maxaa lagu haystaa sh.barbaraawi. sheekh xasan kaafi

Пікірлер: 44

  • @user-hj2rf6kd5e
    @user-hj2rf6kd5e19 күн бұрын

    حفظه الله الشيخ حسن

  • @azackismail8607
    @azackismail86072 жыл бұрын

    ماشاء الله بارك الله فيك أخي الفاضل .

  • @user-ll1zm4nx4y
    @user-ll1zm4nx4y6 күн бұрын

    Ilahay ka cabso adeer jameeca aya tahiin oo beeco ayaa qaadan anaga mooye I dhagayso cid kale ha dhagaysan waa beecada qaadan ayaa tahay

  • @user-jc2ii6xv7g

    @user-jc2ii6xv7g

    5 күн бұрын

    @@user-ll1zm4nx4y hadal xikmad leh ku hadal layskama hantaatacee. Bayco annagu ma qaadno beri baanu ka nahay cidda muslimka ah ee halkaanu joogno ka talisa ayaa na xukunta

  • @maxamedcabdihaadi6100
    @maxamedcabdihaadi61002 жыл бұрын

    جزاك الله خيرا

  • @kadrmusa9739
    @kadrmusa9739 Жыл бұрын

    الله يحفظك يا شيخنا الفاضل

  • @aliisack2166
    @aliisack2166 Жыл бұрын

    M.a shiikhunaa Soo dhowww waa ku jclhy

  • @user-zb9xv1xi2v
    @user-zb9xv1xi2v7 ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @awad559
    @awad5592 жыл бұрын

    كم من شيخ موخود هرجيس

  • @zncabdi2706
    @zncabdi2706 Жыл бұрын

    diintu sheekhaw waa ku dhaqan dadka qalbigooda ma ogin laakiin wixii nooga muuqda kaliya

  • @zncabdi2706
    @zncabdi2706 Жыл бұрын

    hargaysa barbaraawi sheekh uma aha cid dhagaysataana way yar tahay culimo la jecel yahay way buuxaan cidna kuma dhagaan barbaraawina iwarbaahinta uunbaanu ka maqalnaa

  • @user-jc2ii6xv7g

    @user-jc2ii6xv7g

    Жыл бұрын

    قد تنكر العين ضوء الشمس من كمد ** وقد ينكر الفم طعم الماء من سقم

  • @zuadmuhumed1740

    @zuadmuhumed1740

    Жыл бұрын

    Mar walba waan u duceeyaa sh barbaraawi in badan hanuunkayga sabab iigu ahaa Ardaydiisu tiro ma leh Allah ayaan cimri dherer iyo camal suuban u waydiinanaa.

  • @user-jc2ii6xv7g

    @user-jc2ii6xv7g

    Жыл бұрын

    @@zuadmuhumed1740 mahadsanid wlo

  • @asdssa2714

    @asdssa2714

    8 ай бұрын

    ​@@user-jc2ii6xv7gnio gantaal baad ku riday wllhi😂😂

  • @user-ll1zm4nx4y
    @user-ll1zm4nx4y6 күн бұрын

    Waxuu ku hadlayo eeg kulaha hargeysa sheekh ka yahay culumo waa weyn ayaa jooga ka cilmi badan shekh dirir iyo shekh mustafe jooga

  • @user-jc2ii6xv7g

    @user-jc2ii6xv7g

    6 күн бұрын

    @@user-ll1zm4nx4y isaguba waa sheekh isaguba cilmi leh miyaad ka xuntay adigu ilaahay baa cilmi iyo aftahanimo siiyay

  • @abdirahman9121
    @abdirahman9121 Жыл бұрын

    Hhhhh waa yaab

  • @abubokor0628
    @abubokor06282 жыл бұрын

    Tabliiq wax dhaama lahaayo waligiinba aala sacuud daba socda

  • @user-jc2ii6xv7g

    @user-jc2ii6xv7g

    2 жыл бұрын

    Annagu daliil iyo xujo ayaanu raacnaa cid gaara iyo koox toona nalaguma addoonsan. Tabliiiq waxay yihiin waxa garanaya uun culimada inta kale hayska daba oroddo sidaada

