No video

Maxaad wali faqiir u tahay ? | 4 arimood oodan taajir u ahayn ⛔ (dhaqaalaha)

fiidyowgani wuxuu ka hadlayaa 4 arimoood oo kaa hor taagan inuu #dhaqaalahaagu wanaagsanaado,
inteena badani waxay nu raadinaa #dhaqaalaha dhaqaalaheenu inuu kobco lkn afkaar qaldan oo ay nu rumaysanahay ama ba inaga dhaadhacsan ayaa wali ina dabraya, si aynu dhaqaale u samayno na waa in aynu wax ka badalnaa arimahan aan fiidyawgan kaga hadli doonio, mahadasanidiin, halkani na waa kanaalka #dhaqaalaha dhaqaalaha . daawasho wacan.

Пікірлер: 36

  • @user-jn8zj7xo5i
    @user-jn8zj7xo5i7 ай бұрын

    Waa mahadsantahay mudane

  • @zakariyechanel-gr4me
    @zakariyechanel-gr4me2 ай бұрын

    ماشاءاللہ

  • @CadowSaid-jb1eg
    @CadowSaid-jb1eg6 ай бұрын

    Scw scw scw

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Жыл бұрын

    Keep Try try try than u will succeed Finally Insha allah

  • @dhaqaalaha3430

    @dhaqaalaha3430

    Жыл бұрын

    Thanks. bother

  • @haniyusufilmi9754
    @haniyusufilmi9754 Жыл бұрын

    Mahasanid wlk

  • @enghamiido745
    @enghamiido745 Жыл бұрын

    Maansha allah aad baad ugu mahadsantahay aqoonta aad noo so gudbisay way yartahay in la arko cid mawducan oo kale ka hadlaysa waxaan rajaynaya in aad soo badiso insha Allah.

  • @dhaqaalaha3430

    @dhaqaalaha3430

    Жыл бұрын

    inshan alaah wll aad baad na ugu mahadsantahay faalada quruxda badan

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 Жыл бұрын

    Maashaa alaah codkar iga dheh

  • @dhaqaalaha3430

    @dhaqaalaha3430

    Жыл бұрын

    mahadsanid wll

  • @ayanabdirahman4678
    @ayanabdirahman4678 Жыл бұрын

    Mansha'allah am happy to see Keep going

  • @dhaqaalaha3430

    @dhaqaalaha3430

    Жыл бұрын

    mahadsanid wll

  • @nimcomohamud
    @nimcomohamud Жыл бұрын

    Mancha allah waa video qiimihiisa wata

  • @dhaqaalaha3430

    @dhaqaalaha3430

    Жыл бұрын

    aad baad u mahadsantahay wll

  • @saalaxmuuse2780
    @saalaxmuuse2780 Жыл бұрын

    Msha allh zhp mahadsanid ilahay ha ka abaal mariyo. 2/2/2023

  • @dhaqaalaha3430

    @dhaqaalaha3430

    Жыл бұрын

    Aamin wll Mahdsanid

  • @huriyoabdinur4924
    @huriyoabdinur4924 Жыл бұрын

    MASHA ALLAH keep going

  • @dhaqaalaha3430

    @dhaqaalaha3430

    Жыл бұрын

    mahadsanid wll

  • @Shaashac
    @Shaashac Жыл бұрын

    M a

  • @ahmedsalat7186
    @ahmedsalat7186 Жыл бұрын

    Masha Allah wll waa video qimaa badhan

  • @dhaqaalaha3430

    @dhaqaalaha3430

    Жыл бұрын

    mahadsanid wll

  • @demhaoj7092
    @demhaoj7092 Жыл бұрын

    Masha allah

  • @dhaqaalaha3430

    @dhaqaalaha3430

    Жыл бұрын

    aadbaad u mahadsantahay wll

  • @AHMEDAli-pj7sb
    @AHMEDAli-pj7sb Жыл бұрын

    Mahadsanid wll

  • @dhaqaalaha3430

    @dhaqaalaha3430

    Жыл бұрын

    Adaa mudan wll

  • @hooyomcn9495
    @hooyomcn9495 Жыл бұрын

    Bro I like it the way you explain it, keep it up

  • @dhaqaalaha3430

    @dhaqaalaha3430

    Жыл бұрын

    Thanks brother

  • @nasraahmed9791
    @nasraahmed9791 Жыл бұрын

    Ilaahay caqliga kaama qaado wllo

  • @dhaqaalaha3430

    @dhaqaalaha3430

    Жыл бұрын

    Mahadsanid wll

  • @demhaoj7092
    @demhaoj7092 Жыл бұрын

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰💋

  • @amiiraali2173
    @amiiraali2173 Жыл бұрын

    Aqoon la aan jahli baa faqiir u ahay kkkk

  • @dhagcasaden2094
    @dhagcasaden2094 Жыл бұрын

    Fadlan video yada noosoo badi kuwa ganacsiga ku saabsan.

  • @dhaqaalaha3430

    @dhaqaalaha3430

    Жыл бұрын

    Way soo socdaan wll Waan yara mashquulee hala ii dulqaato Mahadsanid

  • @nimansheik4927
    @nimansheik4927 Жыл бұрын

    Sxbow horta adigu maalqabeen miyaad tahay mise sidayada ayaad u baahantahay talo

  • @abdirisakabdirahman9652
    @abdirisakabdirahman9652 Жыл бұрын

    Adiga horta ka hadlaya hodantinimada adigu hodan matahay

  • @dhaqaalaha3430

    @dhaqaalaha3430

    Жыл бұрын

    Haa Hodonimadu maaha ta lacagta hodan lagu noqdo, hodontinimada dhabta ahi waa ta maskaxeed, markaa maskax ahaan hodan u noqotid waxba kaama xigaan ta kale na inaad hodan ku noqotid