No video

Maxaa dhici kara hadii uu dhaco dagaalka 3aad ee aduunka?

Waaberi Media Hoyga Aqoonta iyo Garashada...
www.waaberiweb.com
-------------------------------------
Tirada dadka ku xiran Chanalka Xiligan: 8,750 Subscriber.
Nagala Soo Xiriir:
Email: waaberi2030@gmail.com
Facebook: www.facebook.c...
Twitter: / waberi2030
Instagram: www.instagram....

Пікірлер: 185

  • @diinumadluqadAmiirmidnimoWalaa
    @diinumadluqadAmiirmidnimoWalaa4 жыл бұрын

    ALLAH wuu awooda inuu joojiyo hubkooda uusan shaqeeynin. Hubka haduusan dhaceeynin oo ALLAH JOOJIYO KAWARAN INSHAALLAH

  • @sabrinsabrin7310

    @sabrinsabrin7310

    3 жыл бұрын

    Wayabee dhaceee. Xadiisyada daawo seef baah soo noqonsa

  • @hamsewhiteman8445

    @hamsewhiteman8445

    3 жыл бұрын

    inshallah way is laynayaan gaaladu

  • @cabdirisaaqyare43

    @cabdirisaaqyare43

    2 жыл бұрын

    insha allah eebe wuu awooda in uu joojiyo hubabkoo dhan allahu akbar allahu akbar allahu Akbar 🤲

  • @xasandheeregahayr6353
    @xasandheeregahayr63534 жыл бұрын

    beer jileeca iska ilaali aduunyada illaahaybaa iska le gacantiisana ku jirtaa

  • @khadarabdi2895

    @khadarabdi2895

    4 жыл бұрын

    Ok.zxp making caaqibada ayaa laga naxaa

  • @sacduush4009
    @sacduush40093 жыл бұрын

    Allow nagawabo cadowga Amiin 🤝🇯🇴🇸🇴🇹🇷

  • @user-xg1ei7ob2s

    @user-xg1ei7ob2s

    Жыл бұрын

    Aamiin abaayo

  • @hanadabdirahman4201
    @hanadabdirahman42014 жыл бұрын

    Allahu khaaliqu kula sheey'iin wahuwa calaa kuli sheey'iin wakiil

  • @fathima.iloveallah.3853

    @fathima.iloveallah.3853

    2 жыл бұрын

    SUBHANAALLAH

  • @sacadomarcise2277
    @sacadomarcise22773 жыл бұрын

    Waxan umalenyaa in nucliyer la iskh adeegsado dagalka 4 ee aduunka si gusha waa dhankena insha allah hadan nhy muslim 🕋

  • @ibraahimmohaned7176
    @ibraahimmohaned71764 жыл бұрын

    Sun kasta oo la rido iyo madfac kuudooonaba ha ahaadee maadaama oon anigu ahay MUSLIM SUNIYAA waxn aamin sanay inaan DHIMANAAYO Wakhtiguna yahay kuu ALLE WAYNE II QORO gaalana waxanu u la dagaalami TUSAALE sidaa ASXAABTII SUUBANAY(الله اكبر)🇹🇷🇸🇴

  • @rahmohassan7343

    @rahmohassan7343

    3 жыл бұрын

    Allahu Akbar

  • @mustafedeeq3945
    @mustafedeeq39454 жыл бұрын

    Dagaaladi Rasuulku Galay Mxaa Loo Yaraynaya Kuwo Gaalo Gashay Loo Weynaynaya Cajaaib 😔

  • @promahamedaxmed1274

    @promahamedaxmed1274

    2 жыл бұрын

    Taariikhada islaamka ayaa la baabinaya taariikh 100 sano ah ayaa la samaynaya nio

  • @namesi7611

    @namesi7611

    Жыл бұрын

    @@promahamedaxmed1274 ok

  • @mayowaxmid2033
    @mayowaxmid20334 жыл бұрын

    سبحان الله waa nin muslim ah naftiisa cabsi galiyay dadkana cabsi ku caburay aduunka allah ayaa is ka lex cidbaa bicin karto malahan nukliyer mehee wax kaween hadii jiro xitaa adun ka ma baabicn karaan allah ayaa ilaashanayaa aduunka amarakiisa ayaa ku baabici karaa ma iloowday annaga inaan xeysano nukliyer wax kaween سورة الانعام

