No video

Maxaa ka khaldamay midowgii 1960.? - Dhegayso Aqoon-korodhsi uu bixiyay Ustaad Ibraahin Hawd.

#suscribe #like #somalia #somaliland #share #ssc #news #wararka #wararka #ethiopia

Пікірлер: 84

  • @SuldaanHasan-y2b
    @SuldaanHasan-y2bАй бұрын

    Ibraahim Hawd waa Taariikh yahan weyn waliba Aftahanimo u dheerthy

  • @yaasir1936
    @yaasir1936Ай бұрын

    Terra Mic Daarood , Qac buu ka yeedhsiiyay

  • @suhaybcrisaaq7858
    @suhaybcrisaaq7858Ай бұрын

    Ibraahin Hawd❤

  • @Abdirashidcalanle
    @AbdirashidcalanleАй бұрын

    Midnimadi somaliyeed waxay ummada somaliyeed ka faiday bur bur iyo barakac hadana wax wanagsan in nin walba dowladisa iyo qadiyadisa lagu ixtiramo saasunba lagu walalo bi kara

  • @Jaalejaale12

    @Jaalejaale12

    Ай бұрын

    Caqli yadii Gumeesiga ayaad naaxinesaaa

  • @singular123er

    @singular123er

    Ай бұрын

    @@Jaalejaale12 umad oo soomaliyeed dhan oo qayrkaa ah inaad fikirkieeda gumaysi ku sheegto waa kugu naaqusnimo

  • @gurey_muzeh
    @gurey_muzehАй бұрын

    Waan dhgysanyey spaceka waxbadan bdka jartay bakaylow😂😂

  • @abdirahmanfaisal1592
    @abdirahmanfaisal1592Ай бұрын

    Somaliland wa muqadas gooni iskutaageedu✋

  • @xaliimodable246

    @xaliimodable246

    Ай бұрын

    Nin.kan waa qoloma

  • @abdinasirmohamud1125

    @abdinasirmohamud1125

    Ай бұрын

    Isaaq nimadada aamin 😂😂

  • @ilbaxnimadasomalida6015

    @ilbaxnimadasomalida6015

    Ай бұрын

    intaa isaaqu dagan yahay hadayba ku heshiiyaan

  • @crisaaqaxmed2074

    @crisaaqaxmed2074

    22 күн бұрын

    Waa nin garxajis habar yoonis muuse carre.

  • @user-hm2yg2le1j
    @user-hm2yg2le1jАй бұрын

    Hawd waa miisaanka culus.

  • @jalaaludiinaadan5778
    @jalaaludiinaadan5778Ай бұрын

    Waxyaabo badan baad ka jartay bakaylaw

  • @hibbaaqhariir337
    @hibbaaqhariir33729 күн бұрын

    Qabiilka isaaq ee somaliland kala saar ustaad

  • @SuldaanHasan-y2b
    @SuldaanHasan-y2bАй бұрын

    Ibraahim Hawd waa Taariikhyahan weyn oo aqoon iyo Aftahanimo u dheertahay Waliba.

  • @siciidcawil2902
    @siciidcawil2902Ай бұрын

    Tera qac baa ka yeedhay sidi sii buu meel dad aqoon yahan ah joogan la so galay sheeko caruureed iyo caado qate nimo

  • @rugtamaansadasoomaalida1521
    @rugtamaansadasoomaalida1521Ай бұрын

    Ibraahin-Hawd u cod ekaa Rashiid Xaaji Cabdillaahi.

  • @Horizon_fx
    @Horizon_fxАй бұрын

    Bakeyle 🎉

  • @Mohamed.Khaliif
    @Mohamed.KhaliifАй бұрын

    Ustaad Ibrahim af-tahan aqoon iyo karti ba leh

  • @faysalbarre1315
    @faysalbarre1315Ай бұрын

    Inta nin waalan microphone loo dhiibey ayay ku leeyihin Ustaaaad ustaaaaad kkkkkkk

  • @dabaylo-qor1115

    @dabaylo-qor1115

    Ай бұрын

    الجاھلون العلماء الأعداء

  • @hurrediiriye4741
    @hurrediiriye4741Ай бұрын

    Hawd waa nin xaqiiq iyo run la nool

  • @Adnaanosmanali
    @AdnaanosmanaliАй бұрын

    Ibraahim Hawd Waxu Uu sheegay Waa Waxa Qof Kasto Oo Somaliland Ka Dhex Guuxaya

  • @mohametdacar6568

    @mohametdacar6568

    Ай бұрын

    Terra waa nin mareexan ah markaynu u eegno fikirkiisa.kkk

  • @yusufabdirahmanahmed3838
    @yusufabdirahmanahmed3838Ай бұрын

    Allaah ha soo hanuuniyo Hawd

  • @user-yk2gr3kt2n

    @user-yk2gr3kt2n

    Ай бұрын

    Heatkaa ku gaadhay

  • @rabile6352

    @rabile6352

    Ай бұрын

    Halkiisii miyuu kawadaa

  • @abdinasirmohamud1125
    @abdinasirmohamud1125Ай бұрын

    Waxan layabaa qofka isaaq markay dhahaan dawlad ban ahaan jirnay hana aqoonsi banu raadin 😂😂😂

  • @khadarnuur5275

    @khadarnuur5275

    Ай бұрын

    Doqon ma fahmi karo adiga waan hubaa daarood ayaad tahay kolay runta aan qaayibin

  • @leabantwin7480

    @leabantwin7480

    Ай бұрын

    waxaan layaaba markaad sheegatan alshabaabtii somalida 1900 kii dadka laysay

  • @axmedyuusufxasan8523
    @axmedyuusufxasan8523Ай бұрын

    Saddex saacadood oo taariikh iyo aqoon ah.

