Masar 🇪🇬 Egypt sida ogu fudud lagu imado iyo nolosheda UN dad maqada Q 2aad

Ойын-сауық

Пікірлер: 62

  • @Antoobo
    @AntooboАй бұрын

    Jawaahir xuseen masar warbixin iga sii ma socdaa tahriibka

  • @nukar7897
    @nukar78973 жыл бұрын

    Masha allha illhaow ikeen masar maruu. Insha aallha

  • @habiboanshur9989

    @habiboanshur9989

    3 жыл бұрын

    Maxa ugu duceyse malkale ilahey weydiiso melka fican

  • @wllkaiztag1725
    @wllkaiztag17253 жыл бұрын

    Abaya wad mahadsantahy ... Hal codsi abaaya sidee luuqad kale ku baran kartaaa adiga..

  • @apdiqaniguji3177
    @apdiqaniguji31773 жыл бұрын

    m.Allah congratulations jawahir xuseen naag so jabtay

  • @bakiinabayle6137
    @bakiinabayle61373 жыл бұрын

    ماشا الله تبارك الله

  • @fosiyasicid208
    @fosiyasicid2083 жыл бұрын

    shukran sida aad nooga faaffaahisay

  • @ijaboshalgoh7813
    @ijaboshalgoh78133 жыл бұрын

    Keep going sister

  • @habiboanshur9989
    @habiboanshur99893 жыл бұрын

    Abyo jwhir unka wa adagyahay usheeg dadka masar noloshedana igu so ror mahan abyo masar

  • @nimcoali8494

    @nimcoali8494

    2 жыл бұрын

    Asc

  • @nuuramoaliim3623
    @nuuramoaliim36233 жыл бұрын

    Mashaa allaah wa fican tahay nolol degan waye

  • @mg-officiel1861
    @mg-officiel18612 жыл бұрын

    Mashallah walashey

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 Жыл бұрын

    Mashaallah 😍 😍

  • @alsiisiabdi441
    @alsiisiabdi4412 жыл бұрын

    Aamin yaarabi

  • @faadumailkacase8894
    @faadumailkacase8894 Жыл бұрын

    Maashaa alah jawaahir

  • @khalifeyfilmsvlogs6088
    @khalifeyfilmsvlogs60883 жыл бұрын

    M.a wlsheY jawahir hawada salan kuso marina ✌

  • @duachannel9753
    @duachannel97533 жыл бұрын

    Nice

  • @aishaahmed891
    @aishaahmed8913 жыл бұрын

    Wllky usoodori raba mardow I.a

  • @cabdallabooroow5017
    @cabdallabooroow50172 жыл бұрын

    Hoyo iyo abo oo weel sideed hasta well keena was uu xansan yahay xanuukiisa .tawaxad ama .a.d .hd Hadan imano masar un mana qabilaa oo ma helaynaa kaar qaxooti ilmaha jiran wax ma uqabana un cafimadka iyo musacada wayo abaha 60jir hoyadana 50 jir wilkana 8 jir I'm

  • @muxamedmuuse9754
    @muxamedmuuse9754 Жыл бұрын

    Qiimaha guud ee kugu filan and Ku imaanayso intee gaaraya tahriibka. Hadii aan cidno ii daganen meel kale aan kusodagayo majirto miya. Un ta miyaa daganaasho kaliya miyay bixisa

  • @mohanelmi2642
    @mohanelmi26423 жыл бұрын

    masha allah GooD For You wll JawaahiR

  • @nimcoahmed1067
    @nimcoahmed10672 жыл бұрын

    Asc.abay

  • @ayaanmohamed6599
    @ayaanmohamed65992 жыл бұрын

    ❤❤❤❤

  • @44wavy84
    @44wavy843 жыл бұрын

    Walaaleey dadka hawaalin ee runta nolosha saxdaa eeka jirta

  • @aishaahmed891
    @aishaahmed8913 жыл бұрын

    Apyo musaacido wax rashin ah masiyan dadka si qaxotiga Uganda okale

  • @Antoobo
    @AntooboАй бұрын

    Doontee la raacaa ma doon weyn mise

  • @zaapirahmed2677
    @zaapirahmed26773 жыл бұрын

    Wll jawahirey inan imado donaya masar marka sudan markad timado xage ka racaysa gadhiga masar

  • @nimcoali8494

    @nimcoali8494

    2 жыл бұрын

    Aniga tagaye ma is racna sabiriney

  • @saynabmaxamed1569
    @saynabmaxamed1569 Жыл бұрын

    shaqo malaga helaa

  • @xanann2408
    @xanann24082 жыл бұрын

    Wax badan aya noo faideysay shukran abyo lakin sual masar meqa lagu taga lacagta tahribka ama diyarada meqa iga baxeso teeda kale hada tago shaqo mahela aniigu arday maihi dal xisne maihi mana xanunsani alxm ina iska dago o ka shaqeysto aya raba

