MAXAA LAGU DHIGAY FAARAXII YIRI NAAGTAN SHUKANSADO MARWOOY II CASUUN KABTAYDII MA,ARAGTAA KADHACDAY🤣

Ойын-сауық

#ayaangobdoon #qisooyinka #qisooyinka #

Пікірлер: 88

  • @sadiaabdullahi6427
    @sadiaabdullahi6427 Жыл бұрын

    Wow caweda wan faraxasanahay qofke igu hireyo masha Allah illahay farxada illahay haku siyadeyo❤❤❤😂

  • @user-sw1to8jc9u
    @user-sw1to8jc9u Жыл бұрын

    Wcs ayaan qaali farxada alle hakuu siyaadsho

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 Жыл бұрын

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

  • @fadumoyahye6633
    @fadumoyahye6633 Жыл бұрын

    Abaayo macn waniwada salamey horta ninmanka naha islaqawan casuun isbarta .maxay udhahan uf 😂

  • @Fardawsafiican1
    @Fardawsafiican1 Жыл бұрын

    Ayaaney intee ka baxaa meel allah😂😂😂😂☝🏼shukran mcnto Alxm❤🎉😢

  • @hoodohoodo1948
    @hoodohoodo1948 Жыл бұрын

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته OUR DEAR SISTER AYAAN GOBDOON ALLE FRXD IYO RAYNRAYN NOLOSHA HAKUUGU WADO WAANAD MAHADSANTAHAY WLLSHY SIDAAD N0OGU DADAALAYSO

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Жыл бұрын

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) 😥❤🕋☝

  • @XamdiMaxamed-uz5ll
    @XamdiMaxamed-uz5ll Жыл бұрын

    Msha alh ala qalbikeykad oged inan muqal Mar hora firsanay ayaney hada ma Ana u horeyo mise abyo alh noka xafido mcnto

  • @MadinaMohamud-sb4ht
    @MadinaMohamud-sb4ht Жыл бұрын

    Wcs xabiibitii hormar wcn farxada Allah ku siyadiyo

  • @amiirocaliwarsame4411
    @amiirocaliwarsame4411 Жыл бұрын

    Asxabeey soomali ciyarosa cawa soduceya❤

  • @Zahra-fq3fe
    @Zahra-fq3fe Жыл бұрын

    Caafimaadka iyo farxada alle haku ziyaadiyo ayaan

  • @maidoisxaaq
    @maidoisxaaq11 ай бұрын

    Ayaaney wllhi shekada wa mcn WA igu Kala gose😂😂😂

  • @nimcoqaali3446
    @nimcoqaali3446 Жыл бұрын

    M.a xbbti allah farda kama qaado sharafey❤❤🎉🥰🥰🥰

  • @rukiasugal4942
    @rukiasugal4942 Жыл бұрын

    Ayan wankusalami xabibty ❤❤

  • @najmaahmed4139
    @najmaahmed4139 Жыл бұрын

    Wcs xbbti ayaan hore usoco

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 Жыл бұрын

    MAsha Allah tabarakalah Ayaan qaali❤❤💙💙💚💚💜💜

  • @CaishaCuud-is8vz
    @CaishaCuud-is8vz Жыл бұрын

    Ayaaneey ku jeclhy byo

  • @caliilyasshacban1562
    @caliilyasshacban1562 Жыл бұрын

    wcs hormar wacan ayiinta inan qalpi xaaran allh ku. sharfo😍😍😍😍

  • @asmacabdi1795
    @asmacabdi1795 Жыл бұрын

    Masha allh alhe haku siyadsho farxadada qli

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 Жыл бұрын

    Mashaa Allah Allaah haku barakeeyo Insha Allah

  • @kiinyu6160
    @kiinyu6160 Жыл бұрын

    Mshallah alle ha ku si’aadsho Ayaan yareey

  • @abdirizakosman557
    @abdirizakosman557 Жыл бұрын

    Habo mcn Jazakallah Farxad waarta ku rajeyna I.a

  • @shamsohassan7503
    @shamsohassan7503 Жыл бұрын

    Maash Allah ❤ 👍

  • @fatumahassanhassan3423
    @fatumahassanhassan3423 Жыл бұрын

    M,a abayo Allah haku ziyadiyo farxadadi anagana Allah nasiyo abayo qof walibo oo qarabada ah naso boqido wan kaga Sara Wana gareyna labada boqol mardhow inshallah❤❤