  • @abdiraxmanfartaagte7744

    @abdiraxmanfartaagte7744

    4 жыл бұрын

    M.a waa saxanthy sxb

  • @xamsexikmaawi5387

    @xamsexikmaawi5387

    4 жыл бұрын

    Waa runta wll

  • @Ciise65

    @Ciise65

    4 жыл бұрын

    Waa ein

  • @abdirahmaanantos1378

    @abdirahmaanantos1378

    3 жыл бұрын

    Zxp ii faaidey kheyr alllaha Ku siiyee suuratu ancaam sidey Ugu weyntahay Ifahansii adoo mahadsan

  • @mayowaxmid2033

    @mayowaxmid2033

    3 жыл бұрын

    @@abdirahmaanantos1378 سورة الانعام wall markii soo dagaysay 70,000 todobataan kun malaa,ik ayaa lasoo dagtay aayadaheeda oo hal aayada ka maqneen ayaa ilaahay soo dajiyay shayaadhiin markin markii lasoo dajiyay

  • @fathima.iloveallah.3853
    @fathima.iloveallah.38532 жыл бұрын

    ILAHAYOOW NA ILAALILI ANIGA IYO INTII UMADA NABI MUHAMMAD SALA ALLAH CALEEYHI WA SALAM AMIIN YAARAB 🤲

  • @suldanmaxmud850
    @suldanmaxmud8503 жыл бұрын

    ABTI MAGACAYGU waa suldaan maxamed waxan jiraa 10sano ee ILAAHAY haku barakeeyo 👍👍👍

  • @guleedxariir3182

    @guleedxariir3182

    3 жыл бұрын

    Aamin wll lkin iz ilali 🥰🙄

  • @kabtankamaal4192
    @kabtankamaal41924 жыл бұрын

    Wll wxaan rabnaaa in aad noo sharaxdo nugliyeerkii lagu dhuftay heeroo shiima iyo nagasaaki

  • @suheybmohamud2262
    @suheybmohamud22624 жыл бұрын

    wax aan aamaisannahay Allah

  • @Ahmeto536
    @Ahmeto5364 жыл бұрын

    Mahadsanid abdiraxman waxaa ka helaa habka editing keep going bro

  • @abdiraxiinabdalla7271
    @abdiraxiinabdalla72714 жыл бұрын

    gaalka adunyana nolol ciriiri iyo stress ayu ku nool yhy muminkuna nolol aad u fcn muminku hadu dunida qabsado oo uu xukumo wa u shukrinaya hadii laga awood bdnadona wa uu samraya wuna dholacadeynaya isago qalbiga ka frxsan waayo wxu ogyhy mid boqor ah oo dunidan sameeyay inu u helinayo arinta muminku wa cajiib gushuna wa dhankiisa

  • @jamaisse13

    @jamaisse13

    4 жыл бұрын

    Naftaada been haku qancin ninka gaalka ah waaka nolol fiican yahay adigaga maalinki waxaa quudata wax 1 dollor ka yar

  • @cabdiqanixusseen6903

    @cabdiqanixusseen6903

    11 ай бұрын

    ​@@jamaisse13 haldoolar wax ka yar iyo wax kabadan haddaad Quudata.maxaad ku kala duwantihiin.

  • @csimancadey54

    @csimancadey54

    9 ай бұрын

    ​​@@jamaisse13Subxanallah gaalka nolosha fican uu hesto waa noloshe matan mse tukle adi Allaha kusoo hanuuniyo hadaaba u arktay in gaal uu nolol ficn kujiro.

  • @qayscabdule2349
    @qayscabdule23494 жыл бұрын

    wxaan aad uga helaa mowduucyadaada wll a.rahmaan horay usoco indhaha bulshada ayad tahy ❤❤✔✅

  • @azlmcl198
    @azlmcl1984 жыл бұрын

    wuu dhacayaa dhawaan ee iminkaba sii qayb suuratu dukhaan oo nuclear warfare-ka ka hadleysa ducada mu'miniintu ay alle ku weydiisanayaan inuu cadaabka ka kor qaado

