Maxaad u dooratay Shiico : by Sheikh mohamed Ali jabarti

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe aljabartimedia dhagsii ||
🎬 / @alfikir1412
:👤facebook : / mohamadali114
📱Telegram :t.me/aljabrti
👤Twitter :‏ Mjabarti2?s=09
#Shiico
#Sh_Jabarti
#Sunno
#imaamiya

Пікірлер: 166

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura23273 жыл бұрын

    Maashaa Allah wallahi aniga wareysigaan cilmi badan baa iiga siyaadey. Labada kooxoodna midna maahi waxaan ahay oo kaliya qof Muslim ah.

  • @abdifitahabdullahi4675

    @abdifitahabdullahi4675

    3 жыл бұрын

    Maxaa cilmiya oo meesha yaalo? Xaasaskii nebiga inlagu tilmaamo gaalnimo iyo zino iyo saxaabadoo lacaayo miyaa cilmi ah? Shiicadu waa gaalo waan inlaga tirtiraa dunida waa mujuisiyiintii Iiraan oo islaamka lacadow ah.

  • @mschanalssi1411

    @mschanalssi1411

    2 жыл бұрын

    maxaaa ku siyaaday jaahilad maskiin ah ayaad tahey naa Haku waalan wax aadan aqoon ulaheyn cawaan ha noqon

  • @mcgureey5414

    @mcgureey5414

    Жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/c6yW2bqYeZTaf8o.html Bala dhagayso Cajalkaan , hal dhinac kaliya oo Beena ha dhagaysane . Maxaad ka taqaan Shiico

  • @fouzianuura2327

    @fouzianuura2327

    Жыл бұрын

    @@mcgureey5414 wn daawadey wll... Sh ku sheegan beenta iyo ceyda uu daldalaayo.... Waa Wahaabi ka baqaya iney dadku ka kala yaacaan intey runta ogaadaan... Warkiisu waa bilaa daliil waayo kutubta Shiicada wxas uu sheegaayo kuma qorna.... Wahaabiyo hdey kheyr wadaan wa laga nabad geli lahaa dalkenuna ma holceen... Koley shiicada dhexdeeda iyo umadaha kaleba wey is nabad geliyaan... Wixii kalena waa iyagiyo Allahood.

  • @Makahil_Makador
    @Makahil_Makador2 жыл бұрын

    Jazaakallah sheekh mohamed Aljabarti

  • @jamaabdiali227
    @jamaabdiali227Ай бұрын

    ومن النا س من يعجبك قو له في الحيا ته ويشهد الله علي ما في """"""""""

  • @maxamudrobleh4353
    @maxamudrobleh43532 жыл бұрын

    كلام في غاية الروعة والحقيقة يستحق المتابعه لما يقوله الشيخ محمد شفافية ووضوح الرؤية الأفقية ماشاء الله ما رأينا مثله

  • @jamaabdiali227
    @jamaabdiali227Ай бұрын

    Hunguri iyo iimaan la i

  • @user-tz4hc5hd4v
    @user-tz4hc5hd4v4 жыл бұрын

    ilaahayow yaa rabi kuwa weerar kusoo qaaday awliyadaada oo ugu horeeyo saxaabada oo ku gambanaya aala baytka rasuulka salalaahu caleyhi wasalam naga qabo misana caayaya xaasakii nabiga salalaahu caleyhi wasalam ilahayow naga qabo hanagu fitneynin

  • @mahamedabdille4489
    @mahamedabdille4489Ай бұрын

    Waa nin qaato fun sheecaysiin ah

  • @shiine127
    @shiine1272 күн бұрын

    Subxanallah, beenaale Ilaahay ka go’ay. Haddii aanad ka toobad keenin waxa huran cadaab aad u daran. Wal ciyaadu billah

  • @Omar-mz4hn
    @Omar-mz4hn Жыл бұрын

    Subxanallah 😮

  • @alishab5076
    @alishab50763 жыл бұрын

    Xili benta la dhageysan jiray wey dhamen shia wa galo bentas wey iga hartay hadne aniga noqday ahluleyta rasullah Mohammed scw

  • @somalibiblesociety7810

    @somalibiblesociety7810

    3 жыл бұрын

    Hambalyo.

  • @mohazat5009

    @mohazat5009

    11 ай бұрын

    Kkkkkkk hada gaal aya tahay ogow qiyamahana kii xaqa ku taagan wa la arki

  • @saylirobleh5698
    @saylirobleh56983 жыл бұрын

    Maashaa allah soomalidu haday shiico noqon lahayid balaayba ma aragteen

  • @somalibiblesociety7810

    @somalibiblesociety7810

    3 жыл бұрын

    Sax. Cid is qarxisa lama arkeen.