  • @asmamire4528
    @asmamire4528 Жыл бұрын

    Ayaan indho weeyn🥰 ale ha ku xifdiyo xbbti

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 Жыл бұрын

    Ku saliya NNK SCW SCW

  • @faxdiali8741
    @faxdiali8741 Жыл бұрын

    Wcs m.a alha ku xafido xabibiti

  • @mulkimicraaj-ig4nn
    @mulkimicraaj-ig4nn Жыл бұрын

    Ma nin asoo naag qabin aan ka tagy maa asigoo naag qabo ku soo noqaa

  • @farahfartun3961
    @farahfartun3961 Жыл бұрын

    Masha alah

  • @nadifohasan2489
    @nadifohasan2489 Жыл бұрын

    M.a xabiibti keep going

  • @salmomaxamedsanaag6220
    @salmomaxamedsanaag6220 Жыл бұрын

    Alx abayo alle hakusiydiyo farxadada wlhi wan kulafarxaaa ayanteyda caashaqa❤

  • @nafisaahmed4887
    @nafisaahmed4887 Жыл бұрын

    Allaahuma aamiin yaa rabi waa runtaada

  • @haliimohusseinali9923
    @haliimohusseinali9923 Жыл бұрын

    Waa iga gadan tahay sheekadaan waa sifiican

  • @farxiyogabal7984
    @farxiyogabal7984 Жыл бұрын

    Hhhhhhhhhh ilmaha yar sooo qof caqlile soomahn ninku doqosanaaa hadiii ilmo yar layahay shucuur dareen malahan miyaah

  • @sabariinxaaji8290
    @sabariinxaaji8290 Жыл бұрын

    siister ayanay so dhaqso😘😘😘

  • @qamarxasan5531
    @qamarxasan5531 Жыл бұрын

    Ayaan qali🥰🥰💯

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Жыл бұрын

    Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allaha kuxfdo mashllah abyo

  • @ikranmaxamed-ry7oi
    @ikranmaxamed-ry7oi Жыл бұрын

    Allah saxiibo badan ankugushegareyo malihi wakushegarelah has❤❤❤

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc Жыл бұрын

    Ayane Niyada kugu haye macnto❤❤❤

  • @muhibocadeymuhibocadey
    @muhibocadeymuhibocadey Жыл бұрын

    Inshallah waa gaare ayaan qaali anagana waa dadaalaynaa

  • @niciimaabdalle1839
    @niciimaabdalle1839 Жыл бұрын

    Nayhe ayaan indho wayn ku xisay qali wlhi wyo inta badaan comments maso qoro lkn alle haku sharfo noloshaydii waxad ogata in dad badaan oo ku jecel jiran Lkn an waxkuso qorin ❤allah haku sharfo mcnto ❤

  • @niciimasaleban6065
    @niciimasaleban6065 Жыл бұрын

    M.a ilahay hakuugu wado

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 Жыл бұрын

    Wcs Abaayo ayaan masha allah 😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 Жыл бұрын

