Math Algebra Lesson One

xisaab aljebra ka faaideysi wacan

Пікірлер: 151

  • @aliiaali3523
    @aliiaali3523 Жыл бұрын

    Mansha Allah, it’s very clear to understanding, you are great teacher, because I am always it’s hard for me to understand the algebra,but way you excepting is very easy, thank you very much ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉

  • @maxamedxasanmursal1120

    @maxamedxasanmursal1120

    Жыл бұрын

    Thank you

  • @gouledkaapibka9589
    @gouledkaapibka95893 ай бұрын

    ALLAHA korkaga Ha yeelo nabad iyo naxaristiisa Teacher nolow

  • @osama6333
    @osama63333 жыл бұрын

    Jeegteenta ku dadaala wax walbooo la bilaabo dhamestir bey rabaan ❤️ I love you someteachonline

  • @cadceedchannel3734
    @cadceedchannel3734 Жыл бұрын

    We need this kind of teacher . Macilnkan oo kale ayeynu ubaahanahay

  • @ramlaabokar6897
    @ramlaabokar68972 жыл бұрын

    Mashallah ustad jazakallah kheyr wax badn kaa faaidney xaqiqdii🥰👌❤

  • @mariacumar4335

    @mariacumar4335

    Жыл бұрын

    Ask🤗😊

  • @degenderejo5821
    @degenderejo5821 Жыл бұрын

    Ustaad macalin xisaabta sifiican looga fahmo baa tahay masha allah

  • @mohamedmilano772
    @mohamedmilano7722 жыл бұрын

    waad mahadsan tahay macalin si wanaagsan ayaaad noo fahansiisey xisaabta thanks sir

  • @ahmedjamalsaid
    @ahmedjamalsaid2 жыл бұрын

    Mashaaa alaaah, Ustaad Musal mahadsanid

  • @aaminosiciid5889

    @aaminosiciid5889

    Жыл бұрын

    Maansha allah

  • @aishasheikh9139
    @aishasheikh91392 жыл бұрын

    mash Allah thanks ustad aad bad ii cawisay runti

  • @NajaxIsmaacil
    @NajaxIsmaacil7 күн бұрын

    جزاك الله خير يا أستاذ

  • @sheikhsaacidmohamedali5254
    @sheikhsaacidmohamedali52543 жыл бұрын

    Maashaa Allah horey usoco macalin

  • @maxamedwarsame5955
    @maxamedwarsame59553 жыл бұрын

    Maashaa Allah Macalin. Mursal

  • @ibrahimAli-xw6ip
    @ibrahimAli-xw6ip Жыл бұрын

    Ustaadmohamed hassan mursal ❤wuxuu macalin ii ahaan jiray 2001 thanks ustaad xaqiiq waan ku farxay aragaada. #reer# madiino muqdisho.

  • @HamzamoussaI
    @HamzamoussaI2 жыл бұрын

    Shukran macalin Ilahay ha ku barakeeyo

  • @mohamedsamadoon.5957
    @mohamedsamadoon.59572 жыл бұрын

    The best teacher in the world 🌎 ❤

  • @saynabmaxamuudgeelediiriye1166

    @saynabmaxamuudgeelediiriye1166

    Жыл бұрын

    War ma aabahaabaa ina mursaloow😅😅😅😅😅😅

  • @saynabmaxamuudgeelediiriye1166
    @saynabmaxamuudgeelediiriye1166 Жыл бұрын

    Maansha allah ustaad mursal allah haku xafido

  • @MohamedIbrahim13-x4e
    @MohamedIbrahim13-x4e12 күн бұрын

    Macalin ilahey ajir iyo xasanaad alaha kaa siiyo

  • @abdifatahgang5307
    @abdifatahgang5307 Жыл бұрын

    Casharkan 2023 bisha 2aad 20 keed baa dawanaya 2/20/2023 Wllhi aad ban kugu mahad celinaya sharxadada waa heer sare Dalka Switzerland 🇨🇭 ban joga xirfada korontada baa rabaa inan barto waxaana la ii sheegay Algebra iney muhiim tahay Hada waa fahmay wan ku mahad celinaya thank u