  • @drnasserabsieh6994
    @drnasserabsieh69943 жыл бұрын

    Hadalkisa ku qanac ama ha ku qancin laakin waa nin waxbartey si cilmiyaysana isagon cidna aflagaadeyneyn u macnaynaya, culimada Soomaaliyeyd oo dhanna iyago is takfiirinin is aflagaadeyn waxa lo bahanyahay in sidaaso kale u hadlaan dadka iyo caqligana qanciyaan

  • @jayseshidane8377

    @jayseshidane8377

    2 жыл бұрын

    Si qurzan ayaa u dhigtey.

  • @NoNo-es2iu
    @NoNo-es2iu3 жыл бұрын

    اللهم صلی علی محمد وال محمد و عجل الفرجهم

  • @cabdiwalidaacad2880
    @cabdiwalidaacad28804 жыл бұрын

    Subxaanallaah

  • @fatmaomer9659
    @fatmaomer96592 жыл бұрын

    Mohammed jaberti qof caqli badan iyo aqoonbadan ❤️

  • @Omar-mz4hn

    @Omar-mz4hn

    Жыл бұрын

    Shicanimada maku tagersantahay 😮

  • @user-ct9dd8tb7e
    @user-ct9dd8tb7e7 ай бұрын

    Maansha Allah noolow

  • @spartapride
    @spartapride7 ай бұрын

    صلوات حيدريه اللهم صلي على محمد وآل محمد

  • @sportschannel6235
    @sportschannel6235 Жыл бұрын

    لا حول ولاقوة الابالله الله سبحان الله

  • @user-tz4hc5hd4v
    @user-tz4hc5hd4v4 жыл бұрын

    اللهم من أراد الإسلام والمسلمين بسوء فاشغله بنفسه واجعل كيده في نحره واجعل تدبيره تدميره يا سميع الدعاء.

  • @sakiirabdirisaq
    @sakiirabdirisaq8 ай бұрын

    Nabigu scw scw wuxuu dhahay umadaydu 73 firqay ukala bixidonan 1 bana janada ka kali ilahaw jidka toosan haynagu toosiyo

  • @suufimukhtar4745
    @suufimukhtar47453 жыл бұрын

    Shaydaan

  • @hussenhukungarad2585
    @hussenhukungarad25852 жыл бұрын

    Subxanalah ilahay ha naga nabad galiyo nimankan shiicada

  • @ilovemywife1504
    @ilovemywife15048 ай бұрын

    Walaahi lacag meel walbo way ku gelinaysaa, anaga no sheegeysa shiico aya saxan,xaaski nabigan NNKH waan caynayna, masakintan maangaabka ah diin la’an hadhigin.

  • @user-tz4hc5hd4v
    @user-tz4hc5hd4v4 жыл бұрын

    hadii aad saxantihiin umada yaan lagu soo gambanin culumada muslimiinta u imaada meel ha nila saaree habaar ha nigu habsadee

  • @abdullahigurase3894
    @abdullahigurase389417 күн бұрын

    Shiica waa gaalo ee iska erya.

  • @faafintadiintafaafintadiin2363
    @faafintadiintafaafintadiin23632 жыл бұрын

    shiico diin mahaysto

  • @osmanmohamed4760
    @osmanmohamed4760Ай бұрын

    “Asalaamu Calaykum “ Ninkan waa Nin ridoobay, “shiicana Muslim ma, ahan marka la, eego Caqiidadooda inta badan” Ninkan waxba kama yaqaano shiico!!! Qolada uu sheegtay waxay Aaminsan yihiin in “Risaalada Alle usoo dhiibayjibriil si uu usoo gaarsiiyo Cali bin Abii dhaalib! Markaas ayuu si khalad ah ugu geeyay Nabi Mohamed SCW. Marka hadii aad SUNI tahay ka fogoow shiico! Asal koodi na waxaa bilaabay Nin yuhuudi ahaa oo Noolaa wakhtigii Saxaabada. Shiico waxay Aaminsan yihiin In Qur,aanka labadalay oo kii hore Alle la, Noqday!!! War SOMLiYEEY Indhaha fura!!!

  • @osmanmohamed4760

    @osmanmohamed4760

    Ай бұрын

    Saxaabada; 1, Abuubakar RC 2,Cumar RC 3, Cuthmaan RC 4, Ca,isha RC Waxay ka Aaminsanyihiin in ay Naar galayaan.!!!!

  • @naimasaadiq5681
    @naimasaadiq56813 жыл бұрын

    Kadaab

  • @IbrahimBarkhat
    @IbrahimBarkhat9 күн бұрын

    Soomaaliyiyeey ka foojignaada shiicada oo wax xun oo kasoo hor jeeda diinta

  • @jamaabdiali227
    @jamaabdiali227Ай бұрын

    Cilmi baaris khaldan. Ma usan fahmin ehli baydka wuxuu yahay. Ehlu baydka waa xurmadal layaal laakiin marjac wax dajiyo ma aha Kitaabka iyo sunada unbaa lagu raacayaa.