  • @daauudxasan8427
    @daauudxasan84274 жыл бұрын

    Thanks pro

  • @nimomahamed4036
    @nimomahamed40364 жыл бұрын

    Allh aya ka weyn 1000 nuc iyo ka badan samiysta dheh

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb3974 жыл бұрын

    ASC ASXAABTA WAXAN AMINSANAHAY AWOODDA ALLAH WAX WALIBANA XUKUNKISAY KU DHACAN

  • @axlaanjm8089
    @axlaanjm80894 жыл бұрын

    Wllhi arin lagyaabo iney dhacdo lkn ilaahay awoodisa kaweyn

  • @FoosiyaCabdi-ce3ou
    @FoosiyaCabdi-ce3ou5 ай бұрын

    Waa guulaysanayaa hadaynu nahay muslim dhàb ah oo alle hood ku Kal soon☪️☪️

  • @AbshirMohamedgmailCom
    @AbshirMohamedgmailCom4 жыл бұрын

    Pro tnz run ahantii wad ku mahadsa tahay sida aad u tabisey horey usoco

  • @somalimanintheworld5090
    @somalimanintheworld50904 жыл бұрын

    Ma ogtahay in Ruushka kaligii uu haysato 750 madax oo Nuecklear iyo hydrogen peroxide ah oo dhalaalinkara aduunkan baaxadiisa oo dhan!

  • @obazzally6578

    @obazzally6578

    4 жыл бұрын

    ma ogtahy in adunkan u leyhy rabi mamaluna cidna dunidn ma babi,in kro

  • @abdirizackmohammed8925

    @abdirizackmohammed8925

    4 жыл бұрын

    Rushka wuxu hystaa 8 kuun oo madax iska saax

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq60764 жыл бұрын

    Mahad sanid mudane😍

  • @mohmoudabdi3552
    @mohmoudabdi35524 жыл бұрын

    Waa run taasi wa dhacay lkn waxan layabanahayy somalia waxay shirkii doonto

  • @nimcoxasan7808
    @nimcoxasan78084 жыл бұрын

    Allow naga hay subxallah

  • @mindideafact6782
    @mindideafact67824 жыл бұрын

    Waxaa haka baqanina anagu hadan soomaali nahay waxaan uqaxaynaa qorraxda markay habayn noqoto

  • @axlaanjm8089

    @axlaanjm8089

    4 жыл бұрын

    Qoraxde🙄😂

  • @maxamedaadan7591

    @maxamedaadan7591

    4 жыл бұрын

    Muslimku wuu guulaysan ilaahay ayaasheegay

  • @kiinowmember36

    @kiinowmember36

    4 жыл бұрын

    Wlhi kal iyo laab aan u qoslay

  • @shariifxasan8425
    @shariifxasan84254 жыл бұрын

    Walal abdirahman codkaga waa cod soo jiidasho leh runtii 1million subscribers u qalantaa runtii

  • @Dayr12
    @Dayr124 жыл бұрын

    Keep going

  • @abdiwahidaden9043
    @abdiwahidaden90433 жыл бұрын

    Dagalka 3 waxaan filaa ino daxbarii donoo islamka iyo galaada

  • @waanomahmoud6637
    @waanomahmoud66374 жыл бұрын

    dadka qar hada nool waxay udhaqmaan sida gaalad hadi adcabsonayso kacabso alaah ooqudha war miyenad maqal inu ilahay ino balan qaday inu adunka odhan gacanta ino sogalindono akhiru sabanka xageku ilawday mahdigi ale sodiray iyo nabiciise

  • @mariadaahir6958
    @mariadaahir69584 жыл бұрын

    Dagaalka 3aad ee aduunka hdaaba lagu jiraa oo maskaxda ayaa leyskala dagaalaa hadaadan aqoon leheen dadka dhiban ee dhimasho iyo nololba leheyn aa ku jirtaa Allow na amaanso

  • @safiyasamara7001
    @safiyasamara70014 жыл бұрын

    Wanba argagaxay markaa ciwanka arkay illaahow amni nasii

  • @hassanaarka6173

    @hassanaarka6173

    4 жыл бұрын

    #Safiya samara. wlshay subscribe igu caawi wll

  • @boqorkasomalida8303

    @boqorkasomalida8303

    4 жыл бұрын

    hhhhhhh intii ina rag kunool yahay gabadhaay nabad ha sugin

  • @safiyasamara7001

    @safiyasamara7001

    4 жыл бұрын

    @@boqorkasomalida8303 rag la an dumar manolanayan aadamahu wuu isku tiirsanyhy

  • @boqorkasomalida8303

    @boqorkasomalida8303

    4 жыл бұрын

    @@safiyasamara7001 haah taasi waa runtaa waa sababta rabi nooga dhigay inaan masuul idinka noqono