  • @zuuzuumahad3118

    @zuuzuumahad3118

    2 жыл бұрын

    Shaqo maleh masar

  • @Abshiromaxamud-yw6ge
    @Abshiromaxamud-yw6ge Жыл бұрын

    meqa lagu imada hada

  • @umutyareo6204
    @umutyareo62043 жыл бұрын

    Ok hn mahad sanid iinana iimadan rabaa hn qoxodika kaso waran

  • @habiboanshur9989

    @habiboanshur9989

    3 жыл бұрын

    Qaxotiga masar wa dagyahay nolosheda wa iska ok

  • @aishaahmed891

    @aishaahmed891

    3 жыл бұрын

    @@habiboanshur9989 abyo wuu adagyahay maxa kawadaa ifahfaahi apyo adoo rali ah

  • @habiboanshur9989

    @habiboanshur9989

    3 жыл бұрын

    @@aishaahmed891 abyo waxan kawadaa qaxotiga masar dad maqado xita karka aqonsiga wey kugu adkeynoyan abyo masar aniga jogey 17sano abyo wey adagtahy inla ga dhofo xita hadii dhoof ku siyan wa siijoga wa mel iska adkatey

  • @habiboanshur9989

    @habiboanshur9989

    3 жыл бұрын

    @@fosiyasicid208 ha shaqo weyledahy carab ama somli alo shaqeya lkn qof ku ma sodacwokaro

  • @umutyareo6204

    @umutyareo6204

    3 жыл бұрын

    Abayo meshu nolal male oo tat ma qadan wll oo ado qoxodiyaa wax maa baran kardid

  • @sacdaahmed6716
    @sacdaahmed67162 жыл бұрын

    Wllo waxan rabaa ina imado masar an uso tahiiba markaa saxan rabaa hadan ithoobiya kaso boxo ilaa suudan soo maro halkee kuso hagagyaaa ma hadad mukhalasiin ayaa jiraa wayo marabo magafe iyo wax lamida ina la kulamo

  • @nimcoali8494

    @nimcoali8494

    2 жыл бұрын

    Asc wll sacda aniga tagaye xeg jogta

  • @MunaXasan-tf9ug

    @MunaXasan-tf9ug

    7 ай бұрын

    Abaayo. Ma tagteen

  • @MunaXasan-tf9ug

    @MunaXasan-tf9ug

    7 ай бұрын

    Ma tagtay abaayo masar

  • @MunaXasan-tf9ug

    @MunaXasan-tf9ug

    7 ай бұрын

    Ma tagtay abayo masar inaan. Utahriban rabaye

  • @FatimoZahal-lx5ej

    @FatimoZahal-lx5ej

    4 ай бұрын

    @@MunaXasan-tf9ugmuna iga so qabo instgram Ana tagaya an is racnee

  • @44wavy84
    @44wavy843 жыл бұрын

    Ilahay kabaq dadka hawaalin

  • @cadercumar3753
    @cadercumar37538 ай бұрын

    Abooyo anigu yaabaya somalida waa dad aan dalkooda jecleyn intaa waa sodaan 😂😂😂 somalya maekaan joogey waxaan dhihi jirey yaa Nairobi igeya waan imid markaasan iri Alla yaa American igeeya waan imed hada waxan leyahayy yaa igeeya masar kaligey mahah waa somalidoo dhan maxaa nugu jira oo aan ladagilanahay yaab😂😂 waxaan dareemey maraaad tagto dhul aan dhulkaagii hayn in aay waxaa kaa maqanyihin tusaliya maarkaa joogto somaliya oo qof ajaanima yimaado waan firinaa qofkaas wuu is aruurinaa hadal iga daa hadal kuma so koboi karo 😂😂😂😂

  • @FartuunCabdicali-gz1bx

    @FartuunCabdicali-gz1bx

    6 ай бұрын

    Hhhh wllhi waad iga qosliday waa lawaayey meelaa somaliya aheen oo lagu nagaado

  • @abdullahimacruuf3812
    @abdullahimacruuf38123 жыл бұрын

    Wll nambarkaaga WhatsApp ayaan ubaahnaa 🥰.

  • @abdullahimacruuf3812

    @abdullahimacruuf3812

    3 жыл бұрын

    Jawaab 😰

  • @nukar7897
    @nukar78973 жыл бұрын

    Masha allha illhaow ikeen masar maruu. Insha aallha

  • @habiboanshur9989

    @habiboanshur9989

    3 жыл бұрын

    Inte jogta

  • @umutyareo6204

    @umutyareo6204

    3 жыл бұрын

    Jabudii

  • @umutyareo6204

    @umutyareo6204

    3 жыл бұрын

    @@habiboanshur9989 wllo masar kawaran lkumaa nolan karo

  • @umutyareo6204

    @umutyareo6204

    3 жыл бұрын

    @@habiboanshur9989 ani jabudi ayan jokaa waxana rabaa iinana imado masar wllo lkin ii kawaran bal

  • @barwaaqoahmed7621

    @barwaaqoahmed7621

    3 жыл бұрын

    @@umutyareo6204 mad tagaysaa masar

Келесі