  • @Somteachonline

    @Somteachonline

    Жыл бұрын

    mahadsanid

  • @sportscap24
    @sportscap243 жыл бұрын

    Thnks ustaad wx bdn ka faidy😙🥰

  • @OmarAli-op9kt
    @OmarAli-op9kt9 ай бұрын

    MashaAllah.Jaszakalahu kheir.Ustaad waa no fa ideysay.Ilaah cimriga haku barakeeyo

  • @abdisalanabdullahi5678
    @abdisalanabdullahi56782 жыл бұрын

    Masha allah macalin allah ku xafido

  • @abdulkadirabdisaid6600
    @abdulkadirabdisaid66002 жыл бұрын

    M.a ustaad mursal oo ku magaca dheer Mr mursaliniyoos ustaad aad u qiimo badan primary geygi xisaabta Ii dhigi jirey cimri dheer iyo cibaado suuban ayaa kuu rajeynayaa

  • @mascudhussein
    @mascudhussein Жыл бұрын

    mahadsanid ustaad mohamed😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @fardowsoxabeb9278
    @fardowsoxabeb9278 Жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad waan kaa faa iiday

  • @user-nt9ss4vl6r
    @user-nt9ss4vl6r2 жыл бұрын

    Masha'allah alle haku barakeeyo

  • @xasaaziyare4751
    @xasaaziyare4751 Жыл бұрын

    Msha allah aad iyo aad ayad umahadsantahay macalin waxbadan ayan ka faidnay anaguna wan si gudbin doonaa insha allah abaalkaga allha gudo🙏❤️

