaana geeyay 60kii koonfur xoriyadii SL kkkkkk adigaana Ismaaciil cumar geele baranbaro oo aan weligiiba iman SL u naageeya gun baad tihiin heego jeegaan marya.alool 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw23 күн бұрын

    war oromo asxsn nomahsyse lkn islanimo bad nagusirtane idinka uabal daran soomali abslweyn bayidin gashay idinko qoyi laydin dhaho beeraha qoda ban kugarab istagay lkn adigu wad icunta nin abeesa koriyow adigaa uaayiye axdimaleh itobiyanku laguaaminaye iskuwada duubo wagumaysi gamuray gayigayga bobo soomaliyey midnimo walalnimo guul🤲🤲🇸🇴🇬🇲🇸🇴🇬🇲🇸🇴🇬🇲🇸🇴🇬🇲🦁🦁🦁🦁💪💪🔥🔥♥️♥️♥️♥️♥️❤️❤️👍🙏

  • @Umo580
    @Umo58023 күн бұрын

    BK WALABA WEJIILE MUQDISHO LACAG BUKARABA?

  • @maxamedcabdilahicabdi496
    @maxamedcabdilahicabdi49621 күн бұрын

    Bk waa badaw iska hadlay daaha ma gaadhayo

  • @AmaalMohamed-sr9tj
    @AmaalMohamed-sr9tj13 күн бұрын

    ❤❤