  • @user-ll1zm4nx4y
    @user-ll1zm4nx4y4 күн бұрын

    Jameeco ayaa tahiin beenta umada ka da jameeco macnahewdu wax kasto iskh fikir ah isku mabda ah isku koox gaar isku urursaday waa jameeco hada jameeco aheen maxa gaar isku keen dhigay xitaa waa idinka qolacatay oo dadka ma dhex gashaan sunaha wa ka sartaan anaga kaliya saxsan waxa kalw waa badiil qofka noocaas u hadlaya waa dariiqul iblays ogaada camalka wacan wa lagu kala horewn karaa lakiin kaliya kaliya saxsan macquul maaha berbaraawi shegaysana Hargeysa nin walan aya lagu yaqaan wadaadnimada hargeisa .mid qof u xidhan maaha mid la doortana maaha nin weyn been sheegaysa

  • @user-jc2ii6xv7g

    @user-jc2ii6xv7g

    4 күн бұрын

    @@user-ll1zm4nx4y nin wayn oo haddana been shubayaa waar orod ilaahay unoqo. Sh barbaraawi waa sheekh caalim ah oo waliba aftahan ah. Miyaad ka xuntay cilmigisa cilmiga waa la bartaa orod baro dee intaad sheekha xaasidayso . Cilmigu waa barasho jaahilyaw xaasidka ah.

  • @faridfarid6561
    @faridfarid6561 Жыл бұрын

    Maxaad beenta usheegaysaa amiirka Salafiya jadiidiyo soo isaga Yaman degan.

  • @user-jc2ii6xv7g

    @user-jc2ii6xv7g

    Жыл бұрын

    Adaa beenaale ah oo been law ah Soo caddee amiirka aad sheegayso

  • @user-ll1zm4nx4y
    @user-ll1zm4nx4y6 күн бұрын

    Waxad qirtay in salafnimadii sheeganayseen qaar idinka mid ku rogmatay si khaldan u fahmeen subxaan alah

  • @user-jc2ii6xv7g

    @user-jc2ii6xv7g

    5 күн бұрын

    @@user-ll1zm4nx4y adigu maxaad salafiyo utaqaan bal noo fasir?

  • @faridfarid6561
    @faridfarid6561 Жыл бұрын

    Salafiya jadiidiyo iyo Ictisaam waa iskumid kuli waa mujassima mushabiha wahaapiyo takfiiri ah.

  • @user-jc2ii6xv7g

    @user-jc2ii6xv7g

    Жыл бұрын

    Beentaada badanaa oo cadcadaa

  • @user-jc2ii6xv7g

    @user-jc2ii6xv7g

    Жыл бұрын

    أنت أشعري صوفي معطل ممثل مرجئ كذاب منحرف.

  • @aliyabeh1722
    @aliyabeh1722 Жыл бұрын

    Birbiraw wajaahil wawin

  • @user-jc2ii6xv7g

    @user-jc2ii6xv7g

    Жыл бұрын

    Been baad sheegtay

  • @user-qh1qo1rb3u

    @user-qh1qo1rb3u

    Жыл бұрын

    Runtiis waaye waa jaahil

  • @wllmafo1578

    @wllmafo1578

    Жыл бұрын

    @@user-qh1qo1rb3u marku jaahil noqdo adna maxaad tahay jaahilku wàakan culimada caaya

  • @imaamukhadar8004

    @imaamukhadar8004

    Жыл бұрын

    Barbaraawi wuxuu kad midyahay culimada waaweyn ee salafiyiinta ama soomaalida

  • @Mohamed-ey2sl

    @Mohamed-ey2sl

    Жыл бұрын

    @@user-qh1qo1rb3u cilmi soo baro horta