  • @munacali8122
    @munacali81222 жыл бұрын

    Macalin Alle khayr haku siiyo

  • @Aargo884
    @Aargo884 Жыл бұрын

    Wa mahsanthy macalin ❤️

  • @CnajiibMohamed-pi6ws
    @CnajiibMohamed-pi6ws9 ай бұрын

    جزاك الله خيرا وجزا يا استاذ الله يا عزك

  • @mahadbunayya6904
    @mahadbunayya6904 Жыл бұрын

    Mash allah ustaad mas'alooyink buuga kasoo shaqee 8aad

  • @onlysports1416
    @onlysports14163 жыл бұрын

    Masha Allah macalin ilahay haku xafido ❤❤

  • @mahdiculusowali4

    @mahdiculusowali4

    Жыл бұрын

    Macalin mursal horey usoco

  • @aflaxdiamond382
    @aflaxdiamond3822 жыл бұрын

    Ustaad wxn kugu duceyna niyadaada waxay ku jirto ilahey hakuu rumeyo

  • @apdirahmanmuhidin15
    @apdirahmanmuhidin15 Жыл бұрын

    The best teacher maxamed xasan mursa

  • @user-wm2oe2qt5j
    @user-wm2oe2qt5j4 ай бұрын

    Mahadsanid ustaadow 🎉

  • @user-dm2sr4pq4x
    @user-dm2sr4pq4x4 ай бұрын

    Allaha kuxafido ustaadii

  • @xasanyuusuf6094
    @xasanyuusuf60943 жыл бұрын

    Jazaakallaahu kheyr

  • @AshaMire-xl6qv
    @AshaMire-xl6qv2 ай бұрын

    Mahadsanid macalin❤❤❤

  • @abdukhadirhusseinahmed3923
    @abdukhadirhusseinahmed39232 жыл бұрын

    M.a ustadii noo soo badi

  • @marwaanupdy6141
    @marwaanupdy6141 Жыл бұрын

    Teacher is the best person ❤

  • @maxamedxasanmursal1120

    @maxamedxasanmursal1120

    Жыл бұрын

    Thanks

  • @maxamedcali5011
    @maxamedcali50113 жыл бұрын

    Masha Allah hore usoco

  • @zihaamhirsi7477
    @zihaamhirsi7477 Жыл бұрын

    Thankz ustaad❤️

  • @hasanaadan7961
    @hasanaadan7961 Жыл бұрын

    Masha alaah adero is the best man for the teacher's

  • @cabdicasiismohamud-yk2zw
    @cabdicasiismohamud-yk2zw Жыл бұрын

    Mahadsanid macalinoow

  • @abdinasir2883
    @abdinasir28836 ай бұрын

    Allah ha barakeeyo macallinka cilmigiisa

  • @minhaajqueen4475
    @minhaajqueen44753 жыл бұрын

    Alaha kuxafido macalinoo naawad

  • @nimaelmi7088
    @nimaelmi7088 Жыл бұрын

    manshala khayr alle hakusiyo

  • @abdilaahiosman6172
    @abdilaahiosman61722 жыл бұрын

    Jazaakalla macalin

  • @IdilsahalAswaan
    @IdilsahalAswaan8 ай бұрын

    Haduu macalin,macalin yaahay adi le kuu qirayyy❤m,a😊

  • @abdisalanali802
    @abdisalanali8022 жыл бұрын

    masha allah wel and experienced teacher

  • @ismahanroble8554

    @ismahanroble8554

    2 жыл бұрын

    Macali waxa laga fahamayo waaye wlhi ♥️

  • @idilcabdi6575
    @idilcabdi6575 Жыл бұрын

    Thank you ustadii 🥰😇🥰🥰🥰

  • @dhaadasho1850
    @dhaadasho18509 ай бұрын

    Alle aku xafido teacher

  • @aadanfood23
    @aadanfood237 ай бұрын

    Ustaad maxamed aad iyo aad Ayaan kuugu mahad celinayaa mash allh dadkii hore aqoon Degan Ayaa ilaahey ku manetstay. Ustaad wareega shaxanada cutubka 5 aad aljabra fasalka 8 aad kulli inaad hal video inoogu xaliso ayaan kaa codsaneynaa manhajka cusub mahadsanid

  • @cabdicasiismohamed5524
    @cabdicasiismohamed55243 жыл бұрын

    Maasha Allah

  • @saynabcusmanalinuur3527
    @saynabcusmanalinuur3527 Жыл бұрын

    الله اكبر

  • @maxamedcabdiwahaab591
    @maxamedcabdiwahaab591 Жыл бұрын

    Caqliga aale hakuu barakeeyo

  • @ShugriMohamed-zx9lu
    @ShugriMohamed-zx9lu Жыл бұрын

    Macalin khayr alha ku siyl

  • @user-ww6if6eu1j
    @user-ww6if6eu1j6 ай бұрын

    Masham,Allah macalin wxaan rbaa xisaanta fasalka sagaalaad cutubka 2 please hadalkayga iitixgali

  • @maxamudcabdiqalaf12
    @maxamudcabdiqalaf1211 ай бұрын

    Mahadsanid ustadkeyga

  • @siidcalicrisaaqmaxamed1014
    @siidcalicrisaaqmaxamed1014 Жыл бұрын

    Mahad sanid macalin sidaa wax noo fahansiise❤

  • @sucaadmaxamuud5589
    @sucaadmaxamuud55893 жыл бұрын

    Ustaadkayga Macalin Mursal ee Galkacyo sanadkii 2016

  • @mohaamdoi1614
    @mohaamdoi16143 жыл бұрын

    You are the best teacher sir

  • @Kaaraan2011
    @Kaaraan2011 Жыл бұрын

    Mansha allah muqaalkan hadda ayuu isoo gaaray waxbadan oo hilmaamay baan ka fahmay macalin waana kaaga mahadcelinaa waana dagsaday anigoona kaala tashan ee isaamax 💕

  • @Somteachonline

    @Somteachonline

    Жыл бұрын

    waad degsen kartaa

  • @walaaltaagtigo9305
    @walaaltaagtigo93052 жыл бұрын

    Masha allah

  • @somaliproadofficial7069
    @somaliproadofficial7069 Жыл бұрын

    Aad umahadsantahay Ustaad

  • @apdirisaaqmohammedhasan1686
    @apdirisaaqmohammedhasan1686 Жыл бұрын

    Mahadsanid

  • @Alnursaed
    @Alnursaed Жыл бұрын

    shukran ustaad

  • @mohamoudxussen9239
    @mohamoudxussen92392 ай бұрын

    Mansh Alaa

  • @user-yn2oh1dd6p
    @user-yn2oh1dd6p2 ай бұрын

    Best teaher❤❤❤ fast teacher

  • @mireyare8895
    @mireyare88952 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @mohamoudxussen9239
    @mohamoudxussen92392 ай бұрын