  • @samajacel8599
    @samajacel85994 жыл бұрын

    Aniga marka hora intey isiran oo igu dahan wa wax ficn ama daqalo aya lagu sin jamacad aya lagu geyni ayey iga baxan wa tugo kuban iskushago shicada wan kabaxey shico uf wan katobad keeney shicanimo waxan kusolabtey diinta islamka ee suniga ah

  • @abdiaziizmahamed1340

    @abdiaziizmahamed1340

    4 жыл бұрын

    Wlhi waa iga qoslisay🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdiali1041
    @abdiali10413 жыл бұрын

    marka hore somaliyey waxalayiri cilmi halgu shego caqliga kukasho ninkan woxosoqatay nabi maxamad waxakalow yiri waxan uguray shuci wabenale man amisana nabi muxamad ilen shiyoco wadiday nabi muxamad sicad ey diday

  • @mohammedshaikh6808
    @mohammedshaikh6808Ай бұрын

    Nabi muxamad wuxuu noo shegay in saxabadiisa Abuubakar cumar cusmaan imamu cali marka rasulka miyaa saxsan mise shiico aminsan in ay abubakar cumar cusmaan diinta in ay ku qaldamen diinta

  • @abdallemahamoud7800
    @abdallemahamoud78002 жыл бұрын

    shiicada halaga digtoonaado. Rawaafida shiicada ah waa gaalo. Gaalo baa dhaanto maxaa yeelay xijaabka islaam baa laguu qabaa oo ado taagan baa lagu gaaleesiin. Soomaalay is ilaalsha oo gaaladaan iyo shiicadaba hala iska ilaaliyo. Hala raaco jidka ahlu sunnah oo ah kii nabi muxamed iyo allah inoo cadeeyeen. alle hanaga ilaaliyo gaalnimo oo shiico ugu horeyso

  • @mohamudhassan2974
    @mohamudhassan297427 күн бұрын

    Allu beiyd hadey wax kordineyso Abu dalib maxa galnimo kudilay asago Allu beiyd ahaa atheer dinto qabiil maaha

  • @umumanaal6610
    @umumanaal66102 жыл бұрын

    Hus wa lagu shiiceyey Hana shiiceen anagana tuqya ayuu Ku hadlayaa

  • @numan1tarr14
    @numan1tarr1426 күн бұрын

    Sheekh maxamed Cali Jabarti waad Asiibtay. Si cilmiyaysan waad uga jawaabtay Mansha allaaah.

  • @barlinyusuf3461
    @barlinyusuf34612 жыл бұрын

    Shaqo iyo lacag melkasta ayaa somalida hunguri u galey,allaha manajeeynaa ,yahuu

  • @Caruurtasomali

    @Caruurtasomali

    11 ай бұрын

    Diinta cid lacag isku siiso maleh ee waa aaminaad sida adiga aad sheekhaaga u amintay

  • @Abdihoussein1990
    @Abdihoussein19904 ай бұрын

    Bislee yuhudi benaale ilahay ka go.ay hoyada iyo abaha iyo dadki dhalay ma dhiicay ahaayeen wa maya ee adiga ciyalasuuq lalashqaatay gal iya tahay benalaay wa na lagu dilaya dhawan adiga iyo farax gal waay dhawdahay

  • @qaalidali9949
    @qaalidali99494 жыл бұрын

    Mesha ad adey dadka ku nol oo shegnyo shiic si qaldan bey udugtan si qaldan bey u cibadeystan si qaldan bey saxawda qaar unacaladan markan diin qaladn hdii shegato qarana qadato qarana ka tagto maxa sawawey maxa kugu kalifey diin an dhaneystirneyn adigo ujeeda diin dhameystiran ii sunda rscw marka illhy haku casinin

  • @capt.abdilahiomarkawden5592
    @capt.abdilahiomarkawden55924 жыл бұрын

    Somalidu ha noqoto shiico, Sunni, Christan waxaasi oo caqiidooyin ah, Waxaasi oo dhan waxaa isku fuuqsaday Diinta Qabyaalada ay Somalidu ka aaminsanyihiin wax kasto oo loo sheego. Spirituality and the mind doesn't work together.

  • @boqorkaduurka7804

    @boqorkaduurka7804

    4 жыл бұрын

    Wa runtaa sxb

  • @hafiqi8081

    @hafiqi8081

    2 жыл бұрын

    Hunguri meelo badanoo xunxunoow kuwa soomaalida sheegto kala galay kkkkk yaab badanaa adinka kuwaanaad ka hadleeysiine qaniiziin dumaro iyo ragag ehaan arki doonaa welibana iimaano sheeganaa subxaanalaah ilaahoow fidnadooda naga badbaadi. Aamiin yaa Rabbi.

