No video

Maxaa ka socda dalka Niger! Afgambi ciidan oo uu gadaal ka riixayo ruushku

Maxaa ka socda dalka Niger! Afgambi ciidan oo uu gadaal ka riixayo ruushku

Пікірлер: 70

  • @user-cy4ct4xb2h
    @user-cy4ct4xb2h Жыл бұрын

    السلام عليكم أخوكم محمد عثمان في(قطر). نسأل الله أن يصلح حال كل بُقعة فيها مسلم. اللهم أصلح أحوال المسلمين في كل مكان.

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 Жыл бұрын

    Thank you Abdirahman Omar

  • @sHimaaLi_x1
    @sHimaaLi_x111 ай бұрын

    Djibouti 🇩🇯 xitaa ilaa xornimadi mrky qatadaay ilaa manta gumaysi bay kujirta waa dalka kliya ee gumaysi kujira subxnllah Allah ugargaaro

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 Жыл бұрын

    Sidaan uu naxahay markaad tidhi waa muslimiin😢😢😢😢allow guul gacanta uu gali faransiis inkaar Alle haku rido

  • @Cumarmaxamed-rr7dj
    @Cumarmaxamed-rr7dj Жыл бұрын

    Maanta dadka sooman👆❤

  • @maxamediraad6650

    @maxamediraad6650

    Жыл бұрын

    Saxib cibaadadaada ha iska sheeg sheegin si uusan ajarkeedu kaaga nusqaamin

  • @____Cumar____

    @____Cumar____

    Жыл бұрын

    Ikhlaasku waa mihim

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 Жыл бұрын

    Allow sida kheyrka qabta oo amni iyo barwaaqo u'ah walaaleheen Niger 🇳🇪 waafaji

  • @sHimaaLi_x1
    @sHimaaLi_x111 ай бұрын

    Wlhi Somalia wxy u bahan thy afgambi sbabto ah wlhi madax caloshood uu shaqaystayal ah ayaa haysta

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 Жыл бұрын

    Niger waa dal faqiir ah wllhi waana islaam alla ugargaaro

  • @hordhacmedia
    @hordhacmedia Жыл бұрын

    Keep going

  • @abdillahiali982
    @abdillahiali982 Жыл бұрын

    Keep going bro

  • @ubahdhool8158
    @ubahdhool8158 Жыл бұрын

    Wuxunbaa hadhay in la afgambiyo ninka dhaxal abihii kadhintay kadhigtay wadanka jabuuti ee faqriga faraha ugaliyy😠viva Russia iyo inta raacsanba

  • @CarabShiikh

    @CarabShiikh

    Жыл бұрын

    wll jabuuti iyo soomaali oo dhanba waa baylah bal day adigu etopia ba saylac bay sahan satay nin siyaasi lauidhaahdana dhulkii somali beecsaday

  • @RudePoi

    @RudePoi

    Жыл бұрын

    Djibouti Waa Xor France 1977 Ayaana Kala Dhamaanay Djibouti Weligii Afgembi Kama Dhicin Djibouti Intaad Ku Qarwaysid Ethiopia Oo Saylac Usoo Socota Iska Dhici Muuse Biixina Horayna Badda Berbera Ethiopian Ayuu Gacanta Uga Geliyey Ayagaa Maalgashigii Ugu Weynaa Geliyey Oo Baddu Somalia Weykutaalaa Mooyee Indirect Ahaan Ethiopia Ayaa Iska Leh Somaliada Kalena Ilaahay Ha Xoreeyo Oo Ethiopian, Kenyan , Ugandeisa Iyo Amisom Haka Dul Qaado

  • @user-wz6ep5wg8o
    @user-wz6ep5wg8o Жыл бұрын

    Aada baad u mahadsanthy ustaad abdirahmn cumar sida fiican ee aad inoo bareyso taariikhda iyo wax waliba oo muhiin ah

  • @osmansidowabdulle9220
    @osmansidowabdulle9220 Жыл бұрын

    Ustaaad guuleyso

  • @HaawaLuul-yr9jk
    @HaawaLuul-yr9jk Жыл бұрын

    Ustaad abdirahmaan omarwaaku mahdsan thy 😊😊dadaalka aan noo wado kaas oo ah 💯🙏taariikhyahanno inaad Naga wada dhigto🎉❤

  • @cabdixakiinmaxamed4886
    @cabdixakiinmaxamed4886 Жыл бұрын

    Djibouti 🇩🇯 wa inay iska kiciyaan insha allh when day 🤲🥺🤍

  • @RudePoi

    @RudePoi

    Жыл бұрын

    Djibouti Waa Xor Weceloow Wax Aan Wada Shaqayn Ka Ahayna Kama Dhaxeyso Af Gembina Weligii Kama Dhicin Djibouti Somalia 🇸🇴 Inay Ethiopia Iyo Kenya Iyo Uganda Iyo Amisom Ka Xoroowdo Ayaana U Rajaynayaa