  • @KhaalidKeneye
    @KhaalidKeneyeАй бұрын

    Aqoon baa ku kaydsan ibraahim yuusuf Axmed "hawd" run ahaantii

  • @user-nb9pi5hm6l
    @user-nb9pi5hm6lАй бұрын

    Hawd waa adke

  • @Andhiga927
    @Andhiga927Ай бұрын

    2024 buu tariikh samaysanayaa inan gumeedkan kurtinka ah darawiish anagaa aasaasney kulahaa 😂

  • @Suldaan-Maakhiri
    @Suldaan-MaakhiriАй бұрын

    29:10 Beenaale , xaggee saraakiisha Waqooyi ku qaateen inay SNM ka mid noqdaan kkk, Hal sarkaal oo warsangeli & dhulbahante ah kama mid noqon SNM waana Sido kale samaroon Hal sarkaal kagama jirin SNM , waa majority Waqooyi Dadkii deganaa, beesha Isaaq oo hargaysa & burco u dhashay uun baa SNM ahaa afka Waqooyi isku dhan kama hadli kartaan .

  • @ydhhggg2792

    @ydhhggg2792

    Ай бұрын

    Kkk taariikh ma haysid

  • @cabdiraxiinkhadar4433

    @cabdiraxiinkhadar4433

    Ай бұрын

    Reerahaasi waa minority people 😂

  • @yayayaya5993
    @yayayaya5993Ай бұрын

    Macalin casharadiisa baryaha waa la tabay

  • @nuuraxmed7131
    @nuuraxmed7131Ай бұрын

    Aqoon baa hadashay.

  • @osmangure6040
    @osmangure6040Ай бұрын

    Madegine wuxuu degey 1913

  • @nasserio1045
    @nasserio1045Ай бұрын

    wuu googo ayaa , taaso dhamaystiran baa fiican.

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497Ай бұрын

    Markii aadan taariikh lahayn jeclidaa reero islaameed taariikhdood isku kabto

  • @soomaalilandxassan8084
    @soomaalilandxassan8084Ай бұрын

    Teera waa dadkii uu farmajo faraxumeyay,

  • @jalaaludiinaadan5778
    @jalaaludiinaadan5778Ай бұрын

    Gooni istaaga soomaaliland waa muqadis shaki taasi kuma jirto

  • @xaliimodable246

    @xaliimodable246

    Ай бұрын

    Nin kam aaa qoloma. Zhp

  • @sakariyekhadar5427

    @sakariyekhadar5427

    Ай бұрын

    ​@@xaliimodable246 waaa nin isaaaq oo garxajis ah

  • @abdinasirmohamud1125

    @abdinasirmohamud1125

    Ай бұрын

    Isaaq uun baa doonaya😂 cidna m a qasbikartaan dhulkiina goosta

  • @singular123er

    @singular123er

    Ай бұрын

    @@abdinasirmohamud1125 waxa dhulkaago loo doonayaaba waxa weeyaan dhulkayga kaliya lama go'i karo

  • @toosanecali

    @toosanecali

    Ай бұрын

    Kkkkkkkkkkk hye

  • @axmedkayse1060
    @axmedkayse1060Ай бұрын

    Ina bakaysle qadiyad yello shuuba ku dhasheee

  • @bakaylemedia

    @bakaylemedia

    Ай бұрын

    Halkani waa warbaahin madax banaan maaha dukaan adiga laguugu masaajeeyo.

  • @Todob_3

    @Todob_3

    Ай бұрын

    😂😂😂😂😂​@@bakaylemedia

  • @user-dd4ft6iu8e

    @user-dd4ft6iu8e

    Ай бұрын

    😅😅😅😅😅

  • @jimcaalecabdi1714

    @jimcaalecabdi1714

    Ай бұрын

    Kkikkkkkkkkkk Qac😂​@@bakaylemedia

  • @cabdiraxiinkhadar4433
    @cabdiraxiinkhadar4433Ай бұрын

    Adiga waxma ka korodhsatay

  • @kaalharir3684
    @kaalharir3684Ай бұрын

    Ina Cabdille Xasan geel aanu la hayn ayuu u xiisa qabey

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaariАй бұрын

    Niiq niiqlays

  • @MadarAbdi
    @MadarAbdiАй бұрын

    Codka maxad uga jar jaray oo aad qarinaysaa.