  • @faaraxjamac9653
    @faaraxjamac96534 жыл бұрын

    Maasha allah ehlu baydka waan jecelahay kuu la dagaalamayna bari ayaan kanahay

  • @ugaasraage4178

    @ugaasraage4178

    4 жыл бұрын

    Shiicadu waa baadil

  • @user-cf8tu7di2t
    @user-cf8tu7di2t2 жыл бұрын

    Somalida badawga ah baa tidhaaha shiicadu waa islam waa firqo kamid ah islaanka

  • @abdijalilmohamudtarash6540
    @abdijalilmohamudtarash65404 жыл бұрын

    Ninku wuu is burinayaa si fiican u dhageysta wuxuu leeyahay, hadaan nahay Ahlu_suna

  • @abdiwahaabhassan414
    @abdiwahaabhassan4144 жыл бұрын

    Hal qof oo shiico ah baa dhawr ciwaan comment kaso qoray si lamoodo dad badan oo somaliya inay shiico yihiin shiico waa ahlu shirkii ah

  • @mohamedosman4677

    @mohamedosman4677

    4 жыл бұрын

    Masha allaah waa runta wll allaha ku xifdiyo

  • @user-tz4hc5hd4v

    @user-tz4hc5hd4v

    4 жыл бұрын

    haa walaahi waa fahantay warkooda waa koobanyahay af iyo adin aan iska ga celino intaysan nagu fara badanin aan iska qabano aan iska celino musiibo aa na soo dhax gashay. ilaahay hanaga qabto.

  • @user-tz4hc5hd4v

    @user-tz4hc5hd4v

    4 жыл бұрын

    shar ka weyn ma jirto in la aflagaadeeyo saxaabada iyo xaasakii rasuulka salalaahu caleyhi wasalam waa dad weerar ku ah diinta waa walaalaha yahuuda waaye waxa sheeganaya shiico oo kusoo ganbatay aala baytka aala baytka anagaa kaga xigno

  • @foosiyacali2158

    @foosiyacali2158

    4 жыл бұрын

    wlhi waa runtaa waa dad diinta mcn been ka shegy sababtuna baahidooda u dabolan iran ba lacg siise lkn alle haka qabto umad islamka wajigisa wlhi idhibaya shay danka araga xun

  • @saafimohm3871
    @saafimohm38713 жыл бұрын

    Shiicadu waa sheydaamin ilaahey iyo rasuulkiisa ku kufriyeen waaye

  • @alisalaad2668
    @alisalaad26685 ай бұрын

    Mushrikno gaalnimo ayuu qaatey asago arkaaya wadada xaqa ah shaydaankan in la gaqabto weeye

  • @ErenYeager-ut8ch
    @ErenYeager-ut8ch3 жыл бұрын

    Shicada waa muslimin.

  • @carsanya

    @carsanya

    2 жыл бұрын

    shiicadu waa gaalo diintoodu wa dilka muslimiinta aday rabaan inay ku dilaan.

  • @mohammedshaikh6808
    @mohammedshaikh6808Ай бұрын

    Suufiyada warka ha u cadaado ayagaa shiicada hoosta ku wado

  • @godetatone1011
    @godetatone10114 жыл бұрын

    Waa beentaa

  • @maxamedckariim7540
    @maxamedckariim75402 жыл бұрын

    Shiico waa gaalo binasilquraani wasuna

  • @IbrahimBarkhat
    @IbrahimBarkhat9 күн бұрын

    Waa beenaaleh waxa laisku haystaa waa quraanka iyo sunnahaba

  • @Hiba-ph4zo
    @Hiba-ph4zo3 жыл бұрын

    soomaaliyeey waa aduunyo gadoone yaan la idin duufsane shaydaan waa shaqeysanayaa hada waa xagii diinta waar ilaahay ayaanu idinka magan galnaye

  • @NoNo-es2iu
    @NoNo-es2iu3 жыл бұрын

    يا علي انت و شيعتك ... عن ابن حجر : أحمد بن حجر الهيثمي ، المتوفى سنة : 974 هجرية ، عن ابن عباس قال : لما أنزل الله تعالى : ﴿ إِنَّ الَّذِينَ آمَنُوا وَعَمِلُوا الصَّالِحَاتِ أُوْلَئِكَ هُمْ خَيْرُ الْبَرِيَّةِ ﴾ 1 ، قال رسول الله ( صلى الله عليه وآله ) لعلي ( عليه السلام ) : " هم أنت و شيعتك يوم القيامة راضين مرضيين ، و يأتي عدوّك غِضابا مقمحين " 2 . 1. القران الكريم : سورة البينة ( 98 ) ، الآية : 7 ، الصفحة : 598 . 2. الصواعق المحرقة : باب 11 ، الفصل الأول ، الآية : 11 ، طبعة : القاهرة .