    Wcs ayaan Qaali sharafay ❤❤❤❤❤❤

  • @ifraaxxasanmaxamud3246
    @ifraaxxasanmaxamud3246 Жыл бұрын

    Wsc macato ayaan hore usoco ❤️🥰

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm Жыл бұрын

    Ayaney away brt 2 mantas dhan ishan just haye

  • @najmaabdi3685
    @najmaabdi3685 Жыл бұрын

    Sheekadan cml ina horay u zoo deza u maleeba

  • @seynabahmed
    @seynabahmed Жыл бұрын

    Wn u direy sxpadey apyo ayaaneey ee so dhaweey

  • @najmaaligaani2983
    @najmaaligaani2983 Жыл бұрын

    ayaantyda ❤️❤️❤️

  • @muniishaali6580
    @muniishaali6580 Жыл бұрын

    Wcs abyo walhi waan sugi lahsye❤ soo dhaqaso xapti❤

  • @saapiriinahmed2398
    @saapiriinahmed2398 Жыл бұрын

    scw scw scw

  • @Farhia-
    @Farhia- Жыл бұрын

    Ayaaney guryaha xamr robab wada qaaday😢

  • @EMMA__7-x4i

    @EMMA__7-x4i

    Жыл бұрын

    Ilaahy bari ayaan xe kuuqaban karta abyo

  • @Farhia-

    @Farhia-

    Жыл бұрын

    @@EMMA__7-x4i abaayo anaga waxba nama gaarin xafadaha qAr waaye

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    Жыл бұрын

    Alaha ugargaaro abaayo umadeena

  • @aminaseben9811
    @aminaseben9811 Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @Yasmen.lifestyle
    @Yasmen.lifestyle Жыл бұрын

    Waa iska jcly inaa marwalbo kudhagesto nolow walashey

  • @AaqilKulmie
    @AaqilKulmie Жыл бұрын

    Abyo noloshau kuma ciisho

  • @XamdiMaxamed-uz5ll
    @XamdiMaxamed-uz5ll Жыл бұрын

    Abyo ilahey ha ku siyadiyo farxadada wa farxadeyda wad iku ogthy hadan dib u raca mid kastana wa shere gareyna mcnto

  • @hamdimuuse3574

    @hamdimuuse3574

    Жыл бұрын

    Asc

  • @ikranquruxchannel9540
    @ikranquruxchannel9540 Жыл бұрын

    MashaAllah ❤❤❤❤❤ keep going macanto

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 Жыл бұрын

    maansh allh maansh allh maansh allh wll guuul.iyo.gobonimo🌱🥀🥀🌺🌺🌺🥀🌱🌱🌱🌺🌺🌷🌷🌷🌷👍👍👍🌱🌱🥀🥀🥀🥀🌱🌱🌱🥀🌺🌺🌺👍👍🌷🌷🌷🌷👍🌺🥀🌱🌱🥀🌺🌺👍👍👍🌷

  • @fardowsaabdirahmanmohamed9626
    @fardowsaabdirahmanmohamed9626 Жыл бұрын

    Ayaney abayo shekoyinkaga aad ayan u dhagaysta hada so hadlay malay so dhaweynaa qurxy

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 Жыл бұрын

    Labadooda Faleenbo isugu taagan tahay 😂😂😂 Ar ayaanaa waxaa inoogu bilowday shactaro

  • @saabiriinmohamed8978
    @saabiriinmohamed8978 Жыл бұрын

    Asc asxpta Ayaan waxaan idinka codsanaa duco wxaan ahay hooyo xamila odhaqtarkeedu dhahay Ibidaa hose hoseedo ilmahana wadabakeen isooduceeye ino ilaheey icaafiyo

  • @subeerahmed4166
    @subeerahmed4166 Жыл бұрын

    ayaaney wllo zu'aal aan ku waydiye manta marki aad ka HadLayza Hodan online wxd idhi HadaLhyto waa zharaf markad taHay qof horo maraY marka caN Hadii aad noqoto ma Horomar miYa anuu wax aaN Horomar uu arka qof wax qabzada ee dadka ka dhex muqda

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    Жыл бұрын

    Abaayo caanimo hormar kuma sheegin lkn qof lahadak hayo waa qof dantiisa kumashquulsan hodan online waa naag danteeda iyo hormarkeeda kumashquulsan