  • @samabdullahi9018
    @samabdullahi90184 жыл бұрын

    Haduu Bilaamno Dagaalka 3aad Baadiyo Hala iga Soo Raadiyo Guys

  • @mohamedhaaji1989

    @mohamedhaaji1989

    3 жыл бұрын

    Hhhhh

  • @yahyeahmed4499
    @yahyeahmed44994 жыл бұрын

    Waabari walal ma furtid miyaah gmail kaaga ama Instagram

  • @3s162
    @3s1624 жыл бұрын

    Sahip qali alle haku Barakeeyo aad ban ugu xidhanahay chanelkaga Thanks

  • @cabdirisaaqbishaar3865
    @cabdirisaaqbishaar38654 жыл бұрын

    horey usoco bro

  • @AliNuur-jn1ob
    @AliNuur-jn1ob4 ай бұрын

    Alahanagabadbaadiyo

  • @ibrahimmohamedomer4889
    @ibrahimmohamedomer48894 жыл бұрын

    Asc wll c/rixman Waxaan kaa codsanayaa inaad noo soo diyaariso mowduuc ku saabsan jaamacada مدينة المنورة

  • @muscabyare9388

    @muscabyare9388

    4 жыл бұрын

    sahratul qur'an online Masha allh waa arin aan aniguba jecleestay

  • @sahidsalahjamac1808
    @sahidsalahjamac18084 жыл бұрын

    Horo usoco wll

  • @yasminhassanmohamed5824
    @yasminhassanmohamed58244 жыл бұрын

    Supxanallaah

  • @axmedwarsame4009

    @axmedwarsame4009

    4 жыл бұрын

    Wali maguursaty hhh intaanu dagaalku dhicin

  • @guuxamediatv602
    @guuxamediatv6024 жыл бұрын

    Waxaan marwalba jeclahay inaan video editing sameeyo muuqaalo qurux bdan lkn waxaan garan la.ahay sida loo sameeyo #waaberi media maxaad video ku edit gareysaa wllo adoo mahad sa

  • @king.karbashonlyonething694

    @king.karbashonlyonething694

    4 жыл бұрын

    guuxa media tv walal inshot so dajiso mise PowerDirector

  • @iloveumom8568
    @iloveumom85683 жыл бұрын

    Alla wanka baqaa daglka sadexad😭

  • @nasronasib

    @nasronasib

    9 ай бұрын

    Illaahay bas ka baq Cabsi kale Adiga ooy Kugu jirto ha isku dhiman maadaama Aan Geeri Ku xukumanahay اتق الله oo kaliya

  • @shideyare3062
    @shideyare30624 жыл бұрын

    Thanks c/rahmaan omar

  • @hersonfarah9857
    @hersonfarah98573 жыл бұрын

    Dagalkii 3 sadexaad oo dhicin ayan dhiman gaarey bismilaaaaah. Waad iganixisey waaberi medhiyow

  • @maxedalixasan2657
    @maxedalixasan26574 жыл бұрын

    Ninyow anaga dad kama cabsano ee allah ayaan qabnaa

  • @tomfu1713
    @tomfu17134 жыл бұрын

    Waabari media waan taagersanahay wariyuhuna waa mid codmasaan

  • @odayhebel868
    @odayhebel8684 жыл бұрын

    Thanx bro

  • @maskaxmaalmedia2653
    @maskaxmaalmedia26534 жыл бұрын

    Allah ayaa og

  • @salmaanzerka8972
    @salmaanzerka89722 жыл бұрын

    Ilahay ha inaga badbadiyo

  • @abdirihmansalah1886
    @abdirihmansalah18863 жыл бұрын

    Waad mahad santahay wll c/raxman Horoy usoco pro

  • @abdirahmaaan444
    @abdirahmaaan4444 жыл бұрын

    mahadsanid

  • @koombokooficali7085
    @koombokooficali70852 жыл бұрын

    Waxan u malaynaya in aadamuhu gacantiisi isu dabar jarayo Allah tulay muslimiinta ma dacayo hadii ay bilaabaan dagaal Kulay kuwan dhagartoodi waxa Ka weyn mida Allah kuwan deya inta ay bilaabin dagaalka 3 EE aduunka dhulka AA la la jari doona oo fiirsada kuley ilaahey wu u jeedaa inta ay bilaabin dagaalka 3 EE aduunka yurub dhulka Allah la jaro