  • @cabdiraxiinawcabdi4611

    @cabdiraxiinawcabdi4611

    2 жыл бұрын

    Good iam that you

  • @umumanaal6610

    @umumanaal6610

    2 жыл бұрын

    Walahi wa been ilahay u laabo hanuun waydiiso xadiith wa been

  • @user-og6nq8ed4h
    @user-og6nq8ed4h4 жыл бұрын

    Somalidu waxeey ushiicobayan beenta culimada .mar eey dahaan shicada Ali bey nabi dahaan hadii labaarayna been ayee noqotay warkooda hhh.

  • @boqorkaduurka7804

    @boqorkaduurka7804

    4 жыл бұрын

    Wall wa runta wa in qofkasta u wax baaro maxa yeelay qofkasta kaligiis ayu dhimanaya oo la xisabinaya marka wa in aan xaqiiqda baarnaa

  • @somalibiblesociety7810

    @somalibiblesociety7810

    3 жыл бұрын

    Waa runtaa 100% Culimada sunniyiinta waa siyaasiyiin xagga dhaqanka.

  • @dhoodimeer7052
    @dhoodimeer70522 жыл бұрын

    Dhiico waa islaam

  • @IbrahimBarkhat
    @IbrahimBarkhat9 күн бұрын

    Waa inaad runta sheegto haddaad doonayso inaad qolo soo jiidato haddise aad dadka been kusoo xero galiso waa layaab

  • @maxamedjaamac4682
    @maxamedjaamac46824 жыл бұрын

    Masiixi, wahaabi,shiici reerkan meeshii dhadhamo lagu sheego daf bay iska leeyihii n

  • @LJama6119

    @LJama6119

    3 жыл бұрын

    kkkk waa la yaahay shantii sanaba wax cusub oo aan horay loo arag ayaan arkeynaa.

  • @husseinhandule
    @husseinhandule2 жыл бұрын

    shiicadu waa sax

  • @cabdiraxiinawcabdi4611

    @cabdiraxiinawcabdi4611

    2 жыл бұрын

    Beenta maha walahi anaba ku biirey 3 sano kahor sxb adna ku biir lakin qarso

  • @husseinhandule

    @husseinhandule

    2 жыл бұрын

    @@cabdiraxiinawcabdi4611 sxb anigu sunni iyo shiico midna ma ihi,,waxan aamin sanahay illahay kitaabka quraanka iyo nabi mohamed,oo illahay inoogu dhiibey diinta muslimka eynu haysano,,lkn shiicada iyo sunniga waxa macquulsan shiicada,,sunnigu waa kuwa hogaanka muslimka boportoyada ka dhigay

  • @user-vo4zd9de3p

    @user-vo4zd9de3p

    3 ай бұрын

    Mada ah shiico. Hahaha su aal

  • @mcgureey5414
    @mcgureey5414 Жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/c6yW2bqYeZTaf8o.html Maxaad ka taqaan Shiicada

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel61379 күн бұрын

    Wax shiico ku biiraya ma jiraan ee wahaabiyada ayaa culumadii hore ee Somalida u taqaan shiico iney ahaayeen markaa runta umada usheegay yaan geedaha leysku xoqine

  • @ayoubidriss687
    @ayoubidriss6874 жыл бұрын

    ahlu baitka kala maha shico ayna uu hadalqadin????

  • @godetatone1011
    @godetatone10114 жыл бұрын

    Horta baan Pakistan ku arkay. Shicaadu lacaag bay ku ugaadhsadaan

  • @MohamedMohamed-cw3ud

    @MohamedMohamed-cw3ud

    3 жыл бұрын

    Sipah-e- sahaba in Pakistan waa wadka shiicada

  • @bidalben4345
    @bidalben43452 жыл бұрын

    Kan nadhaafi balaaya ha Ku dhacday

  • @naasirjaama603
    @naasirjaama6034 жыл бұрын

    Masha allah lahay shicada kor hakayeelo

  • @somalibiblesociety7810
    @somalibiblesociety78102 жыл бұрын

    Sheekh Jabarti waa caddil cilmi badan.