  • @sHimaaLi_x1

    @sHimaaLi_x1

    11 ай бұрын

    @@RudePoisubxnllah 😂😂😂 war yaa lagu maqliin jabuuti wlhi waa dalka kliya ee ila hadda gumaysi kujira oo qayraad lahyn waa dal fashilmaay oo eber ah gumaysi baa idin dashadaay wliba wxad ka tagteen dhaqankiini 😎

  • @madiinocalimadiinocali6963
    @madiinocalimadiinocali6963 Жыл бұрын

    Keep going brother helped me

  • @Rukaash___poi
    @Rukaash___poi Жыл бұрын

    Cabdi rahmaan waaberi the only one I have waiting his new videos

  • @user-bw6ej3xs6w
    @user-bw6ej3xs6w Жыл бұрын

    France 🇫🇷 maanta meel aan JABUUTI ahayn kumay harin 😢

  • @inaceelapecomputerscience3638

    @inaceelapecomputerscience3638

    Жыл бұрын

    Inta ay talada u hayaaaan dhulka somaliyeeed xukumadaha jiraaa ka hooos bixi mayaaan gacmo shisheeeye 😢

  • @Moha57959

    @Moha57959

    Жыл бұрын

    Halaga saaro jabuuti

  • @RudePoi

    @RudePoi

    Жыл бұрын

    Djibouti Waa Xor Wecelyahoow Somalia 🇸🇴 Amxaar Kenyati Iyo Ugandeisa Iyo Amisom Oo Dad Ugu Liita Ayaa Adoonsata Ilaahay Haku Xoreeyo Markaasaad Isku Tagi Rabtaa Francis Annagu France 1977 Ayaana Kala Dhamaanay Oo Djibouti Weligii Afgembi Kama Dhicin

  • @DjamaRadwan-ji7qf

    @DjamaRadwan-ji7qf

    Жыл бұрын

    Djibouti iyo mali wa labada dal ee african ah ee si toos ah faransiiska uga tiri naga baxa waan isku filan nahay e, ha khaldamin e wax u fiirso walal

  • @maxameddeeqcabdale961
    @maxameddeeqcabdale961 Жыл бұрын

    Somaaliya waa in sidaas lagu sameya si kale maleh

  • @maxamadcade2234
    @maxamadcade2234 Жыл бұрын

    Jabuuti ayaa ku harty gacanta france 😢😢😢

  • @RudePoi

    @RudePoi

    Жыл бұрын

    Maya Somalia Ayaa Ku Hadhay Gacanta Ethiopia Iyo Kenya Iyo Uganda Iyo Amisom Ilaahay Ha Xoreeyo 😢

  • @samiiraomr

    @samiiraomr

    Жыл бұрын

    @@RudePoirunta maku dhibee 😊😊 somalia amison ma joogto Alx dadkeeda cidna ka Ah france iska xoree waa run luuqadeeda xitaa ku hadashaan 😊😊😊 ma beeeen baa?

  • @profalcadaala
    @profalcadaala Жыл бұрын

    Asc❤ Akhyaarey wxn Challenge kula jirnaa imaaraati fadlan ka mid noqo asxaaabta na gaarsiin doonta 10k Wxn soo Gudbin doona Qisooyin iyo Dhacdooyin markaa Xiisa leh Insha Allah

  • @farxaancade3199
    @farxaancade3199 Жыл бұрын

    wixi kuso kordho nala soso cod sxb❤❤❤fahan sis kaga ayan jeclahay❤❤

  • @Qosliye
    @Qosliye Жыл бұрын

    Keeping pro sxp

  • @user-pb9gg9kr6f
    @user-pb9gg9kr6f Жыл бұрын

    Love yo c/rahman cumar pro

  • @maxameddeeqcabdale961
    @maxameddeeqcabdale961 Жыл бұрын

    Somaliya waa

  • @user-zk8bs1hn2m
    @user-zk8bs1hn2m Жыл бұрын

    Nayjar guul🥺

  • @maxamedxasan5383
    @maxamedxasan5383 Жыл бұрын

    Saxip haddi reply ii so gali laheyd Aad ban uga farxi laha

  • @abdifatahabdi6279
    @abdifatahabdi6279 Жыл бұрын

    Reer galbeedka afrika way uga dhamaatey, waxaa la gaadhey wakhtigii afrika cagaheeda, ku istaagi lahayd, waxaa inoo soo baxay hogaamiyayaal da’a yar oo nacaybka reer galbeedka ka siman, waxaan rajaynaayaa inaan mar arko afrika mid Ah.

  • @ayaanalichama1383
    @ayaanalichama1383 Жыл бұрын

    Sirdonka nogasooshekee.