  • @Shibiin2
    @Shibiin2Ай бұрын

    Dhulka soomaaliland ee ingriis bixiyay waa dhulkee, se cida u gacan galiyay waa ayo?

  • @abdirasikmohamedibrahim3494

    @abdirasikmohamedibrahim3494

    Ай бұрын

    Waxaa la bixiyay 1954 gaashamo, dhagaxbuur, jigjiga, awbare dhulka waxaa la odhan jiray howd and resale eeriya

  • @Shibiin2

    @Shibiin2

    Ай бұрын

    @@abdirasikmohamedibrahim3494 Thank you

  • @mubashirmuhammad4440
    @mubashirmuhammad4440Ай бұрын

    USTAAD IBRAHIM HAWD❤

  • @halganch123
    @halganch123Ай бұрын

    Bakayle adigu waxba mabaratid

  • @abdirisaqabdi9803
    @abdirisaqabdi9803Ай бұрын

    Hadalka Maxaa loo jaray markuu marayey

  • @maxamedcabdi6197
    @maxamedcabdi6197Ай бұрын

    Runtii waad ku bannaantahay mujaahid abdiraxmaan tuur adeerka

  • @Abdirahman-Barre
    @Abdirahman-BarreАй бұрын

    Teera maxaa qabsaday 😂😂

  • @Darwiishdaweeye
    @DarwiishdaweeyeАй бұрын

    29:15 saraakiisi isaaqa caadi inuu udhoho wuu diiday. Inuu qalbigiisa been ka sheegayo bay cadayn uthy

  • @ramadaanahmed5274
    @ramadaanahmed5274Ай бұрын

    16:40 Wuxuu yiri innaga nalama gumeysan😂 Oo kuunfur keliyaa la gumeystay. Halkaas baan sheekada uga hara 16:40

  • @Adnaanosmanali

    @Adnaanosmanali

    Ай бұрын

    Waaa Runti De محمية الإنجليزي Taaasa La Odhan Jiray Taaarikhda Baaadh

  • @ramadaanahmed5274

    @ramadaanahmed5274

    Ай бұрын

    @@Adnaanosmanali Taariikdaas isaaqa keliyaa loo akhriyaa, Saa hadaan lagu gumeysan maxaa dhulkaagii bar Ethiopia loo siiyay. Hadday heshiis idinkula joogeen aaway heshiiskii ximaayada, ma adinkaa u ogaaladay in dhulkaas la dhiibo? Gaal dhulkaaga yimi oo la iska celiyay oo ay rag badani naftooda ku waayeen ayaad leedahay heshiis baynu ahayn. Ma laba oday oo gaalo raac ahaa ayaa taariikhda dhan ku soo koobeysaan.

  • @khadarhassan3447
    @khadarhassan3447Ай бұрын

    Kan ha kullaabto sheeko xariir tii uu qori jiray, halkaa ayuu ku wacan yahaye!

  • @osmangure6040
    @osmangure6040Ай бұрын

    Waxaasi Tage maxaa xal u ah iidoor Soomali way is dishey talo ma haysid maamul gaaranna reer isaaq ah oo heli kara maamul toosan majiro . Soomaliland socon weydey . Illla yomal qiyaamaha horoorogtaa wada marba dhan u diga . Waa dhibaato dad sidaas u nool. Soomali raalli ku noqda Raggii ingiriiska ahaa ee la qaadi jirey ma hindi bay ahaayeen. Waa layaab Markale ayaad garan.

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497Ай бұрын

    Nalama Gumeysan ku lahaa 😂😂😂

  • @amfaridabarudmobler5145

    @amfaridabarudmobler5145

    Ай бұрын

    Waa run tasriikhda soo baro Waxay ahayd

  • @amaalabdi7185
    @amaalabdi7185Ай бұрын

    Ina cigaal oo garxajis kala cararayey ayaa xamar geeyey Markii xamar lagu xidhayna tolaay yaa isaaqa snm dagaalku ku qaaday dawladii xamar

  • @abdirisaqabdi9803
    @abdirisaqabdi9803Ай бұрын

    Fuck that’s Shit Why aad hadalka loo Jarjarayaa

  • @HassanMohamed-dn3fd
    @HassanMohamed-dn3fdАй бұрын

    Marna muu soo qaadin dagaalkii lala galay ingiriiska ee daraawiishta waxa uu soo qaatay afar oday oo reerkooda ah. Ninkaas baa la yiri Harti baa hooyadii ahayd. Naaskaad nuugtay ku qabay hawdow

  • @mohametdacar6568

    @mohametdacar6568

    Ай бұрын

    Idinka naasku idin qaban maayo sow maaha. Ilaa badankiina isaaq baa idin dhale

  • @dabaylo-qor1115

    @dabaylo-qor1115

    Ай бұрын

    Dee walaal taariikhda inaan baadhno oo sidiisa oo kale usoo bandhigno intaynaan markaba harti baa dhalay lasoo boodin

  • @user-xg1xe5si5k
    @user-xg1xe5si5kАй бұрын

    Wuxu yiri nalama gumaysan kuwii reeri jirey oo garbaha ku qaadi jirey berbera yay ahayen ?.kk😂

Келесі