  • @abdirashiidali8692
    @abdirashiidali86924 жыл бұрын

    Shiico waa diinti asalka ahayd waase laynoo caayey .. Muslin ahaan hadaad eegto aduunka WAXA LOOGA yaqaan argagaxiso waana diintii ILAAHAY ee xaqa ahayd Shiicona waa sidaas oo kale inaad adna YAGA GAALO U taqaan iyadoo ah diinti asalka ahayd ee NEBIGA IYO ehelkiisi quraankana ku sheegan inaan jeclaano amar weeye raacidoodu

  • @Dacwahmedia

    @Dacwahmedia

    4 жыл бұрын

    abdirashiid ali anaga wan jeclanahy ahlu beetka mana ku xadgubno jacelka ahlu beetkana waa muqadas balse in la aflagadeyo asxaapta rasuulka waa baadhil wana gaalnimo

  • @mohamedosman4677

    @mohamedosman4677

    4 жыл бұрын

    Beenaale ayaa tahay e alle ka xisho ma shiico ayaa nebiga scw jecel so kuwa maalin walbo caaya xaasaska nebiga scw iyo asxaabtisa

  • @d.x.gaxnug3857

    @d.x.gaxnug3857

    4 жыл бұрын

    Nabega (S. C. W)wuxuu yiri "Haweenka waxaan ugu jeclahey Caa'isha,ragna aabaheed Abubakar ".Shiico waxaa diin u ah in ay caayaan dadkaas. Shiico waa dad dhunsan oo raba in dadka ay dhumiyaan.

  • @mohamedosman4677

    @mohamedosman4677

    4 жыл бұрын

    @@d.x.gaxnug3857 masha allaah waa runta wll sharkooda rebi subxanahu watacala ha inaga bad baadiyo

  • @saylirobleh5698

    @saylirobleh5698

    3 жыл бұрын

    Sahra iska daa qof colmi leh e maanta waxaa xaqa fahmaya qofka caamada bal eeg aduunka maanta wadamad sunaha sheegta intoda badan waxa ay daba socdaan yahiud iyo gaalo shiico iyo gaalana meel iskuma yimaadan

  • @mohammedshaikh6808
    @mohammedshaikh6808Ай бұрын

    Wariyaha aqon uma laha waxa saxda ah ee shiicada amin santahay ninkana waa siyasi ben guuraya wax badana qarinayo

  • @IbrahimBarkhat
    @IbrahimBarkhat9 күн бұрын

    الشيعه يقولون انه القرأن محرف

  • @dhurwaalechannel6137

    @dhurwaalechannel6137

    9 күн бұрын

    Adugu miyaa lagugu yidhi mise iyaga ayaad ka maqashay

  • @IbrahimBarkhat
    @IbrahimBarkhat9 күн бұрын

    Shiicadu quraanka ma aaminsano inuu saxyahay

  • @kplzakiikaziz3637
    @kplzakiikaziz36374 жыл бұрын

    Aniga ayaa shiico ah.

  • @safiyobaardheere7720

    @safiyobaardheere7720

    3 жыл бұрын

    Allah kusow hanuniyo

  • @capt.abdilahiomarkawden5592
    @capt.abdilahiomarkawden55924 жыл бұрын

    Malaha waxaad mooda inay Somalidu ka Soo quusatay Carabta oo Iraan oo madhabta Shiicada haysata oo ta sunniga ee carabtu haysato ay uga faa'iido badanaan doonta hadday ta Shiicada qaataan oo gaar ahaan uga dhaqaale badnaan doonto uga naxariis badnaan doonto.

  • @masuulahmedfarah8480
    @masuulahmedfarah8480 Жыл бұрын

    Kitaabka iyo sunahayga weeyi Hhhhh sheekha waa la khalday

  • @SoulSis369
    @SoulSis3694 жыл бұрын

    Masha'Allah may Allah swt increase somali shiicos in number

  • @mohafaarah1422
    @mohafaarah14226 ай бұрын

    Shiicada gaalo wye Cid LA weydiinaayo ma leh

  • @abdullahihaji4827
    @abdullahihaji48274 жыл бұрын

    Soomaalidu shiicay ahaan jireen weligood, marxabay marxaba yaa nuural cayn marbaxay yaa jidal xusayn baan caaruurnimadii qaadi jirnay iyo sitay faatumo rasuuuley sidaadoo kale la waa wahaabiyadii baa,bisay.