  • @abdifataahyuusuf7107
    @abdifataahyuusuf7107 Жыл бұрын

    Africa wale meelay usocoto lagaran maayo

  • @Dullaan1
    @Dullaan1 Жыл бұрын

    ❤❤❤❤keep

  • @drqanciye9155
    @drqanciye9155 Жыл бұрын

    ❤Leader waberi 🎉

  • @caydaruusjaamac9400

    @caydaruusjaamac9400

    Жыл бұрын

    Maanshaallaah dumarkoodu aad bay u asturanyahiin

  • @dabdheere5724
    @dabdheere5724 Жыл бұрын

    Wali waxaadan nookala qeexin Amaan difaac iyo qalabka sida ayaana wali fahmin guud ahaan miyaana ciidan qaran leeyahay la isku oran ciidanka qalabka sida

  • @KAMAALSHAH-sc9ms
    @KAMAALSHAH-sc9ms Жыл бұрын

    Kuwani inagabay inoo eegyihiin muuqaal ahaan iyo sida magaalooyinkoodu u burbursanyihiin wadooyinkoodana sida kuweena oo kale boodh iyo habaas duulayo

  • @fasaaxa_media
    @fasaaxa_media Жыл бұрын

    D.4aad | 9ka alif somalida |REEB KA | القاعدة الصومالية | السكون| xalqada 2aad |maclin mustafa 👇 Kanaalkeenan ka daawo

  • @hanadahmed1500
    @hanadahmed1500 Жыл бұрын

    Football ka kasoo hadal zxp

  • @AbdirahmanMulac-jk9hu
    @AbdirahmanMulac-jk9hu Жыл бұрын

    Aayarbaa dalaq loogu yidhi qasrigiisii. Tani waxay inna tusaysaa micno la'aanta madaxda African ka

  • @FarhiaAli-xs4nf
    @FarhiaAli-xs4nf Жыл бұрын

    😢

  • @apdibasidsayid6368

    @apdibasidsayid6368

    Жыл бұрын

    Maxaa ku hellay?

  • @maymunmacalincabdi8083
    @maymunmacalincabdi8083 Жыл бұрын

    Uataad kasoo hadal arinka ethiopia kasoo cusboonaaday ee dakadaha somalia

  • @adonallah
    @adonallah Жыл бұрын

    DasTuurka halabaan shaqo fican

  • @Hamasterkombatsomali
    @Hamasterkombatsomali Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @A_NP-mm5bb
    @A_NP-mm5bb Жыл бұрын

    Ku saliya nabiga ❤

  • @ameennikke
    @ameennikke Жыл бұрын

    First 😊

  • @rixannakhadar6441
    @rixannakhadar6441 Жыл бұрын

    Kkkkkkkkk

  • @Akhyaar142
    @Akhyaar142 Жыл бұрын

    Kuwa Libiya igu garaci jiray aya kaso jeday Niger calolxuman idin haya is laya😂

  • @CabdikariinMaxamed-il8su

    @CabdikariinMaxamed-il8su

    Жыл бұрын

    Haa oo dhan aada ku doonotay wadankoda waaraya dabaal baad tahaayey

  • @MawlidRashid-rn5xc
    @MawlidRashid-rn5xc Жыл бұрын

    Niger muslim miyaa walaalayaal

  • @mukhtaarciise2585

    @mukhtaarciise2585

    Жыл бұрын

    Haa waa muslimiin

  • @profalcadaala
    @profalcadaala Жыл бұрын

    Asc❤ Akhyaarey wxn Challenge kula jirnaa imaaraati fadlan ka mid noqo asxaaabta na gaarsiin doonta 10k Wxn soo Gudbin doona Qisooyin iyo Dhacdooyin markaa Xiisa leh Insha Allah

  • @hanadahmed1500
    @hanadahmed1500 Жыл бұрын

    Football ka kasoo hadal zxp

  • @Ahmedali-gw7xm

    @Ahmedali-gw7xm

    Жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣

  • @hanadahmed1500

    @hanadahmed1500

    Жыл бұрын

    @@Ahmedali-gw7xm maxaad ku qoslee zxp ma wax laku qoslaan sheegay

  • @Ahmedali-gw7xm

    @Ahmedali-gw7xm

    Жыл бұрын

    @@hanadahmed1500 waxaan ku qoslay. Football oo meel walbo warkiisa laga helaayo ayaa weeydiisay inoo ka soo hadlo maxamed qadar ma aragtid miyaa ninkaas beey shaqadiisa tahay Football

  • @hanadahmed1500

    @hanadahmed1500

    Жыл бұрын

    @@Ahmedali-gw7xm yacnii yarkaan history uu ka hadlaa Mahamed qadrna Update uu ka hadlaa marka ani history aan raaa

Келесі