Maxaa Sababay Inqilaabkii 1969-kii iyo kii 1978-dii?

Qeybtaan LABAAD wuxuu Dr. Cabdiraxmaan Macallin Cabdullaahi ''Baadiyow'' kaga warramayaa doorashadii baarlamaaniga ee 1969-ka, iyo afgambigii xigay; sida uu ciidanka ugu biiray iyo tacliintiisii dalka Ruushka iyo kaalintii uu ku lahaa ciidanka cirka intuu uu socday dagaalkii 77-ka, iyo afgambigii fashilmay ee 1978-dii.
#taariikhdasoomaaliya #taariikh #soomaaliya_1960 #kacaan #baadiyow #afgambi #shamaca #ruush #dagaalkii_77 #1969 #1978 #Baadiyow #ciidan #aadancadde #siyaadbarre #oktoobar #kacaan #rayid #dowlad #dawlad #soomaaliya #muqdisho #kismaayo #hargeysa #leego #inqilaabkii_Somalia_1978
Instagram: / shaakirmc
Website: www.shamaca.com/
Facebook: / shakirmc

Пікірлер: 40

  • @iM252
    @iM252 Жыл бұрын

    Mahadsanid mudane

  • @shekeye9487
    @shekeye94872 жыл бұрын

    Mahadsanid, keep me posted our best past history, go forward

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey2 жыл бұрын

    Good job 👍👍👍👍

  • @AsadAf-rs1mm
    @AsadAf-rs1mm10 ай бұрын

    Said bare leader.

  • @KeyfMumtaz2021
    @KeyfMumtaz20212 жыл бұрын

    Wax badan baan ka faa,iiday Taariikhda uu Dr Cabdiraxmaan noo sheegay👍🏽 Mahadsanid Shaakir👌🏾

  • @suadoabdullahi6591
    @suadoabdullahi65912 жыл бұрын

    Great job Shaakir👌🏽 keep it up!

  • @Shamaca

    @Shamaca

    2 жыл бұрын

    Thank you, Suado. 🙏🏽🖐🏽

  • @omarcoonka2578
    @omarcoonka25782 жыл бұрын

    Good history

  • @AsadAli-le2ms
    @AsadAli-le2ms Жыл бұрын

    truth.

  • @SamiirSirad
    @SamiirSirad2 жыл бұрын

    🙏

  • @Moalimow
    @Moalimow2 жыл бұрын

    Qeybtii 3aad aaway wll Mahadsanid

  • @Shamaca

    @Shamaca

    2 жыл бұрын

    Mohammed, walaal waa tan qeybtii 3aad. Qeyb 4aadna waan soo gelin doonaa İA. Mahadsanid kzread.info/dash/bejne/eYV5rpWJYqTKm9o.html

  • @raxmagaraad1829
    @raxmagaraad18292 жыл бұрын

    Taariikh wanaagsan

  • @mukhtaryaxya7269
    @mukhtaryaxya72695 күн бұрын

    isticmaarkii fikradiisii ayey ahaayeen kuligood welina waa taagantahay balaayadaas hada wadankii ayaa la jarjaray

  • @husseencagta7448
    @husseencagta74482 жыл бұрын

    Dr waxan ka codsaneynaa in uu nosheego sarakishi afgambiga sameysay 1978 kuwi academiga aha oo dibada wax ku so bartay . mhadsanid.

  • @mahadjama1481

    @mahadjama1481

    Жыл бұрын

    Abowe waxa matalay abehey Avvocato Xabeeb kuligoda iyo sidas oo kale ku matalay General Salad Gabere oo rabay kuwas ka hore. Raga uga magacwayn wa Colonel Ciiro iyo Colonel Abdullahi Yusuf.

  • @kaneecgroup
    @kaneecgroup Жыл бұрын

    dr.ka been badanaa islaax markan ahayn bentan bay no shegijiren alhamdulilah hadanu wax badanay,fiiriya wareysigiisa kowaad 1967 ayaan xamar imid buu leyahay 1977 intan lagarina mester ban diyaarinayey kuye bal adba

  • @kaneecgroup
    @kaneecgroup Жыл бұрын

    faaan badanaa qabyaaladii kuqaadatay kuma dhigto

  • @user-kj3gv5ig9k
    @user-kj3gv5ig9k11 ай бұрын

    Baadiyoow beenaale waagaas waardiye buu ahaay😊

  • @doublethreesomalichannel2223
    @doublethreesomalichannel2223Ай бұрын

    Madaxii ayuu noo rogay intaas oo been ah sida aan ku dhagaystay ayaan la yaabay😂

  • @abdit8270
    @abdit82702 жыл бұрын

    Dawlad khasaartay. Dawlad been lagu dhisay.