  • @inacabdihaayir2518

    @inacabdihaayir2518

    4 жыл бұрын

    Hhhh Hadal Kaaga Waa Sax Intaas Aasheegtay Anku Digri Jirnay

  • @NoNo-es2iu
    @NoNo-es2iu3 жыл бұрын

    My Somali brother and sisters, Shia will take over of Islamic world, this is not just talk. ولكن الله حبب إليكم الايمان " قد مر تفسيره (1) في باب فضل الايمان. 1 - أمالي الصدوق: عن القطان، عن عبد الرحمن بن محمد الحسيني، عن أحمد بن عيسى العجلي، عن محمد بن أحمد العرزمي، عن علي بن حاتم، عن شريك، عن سالم الأفطس، عن سعيد بن جبير، عن ابن عباس قال: قال رسول الله صلى الله عليه وآله لعلي عليه السلام: يا علي شيعتك هم الفائزون يوم القيامة، فمن أهان واحدا منهم فقد أهانك، ومن أهانك فقد أهانني ومن أهانني أدخله الله نار جهنم خالدا فيها وبئس المصير، يا علي أنت مني وأنا منك، روحك من روحي، وطينتك من طينتي، وشيعتك خلقوا من فضل طينتنا فمن أحبهم فقد أحبنا، ومن أبغضهم فقد أبغضنا، ومن عاداهم فقد عادانا، ومن ودهم فقد ودنا. يا علي إن شيعتك مغفور لهم على ما كان فيهم من ذنوب وعيوب، يا علي أنا الشفيع لشيعتك غدا إذا قمت المقام المحمود، فبشرهم بذلك يا علي شيعتك شيعة الله وأنصارك أنصار الله وأولياؤك أولياء الله، وحزبك حزب الله، يا علي سعد من تولاك، وشقي من عاداك، يا علي لك كنز في الجنة وأنت ذو قرنيها (2) بشارة المصطفى: محمد بن علي بن عبد الصمد، عن أبيه، عن جده، عن أحمد بن عيسى العجلي مثله (3). توضيح: أقول: قد مر شرح قوله صلى الله عليه وآله وأنت ذو قرنيها في المجلد التاسع (4) قال في النهاية فيه أنه قال لعلي عليه السلام: إن لك بيتا في الجنة وأنت ذو قرنيها أي طرفي الجنة وجانبيها، قال أبو عبيد: وأنا أحسب أنه أراد ذو قرني الأمة، فأضمر وقيل: أراد الحسن والحسين. ومنه حديث علي عليه السلام وذكر قصة ذي القرنين ثم قال: وفيكم مثله، فيرى (١) راجع ج ٦٧ ص ٥٥. والآية في الحجرات: ٧. (٢) أمالي الصدوق ص ١١. (٣) بشارة المصطفى ص ١٩٩ و 22. (4) راجع الباب 73 ص 39 - 43.

  • @NoNo-es2iu

    @NoNo-es2iu

    3 жыл бұрын

    @@alfikir1412 جزاکم الله خیرا اخی المحترم

  • @qalbiuroonsidahooyadeed2113
    @qalbiuroonsidahooyadeed21133 жыл бұрын

    Dadkeena waa $$$$$ Raadis meeshii lagu sheegane waad ka helaysaa!!!!!!

  • @husseinhandule
    @husseinhandule2 жыл бұрын

    kan wareysanaya wu khaldan yahay wuu gogonaya

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura23273 жыл бұрын

    Ahlul Beydka iyo inta raacdeyba Alle ha ciseeyo Aduun iyo Aakhiro.

  • @fouzianuura2327

    @fouzianuura2327

    3 жыл бұрын

    @@safiyobaardheere7720 Muslim Ilaahey baan ahay Anigu.... Ee Ma in Rasuulka SCW iyo Ehelkiisa la jeclaado baad dhib u aragtaa adigu...

  • @safiyobaardheere7720

    @safiyobaardheere7720

    3 жыл бұрын

    @@fouzianuura2327 OK rali ahow wall

  • @safiyobaardheere7720

    @safiyobaardheere7720

    3 жыл бұрын

    Si kale an kufahme sheydanka iqade walle

  • @fouzianuura2327

    @fouzianuura2327

    3 жыл бұрын

    @@safiyobaardheere7720 Dhib ma leh wlalo... Waa Aqoon kala korarsi uun. Xaqqa Alle ha nagu toosiyo dhamaanteen.

  • @safiyobaardheere7720

    @safiyobaardheere7720

    3 жыл бұрын

    Aamin Abayo dhamnten

  • @Eng_moy
    @Eng_moyАй бұрын

    😅 ninkani somali maaha ,waxa lashegay xita in cid la tol ah lawayay , waxad doonto waad shegankartaa , wadna iska dhigikarta , lkn ta alle uunbay noqota ,

  • @Mohamed120Sharif
    @Mohamed120SharifАй бұрын

    Shiica waa muslimka saxda ah ,::wahabiyo musliminta ayey gulayso Yan qarxiyan

  • @mohadaud2887
    @mohadaud28874 жыл бұрын

    Waa war aan loobogin intaan kawarqabo madhhabaka shiiciga ah xaqiiqadhisa..waayo saxaabadha in lagaaleysiiyo waa mid aan diinta waafasaneyn.....ruux saxaabi ah haduu danbi kuduco taas daliil umanoqon karto in lagaaleysiiyo...

  • @jamaabdiali227
    @jamaabdiali227Ай бұрын

    Beenaale tasaruf malahe waxbana kuma tarikaraan hadii wadadii nabiga aad raacin.