  • @hamzehazzanezze892
    @hamzehazzanezze8923 жыл бұрын

    Aloow khaatumada noo wanaaaji aamiin aamiin 🙏🙏🙏

  • @abshirahmed4665
    @abshirahmed46654 жыл бұрын

    Ilaahaa awooodo wxksto asga amrkiisa ayeeyna wx ksto ku badalmi karaan

  • @Diiwaan1
    @Diiwaan14 жыл бұрын

    #ASC #AQIYAARTA #QIIMAHA #BADAN #IDIL #AHAANTIINBA

  • @suldanmaxmud850
    @suldanmaxmud8503 жыл бұрын

    ABTI DALKEE BAA LAGA QUUSTAY WAXAAN UJEEDAA DALKEE BAA LAGA BAQDAA 🙀😬😨

  • @AamiinmokhtarAamiinmokht-cq4my
    @AamiinmokhtarAamiinmokht-cq4my9 ай бұрын

    2023 ayaa ka cabsi qabnaa inay dhacan allow Naga hay

  • @daauudxasan8427
    @daauudxasan84274 жыл бұрын

    Sxb soo badi guulasha

  • @hassanaarka6173

    @hassanaarka6173

    4 жыл бұрын

    #Daauud xasan subscribe igu caawi wll

  • @kiinowmember36
    @kiinowmember364 жыл бұрын

    Wax la cunaayo miyaa mise wax la cabaayo waxaa shekeeysid adeer dhamaanteen waan dhimaneeyna hub wax ma dilo

  • @xiska1official769
    @xiska1official7693 жыл бұрын

    Dagaalka 3 xaad waxaa dhici karta bililiqo laga taajiro dadka qaar 🤣🤣🤣🤣👍👍👍👍

  • @abdirashidmustaphe5701
    @abdirashidmustaphe57013 жыл бұрын

    aani wwxa aminsnahay dgalka sadexad seefo lagu galaayo wxan kale waxpa kma jiraaan

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo86514 жыл бұрын

    Mahadsabid sxb

  • @dayibhassan5388

    @dayibhassan5388

    4 жыл бұрын

    Bismilaah allaw hadii amaan

  • @user-qi1vt4hf8f
    @user-qi1vt4hf8f24 күн бұрын

    Illahay ha inaga qabto

  • @hajijeyparton8474
    @hajijeyparton84744 жыл бұрын

    😢😢

  • @midigsaar7465
    @midigsaar74652 жыл бұрын

    Wadamada saldhigyada laga dhisanayo sida Djibouti oo kale waxay halis ugu jiraan in lagu dul dagaalamo, haddii an nahay Somali wa in aan arintaas oo kale ka foganaa

  • @fuaadofficial2647
    @fuaadofficial26474 жыл бұрын

    #

  • @suldanmaxmud850
    @suldanmaxmud8503 жыл бұрын

    ILAAHAY HAKA XUMEEYO HUBAB KOODA ⚒️🔩

  • @kingrashuk4901
    @kingrashuk49014 жыл бұрын

    Subxanallah

  • @axmadmaxmadaxmadmaxamad4916
    @axmadmaxmadaxmadmaxamad49164 жыл бұрын

    Waa run dallalka faqiirka ah Haday hupka kabadban gaajo ayey udhimanayan waa ogayden dhibatada qabiilku nagu rebay allahu akbar waa layaab

  • @Abdullahisheikh-g9p
    @Abdullahisheikh-g9p13 күн бұрын

    Dagalka 3 ADUNKA 2027

  • @idil5758
    @idil5758 Жыл бұрын

    Wuu curanayaa anaana bilaabaya

  • @abdow4104
    @abdow41044 жыл бұрын

    Subaxallaha 🙄2️⃣0️⃣2️⃣0️⃣

  • @ridwan3353
    @ridwan33534 жыл бұрын

    Hore usoco pro 1M

  • @somenglishlanguage4648
    @somenglishlanguage46484 жыл бұрын

    Horay usoco big pro

  • @dreamgirl6116
    @dreamgirl61162 жыл бұрын

    Maanta taariiqda waa 2022 /2/23 waxaana laga,baqaaya 🖤 dagaalka sadaxaad😔💔😥

  • @fadumociisemohmud5911

    @fadumociisemohmud5911

    2 жыл бұрын

    Hada maa soo radisay ani xitaa hada KZread ku qoray kan aana ii sobaxah firsanoyaa