  • @AbuMuhammad
    @AbuMuhammad2 жыл бұрын

    Information umaficno in loo Soo bandhigo bulshada...not fit for public consumption

  • @Shamaca

    @Shamaca

    2 жыл бұрын

    Xaggee tahay marka in dadku xogtan oo kale ka ogaado?

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky Жыл бұрын

    Keligay baa injineer ahaa kkk Saraakiishii reer Woqooyiga oo dhami Injineero UK wax ku soo bartay bay u badnaayeen. 1977 SSF ma jirin ? Hadii aad Anti aircraft SAM baratay maxaad diyaaradihii duqa ahaa ee Itoobiya ee Hargeysa iyo Berbera galab walba duqaynayey u soo ridi weyday ?

  • @Between-earth-and-sky

    @Between-earth-and-sky

    Жыл бұрын

    @@aminrio7474 macquul

  • @mahadjama1481

    @mahadjama1481

    Жыл бұрын

    Marki inqlabki 1978 shaqeenwaye oo uu Colonel Abdullahi Yusuf baxsaday asaga, ciidanka iyo hubka. Kabacdi ba la dhisay SSDF. Odaga Abehey ba kuligoda Avvocato uu ahaa lakin Colonel Abdullahi Yusuf waxan wada joognay isku Hotell marki Puntland la dhisay iyo marki uu noqday Madaxwaynaha Puntland igu daray safarkiis uu horey ee Sweden, mashallah.

  • @Between-earth-and-sky

    @Between-earth-and-sky

    Жыл бұрын

    @@mahadjama1481 dee inaadeer cid waliba inay inoo faanto oo dhegeysano maaha. Damiin aan isagu taariikhda akhriyin baa raba inuu wuxuu jecelyahay inoo sheego

  • @husseencagta7448
    @husseencagta74482 жыл бұрын

    ziyad barre wa shaqsi somaaliya ka bilaabay qabyslad iyo ya ku xiga

  • @SuadArif
    @SuadArif2 жыл бұрын

    Duullaan nin u joogay waydii! Hanaqaadkii is-maamul ee soomaalida ayaa xaaraan ahaa, maantadaanna waa tabtii. Waan gartay intaas. 60 kii ka hor qof soo joogay noo raadi macallin. Lol

  • @Shamaca

    @Shamaca

    2 жыл бұрын

    Way adag tahay in la helo qof lixdankii ka hor ka taariikheyn kara 🙂

  • @hersijeego7451
    @hersijeego74512 жыл бұрын

    Taariiqda waxaa wanaagsan in runta laga sheego,marka uu leeyahay general carees wuxuu aaday SSDF, maba jirin xiligaas, c/laahi Yusuf, dagaalka uu hada kasheekeenayo ayuu ku jiray. Marka mawaxaad rabtaan ayaa taariiq nooga dhigeysaan.

  • @camutiger5717

    @camutiger5717

    Жыл бұрын

    haa soomalida inta badan marka waraysida tariikhda ah laga qaadayo waa wakhti qofku xasuustu ka luntay inta badan ssdf ilahay haunaxariiste jeneral cayrs aaday malaha waa mid kale

  • @husseencagta7448

    @husseencagta7448

    Жыл бұрын

    wa eng dr col

  • @saidmussa6461
    @saidmussa64617 ай бұрын

    Faanbadanaa beenlow Dameerkada la seexo

  • @saidmussa6461
    @saidmussa64617 ай бұрын

    kkkkkk abgaal aqoon maba laheen Dameeroley bay ahayeen kani been badanaa FAKE NEWS WAX KAJIRA MAJIRTO

  • @saidmussa6461
    @saidmussa64617 ай бұрын

    FAKE NEWS WAX KAJIRA MAJIRTO WAA FAKE KZreadR ROOTI LOOGA RAADSADO NINKANI WAA BEENAALE NAHAAB waxa uu ahaa Askari

  • @Shamaca

    @Shamaca

    7 ай бұрын

    Adiga oo aan caytamin, aragtidaada dhiibo.

  • @user-bb3wb2cn9r
    @user-bb3wb2cn9r10 ай бұрын

    U r89% a layer person u r giving 89%information

Келесі