    Maansha Allaa

  • @user-mr2gc8sg8f
    @user-mr2gc8sg8f9 ай бұрын

    Good lesson thanks teacher

  • @abdiaziiz6097
    @abdiaziiz60973 ай бұрын

    Thank you teacher❤

  • @user-iq8ym8sh8s
    @user-iq8ym8sh8s6 ай бұрын

    TANK USTAD😢❤

  • @user-xv2xg9xk2d
    @user-xv2xg9xk2d4 ай бұрын

    Bashiir Cli

  • @ahmedcade7177
    @ahmedcade7177 Жыл бұрын

    Macalin aad iyo Ayaad umahadsantahay sifican ayaan ufahmay

  • @najiipclqani7956
    @najiipclqani79562 жыл бұрын

    Mazha alah teacher

  • @abuusufyaanislaamkakor8592
    @abuusufyaanislaamkakor8592 Жыл бұрын

    Waa mahadsantahay laakin tartiib isdeji

  • @Salma86091
    @Salma860912 ай бұрын

    One ❤❤❤❤❤l. Love you 😍

  • @Sahalali9
    @Sahalali9 Жыл бұрын

    ❤ wow algebra ani kaligeyga me i dhibta waba xisabta kaliya 😂 aanka yabe nafte i keynte wlh ya ila mida😢

  • @anisaabdirahman7888

    @anisaabdirahman7888

    Жыл бұрын

    Anaa ku lamid

  • @jamiiloaadancigaal9330

    @jamiiloaadancigaal9330

    Жыл бұрын

    Ani walahi😭😭😭😭😭🥱

  • @user-ln8bg1kq7r
    @user-ln8bg1kq7r7 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Xasanibraahimcabdi14
    @Xasanibraahimcabdi142 жыл бұрын

    Mnsha allah macalin ilahay ha ku xafido Macalin waxaad soo duubta habka garaafka

  • @najmamohamedsalaad5898
    @najmamohamedsalaad58982 ай бұрын

    Mai❤❤❤

  • @maafaraxnaa5665
    @maafaraxnaa56653 жыл бұрын

    masha allah

  • @cabdijabaarxaashifaarax318
    @cabdijabaarxaashifaarax318Ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @yacquubabdizalam558
    @yacquubabdizalam558 Жыл бұрын

    Ustaada xisaabta aad iyo aad ayaan ufahmi la,ahay😭😭

  • @sacdinashafici1527
    @sacdinashafici15272 жыл бұрын

    Thanks u teacher 😘

  • @mohamedahmed-ob8wl
    @mohamedahmed-ob8wl9 ай бұрын

    Manshalah

  • @CabdiqaniAadancali-nn4bv
    @CabdiqaniAadancali-nn4bv5 ай бұрын

    Sobadii

  • @saynabibraahim7067
    @saynabibraahim7067 Жыл бұрын

    USTAAD SOO BADI

  • @ccasiisxasan7113
    @ccasiisxasan71132 жыл бұрын

    macalin iftiin zaaid waxmaloogu jeedo

  • @sabadcrahman9537
    @sabadcrahman9537 Жыл бұрын

    good theacher

  • @mohaamdoi1614
    @mohaamdoi16143 жыл бұрын

    Aljabra part 2 plz

  • @tutorchristabel
    @tutorchristabel Жыл бұрын

    Thanks for sharing

  • @mohamedaamin8060
    @mohamedaamin80603 жыл бұрын

    Ustaad maxamed xassan mursal mclnka aan jeclahy xisaabta waaye

  • @user-ww6if6eu1j
    @user-ww6if6eu1j3 ай бұрын

    macalinow xisabta fasalka 9 ino sharax wana quadratic equation

  • @AioshFarah
    @AioshFarah11 ай бұрын

    The best teacher

  • @bashiirmaxamuud3638
    @bashiirmaxamuud3638 Жыл бұрын

    Masha allah teacher

  • @Khaalidxuseen-uo3hw
    @Khaalidxuseen-uo3hwАй бұрын

    Thank you

  • @user-jg3gd8mv4i
    @user-jg3gd8mv4iАй бұрын

    M.a❤

  • @faaraxcabdulle3290
    @faaraxcabdulle32902 жыл бұрын

    👍 maskax