  • @najmaaligaani2983
    @najmaaligaani2983 Жыл бұрын

    ayaaney wan ku canjilee raalinoqo qajax markaa dhahdy kaadaba idhi😂😂

  • @nashadhussen9212
    @nashadhussen9212 Жыл бұрын

    Wsc Ayaan goodbon qll xiid sorry 😢 sorry Wooow 👋👋🥰🥰🥰🥰❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹😭❤️‍🩹🇱🇷👍👍👍🤣👌

  • @habiibacadow4947
    @habiibacadow4947 Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤ m a

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 Жыл бұрын

    Caleyhi.salaatu.wasalaam🌱🥀🌺🥀🌱🥀🥀🌺👍🌷🌷🌷🌷🌷🌺🌺🥀🌱🌱🌱🥀🌺🌺🌺👍👍🌷🌷

  • @sagalsiyaad-el3fj
    @sagalsiyaad-el3fj Жыл бұрын

    2

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm Жыл бұрын

    Hhh

  • @xamdixuseen4655
    @xamdixuseen4655 Жыл бұрын

    Ayaaney waa ka xanaqqsanahy chanelka kle qisada ka sugeynay wali nooma soo deynin mana ilowday sharafey lkn dhiwata malahane maanta qada la,aan waaba nadhigtaye casha la,aan hana dhigin

  • @Hamdamukhtaar-rf9gk
    @Hamdamukhtaar-rf9gk Жыл бұрын

    Asc aayan qaali haben wacan oo wanagsn ❤❤❤❤❤

  • @abdishakurabshir9690

    @abdishakurabshir9690

    Жыл бұрын

    Asc xld kawarn malin walbo maxa nodhah daa abaa idhoween wan kujedaa koman tiga san kugu sarenay gacan taa naxa nuntay quruxey

  • @abdirizakosman557
    @abdirizakosman557 Жыл бұрын

    Tnx habo waqtigada qima badan NA siiso Jazakallah

  • @hakimofarahwarsame-lg8gy

    @hakimofarahwarsame-lg8gy

    Жыл бұрын

    Xaqiiq ayan waa qof wngsan ❤❤

  • @hakimofarahwarsame-lg8gy

    @hakimofarahwarsame-lg8gy

    Жыл бұрын

    Xaqiiq ayan waa qof wngsan ❤❤

  • @sabariinfarxaan5490
    @sabariinfarxaan5490 Жыл бұрын

    ar qeybta labad mxa noqon donto xisi guniya aaba uu qaba qeybta labad

  • @sacdiaabdirizak756
    @sacdiaabdirizak756 Жыл бұрын

    Hadaadba guri iskugu buuqeysid wallaaley wareegtoy cadi aaba tahee ma iska shegatidoooo

  • @faadumocabdisamad2888
    @faadumocabdisamad2888 Жыл бұрын

    Ayaaney asxabtayda watsab aan kugu Sher gareeyaa xataa saan ku taageero Lee wlhy ❤

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    Жыл бұрын

    Shukran xbbt

  • @adnansaiddjama4061
    @adnansaiddjama4061 Жыл бұрын

    Asc walashay farxad ku nolow

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    Жыл бұрын

    Wcs wllky mahadsanid

  • @quruxleydacida4860
    @quruxleydacida4860 Жыл бұрын

    Waxa igu soo dhacday nin aan is shukansan jirny baa asagoo gariga wado oo shaqada kasoo baxay ban islahadleen markuu damcay in mid salaamo markuu aa kugu so celiyo intuu idhahhay maku jari karoo ana maser matirahdaa asaa wax alle waxi aa daremay run bay noqon rbaan gadal bu iga shegee Markuu igu so celiyay baa ku iri qofti kugu oghy damba haiso wacan yaab asi i week baan u jry inaan ismaqal kadib bacdal tuug waa heshiny wana inkaray kadib buu wuxu dhahaa camero maa igu xerty ana shedankayga waxwalbo isheegi ba tgnhy oo cid ba uba bahni inee wax iahegto marka way jirta darenka nucaas

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Жыл бұрын

    Wcs my abaayo ayaan sharafeey waanku salaamay inbadan

Келесі