  • @kplzakiikaziz3637
    @kplzakiikaziz36374 жыл бұрын

    Waan ka baxay sunniga. Suniga waa dagaal socda

  • @garadawale8019

    @garadawale8019

    4 жыл бұрын

    Is cadey hanagu dhax dhuman dhuab hadaa xaq ku tagan tahay

  • @mohamedgeelqaad4741

    @mohamedgeelqaad4741

    4 жыл бұрын

    @@garadawale8019 xooga lacag ah ayay qaateen markaasay shiico noqdeen

  • @somalibiblesociety7810

    @somalibiblesociety7810

    3 жыл бұрын

    Hambalyo

  • @fouzianuura2327

    @fouzianuura2327

    3 жыл бұрын

    Sunniga Gaaladaa khayaantey kheyraadkoodiina qaadatey, hubkana isugu dhiibtey. Shiicadu waxaas oo dhan waa ka nadiif.

  • @cabdiraxiinawcabdi4611

    @cabdiraxiinawcabdi4611

    2 жыл бұрын

    Waa runta anba kabaxey 3 sano kahoor

  • @godetatone1011
    @godetatone10114 жыл бұрын

    Waar lacaag baad ugashay

  • @Caruurtasomali

    @Caruurtasomali

    11 ай бұрын

    Game maha diinta

  • @geellesam
    @geellesam3 жыл бұрын

    ninkaan waa nin diyaarsan

  • @fouzianuura2327

    @fouzianuura2327

    3 жыл бұрын

    Barashada Cilmiga ayaa sidaas u soo diyaarisey Sheikhaan..... sax?

  • @geellesam

    @geellesam

    3 жыл бұрын

    @@fouzianuura2327 akhlaaqda looo hadlo waa tusaale fiican , baan u fahmay

  • @fouzianuura2327

    @fouzianuura2327

    3 жыл бұрын

    @@geellesam Haa wlal waa sidaas aad sheegtey. Xitaa qofka aad necebtahy ama kaa soo horjeeda si cilmiyeysan baa leyskaga difaacaa. Ceyduna waa qofkii oo xujo iyo difaac kale waayey.

  • @geellesam

    @geellesam

    3 жыл бұрын

    @@fouzianuura2327 anigu wali ma arag qof shiica ah somalina ah, but this guy is another level , i respect the way he act

  • @fouzianuura2327

    @fouzianuura2327

    3 жыл бұрын

    @@geellesam I Agree with you Brother 100%. Again Sababtu waa cilmiga oo lagu darey Hibo rabaani ah, waayo dad baa jira cilmi leh laakiin si loo gudbiyo aan garaneynin.... Sax... Somali Shiico ah wn arky oo culimo ah anigu.

  • @shiasomalitv47
    @shiasomalitv474 жыл бұрын

    Ana shiico ayaan noqday

  • @somalibiblesociety7810

    @somalibiblesociety7810

    3 жыл бұрын

    Hambalyo

  • @Kw58437

    @Kw58437

    3 жыл бұрын

    Shaydaan batahay acuudubilah

  • @Dacwahmedia
    @Dacwahmedia4 жыл бұрын

    shiico waa ahlu baadil because ahlu beetka ayay shafartoda ku ciyaareen

  • @africanworld8374
    @africanworld83744 жыл бұрын

    ولا تكونو من المشركين الذين فرقو دينهم وكانو شيعا. Qof walba oo Muslim ah oo islaanimo wax kahooseeye u ololeeya ama koox gooni ah u orda. Ayadaas ayaa qabaneysa. Waxuuna ku sifoobayaa Ayadaas..

  • @godetatone1011
    @godetatone10114 жыл бұрын

    Waar caasha cayaysa siidaasa kufri ou tahay

  • @AliAli-yc5hx
    @AliAli-yc5hx4 жыл бұрын

    Beenaale wado xun ayaad qaadatay

  • @hoodosaeed6064
    @hoodosaeed60644 жыл бұрын

    Kkkkk markaad kasoo ducaysatay Maxay kuyidhaah deen Aayadaan maxaad uga jawaabi إنك لا تسمع موتى AH lubaytka Abuu bakar uhiilinwaayay adaa uhiilin miyaa?!!!!! Cjiib shiicada arintooda Lumin

  • @sowdahilaac4197
    @sowdahilaac41974 жыл бұрын

    Balaaya kugu dhacday

  • @saylirobleh5698

    @saylirobleh5698

    3 жыл бұрын

    Soomali oo dhan ayaa shiico noqonaysa wallo beenta suni isku shega waa la bartay sunada saxda ah waxaa haysta shiicada

  • @maxamudrobleh4353
    @maxamudrobleh43532 жыл бұрын

    كلام في غاية الروعة والحقيقة يستحق المتابعه لما يقوله الشيخ محمد شفافية ووضوح الرؤية الأفقية ماشاء الله ما رأينا مثله

Келесі