  • @saalaxsanaagofficial6249
    @saalaxsanaagofficial62492 жыл бұрын

    ILaaahaybaa awood leh

  • @cabdiraxmanjaamac1961
    @cabdiraxmanjaamac19614 жыл бұрын

    Masiibo wèye lakin wax dhacaya maahan ilàahay idankii lamana suuraysan karo 100 sano ee soo aadan

  • @sundussanaag6229
    @sundussanaag62293 жыл бұрын

    allh naga badbaadiyo dagaalkaas hadaanhy somali muslim ah

  • @Boqorx77
    @Boqorx774 жыл бұрын

    Lacala ayaa kahadleysaa adiga ayaawa dadka dilaayo maxaad ysaadinee waxaasilaaheey hanaga haayo

  • @qathaanaphtiwali1579
    @qathaanaphtiwali15793 жыл бұрын

    soti laa yidhi dagalka sadexad ee adunka ayey dhacays akhira

  • @HIIGSOMONEY
    @HIIGSOMONEY4 жыл бұрын

    Ismaaciil maanka

  • @HIIGSOMONEY

    @HIIGSOMONEY

    4 жыл бұрын

    Maaxaad.beenta.usheegasiin

  • @kingclkhaalaq6750
    @kingclkhaalaq67503 жыл бұрын

    Maantaba muu dhaco xaraabadka aan daawade

  • @somalihanolaato9521
    @somalihanolaato95214 жыл бұрын

    Waad maxasan thy

  • @MrWISDOM7080
    @MrWISDOM70804 жыл бұрын

    waaaaa okay

  • @user-db5ml8vx6j
    @user-db5ml8vx6j6 ай бұрын

    ❤dagalki qarax

  • @qalbigasaaxiibkiitheemossi4119
    @qalbigasaaxiibkiitheemossi41192 жыл бұрын

    Sanad kabaxdi waanu argaa bilawgiisii😱😱

  • @hoodocali421
    @hoodocali4214 жыл бұрын

    mahadaanid

  • @araleisak4048
    @araleisak40484 жыл бұрын

    Waxaad ka shakaysay waa un Mala awaalka adoomada ilaahooda ku caasiyey waxyeelana samayn maayaan ilaa inta ilaah ogolaado waan aragnay tank inta ay seyeen tijaabi is yiraahdeen ka dib mirtii ama xabadii hoostiisa ku dhacday marka waxay ka dhigan tahay alla dilaa dhinta huuhaada gaalada maqal iyo aaminaad uma hayno side taariiqda dinta sheegeyna iyagaa isku halaagi doona gacantooda

  • @mohamedabd4440

    @mohamedabd4440

    3 жыл бұрын

    70kii milion ee dhintay dagaalkii labaad ma huuhaa bay ahaayeen !

  • @salmaanzerka8972
    @salmaanzerka89722 жыл бұрын

    Waxanu lenahay ilahay ha inaga badbadiyo

  • @sakariyemouze8662
    @sakariyemouze86624 жыл бұрын

    Muslinkaa iyo galada iska hur imanayaa hub waxaasu dhici maayo

  • @ApdirashidMohamud
    @ApdirashidMohamudАй бұрын

    2024 aa la marooya walina muubilaban 😂😂

  • @salmaanahmed5849
    @salmaanahmed58494 жыл бұрын

    Dagalka 3 waaa diin

  • @samatarismail3215
    @samatarismail32153 жыл бұрын

    Waberi : sxb aad baad umahadsantahay sadaaliskaaga

  • @Theoneofthelegend
    @Theoneofthelegend4 жыл бұрын

    Dagalkii labad Aba Lagasokaban mid Dhaqale iyo dib Dadba

  • @idirisali572
    @idirisali5724 жыл бұрын

    Codka ka saar shucaaca ama Ecco yar

  • @suhaybshabeel7357
    @suhaybshabeel73574 жыл бұрын

    Dagaalka 3aad aad duunka waa kan aan kusoo qaadi doono chanelka Waabari Media 😂😂😂😂😂😂

  • @xiyoyare3143
    @xiyoyare31433 жыл бұрын

    Yacay waa dagalkii ye. 2023

  • @trwquyghhf4965
    @trwquyghhf49653 жыл бұрын

    H aaaaa😲😲😲😲😲

  • @user-qp5rc7qb1d
    @user-qp5rc7qb1d10 ай бұрын

    Hoo